Somali Lyrics -Song - Jamadeey -Cabdi Diini

  Рет қаралды 618,738

SomaliLyricsSong.

SomaliLyricsSong.

Күн бұрын

Пікірлер: 130
@Ahmett_ade
@Ahmett_ade 2 ай бұрын
Allah ha u naxriisto erayada Abwaan Maxamuud Cismaan (Fooldhuub)
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 8 ай бұрын
Wax jacayl la moodaa, Intuu jilibka ii dhigay, I jibaaxay anigee! Dhawr iyo toban sanno ka hor anoon macnaheeda garannayn baan ku luuqayn jiray, se caawa waan dareemayaa xaaladdan! Maalmihii wacnaayeenee
@hamzematan7495
@hamzematan7495 7 жыл бұрын
Hooyaday baa jamaad ladhahaa.. Heestaan aadban u jeclahay 😍😍 2017
@abdulahiabdi2799
@abdulahiabdi2799 2 жыл бұрын
JAMALKAAGU UMULKHYR IGU NOQOY JAWHARAD WADNAHAYGA JIITE 🥰🥰🥰🥰 ALLAW INTII ISJECEL ISASI YARABI
@fahomyousuf4840
@fahomyousuf4840 9 жыл бұрын
O.m.g heestan abahy bn ku xasustey every time gadhiga uga shidanyd ww thnx abdi Diini
@abdiqafarabdalla
@abdiqafarabdalla 8 жыл бұрын
wax wanagsan ku xasuso abahaaa
@fahomyousuf4840
@fahomyousuf4840 8 жыл бұрын
Wx wanagsan wn ku xasusta hestana wn ku xasusta thnx عبد الشكور
@anisasharmarkeabdulle8061
@anisasharmarkeabdulle8061 6 жыл бұрын
sido kale anigaba abahaa ayanku xasustaa
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
Hooyadaa miyaa Jamaad la oran jiray?
@yayamuse4743
@yayamuse4743 Жыл бұрын
Sidokle sxb abtigey ku xasusta hestaan
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 Жыл бұрын
The first Somali song i learned when i was still a kid!! 💖💕💖💯😍
@mohamedalifarah7983
@mohamedalifarah7983 4 жыл бұрын
Habaryartey ayaa ladhahaa jamaad ❤️❤️❤️❤️❤️
@Milgoyar1111
@Milgoyar1111 Ай бұрын
Wax jacyl lamoodah intuu jilbka ii dhigy i jabxy ani😢❤
@yahyepaint5583
@yahyepaint5583 2 жыл бұрын
I don't what dude is saying but I love the flow,i heard this song when I went back to Somalia I missed muqadishu..sweet home
@kabajan1
@kabajan1 2 жыл бұрын
How do you not know what the dude is saying if you're somali? N you went xamar/Mogadishu
@ridwaneid5013
@ridwaneid5013 2 жыл бұрын
Cajiib
@Dajiye614
@Dajiye614 Жыл бұрын
Shame on you
@nasirhussein4167
@nasirhussein4167 4 ай бұрын
Why don't you understand Aren't you somali?
@qadarnow1408
@qadarnow1408 4 жыл бұрын
I love the voice the music kind of reggae beat and the lyrics waw 😍
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
*Rageedi Alla Maxa Rag La Waayey* *Abdi Diini Hobol Ka Cod Mcn Mahayo❤️*
@abdirahmanblue3621
@abdirahmanblue3621 3 жыл бұрын
Jamaaalkaagu inanyahay Igunoqoy jawharad Wadnahayga jiitee ax ax 😭😭
@user-yj5uz1bw8p
@user-yj5uz1bw8p 3 ай бұрын
Cabdi diini jamaaday m.a
@fnw8688
@fnw8688 7 күн бұрын
Cabdi Diini faanan cood macan halkow ku dhanbeyay Heesah hiisa aad aya uu jecelahay
@dugsigaqurankaonline3311
@dugsigaqurankaonline3311 4 жыл бұрын
I love this song❤️😍
@mahdibra8592
@mahdibra8592 2 жыл бұрын
Ama adweyday qof aad xoog isu jeclaydeen walahi way kudilaysa heestani specially my self 💔💔😭😭😭
@drjimcale9218
@drjimcale9218 Жыл бұрын
Heestan mrka dhagesto baba magaceyga jeclaaada💝
@mohamedamiin2185
@mohamedamiin2185 7 жыл бұрын
heestan wuu ku ciyaaaray Allaha u naxariisto waxa kaaga fiicna Nuur Ebbe.
