Somali Lyrics - Song - Axadii - By Abdi - Aziz Jarmal

  Рет қаралды 890,070

SomaliLyricsSong.

SomaliLyricsSong.

Күн бұрын

Пікірлер: 506
@deeqadeeqa10
@deeqadeeqa10 4 жыл бұрын
2020😣inta jacaylkoodu ka fogyahay ani ku jiro alle ha u soo dhaweeyo inta haystana alle ha u barakeeyo inta raadinaysana alle ha u sahlo😍best song😍
@shaleeymaantakuiloow492
@shaleeymaantakuiloow492 4 жыл бұрын
😭😭 Hadaa adigo jacy ku haaya dhgeysneysysid like isaar😢😢mar waxn is dhahya ku ilaawi meyse iska joog
@maalalmis3528
@maalalmis3528 5 жыл бұрын
"Addimada cuskadayoo"... hadda oo taariikhdu tahay 3 August 2019 waan dhagaysanayaa heestan, waxaan ka dugsadaa oo aan isku illawsiiyaa qofkii aan adduunka u gu jeclaa, ahayd na jacaylkaygii u gu horreeyey. Muddo imika laga joogo saddex sanno ka hor ayaannu isweynay, hadda waqtigan waa ajaanib, waxay haysataa caruur. Allah ha barakeeyo iyada iyo qoyskeeda ba. Mar walba waxaan u rajeeyaa libin adduun iyo mid aakhiro ba. Qalbigaygu kuma ilaawin.
@hamdiiina
@hamdiiina 5 жыл бұрын
Masha alaah qof fiicn baa tahay hadaaba uduceyneso dadka qaar markeey kala tagaan xumaan iyo xasidnimo beey isku qadaan uu midba kan kale necaa
@faraxxafiyaan6911
@faraxxafiyaan6911 6 жыл бұрын
aduunyyo xaalka ba maanta oo 2018 barbar Iyo ukac baa lmryaa shalyna waatas heesano waa intii hore ragn waa kuwii hore waxaa xaqiiqa heestan qofkastoo dhegysata inuu jacly dareemyo abwaan hadraawi 👏👏👏👏👏
@nimco84
@nimco84 12 жыл бұрын
i cry really walaahi when i listen this song omg thanks for sharing this wonderful song
@khadrah6517
@khadrah6517 5 жыл бұрын
10/October 2019 hees xasus gaar ah oo I qarson 😢inta heestan micno iyo samen ku ree tat like dhac ku sii xaga hoose👇
@motrailblazer2234
@motrailblazer2234 4 жыл бұрын
Kaadraa Hasaan me too october 13 2019
@ZahraAli-mb9vn
@ZahraAli-mb9vn 4 жыл бұрын
Khamiis 12/12/2019 feeling Love ❤️ with qof aan ogahay! Lkn aan i ogeyn
@inahashi3380
@inahashi3380 5 жыл бұрын
2019/ 2020 still in love ❣
@aamiiking3278
@aamiiking3278 5 жыл бұрын
Gabadh aad u wacan ayaad tahay
@MohamedAbdullahi-zq6rv
@MohamedAbdullahi-zq6rv 5 жыл бұрын
Heestan waxa horey u qaadey axmed cawad rabsho allaha u naxariiso miraha uu ku luqeynaayo waxa fahmikara oona dareemikara qofkii jaceyl horey usoo marey alla yaa raxma raximiin
@abdirahmanrashid7643
@abdirahmanrashid7643 7 жыл бұрын
maanta oo taariikhtu tahay 12 - 8 -2017 heestan waxay ka hadlaysaa taariikh aniga igu dhacday aniga iga danbeeyoow like iisaar thankz all
@abdulazizyalahow3238
@abdulazizyalahow3238 5 жыл бұрын
Abdi Rahman Rashid Hahahaha
@yahyesom
@yahyesom 5 жыл бұрын
Abdi Rahman Rashid inyaw 😂😂😂
@mohaalfa3766
@mohaalfa3766 5 жыл бұрын
