aduuunyo aduunyooy aaya maleh walee markaan dhagaysto waxaa idareemi kara qofka markaas ila jooga ama Kii igu ogaa heestaan iyo qofkii igusoo shubay memory gii igu jiray China hii soobaxay 2009 Kii bishii 3 match kismaanyo Cadey anoo jooga gaar ahaan xafada siinaay malin malmaha kamida waxaan waan xanuun saday kadib waxan aday ani iyo gabar aderkay dhalay oo ladhaho shugri hospital kuyala hargayso Yarey ama mareerey qofkii yaqaan baa yaqane oo gosha kuyala waxan ugu tagnay qaybtii shay baarka wil kadib iskusoo baranay sheko dheer kadib waxa nadhex maray jeceel aad umacan 2 dhinacba aniga oo raba inan guursado oo kuheshiinay in cidayadii loosheego waxaa dhacday in reerkodu usoo bandhigen inay gabar udonen oo muqdisho joogto edadii dhashay kadib wuu kudiide wuxuna dhahay gabar Ayaan jeclahay midkale marabo wan Ku habarayna guurso gabadhan edada dhashay oo hana ceebayn mandhow Gabadhii wan doonay already kadib wuxuu yiri marka hore tan aan jeclahay aan arooso iyagoo diidan lkn uu Ku adkastay kana xunyihin cidii waxaa dhacday inaan kadareemo wajigiisa murugo iyo fakar badan kadib aan waydiiyo mesha saladu iska qaban ladahay lkn igamuu jwb wan LA murugode on LA ooye goortii aan LA oyay ayuu isheegay dhibka haysta anigoo yaaban lkn ugu bishareyey mar hadii aan adigiyo anigu isku noolnahay waxbo naga xuman mayaan ee niyada qary usheeg qaali waxaa dhacday in walalkey igu yiri dag dag Ku imaw Nairobi line baan kuu xaraynayaye anigoo class 8 baan ahay school ka malin walbo wan kudhacaa inta aan asaga kafakarayo anigoo sidii ah baa LA iyeray malin iyo hameen baan oyaye kadib asagii ban ushegay wuxuu yiri waa arin wanagsn mcnto Nairobi baan kugu arosaya waqti gas asbuuc walbo wuu imada Kenya oo hayad ayuu wataa waxbo yana hadalka sii badine malintaan sobaxayey Buu heestaan igusoo shubay memory wuxuna isoo siiye number kiisii Kenya markuu imado shidan jiray iguna yiri markaad number qadato igasoo WAC oo isoo sheeg inad nabad tagtay kadib mobile Kii baa IGA lumay safarkii intan kujiray waa iska ooye Kii Kenya iyo Kii Somalia midna maleh waxan Ku calaa calay oon Ku ooyey reerka nagii halmar kismaanyo ii celiya runtii cudur LA garan wayey baa igu dhacay ilaa hada qof kasta oo reer kismaanyo ah wan waydiiyaa meel ana karadin maleh mana ilaawi doono cadaruus 16 jir Ayaan ahaa waa ninkii igu horeeyey shukaansi iyo jeceel intaba umalayn maayo inaan helayo asagii oo kale runtii waxaan is waydiiyaa inuu noolyahay iyo in kale mar walbo wali kismaanyo matagin inta aan tagayo oo kasoo quusanayo nolol iyo geeri guursan maayo . after 10 years heestaan waan wadaa dhagaysigeeda
@macaneeymamuuu79196 жыл бұрын
2018 from 2009 Ayaan dhagaysanayaa oon raadinayaa jecelkaygii runta ahaa ama aqiro baan isku arkaynaa ama aduuunka insha Allah
@macaneeymamuuu79196 жыл бұрын
soodhiib waraqaha ayuu igu yiri siday noqon allaha oge lkn umana dhiibin oo waqtiga ayaa ii diiday iyo nasiibkayga runtii cawa haduu I arkayo ilinta indhahayga kasocota wuu IGA tiri lahaa waliba gacantiisa ayuu iga marin lahaa bilaa tiish
@haidarsweedendream91016 жыл бұрын
@@macaneeymamuuu7919 ax allah wanaag hakugu badalo wllshay
@seeyouwhenyougetthere2066 жыл бұрын