@zaralulu3669
@zaralulu3669 4 жыл бұрын
Mohamed Amiin I agreee
@muhubourur1928
@muhubourur1928 4 жыл бұрын
Jarmaad iyo caraabada jidka waxan ku soo jiraay.... Jarmaad mxy jilka hda jogo ka aqanan
@mohamedhussen9880
@mohamedhussen9880 10 жыл бұрын
wax jaceyl lamodee in uu jilabka idhigay ijabaxay anigee the best song
@hibaabukar3010
@hibaabukar3010 Жыл бұрын
😭😭
@ahmedsarefaires9661
@ahmedsarefaires9661 4 жыл бұрын
Cabdi diini caadi ma aha cidkiisu awood umalaha inay dhagahaagu diidaan HE is of my best Somali artist
@AbdullahiAli-pu6xj
@AbdullahiAli-pu6xj 9 ай бұрын
I always happy when iam listening this song
@apdikanikhadar448
@apdikanikhadar448 6 жыл бұрын
alle ha unaxaristo jannadiii ha ka waraapiyo
@MrSultaan99
@MrSultaan99 3 ай бұрын
June.2024❤
@mahdibra8592
@mahdibra8592 2 жыл бұрын
Haduu ka tagay qof kujecel please ha isku dhegaysan heestan way sidhawacaysaa qalbigaga
@issamohamed3304
@issamohamed3304 5 жыл бұрын
Thumps upppp....what a song.
@jamaadshiino5712
@jamaadshiino5712 Жыл бұрын
Wooooooow waa hees macan cabdi diini❤❤❤❤❤
@saidabduul8396
@saidabduul8396 4 жыл бұрын
2020 yaa igula raxesanaayo maalmaha ciida
@ugaaskagabdhisaa7954
@ugaaskagabdhisaa7954 4 жыл бұрын
Hhhhhh
@xornimodhaqaale
@xornimodhaqaale 4 жыл бұрын
2001 baan cajalad kudhagaysan jiray waayo waayo.
@amolaamin2618
@amolaamin2618 10 жыл бұрын
Waaw I really proud of you abdi diini inolow ina ader
@noorfaroole3421
@noorfaroole3421 5 жыл бұрын
Amasheyda❤
@ahmetthaikal3657
@ahmetthaikal3657 2 жыл бұрын
I love this song
@Amalhirad320
@Amalhirad320 4 жыл бұрын
the older ppl know meaning of love not the ppl know days ?
@jamesmilner5443
@jamesmilner5443 4 жыл бұрын
Aniga iga reeb waan isku fiicanahy jclkee❤
@khalidnaagtisa6619
@khalidnaagtisa6619 4 жыл бұрын
Hess xusid mudan alla yaraxma
@Ikraaminos
@Ikraaminos 9 жыл бұрын
Alla muxuu heesta dha dhan xumeeyey ninku! Illaahey amarkiis!
