SOMALIA DAWLADNIMO KAMA JIRTO BY HUSSEIN JAMA !!

  Рет қаралды 3,553

Somali TikTok TV

Somali TikTok TV

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@xasanjaliil3958
@xasanjaliil3958 16 күн бұрын
You the best brother
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 16 күн бұрын
ماشاء الله تبارك الله!!! Xuseyn khayr Allaha ku siiyo waxaad tahay nin dhalinyaro ah oo caqli badan
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 16 күн бұрын
runtaa weeye arinku waa halis
@HasanAli-zj5cg
@HasanAli-zj5cg 16 күн бұрын
I gree
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 16 күн бұрын
Waxan an dhihi laha ayad tirahaday runta xaqiq waye 🎉🎉
@cosobtayeegtayeeg9214
@cosobtayeegtayeeg9214 14 күн бұрын
Dastuurki Siyaad bare haloo celiyao
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 16 күн бұрын
Somali adeerkaa ayaa meeshaan gaarsiiyey qabiil haddii lagu dhaqmana qoyskaaga ayaa ugu horeeya oo hortaagan dowladnimada ee adeekaa hadduu joogi lahaa waad taageeri laheyd ee gurigaaga iska joog dawladda ku aamisan ayaa kaa badane
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 16 күн бұрын
ma hilmaantay in adiga iyo Adeeradaa oo mooryaan ah in aad waddankii bililiqaysateen oo guryihii iyo xoolihii Muslimka ilaa iyo hadda aad fiiqanaysaan xataa qabriyaashii Muslimka iyo gaalada aa soo qufteen dameer (dameeraha ka fiican) adiga oo kale in uu hadlo maba aha
@ladanilmi8237
@ladanilmi8237 16 күн бұрын
Asalam alekum Hussein I am not dhayinyaro insead I am mum, however I get motivation and encouragement about your analysis.
@Dalmar-r6g
@Dalmar-r6g 16 күн бұрын
H.J waa somali run ah😊
@fardosamumin9376
@fardosamumin9376 17 күн бұрын
So sad,waan kugu racasanahay aboowe, Qabil waa nacalad 😭😭
@AhmedCumar-ge9jd
@AhmedCumar-ge9jd 16 күн бұрын
Xussen run bu sheegy
@عليعثمان-ح7ط
@عليعثمان-ح7ط 16 күн бұрын
xuseen jaamacoo Haye
@fausiabulale1925
@fausiabulale1925 16 күн бұрын
Absolutely kamajirto ee maxaala sameeyaa
@Dalmar-r6g
@Dalmar-r6g 16 күн бұрын
Xabashi waan ku gàran.
@keyfmahmud5291
@keyfmahmud5291 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 17 күн бұрын
Agreed..let Robinson Crusoe get stranded on his island 🏝️
@aliabdellahinoor6267
@aliabdellahinoor6267 16 күн бұрын
Soomaaliya doowlad kama jirto
@ClmajiidFaysal
@ClmajiidFaysal 16 күн бұрын
Saxbaatahay sxb
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 16 күн бұрын
Xuseenow xamar intay caasimad tahay hasugin dawladnimo sababto ah hawiye maba rabaanba waxad sheegayso xildhibaanada wa loogu hanjaba
@SharmakeMohmed-w7y
@SharmakeMohmed-w7y 16 күн бұрын
😂😂😂😂 !!!!! Wxas mrki aad aragto ama qofki arka adiga oo kle oo si qabilaysan hdi uusan Xasan shiiq tagaryn xitaa wuw tageraya. Mrka Xusen qabil ma uusan ka hadlin ee wx saga uu ka hadleee haka Halayn warkisa
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 16 күн бұрын
​@@SharmakeMohmed-w7y waa qalad in xumaan lagu taageero qabiil xataa hadee Somaalida dhan isku raacaan qalad iyo danbi
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 16 күн бұрын
Dalka dowlad kamajirto shacabka somaliyed hadey tashanlahaayen iyo hadiikale aygey utaal.
@Abdinasir413
@Abdinasir413 16 күн бұрын
Sax weeyo hussein
@Fardawsacc
@Fardawsacc 12 күн бұрын
Xaqiiiq bd ka hadhashay qabiil Calan xun inta uu jiro dawlad ma jirto Calamadan baan iska dhex arkay waaba qabiil noolayn calamadu iyo dawlad gabaleedyano Xamarne waa in laga. Raraa casimada oo lageeyaa meel somali ku dhan tahy oon reer la lahyn la geeyaa
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 12 күн бұрын