Still 2019 aniga xaskeyga ayaaa i burisa weliba si kibir iyo isla weni ku jirto hestaan habeen maalin ban nafta wehel uga dhigaaa dhabaan u jclaha caruurteyda hooyadoood
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 4 жыл бұрын
Wll xaladahas o kle wxa dhici karta iney walac thy u samir adiga dumarka wa isa masakin wlhi😭
@libanali5733
@libanali5733 4 жыл бұрын
Min 2011-2019 Hees aan Heestan uga dhagaysi badanahay Ma Jirto. Xasuus gaar Ah bay ii thy runtii 😢
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Heetan 2009 heben aan naag mehersanyey ayan dhagaysanayey sheikhii ayaa dhahy heestu qiimo badanaa dambiba ha ahaatee iam watching here 2020 waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka waxay rabaan ku hadlayaan ayaa dhagaysanaya aduun waa aduun like isaar✋✋✋
@jamaalqudeh5057
@jamaalqudeh5057 5 жыл бұрын
Sun/2/june /2019 wixi ila dHaGayzanayoy like isaar ama asxptan izku sanad dhaGayzanayno
@tixmaalmedea9358
@tixmaalmedea9358 4 жыл бұрын
09/2/2020 howlo Aduunyo
@mohamedaxmed6333
@mohamedaxmed6333 4 жыл бұрын
Sory waan kaga horeyey Hhh
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
@@mohamedaxmed6333 wan ka danbeyey dheh waxay wan ka horeyey isagu qoralkiisu waa 2019 adna waa 2020 😂😔
@ayanomar9390
@ayanomar9390 10 жыл бұрын
I am really in love this song is that best forever
@uzairuzair7020
@uzairuzair7020 7 жыл бұрын
i agree with you
@Hamzejamaliye
@Hamzejamaliye 6 жыл бұрын
ayan Omar true
@ميساءروحي-ذ4ه
@ميساءروحي-ذ4ه 6 жыл бұрын
ayan Omar gg
@michaelamaoh2496
@michaelamaoh2496 6 жыл бұрын
me 2... so, what time Ayaaneey? lol
@aliahmed867
@aliahmed867 6 жыл бұрын
ayan Omar and I'm really in love with you after 4 years. Lol
@abshirfly1071
@abshirfly1071 8 жыл бұрын
ax imisan radin jiray wlhi hees iga dheh masha Allah respect
@abdisalamlibaax802
@abdisalamlibaax802 5 жыл бұрын
Sut/31/August 2019 xasuus dheer baan galay love my dadkaygii from somalia in Germany 😥
@qayzxaaji4803
@qayzxaaji4803 7 жыл бұрын
xasuus hargysia wlhi ax IGA daa waayo waqti wcnaa nolol sre ahyd 😊😢😣😥😱😭😭😭😭
@Feisa.l
@Feisa.l 7 жыл бұрын
Axsan hees xasuus igu qaali ah marnaba aan iloowi doonin ❤️👌👏💯💯💯💯
@istahilduale9104
@istahilduale9104 6 жыл бұрын
1997 baa wiil aanu waagaa is jeclayn ii qaaday heestan anoon waligay maqal xusuus bay igu leedahay. isagiina barigii baa iigu danbaysay intaas bas aaxusuustiisii ka sii haystaa. waan kuu xiisay
@maguled
@maguled 13 жыл бұрын
a nice oudy-song, Weldone AbdiAziz, originally sung by Ahmed Rabsho (RIP)
@abdiabdirahman2274
@abdiabdirahman2274 9 жыл бұрын
wlhi waa hees iyo aabaheed waala ii adimay axadii zidaan kuuu egayeeee
@osmanibrahim5562
@osmanibrahim5562 5 жыл бұрын
Abdi aziz jarmal axsan fanaan waad keentay heestan
@fardowsaabdi9966
@fardowsaabdi9966 11 жыл бұрын
walaahi heestaan dareen ay leedahay caadi ma ahan xaada ku istaageeso maasha alaah waaba iga ooysiisay
@mataantahir7260
@mataantahir7260 7 жыл бұрын
xasuustu mararka qaar waa waxtar waxaan xasuuta markan heestan maqlo jacaylki waqtigayga an soo maray iyo sidaan ukala halawnay hadana an isku helay xasuustii 2007kii luntay oon helay hada oy marayso 2017kii maxaa udhexeeya 10 sano ayaan xasuus iyi samir kunoola
@yassinyussuf551
@yassinyussuf551 7 жыл бұрын
Mataan Tahir mnsha alah brother waa wax lagu farxo mar hadey hada isku toos toosan tahay
@nujuumarts6307
@nujuumarts6307 7 жыл бұрын
Walal waa kaa jacaylka dhabtaa qofkale kaama daadagayo qofki mooyee ilaa aad hesho waqtiguna waa iska tiro congrats
@Camaarpoi5803
@Camaarpoi5803 7 жыл бұрын
Mataan Tahir 😢😢😢
@a.i.jd.q3116
@a.i.jd.q3116 7 жыл бұрын
Mataan Tahir Heersare aabaha jaceylka
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 7 жыл бұрын
Sxp jcylku waa Xaqiiqo i love my love 6 yrs... Still ma wada helin lkn qayb waan haystaa..
@dreamgirl-r2j
@dreamgirl-r2j 7 жыл бұрын
caleek caleek xilwa xilwa xilwa, xusuus & waayo waayo, thank you very much AL fanaan Abdi Aziz
@inahanuuniye7726
@inahanuuniye7726 10 жыл бұрын
It's really really awesome song talking about the reality an awesome singer is singing also all in all I LOVE IT SO MUCH
@ms3fr296
@ms3fr296 6 жыл бұрын
What is the translation to this song in English?
@raxeeyeloversismytype6892
@raxeeyeloversismytype6892 6 жыл бұрын
Maquénxis yea what is the meaning
@anaakuhelandhabtydakusari8230
@anaakuhelandhabtydakusari8230 6 жыл бұрын
Ina Hanuuniye anigo jcyl aqon walee mxan balo falay😢
@hudhudgaas6519
@hudhudgaas6519 11 жыл бұрын
heestan axadii waxa sameyay abwaan mahamad ibrahim warsame hadrawi waxa hore u qaday fananin badan oo ay ka mid yihiin hassan aden iyo daud cali masxaf iyo maxamad warsame qasaali iyo waliga ninkii ugu horeyay ee ku luqeeya axmad rabsho
@saedasheikh5618
@saedasheikh5618 12 күн бұрын
Codka si fcn ayuu u keenay ❤❤❤❤❤
@yummyyummy8263
@yummyyummy8263 4 жыл бұрын
6/6/2014 -------04/11/2019 Jacaylka ugu horeyay iguna danbeyay walina socdaa wakhtiguna anu u naxin laba waddan africa iyo europ masaafo ayaa na kala foogaysay😢😢😢💔💔💔 ilahy i baryaa haddanu calaf isku lenahy ha no so dadajiyo haddi kale na badal khair qabba
@cabdiraxmaanfuqacabdiraxma4162
@cabdiraxmaanfuqacabdiraxma4162 4 жыл бұрын
Amiiiiin sxp haduu jclkiinu dhapyahay wad is helaysaan
@gureykabtan4398
@gureykabtan4398 4 жыл бұрын
Zhp waa heli niyada khyr usheg kula mid bn ahay USA IYO KENYA kala jogna ani iyo jeceelkyga
@balqiishussein4011
@balqiishussein4011 4 жыл бұрын
Illhy ha idn kulansiiyo wll
@maslahali4423
@maslahali4423 6 жыл бұрын
Wow, wow, wow, what an amazing song. Really great song with meaning - LOVE IT!
