Fadlan Subcribe and Follow me on Facebook facebook.com/fathiyaabsie Instagram fathia_absie Twitter FathiaAbsie Email: Fathiaabsienetwork@gmail.com 💕❤️😍👍🏾
Mashallah this is really true sister most Somali people are narcissist thats why nothing changes in our community.
@anisamohamed79223 жыл бұрын
Allah ruun badnidaa
@jazzyazz53473 жыл бұрын
I’ve never loved any KZbinr like I love you! I’m sad so sad I discovered you just now!!!
@FatxiyaCabsiiyeChannel3 жыл бұрын
❤️😍💕🎊Welcome walaal
@fruittofruition12543 жыл бұрын
This is such an important topic! So good that it's in Somali. Sadly many of our parents are like this and their adult children have to suffer.
@hazel88823 жыл бұрын
You spoke nothing but facts and you are hilarious too. I am glad that I finally found your youtube channel huno, remain blessed Insha Allah!
@FatxiyaCabsiiyeChannel3 жыл бұрын
Welcome gacalo. Jizaakalaahum
@hazel88823 жыл бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel Thank you
@ayuubelmi32303 жыл бұрын
Farhiya nolow qofnol ayatahay 0 0
@sagalinahersichannel83953 жыл бұрын
you made my night I wouldn’t. Stop lounging 😂😂😂 . Very true According Somalis men.
@lluvleylex93583 жыл бұрын
Absolutely agree with you 100%. Narcissistic people can not love you ❤️they only with you because they want supply.
@aichaloulemawlid5013 жыл бұрын
Hahaha! You’re hilarious. You killed with the xafladaha description lol. Our peeps are so superficial, ya Allah!
@Mullaaxo3 жыл бұрын
I like Qosolkaaga wlahi waa Stress free 😂😂😂😂😂😂😂
@wardaabdullahi17553 жыл бұрын
Nin baa hada ka hor yiri naag an furay ma jecli in ay dib u guursato waxa iska rabaa in ay meelahaas iska taag taagnato marka nimanka waa narcissist wlhi subhanallah
@bilana2893 жыл бұрын
lol waabay xanaaqan haday gabadhii ay is fureen guursato '' maxay caruurteda iskaga korsan weyday'' lol hada isagiiba wuu guursaday
@thegalabs3 жыл бұрын
Dumarkuba ma jecla walal. Gabadh somalli ah oo nin ay kalla tageen oo naag kalle qaba wanaag u haysaa ma jirto. Markaa waa inaga dhaqan xun oo rag iyo dumarba saameeyay.... qofka hadaad kala tagtaan caadiyan waa inaanay ku damqin wanaagiisu maxaa yeelay wax kasta oo qofkaasi ahaa adaa ka tagay sow maaha. Waa inaad ogaataa uub in noloshiinii dhamaatay. Lkn somalidu rag iyo dumar midna ma laha dhaqankaas. Yaynaan been isku sheegin. Toxic people ayaynu nahay majority.
@thegalabs3 жыл бұрын
@@Cici_mimi kkkk all u said just shows the level of life u living in.... what a low life! Maxaa lagaa sixray wlal. Kkk walal noloshaad ku nooshahay ciilkeeda haygula dhicine qof maskax ahaan fayow ayaan rabay inaan la hadlo. Bye..... niyow hablahii soomaliyeed wax garasho hadla sida haweenka adduunka maanay ku hadhin. Qof waashay oo ciil hadlaya mooyaane.
@thegalabs3 жыл бұрын
@@Cici_mimi waayay walal. Acuudu bilah. Adigoon na caayin ka ku farxad galinaya maad raadsatid walall. Coz logically if i don't like somali women at all why would i need to mock them in social media instead i would go with any women of other nationalities and live my life. Waxa adiga kaa qaylisiinaya you either don't have the qualities of finding your imaginary perfect man like sabriina with alba kkk or you are a wicked ass human being who just know how to blame. Fuck off with your frustrations. Better yourself and move on walal. Blame will never be a dick for you. dress up and go date with other men out there other than somalis. I just wanna see you happy, and remember being with a faarax is not mandatory feel free to host the UN in your dingdong and just be happy. Love u bye.
@abdulwahabwarsame82263 жыл бұрын
The thing that drives a narcissist crazy is the lack of control and the lack of a fight. The less you fight back, the less power you can give them over you, the better,” she says. And because they never think they're wrong, they never apologize. Abaayo leave them alone 😒 😤 FAARAXYAALKA!