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 4 жыл бұрын
Wax kula doodo rabtaa
@abdifathaaden7332
@abdifathaaden7332 4 жыл бұрын
@@AbdiwahidWadani 😂😂😂😂😂 energi lagula doodo loma hayo wa iga qoslisay bro
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 4 жыл бұрын
abdifatha aden haa ina adeerow dood buu rabaa kamana ray haysid xitaa hadaa la doodid
@abdifathaaden7332
@abdifathaaden7332 4 жыл бұрын
@@AbdiwahidWadani 😂 😂 😂 😂 that is true walahi
@souleahmed8355
@souleahmed8355 10 ай бұрын
C'est okay bien bien fort 🎉❤
@souleahmed8355
@souleahmed8355 10 ай бұрын
Ta posela et effectuer 😂❤
@hornofafricaking3543
@hornofafricaking3543 6 жыл бұрын
Cabdi diini waxaan kula kilmay Nairobi walaahi waa nin rageedi ah oo shaqsi fiican ah
@garaadgaryaqan6508
@garaadgaryaqan6508 Жыл бұрын
Heestaan wa kuwan ugu jclahay xasuus jawi dagan iyo codka.halaasiga ahi
@Kingmarwan
@Kingmarwan Жыл бұрын
I still listen 2023 inta ila dhageesanaysa like
@nashadhajji915
@nashadhajji915 Жыл бұрын
Best song ❤
@Qarni1000
@Qarni1000 13 жыл бұрын
yaaslaam waa hees aad umacaan ookugu socnayso dhankasta cod aad u dagan mahdi hakaa gaadho cabdi diinii fananka wayn wad kentay codki cumar nuur cabdulle( Aun)
@SomMiniFlix
@SomMiniFlix 4 жыл бұрын
9 years down the line 😍
@daahircabduqadir9261
@daahircabduqadir9261 4 жыл бұрын
jamalkaagu Hodan igu noqey jawharad wanhyga jiitaY
@zekeriyeisdeldel5188
@zekeriyeisdeldel5188 7 жыл бұрын
my best qarami song
@djibtube2777
@djibtube2777 4 жыл бұрын
Abehey walakiis aya heestan uskale. Wacajiib cidwal maqadee?
@vaysal59
@vaysal59 14 жыл бұрын
Iiidle farax gaas (shiino) Gacmaha kaama go'aan musicaan aadka u dagan isagaaa faraha la galay codka halaasigaa waa hobolkii qarankii ka dumay isagoo masraxa la qabsan cabdi diini noolow & waliba heestii jamad ee horay uu u qaday al-fanan xusen tarabi
@Wayelka1973
@Wayelka1973 4 жыл бұрын
Cumar nuur cabdulle aa Hore u qaaday allaha u naxariistee
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Good song❤
@iluvxamar
@iluvxamar 14 жыл бұрын
waaah Waah.. waa mid ka mid heesaha aan ugu jeclahay.. Abdi diiini... walee Ninka heeska laha wa so cod dhoweyay hmmmm Cod Macaanaa.a........ Am ur fun frm nw On Abdi diiiini Nooolow Huuuno!...
@ilyasilgrande4571
@ilyasilgrande4571 4 жыл бұрын
It was 9 years ago, are you alive hahaha
@najmashiine8573
@najmashiine8573 2 жыл бұрын
Adeerkay farxaan cawil baan ku sooxasuusta
@shukreena1818
@shukreena1818 14 жыл бұрын
lool jamaad habayer baa layiraahdaah
@kirkiro
@kirkiro 14 жыл бұрын
Great work Alei69
@dalmarmohameddaahir6873
@dalmarmohameddaahir6873 3 жыл бұрын
Jamaadeey Hees Macaan
@zekeriyeisdeldel5188
@zekeriyeisdeldel5188 7 жыл бұрын
cabdi Nuur allaale ba heest leh sxp
@alisalad
@alisalad 6 жыл бұрын
Been badnidaa cumar nuur cabdule ayaa qaaday
@abdix7725
@abdix7725 5 жыл бұрын
Ali, iyadoo asli ah m.kzbin.info/www/bejne/fYqYm5-Gh6Z1a7c
@omashinho9194
@omashinho9194 4 жыл бұрын
9/1/2020
@zirzamiirchanel5483
@zirzamiirchanel5483 5 жыл бұрын
Omer nuur abdulle legend
@Qaasaali123
@Qaasaali123 Жыл бұрын
Ma guraan❤
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Jamadey xasuus🥰💔
@AxmedAbdullah-ql7jw
@AxmedAbdullah-ql7jw Жыл бұрын
Eesh calaa hees
@jabanehirsiofficialchannel5098
@jabanehirsiofficialchannel5098 Жыл бұрын
cabdi diini iyo musicu maxay isku yihiiin !?
@HodaniToosh
@HodaniToosh 13 жыл бұрын
Svara på det här videoklippet... masha alalh waxasa hees hestan anigo yar ayan jeclan jiray
@abdinurseefka
@abdinurseefka 9 жыл бұрын
waaaw jamadeey cadai mahan heestana wana jeclahay my habo aya jamaad la dhahaa
@abdirahman9883
@abdirahman9883 9 жыл бұрын
waaaaaw. heestan. wan jeclhy. jamaadey
@abdirahman9883
@abdirahman9883 9 жыл бұрын
waaaaaw. heestan. waa xasus. jamaadey
@abwaanfidiye
@abwaanfidiye Жыл бұрын
Abwaan,,fidiye
@mohamedalitumbo8900
@mohamedalitumbo8900 Жыл бұрын
😅 the only words that I understand my mother tongue is all about this song
@ELR0Y1
@ELR0Y1 11 жыл бұрын
IIDLE FAARAX GAS inaba caadi maha cabdi diini codka adunka sxb
@mariamsamir08
@mariamsamir08 11 жыл бұрын
c est ma chanson prefere
@yaxyeabuukar2841
@yaxyeabuukar2841 8 жыл бұрын
wale hees waye cumar nuur cabdule aya iska leh heestan
@zaki99ful
@zaki99ful 13 жыл бұрын
alie69!!!!!!!!!!! sxb waan kaqeyliyay u are the best walahi hw come inaad dadka dhan isku dooq wada noqotaan thanks sxb alot and alot
@fatumamuhubo167
@fatumamuhubo167 2 жыл бұрын
2020
@princejuba
@princejuba 15 жыл бұрын
this song makes me sad ] but i love it Dx, but why not complete, nice work alei69
@kingfahat6918
@kingfahat6918 Жыл бұрын
After 13 years are in here @princejuba
@MaxamedNuur-xx6rs
@MaxamedNuur-xx6rs 7 ай бұрын
L❤
@fvaaasad6811
@fvaaasad6811 7 жыл бұрын
Heestan yaraanteydii odayga aabe Jeclaa allaha iidaayee aabo wlhi xasus
@hamzeanshur160
@hamzeanshur160 8 жыл бұрын
sorry xassan tarabi heestan malaha waxa iskaleh cumar nuur cabdulle
@isseunv
@isseunv 6 жыл бұрын
Waa Runtaa Heestan Waxaa Qaadi Jiray Alahawnaxaristo Legend Cumar Nuur Cabdule . Waxaana Erayada Iskalahaa Alahaw Naxariisto Abwaan Sooraan oo Isna Dhintay.
@djibtube2777
@djibtube2777 4 жыл бұрын
Waxana sameeyay o leh adeerkay abe ladhashay o 6 kahor kugeriyoday hargeysa
@djibtube2777
@djibtube2777 4 жыл бұрын
@@isseunv Yes cumar nuur cabdulle aya qaday erayada waxaa leh nuur axmad geedi
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
@@djibtube2777 abwan sahal mclin ciise iska leh
@cabaascabdiraxmaan6835
@cabaascabdiraxmaan6835 6 жыл бұрын
best
@maxamedxassan1976
@maxamedxassan1976 5 жыл бұрын
wow jamadeey man The best Yo ,🥁🥁🎵🎵🎤🎤👀🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 from sanaag one love🥀💍😰😰😰😰😰😰
@barrawbarraw6695
@barrawbarraw6695 7 жыл бұрын
true love 😂😂😂😂😂
@ahmedadenibrahimjourney2985
@ahmedadenibrahimjourney2985 2 жыл бұрын
Hamda awbare
@boqolpirez5851
@boqolpirez5851 7 жыл бұрын
I lke dz sng nce song
@sarasia6173
@sarasia6173 2 жыл бұрын
😘😘😘😘
@sharxaayechannel9913
@sharxaayechannel9913 6 жыл бұрын
Nice
@ahmedyamec8643
@ahmedyamec8643 8 жыл бұрын
original keda waxa qaday m. nuur gariig
@mohamedamiin2185
@mohamedamiin2185 7 жыл бұрын
ahmed yamec kkkkkkkkk. been ku xoog weynaa war heestan waxaa iska lahaa oo qaaday Allaha u naxariisto Cumar Nuur Cabdule Ninka qaaday heesta Istar.
@alisalad
@alisalad 6 жыл бұрын
Beenta maa deysid sxbow cumar nuur cabdule ayaa qaaday
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
@@alisalad cumar nuur cabdulle qadey fananka xasan samter isku mel ku dhashen bardale gobalka bay kaabe wa sax
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
@@mohamedamiin2185 waa runta sxb
@boqolpirez5851
@boqolpirez5851 7 жыл бұрын
bt orgnl z nuur Abdule
@alihersifarah3846
@alihersifarah3846 5 жыл бұрын
ereya been abuura baa ku jira
@nasterihaam6705
@nasterihaam6705 8 жыл бұрын
umal kugu qoran markasa ledahay abahey hees dhagesan jiray hhhh shame on you
@ifiyetv
@ifiyetv 6 жыл бұрын
Mond_25_6_2018 😍😍
@suldaansamiir2683
@suldaansamiir2683 7 жыл бұрын
axyaa hees
@mohapk1732
@mohapk1732 5 жыл бұрын
Heeso waa kuwii hore
@qasaaye23
@qasaaye23 15 жыл бұрын
Hot track, ty aliel69
@ahmedishaar9444
@ahmedishaar9444 7 жыл бұрын
jiribtiyo dhibtaan qabo jiri qabe shabeeliyo aar jimicsanaayaa jeenyahaa isaaree
@daqareabuu9772
@daqareabuu9772 5 жыл бұрын
Very very nice xasuus ayan galay mantoow anigo yar aya gabr yarow qurux badan oo badiyaha jogto ayan u qadi jiray
@limasalima67
@limasalima67 5 жыл бұрын
Asc. Dhaman xasuus an cadi aheen
@limasalima67
@limasalima67 5 жыл бұрын
Asc.
@HodaniToosh
@HodaniToosh 13 жыл бұрын
@Teetano2008
@hillinyare4293
@hillinyare4293 6 жыл бұрын
Hodan TOOSH amba kula mid ban ahaan jiray wan jeclan jiray heestan
Somali Lyrics - Song - Jaalaleey - By Cabdi Diini
6:06
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 1,3 МЛН
Somali Lyrics   Song   Dadka ha iska weyneyn   By Nuur Eebe
4:55
c mahomud
Рет қаралды 734 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 55 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 13 МЛН
CABDI-DIINI | SHANKAROON
8:43
𝕾𝖍𝖎𝖎𝖓𝖐𝖆 𝕸𝖊𝖉𝖎𝖆 𝕻𝖗𝖔
Рет қаралды 108 М.
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
CABDI DIINI 2016 DAWADII NAFTEYDAAY
7:30
RASTA MEDIA
Рет қаралды 652 М.
Kaban Qaaci Jamaad
5:59
Ahmed Rasta Music
Рет қаралды 27 М.
Somali Lyrics - Song - Qalbi kaa janjeera - By Cabdi diini
6:26
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 540 М.
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 243 М.
HEESTA DAGAN ABDIFATAH YARE  2012
6:49
Askariga Qaranka
Рет қаралды 895 М.
CABDI DIINI  - GADAGADAYNTA IGA DAA- HEES QORAN - SOMALI LYRICS SONG
6:39
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 1 МЛН
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail
Рет қаралды 7 МЛН
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Mattaanaha
Рет қаралды 6 МЛН