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
Axxxxxxxxx xasusa iga dhaha ale ya cisiga isha cala wale qof ogahay qurbaha ina kale dheeriya xasusa 2010 ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍💯💯💯
@luckytime5495
@luckytime5495 7 жыл бұрын
waan kula socdaa kaama dheeri dhudiyey
@abdifatahyusuf6866
@abdifatahyusuf6866 7 жыл бұрын
pquare pursade hhhhhhhhhh wn isku kiiin arkaaa dhabarow
@dahirdhalxalucky5281
@dahirdhalxalucky5281 5 жыл бұрын
00:01 Habeen nmo 11/10/2019 Like isara jumca kariim
@balqiishussein4011
@balqiishussein4011 4 жыл бұрын
12:06 13\11|019 Hbn khamisa❤
@balqiishussein4011
@balqiishussein4011 4 жыл бұрын
Daganaan iyo naxaris😎
@dahirdhalxalucky5281
@dahirdhalxalucky5281 4 жыл бұрын
@@balqiishussein4011 xafsa kubahanahy sikhas ah plz +252616472155 igala so xidhidh
@balqiishussein4011
@balqiishussein4011 4 жыл бұрын
@@dahirdhalxalucky5281 😂😂😂😂
@motrailblazer2234
@motrailblazer2234 7 жыл бұрын
The cure to my lonely nights!
@stuffilearnedfromyoutube8437
@stuffilearnedfromyoutube8437 6 жыл бұрын
Moha Abdull may you find a true soulmate my abowwe
@motrailblazer2234
@motrailblazer2234 4 жыл бұрын
thanks Mulimah abaayo u replied to me one year ago but every time I listen this song I do recall the sweet prayers u wrote for me. thanks Muslimah marwalbo
@cukasheyare9906
@cukasheyare9906 10 жыл бұрын
Wooooooow waleeee nax waha ayaay ka hada shay heestan waan u giray run taa waa abwaan dhaba kuwan hada midh islama hayaan marka la is sa soo garab dhigo wooooooow esh caa qiiro jacayl ah aya gara naya dee nax waha hadal ka nooooh
@arsenal20able
@arsenal20able 11 жыл бұрын
heestan ereyadaa abwaan maxamed ibrahim warsame hadraawi baa leh
@Baadil12
@Baadil12 7 жыл бұрын
ilahey ha u naxaariista ahmed rabshe oo laha miraha iyo codka faldan ninkan soo cusubooneysiyey heesta waa inu sax ereyada miraha ku jiira macnaha ey leedahay ereyda qaldan waa inu soo sax
@intriguingchanelofficial5275
@intriguingchanelofficial5275 5 жыл бұрын
Still 2019 March 19 Thursday 12:10AM 🤗like 1k
@kamaludinhawa4909
@kamaludinhawa4909 6 жыл бұрын
qofka qoray lyrics ka waa qof aan erayada heesta si fiican u fahmin, waa ceeb in aad soo bandhigto heestii oo aad si qaldan u qortay, faddlan inaga sax qoraalka adigoo mahadsan.