Macaneey Mamuuu walahi wa qiiso xanuun badan ilahay ha ku salo jacel kadii ha tu qeer kugu jiro abayo hadad weydo is ka samiir oo ilahay bari unuu niyadada ka saro
@aishamohamed34256 жыл бұрын
So sad abayo Insha'allah allaha idin kulan siiyo mar labaad
@suxufimakhtalalisalahali39464 жыл бұрын
Nacalaa sheydaan ku yaale ilhy baan kugu dhaarshe like isaar
@farahmohamedfarah33968 ай бұрын
24/3/2024 in Roeselare Belgium. Waxaan heestaan hadda aan u direy gabar aan doonaayo waana bil ramadaan 1:40 saq dhexe suxuur aan sugaayo. Noloshu waa cibaado iyo jeceyl ❤
@profcusbo82335 жыл бұрын
Adoo dhgeysanaya commentska ma aqrineysaa😂😂😂 2019 👏☝
@abshirpepe41305 жыл бұрын
prof cusbo haa wlhi meel aad joogtid ma garaneysid
@fadumosalad96095 жыл бұрын
Hhh kulamid ahy
@cabdulahihassan67265 жыл бұрын
Adoodhgey
@yahyaahmed36705 жыл бұрын
Haaa ilaa hada wandageysanayaa
@calijokaraxmedtaar72005 жыл бұрын
Jcc
@adenfarahabdi92632 жыл бұрын
Inta quranka jaceln love sara
@cabdiwakiilaxmed39275 жыл бұрын
Sun October 20/2019 /Sweden 🇸🇪 gaar ahaan Stockholm like ta ha dhaafin inta daawanaaya 👍
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Siday noqon Allah oge.. Hadba waxad kusugan tahay.. Soo dhiib waraaqaha❤️
@umalwayrax21856 жыл бұрын
Kaasexan waayoo siday noqon allaa ogeee best Song👌👌👌
@ahmednooraden17695 жыл бұрын
2019 ku casari yaynayaa inta Iga danbaso like ta❤❤❤❤
@msogadenqueen75948 жыл бұрын
xasus this song when I was in Minnesota!!
@mahadmohamed28087 жыл бұрын
Ms Ogaden Queen where are you now lol
@jamacsaleban42827 жыл бұрын
hi salan sharaf xidigta hablaha somaliyed
@duriyadiisayidnuur97355 жыл бұрын
Kusoo laabo Minnesota anigaa hada joogee😅
@ahmeddakane52325 жыл бұрын
Aniga Atlanta Georgia ayan joga but hope will move to Ohio colombos soon InshaAllah, give mi ur details hadad kukala noshahay labathas mel midkot
@hoyoomacan82264 жыл бұрын
Umesota i hpe so
@goobanimojecelgabadhareera60846 жыл бұрын
Heestan wan jeclahay caruurban aha marki igu horaysay een maqlay mantana hooyo 😁😁
@jamaahmed86725 жыл бұрын
Like
@saedqozta53863 жыл бұрын
manzha alh
@MusaElyas10 ай бұрын
Mashaalh
@ayaancabdiraxmaan4974 Жыл бұрын
Hadaad jacayl la ilmaysay like isku muuji Anigu jacayl waan la ooyey waliba intaan qol hoos ka xidhay 💔😢😢😢😢
@jeesbilleofficial5133 Жыл бұрын
Still wali waan dhageeysanayaa Hadaa iga Dambeyso like ii saar❤
@dr-abdala84034 жыл бұрын
Siday noqon Alle oge... Hadba waxad Ku sugan tahay. Soo dhiib waraaqaha💖
@rahmabile68433 ай бұрын
Heesti xusus gaar ah ayey ii tahy 💔 Kama daalo dhagysigeda 2009 maban maqli jiray Hada 2024😢😊
@Nada-ir9ok5 жыл бұрын
2019 ya ila joga like ta❤
@aklyrics23905 жыл бұрын
me
@drabdull68395 жыл бұрын
Me
@husseinabdi69518 жыл бұрын
I first listen in garissa my first visit from USA @like isaar
@IlhaanMohammed-hu5zq3 ай бұрын
Ala heestan qofaan farin ahaan mobile Nokia loogu soo dirin madareemi karo qiimaheda❤ axya waqti 2013-2014 qofkeygiyooooe😢❤
@Hamseeid00Ай бұрын
Hda mxa wadata xgese jogta
@IlhaanMohammed-hu5zq23 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 joga waxan watona maleh🤣
@huodoali5 жыл бұрын
Heestaan anigoo class 3 ah dhagaysan jiray 🙈 dadkii ku maqli jiray manta hal qofna ima ag joogo 😓😭
@abdirahmanaraye20594 жыл бұрын
Cajiib🤗
@somalimanintheworld50903 жыл бұрын
Aduunyo!