@khadarmohamed76363 жыл бұрын
Masha allah tabrakallah my dear sis you look stunning with that black hijab
@nimoabdullahi33173 жыл бұрын
I love you make my day Fathiya geesiyada gabdha soomaaliyeed 👌❤️❤️❤️👈
@Faati483 жыл бұрын
Mashaa allah alla maxan jeclahay in ku fiirsado waxan kaa faidnay wlh wax badan maskaxda noo korisay wlh keep up the good work habiibti
Adigan hono wax fiican baa u qabanyso domarka /habla somaliyeed alle hakudaayo ❤🧡❤
@safiaabdi98973 жыл бұрын
Good to see you walalo as always. Great pleasure to listen to you ❤❤
@ayanali96093 жыл бұрын
kkkk ad ban u qoslay intan oran lahaa hortay baa la yiri aad buu warkaas iiga gadmay fathia cadi ma tihid.manshalah.i wish to see you life one day inshalah.
@lula3833 жыл бұрын
💯 most Farax are narcissistic Sister and they don't know look our country 30 years no government and they are fighting each other from hargaysa to xamar. ViVA Somali women
@hooyofitness37523 жыл бұрын
Shaaha sidan isaga goynayey imika Target baan walhi sedex koob oo classic ah kaso iibsaday. Koobkas is my weakness walalo biyo inogu badal. Walashyban iso wacdayo oon ushegay. 😂aadbay iigu qosashey. Fathia and her mug are both addictive.😍
Fathia I love you sister♥️. Aad ban u jecelahay inan dhagaysto your video💯
@nimcoxasanlife80433 жыл бұрын
Maanshaa allaah illaahay haku xafido adiyo caruurtaada iyo waalidkaa walaalo adkaar kasoo akhriso maanshaa allaah ma yaqaanaan inta badan dadkeenu waxaad ii tahay tusaale
@elissagelle8723 жыл бұрын
cudurkaas aad buu raga Somalida ugu badanyahay waxey ku moodaan iney ku sameysteen iyaga oo aad tahay shey ay leeyihiin hada kohor ayaa mid aan wada socone oo aad umaseerbadnaa cudurkaana qabe ma aqoon inuu waxaan yahay naracisist mar danbe barte ninki maalin asigo ila joogo oo shekeysaneyno kaftan isku tuurtuureyno ayuu igu yiri maijeceshahay markaasaan ku iyi maya markaasu igu yiri ka fiirso hadalkaan maku jecli maxaa intaa iri anoo hoos ka qoslaayo intuu iga tagay markaasa is iri wuu xanaaqe iska daa waligiis ha xanaaqe cabaar kadib waxaa ii yimid kii oo mindi wato wlhi been ma ahn qoortu intuu iga saare igu yiri wir ku celi anigii yaab ninki oo run ka tahay hadaa maya dhaho inuu idhexdhigo mindida markaasa ku iri wn ku jeclhy wlhi anigoo qasban maxaasu igu yiri mar danbe amaa igu dhehee mayee idhaaf kuma dhahaaye markuu iga tagay oo ogaade inaa caafimaad qabo ayaa go.aan ka gaare balan guurna wey jirte intaa guurkiisi marabo iri ayaa ninkii leyga furfuri diide mar wuxuu igu yiraahda wn ku dila marna wuxuu leeyahay ninka iga raacda dilaa aniga yaab hooyade qof fiicn ayeey umaleysaa iyada intuu u tage yiri anisa balanta wey iga baxde niney iga raacde waa nin uu asiga sawirte ma ahn wax jiro hooyo waxey ileedahay ninkaas maa guursadid markaasa ku iri inaa anigo meyda oo intuu igooracde maa rabtaa inaa maqasho hooyo lacagtiisa iyo saqo nimadiiza wax ima dareyse muhiimada waa nolasha ha idhaafo ninkaas tariiq intaa ka bdn ka hayaa kaas maa iloowa
@fatmasaid19233 жыл бұрын
Ilahaay baa kaa badbaadiyay walal Bagaad goaan ka gaartay
@Saynababoqran3 жыл бұрын
jazaka allahu khayr farxiya filkeed karoon ❤❤❤👌
@gullbarwaaqo95943 жыл бұрын
A s c walaasheey qaali qurux Rabi haku xafido
@amalabdi66173 жыл бұрын
Illahay ha ku barakeeyo farxiya inan qaaliyaa❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@addoonallah94853 жыл бұрын
Absolutely, Fatxiyaay waan sugi kariwaayay inaan wada dhegaysto. Waa run waa inagu badantahay ragaba haw badnaatee. We're narcissists and self grandiose. Qaadkuna waa afar jibaaray iyo balwadaha kale. Alla waa runtaa television iyo microphone waa lagu qaatay.