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 9 жыл бұрын
Ustaad rabsho allah ha unaxariisto aamiin waa eraydaiisi _iyo heesti waa lay adimay caadi maah _Abdi aziiz jarmal waad soo celisay waad kumahadsan tahy thanks bro Eed la iiga kiiniyo misne Ar Allah kuma aadan baaqane adhigaa iska baaqdhay
@abdalaadan9897
@abdalaadan9897 6 жыл бұрын
erayada abwaan hadraawi ayaa leh wlo
@mohamoudsahal117
@mohamoudsahal117 5 жыл бұрын
Still watching 18 june 2019. 😥 Feeling love❤
@ahmeddaahiro6357
@ahmeddaahiro6357 8 жыл бұрын
Yaaasalaam Yaasalam Æxyaaa hees Waaa hees aad iyo aad u Qaalig ah waa hees murti iyo araar ku dhamaatay iyo codka dahabiga ah Daaaaaaaaadax Qof socda ayaa fadhiista l like this song more than others
@ameirazalah8092
@ameirazalah8092 5 жыл бұрын
6/10/2019 inta dhageYsaneYsa like
@assadabdi5327
@assadabdi5327 7 жыл бұрын
Wlhi somali hees udaa allow nabad nasii
@wiilbari5128
@wiilbari5128 6 жыл бұрын
Assad Abdi amin cmu
@alihusseinabdifatah3575
@alihusseinabdifatah3575 5 жыл бұрын
I never ever forget this song 😢
@saraapdulsalamvolgz
@saraapdulsalamvolgz 5 жыл бұрын
2k19 still way igu socotaa really heart damaga 😍
@nasirkudhijaamackudhi7103
@nasirkudhijaamackudhi7103 5 жыл бұрын
Sara abdisalam tuducee ku samaynayaa adiga
@saraapdulsalamvolgz
@saraapdulsalamvolgz 5 жыл бұрын
Nasir kudhi Jaamac kudhi Heesto ma kala dhacdee duudub ku qaado🤣
@mubarikmoumin9880
@mubarikmoumin9880 8 жыл бұрын
hoheey hoh wan qiirooday inbadan markaan heestan dhagaystay inbadan baan raadinayey ABWAAN maxamed ibrahin warsame hadraawi ilaahay hanoo kaadayo axyaa midho
@mathematicianbukhari4674
@mathematicianbukhari4674 4 жыл бұрын
Malin jumca ah 20-nove-2019 wlhi jcylku xanun heestan xasuus 3 sano ka hore ah xasuustay gabadh jecla waxy jogta Canada angina hargysa
@bilaamuraad5616
@bilaamuraad5616 5 жыл бұрын
Waxaa dareemi kara uun heestan qof ballan laga baxay oo wacadkii lagu burbiriyay💔💔
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620 5 жыл бұрын
Abdiaziz jarmal Alle hakuu naxariisto saaxiib waanu ku tabi doonaa Wallee heesta siday ahayd buu u qaaday
@SoldierGirlSsc
@SoldierGirlSsc 13 жыл бұрын
waaaaaaaaw inaba caadi maaha A/Aziiz Jarmal.!!!!!!!!!
@shirehirse7581
@shirehirse7581 5 жыл бұрын
Still listening this song 27/9/2019 just like if u do too
@ahmedmire3476
@ahmedmire3476 4 жыл бұрын
shire hirse ì6
@midkuudaranmidkudooranalla4734
@midkuudaranmidkudooranalla4734 5 жыл бұрын
bahja suldaan xiis november /2017 malin xsusleh ee aam gu.an qatay eed i fi wayday al " ustadka 💓 life is short and remembrance
@kiinabdi6503
@kiinabdi6503 4 жыл бұрын
Oooh jaceyl yaan kaga dacwoonaa 😭😭😭 xanuun badnaa markii laguugu cidleeyo
@ridwanwayd1494
@ridwanwayd1494 5 жыл бұрын
Heestan dhagysigeda kama daalo Ya ila dhagysanaya 13_9_2019 like igu qabo
@Chiwawa2
@Chiwawa2 11 жыл бұрын
This song make me cry
@ncm9871
@ncm9871 4 жыл бұрын
😥😥😥💔💔
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 жыл бұрын
Heestan waxay sitoosa ugalaysaa qalbiga..... Runtii cakuye jeceylka waayadan dabe ee dhalanteedka ah...kuna salaysan dano maadi ah.......
