SOMALI TIKTOK HALAGA XIRO!

  Рет қаралды 84,112

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

Күн бұрын

Пікірлер: 293
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/m4jWZJx_q9Cap5Y fadlan subscribe to my English Channel 🤍
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 2 жыл бұрын
Ala beerka gabdhas qawan karti bay ledahy wllhi keep on queen🥶👸🔥
@ayanhassan6102
@ayanhassan6102 2 жыл бұрын
BarakaAllh waxaa tihiin wiilasha iyo gabdha ugu aqli badan oo aan qabiil aqoon oo aan ugu jeclahay.Waa habaryartiin Ayan from Australia.
@zamzam5255
@zamzam5255 2 жыл бұрын
IDIINKA WAA QALDAN TIHIIN HADAA RUUN SHEGEESAN DAADAKA SII WANAGSAN UU WANIIYA
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
Hassan is missing
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 2 жыл бұрын
fartuun gabdhu haday muslim tahay way hanuun san tahay qof walaba oo dunidan joogana kolay denbi wuu gala maha inay khasaban wayo la igraha fidiin xijaab somalidu waxay bilowday shalay hooyooyinkood ba laga yaaba inay madax qawanayeen kuwan afla gadaynaya lakiin u sheeg in ilahay u dirya o anay somali u xidhan ilahay dartiisa u xidhato kuwa cayayan keen hooyada sawirkeeda markay yarayd oo ay xidhnay somalida naska ayay gabdha ku haystan baa muuqan jiray intya guntiino isku maran buu dhinaca ka soo dhici jiray saasay ku socon jireen yaay walin umada
@anzalhassan6204
@anzalhassan6204 2 жыл бұрын
nawal is a vibe and qassim is low key shy when nawal explains things in details.Akkafi laughter is hilarious..Duvet we need this talks again..
@ayanadam3433
@ayanadam3433 2 жыл бұрын
LoL I KNOWWWW MASKIIN HES NOT USED TO THIS LOVE HIM THOUGH😂😂😂😂
@fabdullahi2656
@fabdullahi2656 2 жыл бұрын
Nawal is funny MashAllah she should speak Somali all the time 😊
@Sumi2379
@Sumi2379 2 жыл бұрын
Loool this first time I’m hearing of Nawal but omg she’s so hilarious 🤣 I laughed at everything she said
@hafsasaid8030
@hafsasaid8030 2 жыл бұрын
I love nawal’s Somali!!!
@sumayamohamed777
@sumayamohamed777 2 жыл бұрын
Same
@야뭐-x8n
@야뭐-x8n 2 жыл бұрын
I fr agree with Nawal, people back home are wayy worse in the way they act but we say walahi are always judged worse. Make it make sense. Also they started doing daqan celis camps for actual Somali people that need it. Knew a kid that never stepped foot outside Somalia and was sent to one of the Daqan Celis camps. Wild.
@unknownh7969
@unknownh7969 2 жыл бұрын
Yes Somali TikTok needs to be stopped Wallah , is embarrassinggggg
@hex.i0
@hex.i0 2 жыл бұрын
What's you problem with Somalis
@nimcocamey779
@nimcocamey779 2 жыл бұрын
Yeah
@SafiyoSalat-xc9nd
@SafiyoSalat-xc9nd Жыл бұрын
Yeh
@SafiyoSalat-xc9nd
@SafiyoSalat-xc9nd Жыл бұрын
@@hex.i0is not Somalis is Somali
@fadsj8946
@fadsj8946 2 жыл бұрын
This is by far the funniest episode. I'm crying 😂😂😂😂. On a serious note reer Africa need intervention!
@AhmedAhmed-sk6bs
@AhmedAhmed-sk6bs 2 жыл бұрын
Big intervention no xishod over their
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 жыл бұрын
Fartun can you do a video like this again on this channel talking about these women back home/Kenya selling whitening creams and pills to give you a swollen face on Tiktok (apparently that is the latest thing to have swollen face and neck through the abuse of tb pills/steroid tablets). You can't miss these girls they are all over tiktok skinny hands yet squarebob sponge pants face.