@FactryMade3 жыл бұрын
Sorry😭
@alimohamed01287 ай бұрын
Aniga ka joga❤
@nimhamayman79535 жыл бұрын
Xusuus walee dad iyo heesba kuwii horey ahayeen 2013 ilaa 15 kii dharka iyo weelkakan kudhaqijiray ano jooga magaladaydii Dh/buur mantana wa 1/14/2019 anoshaqo usocdaan dhagay sanayaa. Xusuus in Africa
@abdikanisahal6 жыл бұрын
Listening till now June 2018, can't stop listening 😍😘😆
@nadirhassan345 жыл бұрын
✋✋👌
@nadirhassan345 жыл бұрын
😉😉
@somalibarejo14755 жыл бұрын
@Abdikani sahal listening till July 2019 my name slan gobeed 🖐🖐❤
@Suu02 Жыл бұрын
Still Listening 2023 🎶 xasustii yaranteyda 🥺
@brunopogba7782 Жыл бұрын
Listening with you
@mohamudmusa9259 Жыл бұрын
Yeh still
@keyfmacalin15377 жыл бұрын
xasuuuus mxaaan dhagaysty 2017 ila dhagaysta😍😍😍 mar labaaad
@mohamudmudi3671 Жыл бұрын
Ileen wuxu aduun buu ahaa ciyaal dugsi anoo ah Baan wlashay Telkeda Kadhageysan jirey Maantana Form liver in kenya ahay aduunow😭❤
@mohamudmusa9259 Жыл бұрын
2009 ila hada wlhi
@wildanimals18236 жыл бұрын
2019 oo maalmo ka dhiman yaa dhageeytay suulka taaga
@abdultimooz76994 жыл бұрын
Back 2008aadkii iyo xasuus qaali ah walalkey baa la dhageysan jiray xiligaas oo mobile Chinese ah ka dhageysan jiray heestan wana jeclaa heestaan ❤❤❤❤
@nafisocadey3679 Жыл бұрын
Ma ila aragty chineseka wlhi caawa iguso dhacday wanba so qaba weysanaa awal 2023
@amirsheikh691 Жыл бұрын
Xasuus bad igeliday saaxib telephone Chineseka ahaa ee qaylada badna ninman hees ku so dhageysan legend maaha guuleyso saaxib
@Tatico_official2 жыл бұрын
This Song never get old.....