@shukrideeriye774
@shukrideeriye774 4 жыл бұрын
This song send me some of my friend tonight and it make me cry walhi sun/9/2020😭😭😭😭😭😭
@dopermustafe2124
@dopermustafe2124 5 жыл бұрын
Ya ila DhagayzanYo ila 3/21/2019
@guledhassan6744
@guledhassan6744 4 жыл бұрын
Heestan kama daalo dhagaysigeeda runtii xasuustu way iska fiican tahay In aad mararka qaar kood iska gashid Balse tan oo kale ilahay ima soo marin mana rajaynayo balse waa qiso xanuun badan wlhi allow qof kastiiba qofkuu jecel yahay usoo dhawe oo budka igu jiid 12/10/2009 anigoo ah guyo lampard i saar like bakhayil ha igu noqon
@hamsehamsezharuu4737
@hamsehamsezharuu4737 4 жыл бұрын
Heestan qofkasto qalbi Leh udarami karah
@gendiabdi7281
@gendiabdi7281 5 жыл бұрын
10:04pm 06/10/2019 @Maansoor Batalaaale @Berbera Naftu Olol madayseee 😍 Balsiday ahaataba Labba Eeday caweeee
@lil-xx7te
@lil-xx7te 6 жыл бұрын
This song is so real. SHOUT OUT TO Abwaan #hadraawi Jarmal put incredible emotions into this though CLASSIC 🌹
@demarkimbodigallistube7252
@demarkimbodigallistube7252 4 жыл бұрын
Waan kugusharfeey 👍👍👍👍
@hamadaali6588
@hamadaali6588 9 жыл бұрын
Nic song alfanan axmed rabshi
@suldaanabdirisakyusuf7427
@suldaanabdirisakyusuf7427 5 жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyay abwaankena weyn maxamed ibraahin hadraawi waxa laxanka saaray cabdikarin jiir waxa heestan hore u qaaday fanaanin badan 1.ahmed ishaar 2.abdiqadir bagaag 3.ahmed mooge 4.xasan adan Hadana abdi asis jarmal baa ku luqaynaya waa mid ka mida heesihi hore lagu fara yaraysatay
@hadafkaagatoosi9013
@hadafkaagatoosi9013 5 жыл бұрын
Eryeada aad qorayso iska sax khaladaad badan baa kujiraa soda kale caadi eryeada hadraawi hore Waxaas uqaaday rabshe imikana abdiaziz germany mashkuur all
@ahmedmire3476
@ahmedmire3476 4 жыл бұрын
15/2/2020 xasus hestan barisamadki
@abdirahmanfarhan7974
@abdirahmanfarhan7974 8 жыл бұрын
idilkood xidigahaa afar qaaday socodkeee...................godka uu ka heesaya cajiib wlhi
@abdilahiahmed5521
@abdilahiahmed5521 6 жыл бұрын
Yaa dhegaysanaya 2018. Kamaba daalo dhegeysigeeda. Damqashadaa iska badan, waxaad xasuusan waayihii adkaa ee jacaylku kumariyay. Noloshuba Waa xasuus.
@shahinaasdauud8646
@shahinaasdauud8646 4 жыл бұрын
eedaanka diigoo weeyan edaanka diidoo mha
@abdirahmanahmed5521
@abdirahmanahmed5521 4 жыл бұрын
Yasalam qaraami Axmed rabsho
@jeedalcas4899
@jeedalcas4899 6 жыл бұрын
Waa ereyadii maxamed ibraahim warsame hadraawi
@mohamedjama978
@mohamedjama978 10 жыл бұрын
War waxaan u sheegayaa dadka mansha alla meesha keenaya hees ayaa tala meesha ee ka dhafa mansha alla meesha hadii kale idinka iyo alle ayaa is leh
@xamsexiis7552
@xamsexiis7552 6 жыл бұрын
Heestan anigo yar ban dhagaysan jiray ilahada kama dalo hestan ❤️❤️
@dahirdhalxalucky5281
@dahirdhalxalucky5281 5 жыл бұрын
Ereyo mcaaaan amuusnooow habeenkiiiii
@asmasamale3990
@asmasamale3990 5 жыл бұрын
runtii wa hees igu qaliyah wxan udhagystaa ba wa jceylka qofaan jclahy oo jcel heestan ❤
@hzk4472
@hzk4472 6 жыл бұрын
aaaaaaaah i love this song i rmbr whn i ws 13 old it was amazing time
@motrailblazer2234
@motrailblazer2234 6 жыл бұрын
I recently found this song on KZbin. It is so bomb! I like it. Sept 1 2018.