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 жыл бұрын
It’s sickening ! I will for sure they people with massive platforms endorsing that
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 жыл бұрын
Thanks dear eagerly waiting baalaha ka rifa naagaha as and also report them to Tiktok management their accounts should be closed.
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
Walaahi our people have become pure disgrace 😒
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 жыл бұрын
@@fadkabari8554 Wallahi Somali inaan sheegano waa na nacsiiyeen. I haven't been more embarrassed to call myself Somali more than now. Djibouti baan iska sheeganayya from now on.
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
@@sunshineseaandvitamind8620 haa walaahi it's true I will claim Djibouti as well 😄
@adtggb9061
@adtggb9061 2 жыл бұрын
Masha Allah, Qasim needs to drop his skincare routine !!!
@nimokuria
@nimokuria 2 жыл бұрын
Wlhi waa aduyo gadoon dhaqan xumudooda ciyaalki yara say wlhi ayaaba idinka yaabey thanks habo karbaasha fadarooyinka ❤️❤️❤️❤️✊✊✊
@minamuse3965
@minamuse3965 2 жыл бұрын
Cannot express how much I enjoyed this video wallah. You all expressed everything I've been thinking lately. Wallah I'm a few steps closer to deleting this tiktok app because of our people. I've never witness such a toxic and embarrassing people like the ones back home on tiktok. These people make me question what's left of the Somali culture? Ma waxan ayaa no dambayse? the diasporas can get away with it because they live in the fitna central of the world. Whats the excuse for people back home to be behaving like some horny uncultured kufr when they live in a country that prides itself in being 100% muslim. I really want tiktok to be banned because its a distraction and I don't want our people to be distracted when they should be building our country rather than than arguing about qabil on a 30sec tiktok video. Someone needs to make a petition to ban tiktok ASAP we need to save our people. We can't afford to take another L.
@amanijama9597
@amanijama9597 2 жыл бұрын
Say walahy have so much respect for their deen n culture walahy
@juwa6305
@juwa6305 2 жыл бұрын
Horta aad iyo aad Nawal waan ku taageersanahay, sababtoo ah gabadha marka ay bilaa xijaab tahay kheyr kama sugeysid oo qof Quraan aqrin rabo uma maleyneysid. Haddee is ruxdana xijaab maba wadato waa u jeedaa, so marka is rux ma rabtaan min fadlak xijaabka iska dhig. Nawaal naag naag dhaaftay ilaahey hana soo hanuuniyo dhamaanteen🤲🏾❤️❤️
@suadfaisal953
@suadfaisal953 2 жыл бұрын
Nawal she's bad ass love her ❤😘
@أسئلةإسلامية-ض6ص
@أسئلةإسلامية-ض6ص 2 жыл бұрын
To be honest your Friend lady is very right
@hibaaqey
@hibaaqey 2 жыл бұрын
Somali TikTok is the most toxic place Acudhubillah 😭Lets not talk about the qabyaalad 🚮🚮Yes let’s ban TikTok in Somalia😂
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
That's what I have been saying for the past few years 😭😭😭😭😭 to everyone.
@haniabdima6559
@haniabdima6559 2 жыл бұрын
Bilash magaca ula ma bixin wlhi kasim wise waaku wataa🫡 ilhy hakuu siyadiyo caqliga Gabfhana waan ku raacay xoog aragtideeda daka cijaabka sharftiisa ku ciyaaraya👏
@falisabdulahi6883
@falisabdulahi6883 2 жыл бұрын
Fartuun wlhi waa kujeclahy❤my favorite girl❤❣
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 2 жыл бұрын
It be him baaaylaniii who else missed him😅😅🙌
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 2 жыл бұрын
Team gang❤
@ilhanali2669
@ilhanali2669 2 жыл бұрын
Nawaal waa gabadh fiican oo af soomaligeeda maanshallah yahayna. Somalida qofka hijaban bas ayeey u heystaa qof dhaqan wanaagsan. Naago badan oo asturan ayeey ka’ fiican tahayna
@fahiimafilsan2837
@fahiimafilsan2837 2 жыл бұрын
Mxy kaga ficantahy sheg dhaqan kama hdlyan dadku ee dinta laga hdlyaa ilhan
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
Somaalidda Diin Ma Ayagaaba Yaqaan? Maro Unbeey Caabuddaan Yahuu. Dad Baddan Beey Kafiicantahay.
@zaynabsuldan1085
@zaynabsuldan1085 2 жыл бұрын
Sax nawal waa gabdha wangsan runta ka hadashay hijab ka dhigaa ama sifican u qataa
@Nadiaa_07.
@Nadiaa_07. Жыл бұрын
​@@fahiimafilsan2837 waxeey kaga fican tahay dee isma walaaqdo somalida qofkii xijaban bas beey qof fican u maleyaan kuwa tiktok joogo ayaa kugu filan hais dhaa dhamin
@Rodaabdi1
@Rodaabdi1 2 жыл бұрын
I swear she is the only Somali KZbinr I watch ❤ big love sis
@queenfoos8265
@queenfoos8265 2 жыл бұрын
Love you too apyo 😘 Xasan-beylaani uxiisny maa nosoo qabatid 😍
@ayanadam3433
@ayanadam3433 2 жыл бұрын
hey fartuun looooved the video just next time could all of you sit in one frame maybe some up and some lower in two rows so that we get every facial expression and maybe zoom into if someone has a funny expression luv you keep going
@superwoman8785
@superwoman8785 2 жыл бұрын
Alhamdu lillah I Don't have a tiktok am proud of myself
@atikah47
@atikah47 2 жыл бұрын
Warunteed walahi Atleast xijabka haceeben 😂😂😂
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 2 жыл бұрын
Ala beerka gabdhas qawan karti bay ledahy wllhi keep on queen🥶👸🔥
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Ha waa fariid yar wallo illahay ha xifdiyo naag nool
@ihatebts4866
@ihatebts4866 2 жыл бұрын
Maxaa qaawiyay dhar bay xidhantahayee
@samio3348
@samio3348 2 жыл бұрын
Ma nooli gabadha qaawan kulahaa hhhh
@mushtaqmuqdisho6558
@mushtaqmuqdisho6558 2 жыл бұрын
wow wllyaal🥰 fartuun qalbi please soo laabo waliba si fcn videoyadaada wa iska jclhy wlh
@Hooyadedueg
@Hooyadedueg 2 жыл бұрын
Walal gang we miss you welcome back mamo isnino 😂
@zahramuqtaar3299
@zahramuqtaar3299 2 жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣ani tiktok inii laxiro marabi ee qofkii wax xun wado halaga xiro sawabto ah aniga tiktok waxyaalo fiican ayaan kabartay runtii mid diin iyo mid dhaqanba waankabartay
@yusra190
@yusra190 2 жыл бұрын
qasim wa yabaan yhy waba iska amusay😂😵‍💫😵‍💫
@hanaa.h1213
@hanaa.h1213 2 жыл бұрын
I wish if there was subtitles so I can fully understand and improve my Somali 🥲
@ana2604
@ana2604 2 жыл бұрын
Wow Nawaal af soomaligeeda waa khatar m a 😍❤
@maryamomohamuud6412
@maryamomohamuud6412 2 жыл бұрын
Qasim is my 😍crush
@ikramhussein6430
@ikramhussein6430 2 жыл бұрын
They have gone crazy cuz of 1m followers 🤣🤣
@edmo8912
@edmo8912 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 hala gaadhsiiyo
@sarahsworld3532