@samowadan31283 жыл бұрын
It's an amazing song.use to listen to it so much back at high school time(during the holidays)
@munirjrmunir65423 жыл бұрын
Can't stop listening back 2010 xasuus cawa 09/11/21 cod cajiib
@qamarmohamed16925 жыл бұрын
Heestaan anigoo 14 jir ahr ban dhagaysan jiray Somalia. Maanta ayaan Helay sidaran baan uraaadinayay. Xasuus saaid baan galay walahi wiilki aan jeclaa ayaa igusoo dhacay mana aqaano meel aankaradiyo 😢😢 24 November 2019
@saedqozta53865 жыл бұрын
Kula dhagaysanaya anba xusus taadas oo kale ah baa i keentay hestan , ilahay wiilka mar labaad haysukin ken keno
@FactryMade3 жыл бұрын
First day 2021 yaa dageysani haaya heestaan...kaasexan waayo sidhay noqon Alla ogeee
@Abdikadar. Жыл бұрын
After 15 year's listening till now November 2023 can't stop listening 😢🎉😊
@maysuunodawaa167911 ай бұрын
😮
@runsheeg19715 жыл бұрын
Still listening 2019 any one else
@ashajamal38106 жыл бұрын
Waa xasuuus igu qali ah 2010 bis 2018 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋
@Inafahiyecade7 жыл бұрын
waaw wlhi wan xasus bari aaan warqad ku qoray waa hees agtayda qaali ku ah mana ilaawi doono 2/09/2010 marnaba ma ilaawi karo mantana waaa 30/10/2017 kkkkk 7 years ago
@fardosahassan78838 жыл бұрын
it remains me during my high school lyf hahaha seyruq lasanyathey it waz fantastic tym
@inagulledjilbawayne93804 жыл бұрын
Me too walaahi gone golden days
@wiilqaran43553 жыл бұрын
5years kadib manoshahay
@Carafat76 Жыл бұрын
Markii iigu horaysay aan maqlo heestaan waxay ahayd 2009 waan xusuusta aroos deriskeena ah ayaa lagu shiday Xusuusooyinka qaar qalbiyadeena ahay saamyn ku yeesheen, muxuu wakhtigu dad baray
@muhsinqays47806 жыл бұрын
yaa dhagaysanaya 2018
@mohudabdi66776 жыл бұрын
Muhsin Qays 01:24| Sat, 24 March 🎺👍
@adiishomar80276 жыл бұрын
Muhsin Qays 🙌🙌🙌
@haliishqaali25946 жыл бұрын
7-May-2018
@Ahmed_somali_66 жыл бұрын
🙌🙌🙌✔
@nasrohussein34766 жыл бұрын
😍
@fartunismail3844 жыл бұрын
Masha Allah xasus adigoo dhageysanayo comments ma aqrinihayaa 2020
@naimachannel9258 жыл бұрын
ax ax.axa... .qofki jacyl wax kagarnaya ayaa daremaya midhaha heeata me and my love ilahow nabd naagu kulmi
@rawdaabdi39688 жыл бұрын
Amiin Amiin wll Allah nabad idin ku kulmiyo
@hoodoahmed62887 жыл бұрын
niciima khadar amin wall ilahey nabad ha isku kin duso
Who ever is listening to these song in 2023 he or she is legend 🫡
@abdishakurabdulahi38367 жыл бұрын
still listening 2018
@ibrahimmudey13616 жыл бұрын
Kkkkkk
@lionlove55526 жыл бұрын
Wowed
@GuDaaYe114 жыл бұрын
waaaaaaaaw jacylku marku ka fogyahy waa mugdi jaceyl maaha soo dhiib waraaqaha
@abdisamadahmedahmed65813 жыл бұрын
Xasus 2011 ayan dageysan jiraay talephone uu adheer laxaa xadana keyga 13/ 6/2021 like asxpta a diffarence of 10 good years ilahow cimriga nosiyadiii Amin
@xareedaxmed78084 жыл бұрын
Heestan waxaan dhageysan jiray 2010 xiligaas oo xasuuso badan lahaa alle cimriga haynoo barkeeyo
@riyokuqosle93847 жыл бұрын
heestan 2009 ayaan jaynahaygii ka dhagaysan jiray cawa oo aan burco joogo ayaan ku samalaylayaa 26/6/2017
@samsamadam96416 жыл бұрын
Xasuustaydii 2004 kii oo xaajigayga kenya iga jirey baan dhagaysan jirey barabiyo anayba iga hadlaysay heestan maacuuna warsan maahayn awal magacayguu ahaa zamzam bey ahayd heestani tii horaa ka cod macaanayt
@mahmedfarah64225 жыл бұрын
Samsam Adam nbbbbbb hada makula joogaaaa xubi
@saedqozta53865 жыл бұрын
2009 waqti xasus leh bay ahayd waqtigan dhagaysan jiray heestan, wlhi markas jacaylkayga banu nolosha wad bilownay anago ciyaal school ahayn marwalba isku jaakidhi jirnay waana laysku kaaya yaqanay
@caaqilka3712 Жыл бұрын
Xusuus walaahi Bosaso Iyo 2008 baa soo xasuustay haatana USA 🇺🇲 Cincinnati
@miskisaed6317 Жыл бұрын
😊
@abdihafiiid...............20089 ай бұрын
Sidoo kale from bosaso hada Us florida ku dhagysan sxb
Xusuus heestan qaxi 2011 waxa ka dhageysan jiray mobile shiines ah walalky leeyahay. Heesta meel fiican i marayso waxu idhihi jiray dabka ha iga ridin. Hadana waxa ka dhagaysnaayo maalin arbaco ah 07/02/2024 ano fasaxa kujira o sariirtayda jiifa.