@amzehmaliali9772
@amzehmaliali9772 5 жыл бұрын
Meeshaas Eedaanka diido lagu qoray waa eedanka diigoo 2019
@mohamedhilal65
@mohamedhilal65 6 жыл бұрын
2018 and Still in love with this Song. Who else?
@Muhuyadin10
@Muhuyadin10 5 жыл бұрын
The best song ever 🤟🏻
@abdikariinahmedosmanabdilo7821
@abdikariinahmedosmanabdilo7821 11 жыл бұрын
Dhalinyaro Aan Idin Saxo Heestan Asalkeedu Wa Suudaani Waxa Qaada Fanaankii Salax Ibnu Baadiyah Heestan Waxa Luuqadeena Ubadalay Abwaan Hadraawi Waxa Markii Kowaad Kuluuqeeyay Alfanaan Ahmed Cawad Rabsho
@sacdiyocabdulqaadir5896
@sacdiyocabdulqaadir5896 7 жыл бұрын
waaran taa
@foxybrown7575
@foxybrown7575 6 жыл бұрын
😢
@mowliidibrahim7676
@mowliidibrahim7676 5 жыл бұрын
Fanaankad sheegyso ayaba shegayallha hawnarioste wuu dhinte inu badalay heesta
@suzi5312
@suzi5312 5 жыл бұрын
Cabdi caziiz jarmal cod mcn eryo macn ma noolyahy yaqee
@hindaismail5255
@hindaismail5255 5 жыл бұрын
Waaw i still lisening this song 2019 ahmed rabsha what legent
@asiiliyeeyozliya1577
@asiiliyeeyozliya1577 6 жыл бұрын
Arimidaa jacaylbaa ii hogaaminayzo misna kama Adkeyzto 😭😍😭😭
@MegaHamzadj
@MegaHamzadj 13 жыл бұрын
hummmmmmmmmmmmmm heestuu inabaa cadi mahineee ..ala imisaa giidaar lays joogiyoo lays gakaa baxaay ....allah sahlee
@amiiramaxamuud7171
@amiiramaxamuud7171 5 жыл бұрын
Ma ilowsan tahay axdigaad martiyo meeshaad itidhi wn imanayaa Maanta oo ay thy taariikhda 20/11/2018 😢😢😢😢😢😢
@muhidinaliabdi6331
@muhidinaliabdi6331 4 жыл бұрын
Old is gold . Waliged ma dugobeso
@libandubad2238
@libandubad2238 8 жыл бұрын
cadi maha heesti aduunka 👌👌
@ahmedabdallamumin6178
@ahmedabdallamumin6178 5 жыл бұрын
Inta dhagestay heestan 2019 like saaaar
@mataantahir7260
@mataantahir7260 7 жыл бұрын
mahiima mohamed thanks sister qaaali inoolaw in badan wll👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@samiiraabdilaahi9612
@samiiraabdilaahi9612 4 жыл бұрын
🌸♥️malgu adimay 🙈 axdiiii San ku egayhy😊💋😘
@akahiyebare4154
@akahiyebare4154 7 жыл бұрын
mar waxaan iraahdaa kuilaawi meysee wey imaani siijoog
@hamsexusen694
@hamsexusen694 6 жыл бұрын
yaaa zalaam axyaa xasuus iyo qiso qaali bari samaad nin jacayl helaa dareemi karaa
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 5 жыл бұрын
Dr' Cabdiqani maxamed kaysar dheere aw xuseen "runtii heeskan si gaaran kuugu soo xasuusta
@kamilcali9953
@kamilcali9953 7 жыл бұрын
2017 yaa imanaya oo ila dhageyzanayo #kooshin_yare 👇👇👇👇👎👎👎👎👎👏👏 2010 miyaa heeztan anigoo daadax ah dhageyzan jiray😂😂
@bisharomohamed4441
@bisharomohamed4441 7 жыл бұрын
ani😢😢
@abdixakindahir1696
@abdixakindahir1696 7 жыл бұрын
Pooooop
@abasali1756
@abasali1756 6 жыл бұрын
Kamil Cali 2018 yaa kale ildhagaysanaya