@sarahsworld3532 2 жыл бұрын
Fartun topic aad u wanaagsan baad soo qabatay. Hal ka sii wad quruxeey
@hibackmohammed6104
@hibackmohammed6104 2 жыл бұрын
I love that girl nawal❤😂 Muuqaal kale la soo samee fartuneey.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 жыл бұрын
Fartuun walaal I hope you can make it to Fatxiya Cabsiiye's show that will be on Saturday 23rd July @ The Claretian Oasis, Botwell Ln, Hayes UB3 2AB 7:30. There will be riwaayad, singing as well as a speech made by Fatxiya in addition to sale of her debut novel Mahadho all this is for charity to build a centre for the marginalised and mistreated Gabooye (Madhiban) people of Hargeysa. Ha moogaan walaal come along and bring your family and friends ka qayb qaata khayrka.😇👍👍👌
@nadifamaxamad725
@nadifamaxamad725 2 жыл бұрын
Waaw dad legends aya iskuyimid dhamnyin wani salme siqasa fartuun abyo hlke naga Ade plz come back 🥰
@fatmaabdi5311
@fatmaabdi5311 2 жыл бұрын
Masha Allah.. 🥰😍🤩
@nopeimusa7678
@nopeimusa7678 2 жыл бұрын
Fartuuney abayo waa sababtaas aanan u isticmaalin tiktok...,
@ugbaadjirde3807
@ugbaadjirde3807 2 жыл бұрын
Fartuney dacwad kula tigsanynaa waayo maqnashagii waa naga batay love u Alpii 💋❤❤❤
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
Qasim looks uncomfortable 😂😂😂
@fatmaabdi5311
@fatmaabdi5311 2 жыл бұрын
Nawa is funny walahi 🤣🤣
@sacduushcige4990
@sacduushcige4990 2 жыл бұрын
I'm Frist really guys so funny 😂😂😂😂😂😂
@bahjaali6530
@bahjaali6530 2 жыл бұрын
I love how Nawal’s Somali😂
@anisa.......6592
@anisa.......6592 2 жыл бұрын
Horta waxaan kuhaystaa inaan arko dhalinyaro soomaliyeed oo caadi u sheekaysanaya...♥️
@bashayeralsuldana2887
@bashayeralsuldana2887 2 жыл бұрын
Nawal you are hilarious and gorgeous 😍
@maryanhussein6416
@maryanhussein6416 2 жыл бұрын
Fartun I love u too abyo eid mubarak 🥺❤❤❤
@malinabdi2315
@malinabdi2315 2 жыл бұрын
Nawaal aan ku raacsanahay. Wallhi gabadh aan xijaabneyn oo isruxi ugama xumaado sida tan xijaaban oo isruxi. Akhas
@sarahosman9030
@sarahosman9030 2 жыл бұрын
Who knew all that was needed was social media for Somalis to leave their deen. The worst was during Ramadan 🙈
@thezu9250
@thezu9250 2 жыл бұрын
It’s always good when you grow up and realize it’s just a fairytale.
@Userrr8167
@Userrr8167 2 жыл бұрын
Hadey deenta dhaafan in daqanka ey heystan weyan ugu yaran, laakin in deen iyo Daqanba tooran wa mucjiso socota
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 2 жыл бұрын
Fartuun habo I enjoy 😉 so much wlhi this is best video flog which is very enjoyable and intertained wlhi🤣😂🤣😂🤣😂🤣😅🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂
@DARK-dc9oc
@DARK-dc9oc 2 жыл бұрын
I love abz 😂😂😂😂😂 mid gaaban I dhibtay😂😂😂😂💔💔💔plus Gbdha io codkeeda ismaleh so shocked😂😂am dying akafi 😂😂😂😂ku yeh somalia abyo booto ma taalo 😂💀💀💀 nawal is so cute wlhi mashallah❤️🫶🏼
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
Machine ween aa saaran lol
@hamdi7738
@hamdi7738 2 жыл бұрын
I made the best decision when I deleted my account on TikTok. Waa meel shayaadiintu ku kulmaan
@cabdicabdilaahi6481
@cabdicabdilaahi6481 2 жыл бұрын
Me too
@Userrr8167
@Userrr8167 2 жыл бұрын
Naftirkayga sas baan iska joji yey
@muudahir7081
@muudahir7081 2 жыл бұрын
Tiktok waligy maso degsan amu ku mashquliya isdhaha markasta qof waxbarta oo shaqeya ahy
@KasimWise
@KasimWise 2 жыл бұрын
Tiktok caadi maha kkkk Eid Mubarak dhamaantiin walal gang.
@amaliina2693
@amaliina2693 2 жыл бұрын
Nawal waa british from mudug ah😂😂😂
@xamaada4700
@xamaada4700 2 жыл бұрын
kuwaan aad sheegesiin Europe bey joogan oo surwaalaka siibayo iyo tan ninkeeda akfadhiyo oo gamada kasheekenayo kuloligood wexee joogan aduunka kale wax fasahaad sameeyo wadanka majoogonn ee wadanka hanaga caayina wlh dadka meeshejogan magaraneesiin ee so ogow meshejogan wadanka anagaa jogno eenaweediya waxa kasocda walaalayal especially fartun duvet THANKS ABAYO
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
Hade joogana hada lee tageen
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
They either in Africa or just got in to Europe after all the tahriib
@anime_life1990
@anime_life1990 2 жыл бұрын
Fartuun where is beylani 😭
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 2 жыл бұрын
😅😅😅😅😅nawaashaa wlhi jinkaygaa jecele Allah iyadoo Asturan hay tuso🤲 Lkn maanta Jamaahiirtii ayay keenty Fartun Hassan iyo nastexo aya maqan❤
@safiyonur5415
@safiyonur5415 2 жыл бұрын
Stop tiktok for Somali walahi for real,,fadaro & qasaaro
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 жыл бұрын
2:11 - afkaaga caano lagu qabay ala run badana gabdhahan jilbaaban ee naasahooda iyo futada ruxayya ee wadanka jooga maxay ahaayeen? Somali korka uun bey Muslim uga egyihiin and they love to judge while they are rotten inside lol Gabdhaha qurbaha oo xijaabka ku ciyaarayya weligiin ma arkeysaan NAAYADHA XIJAABKA DHIGA HADAA FUTADIINA UREYSA RUXAYSAAN Ajaanibta xitaa wey u fiirsadeen oo gabdhaha Somalida maxaa ka si ah ayaa intaa nala leeyahay akhas wey na ceebeeyeen naa dhiga xijaabka balaayo naasaha iyo futada idiin ruxdayey inshallah waa leydinka xidhayya Tiktok. Alla ilaahayoow dadka Somalia ka xidh TikTok iyo Instagram. Amiin ..You spoke about such an important topic yaab iyo amakaag ayaa naga soo hadhay aduunkey nugu ceebeeyeen.
@SomaliGirl-vh2qw
@SomaliGirl-vh2qw 2 жыл бұрын
Naagaha badana waxaa sameeya waa dadka niikiya waana dad la kireysto koonfurta soomaaliya aad ayay caan ugu yihiin waxaana loo yaqaan xubi iyo basbaas waxay ka niikiyaan xalfadaha aroosyada, ciidaha iyo jimcooyinka waa dad aad u dhaqan xun naaga kaliya ma ahan niman xita way leeyihiin.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 жыл бұрын
@@SomaliGirl-vh2qw waa kuwa edeb darran and cidna ka xishooneyn. Sharmuutada jidhkeeda ka qanacsata ee dhuudhuumasho waxeeda ku sameesay ayaa ka xishood badan.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
Nawaal Dhaqan Celiska Burtinle Mudug Baa Loogeeye. Reer Puntland Reer Mudug Lajahdooda Ee Kuhadlin Masha Allah.
@ubahabdi9267
@ubahabdi9267 2 жыл бұрын
masha Allah Af Somali caadi utaqa nin Fartuun wax fiican waaye in aad so badis rabnaa mishyadan insha Allah
@xamiidali7615
@xamiidali7615 2 жыл бұрын
Nawaal Diinta Ma Soo Gaarin .Miyaa Wali Mrka Under Cover Loo Samenaayo🙏🙏🙏
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 2 жыл бұрын
Dadka reer soomaalia ugu akhlaaq xun
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 2 жыл бұрын
Manta fartuuN Qodobkaas kugu Raacsanahey Somali tiktok Hallaga Xidho SaX
@rahmushomar8940
@rahmushomar8940 2 жыл бұрын
Mansha allah wlh Waa fariid nawal
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
Ma Dumarka ayuun baad arkaysaan 🙈🙈nimanka lama Arag futada luxaya ee niikinaya edeb darada la fadhiya, waar meesha waa lagu waashay
@hakh5277
@hakh5277 2 жыл бұрын
Im here for nawal 🤣🤣🤣
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 2 жыл бұрын
Hassan uuun baa maqan walhi 😥♥️
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 2 жыл бұрын
Maxaad nooga joojinaysaaa
@marianabokar7809
@marianabokar7809 2 жыл бұрын
Maansha allah hbo waa runtiin waxa aad ka hadasheen oo dhan ilaahay hasoo hadeeyo soomaali
@ne7056
@ne7056 2 жыл бұрын
I am dying 😂😂😂🤣🤣🤣😭😭😭 You said it all guys
@SUMAYA.3.27
@SUMAYA.3.27 2 жыл бұрын
Your channel made my day every time wan firsada🥰💕💕
@AA-xh8pk
@AA-xh8pk 2 жыл бұрын
Love your humour so much Fartuuun😂😂❤️❤️❤️❤️ The way you said “stress nugu heysaa” killed me 😂😂😂😂😂😂😂
@laylayare5405
@laylayare5405 2 жыл бұрын
Alhamdulilah i don’t have TikTok
@ramlaahmedxazan4417
@ramlaahmedxazan4417 2 жыл бұрын
Fartuuney managa tagtay🥺🥺🥺
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Hhhhhh qoftan madaxa feydan waa qosol miiran😂😂😂😂
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
Wah
@safiosaafiofficiall1637
@safiosaafiofficiall1637 2 жыл бұрын
Nawaaal mansha alllah illahay caqliga ha usiyaadiyo asturna ha ugu daro
@taaxoduale4744
@taaxoduale4744 2 жыл бұрын
Part two plz
@adiljb5943
@adiljb5943 2 жыл бұрын
Saan u sugayay cid igama horeso labada channel wa joga ani
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 2 жыл бұрын
Hassan iyo nasteho lee ka maqan no keen tuneyyyy🤍
@JoyaKMA
@JoyaKMA 2 жыл бұрын
The two different camera qualities is off putting, the one with the three guests has better quality
@abdifatahmohamed3
@abdifatahmohamed3 2 жыл бұрын
Lov❤️yyuuu daad waan ka qaraxeeysta😂😂💎👸❤️
@amalrirash5567
@amalrirash5567 2 жыл бұрын
I love all of you guys in one video but your missing one guy don’t know his name all I know is that he is from Somaliland and tall and skinny
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 жыл бұрын
Hassan 🤣🤣in sha allah next time
@KasimWise
@KasimWise 2 жыл бұрын
I thought you was talking about me for a minute there. Mar baan Specsavers ku garaci laha 😂
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
The saddlebags ass oo jaranjarada ah lmaooo omg
@khadiirashow
@khadiirashow 2 жыл бұрын
NAWAL👌😘 CHAINE SOMALI MAD FURATID WALL MIDAKALE JABISO NAWALAY UGU YEER JANELKAN PLEASE PLEASE
@maryamajamac38
@maryamajamac38 2 жыл бұрын
Fartuun baryahan waad caajistay
@hindasheeq6185
@hindasheeq6185 2 жыл бұрын
Frtun mcnto ku xiizay wlhi so wan kuwalwly mel kla so xirirn mlahen anyway alx hda icgmd qabto🥰💋love u sis
@yusra190
@yusra190 2 жыл бұрын
nasteexo awaay🤧😩😂❤️the gang isn't complete
@sdfyyxtyuaertyyfd5103
@sdfyyxtyuaertyyfd5103 2 жыл бұрын
Fartuuney waxad kama yelayi inaad ingilish uguurtid macquul maha
@Caynab_10
@Caynab_10 2 жыл бұрын
I saw the isaq guy on CH,he is the biggest qabiiliste.
@itsmonnaa3075
@itsmonnaa3075 2 жыл бұрын
Qasim hadalkisa war hadad tol tihin wiilka igu darsada😩
@faatimohusen4526
@faatimohusen4526 2 жыл бұрын
We need dood kle♥️🤣 one love
@zamuchhh9940
@zamuchhh9940 2 жыл бұрын
Tiktok hady meel la isjacelyahy oo wanaag la iskugu shegyo oo lagu kla faaidysanyo aqoonta waso glilha lkn waa qudhun
@Theacademichouse
@Theacademichouse 2 жыл бұрын
Akafi Ali mar buu ka niikin jiray Tiktok Alhomdulilah wuu ka weydnaaday , anigu maqabo in laxiro tiktok waayo mushkiladu tiktok ma aha mushkiladu waa dhaqanxumada dhaqanka iyo tarbiyad ka 'aanta caruurta buu kor usoo saaray , all we can do is to sit and watch unfortunately
@jiialassow2321
@jiialassow2321 2 жыл бұрын
I will follow you there too abayo, lkn wlh i miss you ,and I am comfortable somali then English
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 2 жыл бұрын
Wiilka yariiska o fartun ag fadhiya sidu jawigiisu u dagan yahy o u fadhiya ka helaY wa huduuu Ilmahaa iso qawo qof yey🥺😄💖
ILA TALI: CARUUR AAN KU HESHIIN BAA DHALNAY
14:56
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 71 М.
The Tremendous Show  “WHY DO SOMALI’S CALL PEOPLE JAREER”
50:26
The Tremendous Show
Рет қаралды 13 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 125 МЛН
When mom gets home, but you're in rollerblades.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 94 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 195 МЛН
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 5 МЛН
WASAQ YAHAY…ADIGA DARTAA BAA GYM U AADAY
14:46
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 60 М.
20-GABDHOOD OO SOMALI AH OO LAGU XIRAY XABSI KU YAALA LONDON
32:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 245 М.
omaar iyo  saara
3:43
Qiso family
Рет қаралды 1,2 М.
WEDDING|| GET READY WITH ME||ITSSAWO☁️🎀
23:09
Itss Awo
Рет қаралды 51 М.
PRANK: HOOYO MAALIN WALBA 2 SACADOOD BAA GYM CIYAARA
13:54
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 91 М.
AF SOMALI VS ENGLISH SI TOOS AH U FASIR FUNNY DIRECT TRANSLATION :
17:16
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 157 М.
CARPOOL KARAOKE WITH QURUX KU DHIIGLE!
17:39
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 111 М.
DOOD WADAAG: ANIGA NAAGTA HA I KOR SAARIN
21:02
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 104 М.
QOLKA 'GABDHAHA LAGU GARAACO EE XARUNTA LUQMAAN AL-XAKIIM' EP2
38:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 158 М.
NIN JINI CAASHAQ AH BAA FARTUN KU JIRA
29:31
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 53 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 125 МЛН