😂😂😂😂🤣 Mashallaha tabarkallaha walhi aad iga qoslisa
@yusramuhumed7321 Жыл бұрын
Waa ruunta walhi kkkkkkk
@saidagaal42573 жыл бұрын
Salaamullahi sis could u plzzzz share with us d singer's &song name??? Thanx 💓💓💓
@FatxiyaCabsiiyeChannel3 жыл бұрын
Yaxyax iyo Xishood by Abdi Tahliil, Rahiimullah
@saidagaal42573 жыл бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel Walaal Walkeygaan Ku Share Gareeyay With All Due Respect at minute 9.14 u said to Faaraxyaalo that gaalka is d most disciplened that u guys saying """ gaalka ha raacina """ . Walaal Waakugu Khalid Inaad Tidhaahdid Innagoo Salaadda iyo Soonka Iyo Sekeda Iyo Sadaqada Baxsana Oo Welibana Inoo Dooley Intuu Muslim Karaameysa Allah SWT none is disciplened than any believers n d most disciplened on earth Huunnooy Waa Prophet Caleyshi Salaatu Wa Salaam, Huunno Aniga iyo Adiga Allah Sanad jasta xoolaha haddeyan dhamman buying buu nagu imtixaamey waanu ka Iimaan Badannay Ka dulqaad Badannahay Ka Dembi Badannahay(Satan is within us) baby girl intaa yarta ka sax ama ka cudur daaro. Sorry Huunno I Have none but utmost respect personally n a tough single mum who did all on her own nu know that m ur stalker though I don't show it kkkkk love u lil sis
@aminaabdi8773 жыл бұрын
Hi Farhiaya, I really enjoyed watching your input, and it is fact that many Somali men lack compassion, and they think women are created only for their services. I agree most of them are as narcissistic as Donold Trump. According to William Shakespeare “God made woman beautiful and foolish; . I will add and but up with ignorant men's BS. Please be kind to the name Farah. I love my wonderful boys, and my first son is name Farah. He is responsible, smart, kind, and he really loves women. He has the odd most respect for them. He actually agrees that most Somali men are narcissist. He has great hope for the current generations to make the needed changes.
@FatxiyaCabsiiyeChannel3 жыл бұрын
Gacalo, I actually love the name Farah for its my nick name and I use it all the time because it’s much easier than Fatxiya and even Fathia when it comes to pronunciation. It’s the Say Wallahi’s that creates Farax and Xalimo when describing the typical Somalis.🤣 Tell wiilkaan habaryarka u ahay that I will refrain from it from now on. Peace and love
@amalhassan22053 жыл бұрын
Dhamaan 5 qodoba waa run Lakiin taan ugu necebahay waa xafladaha ay is kugu imaadan somali Mohamed oo show off ka ka sameeyaan I hate and I never go xafladahaas
@abshirmohamed35273 жыл бұрын
Mashaallah amal walal kugu racsanahay too much xaflad is nothing sister
@Yamna-noor3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣hbo wlhi waan qoslay bum bum music
@sanaahmad35993 жыл бұрын
Walahi waad iga qoslisay alaa maxaad uu fiirsatay ahahahaha intaan odhan lahaaba wa la yidhiye hadana 30 minute buu sii hadlaya kkkkkkkkkk
@queen_azhwaaq91573 жыл бұрын
Yaxyax iyo xishoodbaa igu yuryursadayoo🤔🤦♀️
@ikram23263 жыл бұрын
Alla habo😅😅😅😅😅😅😅
@muriyaahmed80463 жыл бұрын
✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@princesshawd68593 жыл бұрын
Farxiya mashalah pure heart ❤
@Fathia23 жыл бұрын
Quruxsan alle haku dhowro qalbi dajiso😍
@monagoth3 жыл бұрын
Lack of confidence is only one attribute, though important one, of narcissist. Some people are nonconfident without being narcissist. Its often defined as a type of mental disorder. Self centred people everywhere display some traits of narcissism without having a mental disorder. blanket generalization in defining somali men as narcissist is probably exaggerating. You might wish to invite a specailist to address some of the issues you raised. But if, as you seem to suggest, narcissist is cultural and hence a collective trait of somali men - rather than mental and individualistic - than conclusion be drawn somali women suffers from the same traits
@qadromohamed41373 жыл бұрын
True mate,.
@wahmed49083 жыл бұрын
Sister Fathia you have the most beautiful smile. I know lots of sisters that have narcissistic behaviors. Last week, my cousin told me that her Mahar was $100,000 us dollars and he gave her on the spot. kkkk.
@FatxiyaCabsiiyeChannel3 жыл бұрын
Thank you, walaal! Good for her, Masha Allah. Some he is though. And you are right, there are plenty of sisters who are narcissist as well. I think our community is for the most part!
@cayunka32373 жыл бұрын
Hadduu asagoo oogolyahay 100,00 inuu meher ahaan u siiyo oo uu raali ka yahay, maxaa ku gubaya adiga? warrr ileen tanooo kale!! Good for her!
Waa runtaa somali she of ayaan nahay walahi waxaa ihu yaab badnaa mar aan fasax u tagay 🇨🇦 the aroos tagey hotellka sida loo dhigay cajiib afa caadan aya u shaqeynaayo markabinteey meel ku urureen ayya xamanaayaan waxaa laga xamaana dadkaan lacagtaa iyo qarashkaa ee qofba waqtiguu rabo iska soo galo oo annka fakery lacagta ku baxday mesha buuq waqtigaba macno ugu fading yaab aniga waa layaabaa
@ayaanlooyarkadumarka92123 жыл бұрын
Wallahi waa cajiib fatxiyaay run badanidaa walaalo
waxaan layaabaa dumarka calamada Ku labista oo qoraxda taagan oo Rafa durbaanka u tuma tan labaad xagee lagu arkey calan lagu labisto balaaye calamo badan
I ask for so Little, Just fear me,Love me, do as I say, and I will be your husband........ Awesome Faarah
@hanibile73053 жыл бұрын
Habo heesta wad jeceshahy lakin ani mafahmo erayada wali ma maqal
@farduusabdillahi13333 жыл бұрын
BERI baan u bixiyey abaydin gadh leh nimanka somaliyeed.laakiin hada waan iska daayey.
@stepstojannah3 жыл бұрын
Asc walaalayaal soo booqda channelkan waa channel Quran iyotafsiir iyo ducoyin sii gudbi kheerka si qofka u dhageysto ajar ugu heshid jazakalaahu kheer
@noloshamedia15093 жыл бұрын
Farxiya cabsiiye, runtay ka hadashaa xaqiiqdii
@hindiali50332 жыл бұрын
😂😂😂😂😅😅😄😄😃😃😃😃😃😃😃
@zainabmohamed16443 жыл бұрын
Anay saleh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Yamna-noor3 жыл бұрын
Salaam habo rahma from burco
@fatmayoutube11513 жыл бұрын
😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄
@hindiali50273 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh aniga issa leh kkk
@faisofaiso57333 жыл бұрын
ilove you too
@yasminasaed82913 жыл бұрын
Hhhhhhhhh Wlhi habo waan arkaa niman badan Oo Fb profile u saaran yihiin sawiro Microphone ay ku galeen. Xafladaha somalidana micno ma sameeyaan waa waqti lumis
@hamdamaxamed75233 жыл бұрын
You shout them to day fadxiya waaba sidey thy lkn waxa wacyi galin ubahan dumarkena in aynu wax usheegno in ay wax walba naftoodu ka horeyso waxay ybahan yihiin in labaro in ay naftoda bal jecladaan
@ikraandaahircabdiraxmaan60753 жыл бұрын
Milil ka dusha haddii laga dhayo ma dawoowo fathia Absie 1 Astaanahan maxaa sababa? 2 sidee loo yareyn karaa ? Maxaa xal u ah oo lagu cirib tiri karaan? 3 marka hore ka hortag ma leeyahay? Adiga oo mahadsan waxa aan rajeynayaa weydiimaheyga in Aadan dhib u arag.
@asma72813 жыл бұрын
Masha allah wallo
@farahegeh74753 жыл бұрын
Faaraxyadu waa ishii qaate miidhan, ishii qaate is a type predator that only attacks a weak prey.