@BacadweyneMedia6 жыл бұрын
Axmad mooge allaha unaxariisto waa heesihiisii ugu dambeeyeg
@saeedmohamed1185 жыл бұрын
The best song 2019,1,15 From canadia hadii aad ka hesho like me pz bro jecel aan yaraan tay lahaa ayaa so xasuustay
@زيدالرويلي-ف8ط9 жыл бұрын
woow mansha alah al fnn maxamuud jibril caadi mad tihid boowe. love ayad dhamaysay guul ban kuu rajayn
Magaciisa iga maqan laakiin waxaan ogahay in uu reer galkacyood yahay. Cabdixakiin in la dhoho u maleynaa
@haldorduumar72464 жыл бұрын
Xusus ❤wlhi 2012 AYAN DHAGEYSAN JIRAYE💜❣🙏
@abdulkadirmuse75558 жыл бұрын
wwwww axyaa hees wiilka reer australia. caadi ma aha
@mohametthassanelmi6470 Жыл бұрын
xasuus wlhi maanta oo ay taarikhdu thy 29/06/2023 maaalinti labaad ee iedul adxa ban dhagesnaya aniga io habar yarte xss bana galnay anigo yar oo privite dhignyo mrkn galabti imado xfda abtiyal baa la dhagesan jiry old is gold soo dhiib waraqadaha😂❤
@mahadahmedshukub3660 Жыл бұрын
Siday noqon allha oge hadba wax ku sugar tahay soo dhib waraqaha❤❤❤❤❤❤❤❤❤2012 xasos 5:05
@mahdishariif99594 жыл бұрын
*Dad ba so qoraya waxan dhagaysanayn 2009 ader anagu maba jirin heesta cawaba iigu horaysa. Alx*
@mohameddagane2633 жыл бұрын
😂😂😂😂
@aishacudoon Жыл бұрын
heestan markan maqlo meel ayaa i goda waayo 2013/ 1/2 ayey ahyd markii jcylkygii ugu horeeyay miriri iigu shubay telefan yar aan waty xili aan bosazo jogay oo aan school dhignyey walipa hpen uu tahribyey ayuu heestas telka iigu shubay number uu lahaana wuu i siiyey markuu bil maqnaa waxa lay sheegy inay doontii la degty 😭😭😭😭😭 oo isaga iyo 6 qof kle ku dhinteen 😭😭😭
@bestsomalitiktok94246 жыл бұрын
2010-2018????????? Xasuuus hore ❤❤❤😍😍😍😍👉🏽👉🏽
@deeqyare26943 жыл бұрын
Heestan anoo yar oo markas hooyo mcn telefon isoo gaday ayaa memoriga kusoo shubatay xasuus walhi 2010. Maanta waa 2021
@ikraamsaid79414 жыл бұрын
Still listening 👂 2020
@princesa96764 жыл бұрын
2020yaa illa geysaanaayo hee💞😥soo dhiib waraaqaha😥
@mohmoudabdi35522 жыл бұрын
😢 waxan garanaya anoo dhagaysta iyado cajilad ah 2009 iyo 2010 hadba waxad ku sugan tahay soo dhiib waraqaha 🤔🤔🤔wakhtigu wuu socda inta ay xasus ku kedahay LIKE SAAR
@ayaa0018 Жыл бұрын
7AUG2023🙌
@kingayuayuu48334 жыл бұрын
inta 2020 daawanayso like dhac ku sii😂
@yasinnasir86425 жыл бұрын
Xasuus when I was in xamar Wayne Alla waqtigu wacnayaa waagaas