@muhiyadinadanmoumin4579
@muhiyadinadanmoumin4579 6 жыл бұрын
Kooshin yare maaha cabdicasiis jarmal weeyi brò
@abdullahihoussein3593
@abdullahihoussein3593 5 жыл бұрын
Cawa oo ay tarikhdu tahy 7/8/19/cawa waxan xasuustay jaclkaygii hoore 😭😭
@adabduqadir4734
@adabduqadir4734 4 жыл бұрын
2020 hadad Dhageysaneysid plz like saaar
@abdifatahmohammad847
@abdifatahmohammad847 5 жыл бұрын
Heestan abdikariim jiir oo laxankeeda sameeyay wuxuu shegay oo afkiisa laga hayaa sababta heestu ku timid inay ahayd sanakdii 1968dii muqdisho waxaa heeso ka tumi jiray goobaha lagu caweeyo fanaanin reer suudan ah dadkuna ay aad uxiisayn jireen waliba dumarku dahabkooda at ufuri jireen fanaanintaas. Si dadka soomaliyeed looga reebo fanka suudanta loona jeclaysiiyo fanka soomaliga ayay heestan kusoo baxday Abwaan hadraawi iyo cabdi kariim jiir oo wada jooga ayuu fanaanka axmed rabsho uyimid isla markaana uuwaydiisay in heeso loo sameeyo si uu cawaysyada carabta iyo suudantu haysato uga qayb galo meeshana uga saaro. Markaas kadib ayuu abwaan hadraawi heeskii layla sabti ee uu qaadi jiray fanaanka saalax ibnu baadiya afsoomali ubadalay cabdikariim jiirna ulaxameeyay sidaasna loogu dhiibay axmed rabsho heeskii oo axadii loobadalay.
@dahirdhalxalucky5281
@dahirdhalxalucky5281 4 жыл бұрын
Wo w cjb waa dad haldoora ahaaa
@foxybrown7575
@foxybrown7575 6 жыл бұрын
SOOMAALIIYOO 😢 WALAAHI SOMALI GOVERMENT 2018.04.16.
@iskaashichannel143
@iskaashichannel143 4 жыл бұрын
waaaw axmed rabsho codmacaan
Heesta Axadii lyrics by Aziz Jarmal
9:53
Achilles Entertainment
Рет қаралды 449 М.
Somali Lyrics - Song - Ragna taada kama naxo - Fiska
7:21
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 687 М.
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 37 МЛН
CABDI DIINI  - GADAGADAYNTA IGA DAA- HEES QORAN - SOMALI LYRICS SONG
6:39
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 1 МЛН
Somali Lyrics - Song - Badda cas By Cabdi Nasir Macalin
6:27
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 2,3 МЛН
Somali Lyrics Song - Heestii : Dhab Ufiirso - Codadkii : Birimo Iyo Kooshin
7:02
Somali Lyrics - Song - Hadey Laabtu Ka jedo - By Nuur Eebo
6:56
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 677 М.
Abdicasis Jarmal - track-3
8:40
somalii24
Рет қаралды 96 М.
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
Somali Lyrics   Song   Dadka ha iska weyneyn   By Nuur Eebe
4:55
c mahomud
Рет қаралды 734 М.
Mooge Yare (WAAYEELKA  JAQAFSADA)  2013
4:57
SALAXLEY TV
Рет қаралды 3,1 МЛН
Somali Lyrics - Song - Jaalaleey - By Cabdi Diini
6:06
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 1,3 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН