2019 and still in love with this tune. Oonkaa biyaha loo cabaa omo tana gaajo. Afkeygana amaantaada uu aad u tiriyaa Aduunyada ma siisteen marqura aragtidaadee. Idimahayga waxay u ordaayaan adiga dartaa
Waxaa xasusataa bari aan yaraa heestan intaa qaaday aa macalinka dugsika hortiisa aan ku dhahay maclin ma cod qurxunahy walee tii iga raacday😁😂😂
@emre54856 жыл бұрын
Hani Ali hhhhhh
@MohamedSaid-eo7kv6 жыл бұрын
Hani Ali wax waalan hhhhh
@daganmohamed14915 жыл бұрын
Kkkkkk
@Ibro2525 жыл бұрын
Hhhh maaahe
@cabdullahialazka54465 жыл бұрын
Hahahahaha Awnuuur waaxid
@hamze52254 жыл бұрын
Heestan markaan maqlo waxan soo xasuustaa hargeisa iyo barisamaadkii 2008 ila 2009 ayaa wiil aanu jaar ahayn oo la dhihi jirey Qasbaaye ayaa marwalba qaadi jirey isagii ayaa isoo hor mara markaan maqlo heestan Hargeisa iyo jaarkayagii idiin xiisey wlh frome oslo norwey
@oskabulle68313 жыл бұрын
Ar fanaankan magaciisa iishega pls qofkasta heesta bas ayu soqoraya aniga fanaanka qaday Ayan raba inan ogado pls pls pls ishega
@waayo__aarag1Ай бұрын
Maxamed aadan himilo aya la dhaha sxp
@hassanabdiyussuf87066 жыл бұрын
Alla xasuus badanaa. gabar ayaa iisoo qortay warqad jacayl oo ay miraha heestaan kujiraan. private Al-Imra 2006 Amina gabar layiraa ayey ahayd. wish to hear about her
@saladmohamed56915 жыл бұрын
Al imra private
@awaarechannel17586 жыл бұрын
Heestan waxaa la sameeyay 1988 waxanaa ereyada iyo laxanka iyo music gaba iskaleh cabdalla yuusuf hanuuniye waxaana qaaday cabdirisaaq gaadaco balse maxamed maxamuud cali himilo ayay caruurtu ku baratay
@geesi96456 жыл бұрын
thanks sxb
@abdiazizabdulahi28584 жыл бұрын
Nt everybody
@hardertheneve86145 жыл бұрын
2019 Yaa dhagaysanaayo wali
@dr-sihaam10415 жыл бұрын
Xusuuuuus❤ ايام المراهقة😍
@MiiraaleShow Жыл бұрын
Waa mid ka mid ah heesihii ugu horeeyay ee aan bartay 2013 kii
@Abdullahabsim6 ай бұрын
Horta aan is waydiino nin chanel iska lahaa ma noolahay mise 14 sano ka hor waxma soo dhigin tr waa 2024 wye
@cabdullahialazka54465 жыл бұрын
Ililaha wadnaha iyo bogaad igaga taallaayoo
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi2 ай бұрын
Cajiib xasuustii Dauud Ali Masxaf AHUN
@waayo__aarag1Ай бұрын
😂😂😂 da uud masxaf ma hoyadaba ka dhigty ninkan maxamed adan himilo aya la dhaha heestana magecada onka biyaha lo caba aya la dhaha ku qor youtepka waxanad hupin hayska shegin ninkan qoladisuna waa isaaq habar yonis muuse cabdale nefow tariikhda waliga ha qaldi n 😡😡😡
@axmedmaxamed49575 жыл бұрын
Heestii iigu horaysay aa barto
@madeenlala749610 жыл бұрын
It's the best somali song ever walahi I love it
@mahamedhusein30142 жыл бұрын
2003 Ayan ku xasuusta dalxis ku nimi anago burco ka Soo baxanay hudheel shiikh ku yala ka qadaynayno ayu ku riday inanki maqalka fadhiyey
@jaabir1312 жыл бұрын
nice song.. ililaaha wadnaha iyo boga igaaga talaye