Caasimada qaranka qabiil land waa in Addis Abeba loo raraa!
@cosobtayeegtayeeg9214
@cosobtayeegtayeeg9214 14 күн бұрын
Intaasba waan kugu raacsanahay horaybayna qalbigayga uga dhex guxayaan iyo kuwa katiro badan maxase looga gidbi kara waaye suasha?Geesiyaal iyo wadni mala helikaraa?
@mohamedabdi-nu5is
@mohamedabdi-nu5is 16 күн бұрын
Inta ad shegtay mar hore ayan go an kagarnay, hadii hada fahamtay waa kheyr, lakiin isbadal kasta aya bilaba hadal waxba mataraya billow
@SacdiyoAli-kh6um
@SacdiyoAli-kh6um 15 күн бұрын
Walaal dhalinyatada ku guubaabì dalķooda ìney dìfaacaan
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 16 күн бұрын
Xalane, xaliimooyinka kuuntada Wareejiya Ayay Qasri u Tahay😂
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 15 күн бұрын
Maxay isdooriyaan kaaba talyaani baa sameeyee
@bazeera5520
@bazeera5520 16 күн бұрын
Marka aan dhulkeenu inaku filaado oon dadka dhilkooda u dayno nalomaso gali karo waa dhihi kara,laakiin dad dhulkood ba ku noolaan waa idin diidnay meela kama shaqayso. Cudurada xun xun een daawada lahayn waxaa ka xun Waxa ka jira wadankeena Oo ah cudur ku salaysan xin, xoog qabiil oo intuba asalkoodu yahay xoolo sad bursi yahay .shacabkiina Kuwaas bay sharta ku caawiyaan
@jamaal8309
@jamaal8309 16 күн бұрын
Muqaawamo aambilawno dalki laqaataye . Waxa meesha noo fadhiyo waa maamulki maxamuud cabaas camale . Coleykaa celshaan cawa kaa dhiximaayee.
@Mohab74
@Mohab74 16 күн бұрын
Soomali kan wax ka doqonsan ma arag
@Emi92546
@Emi92546 16 күн бұрын
wallahi Baan ku dharteye waba wiilka Somaali ugu aqliga badan Adigana kuw ugu aqliga xun ileyn waxuu ka hadaladiisa maantey iyo future kaaga waxii u Dana ah ka hadlayo lakiin fahamkeeda kugu yar yahey
@Abdinasir413
@Abdinasir413 16 күн бұрын
Runta ayad shektay
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 16 күн бұрын
Wabiil ha dhoco waa kii na dhigay meesha aan naalno please dhalinyaro diida qabiil iyo oday dhiigyo caba diida
@Snuxy
@Snuxy 16 күн бұрын
CALAAC ALKA DAAROOD NAGA DAA WALLAALO BEENTA JOOJI DALKU WAXUU KUJIRAA DIB UDHIS DOWLADNIMO IYO SOOCELINTA AMARKA IYO KALA DSMBEEYNTA AANSA KU WEEYDIIYEE YAA LAGA XUREEYNAA DALKA MA BUNTLAND IYO ALSHABAAB MISE HAWIYE 😂😂😂
@cabdishukridiiriye8857
@cabdishukridiiriye8857 15 күн бұрын
Haddadan garanayn cidda laga xoraynayo ciidamada afrikanku maxay dalka ka qabanayan Daaroodse maxa ku gaara ma runta hasheginaa
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 16 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop fake dreaming 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SOMALITIKTOKTV-b7y
@SOMALITIKTOKTV-b7y 16 күн бұрын
What is your problem 😂😂 i see you all the time saying "stop drama"
@Emi92546
@Emi92546 16 күн бұрын
wa runtiis dowlad kama jirto somaliya tan xamar noo fadhidaa wa kii u sajudayey nin asagii oo hotelka etobiya ku xirtey xassan baqti baad tagereysaa
@abdimajiid4695
@abdimajiid4695 16 күн бұрын
adeerka farmaajo markup shan Sano ku xirnaa maxaad u hadliweyday oo waligiis shabaab wearing halkee jirtay?
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Sigma girl VS Sigma Error girl 2  #shorts #sigma
0:27
Jin and Hattie
Рет қаралды 124 МЛН
WIIL MADI AH OO WADNAHA MINDI LAGA GALIYAY 10 DAQIIQO
57:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
П.Губарев: так воевать нельзя!
50:42
РОЙ ТВ
Рет қаралды 25 М.
"Третий всадник". Стоит ли бояться мирового голода?
19:35
Владимир Лепехин. Видеоканал для умных. Антихайп
Рет қаралды 53 М.
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН