Turkiya waxey araktay baahideena waxaa noo maleeyaa in aan dabaal nahay sikasta aan baahi uqabno waan soo jeednaa waana ognahay qofka cadowga ah somaliyey hurdada ka kaca 🫸🫸🇹🇷🇪🇹
Why blame Erdogan Abiy or others ? Blame Villa Somalia! Not even the Federal states because none said they back this ! Hassan Sheik went himself to Ankara to sign this agreement 🤝 He gave Turkey oil
@AliFarah-z1z6 сағат бұрын
Asc kkkk aad baan ku salamaya marka hore habeen wacan owanagsan inshallahotacala khayr lakiin waa yaab somaliya iyo hoganka maanta jogo waa sidaa o uga dabasho waan suugaynaa
@abduge12372 сағат бұрын
Xasan shiikh maxmuud waa jaasuus u shaqeya danaha itoobiya wuxuu bisleenaya in itoobiya badeena qaadato. Xasan waa khii'in alwadan wuxuu sheekada ka dhigay in itoobiya bad isku heysano. Itoobiya waa dal aan bad laheen waana khalad in aan bad kala hadalno.
@TawfeeqHassan-ix4qv5 сағат бұрын
اخراج الجيش الاتوبي الكول من السومال ويكون بينه احترم الحدود
@cabdullahishaafici69285 сағат бұрын
G Haa waa run marka laga eego caalamka. Waddamada Empires soo maray waa isku dhan si ja duwan.
Barlamaanka ethiopia maanta dabal dag ayey ku jiren madama bad bilaash ah helen
@MowliidXusen-j3z5 сағат бұрын
Barow wan ku salamay asc
@medahmed81914 сағат бұрын
Masar maaha dawla lagu citaaro Barlamaanku ha laalo hesheeskii
@maryami22996 сағат бұрын
Baarlamaankoodii baa ku faraxsan itoobiya
@Hajidulmidiid28 минут бұрын
Wax lafahmikaro maadan sheegin,Xasan shiikh gidaar ayaa looga bidiyey ee Baarlamaanka xagiisa ha u cararo ,Ardogan wuxuu xambaarsanyahay Itoobiya wuuna khasbay mw Xasan shiikh.
@majaajoosmajoojoos75787 сағат бұрын
MACARONKA FARANSA MALAGA YAABAA IN ALGERIYADII LAGA SOOSAARAY INUU U ARKO INUU KUBADASHO SOMALIYA TAA OO AAN U ARKO INTAA AAY KU QIYAAMEYNAYAAN MUJRIMKA ABII IYO LABAWEJIILE GEELLE
xataaa wariyaha soomaaliyeed .. waxad moodaa inay bahdillan yahiin oo aanay aheyn kuwa dhulkooda iyo badooda la gadan
@mohamedxamoow53406 сағат бұрын
Xasan sheekh yaa aamini xataa kuwi usoo hiiliyay wuu khiyaamay
@ahmedshire13825 сағат бұрын
Asc Somalia waa inay la timada dad aqonyahana oo diblomaasiiyada Wax ka yaqaana Maxa inay la tiimado kuwii hore Aynu inu niiqiinay Waxan uga jeeda kowan hada jooga Hadii kale somaliya waa laga adkaanaaya
@aliabdi83475 сағат бұрын
Turki Wu shaqeysanayaa, dadbaaba moodaya inu soomaaliya u shaqeeyo
Maxaa Soomaaliya ka galay,inay heshiisiiso Masar iyo Amxaaradda.
@hafsaali42976 сағат бұрын
Diinxumo. Doqonimo iyo Qorsho la'aan.
@HusseinHAden6 сағат бұрын
Turkiga waa saaxibkeen laakiin ma aha in uu dantiisa u bahdilo qarankeena mana aha in aan asaga uu noo yeeriyo siyasadeena diblomaasi assgoo dantiisa ilaalsanyo
@aliomarwehliye6 сағат бұрын
Eedoğan waa Wajiyo Badan Yahay
@maryami22996 сағат бұрын
Itoobiya ciidamadeedii oo dhan today bay isugu keentay dodo kin bay gado soo galisay
@medahmed81914 сағат бұрын
Waad arkaysay siduu u niyad jabsanaa fiqi waa kii yidhi waxan siinay badii hore loogu balan qaday Si aan uga badbadno fara galinta itoobiya intaan joogno
@somaliasomalibaleh78226 сағат бұрын
Wallaahi mar hore ayan sheegay inuu khaain yahay ordukhaan.
Dhiiqo somali buu ku mashquulsan yahay iyo qabyaalad
@idilsalahgenyo-cad77316 сағат бұрын
Doqonta waxma garatada ah sida ayey u dhaqanta
@MaxamedCalixoogsade-z3h4 сағат бұрын
Dalka somalia xukunka ma joogaan madax siyaasada aqoondheer u leh iyo dublamaasiyiin ku xeel dheer siyaasada sidaas darteed xukuuma hada talada joogtaa waa kuwo aqoon gaaban oo mudan in dalka laga cayriyo
@SurprisedDalmatian-es3xo6 сағат бұрын
ETHIOPIAN dhaqaale hub iyo garab istaag iyo in fagaara yaasha caalamka laga difaaco gaarista bada somalia ayay ka Siman yihiin turkiga iyo farnsiska waa in quwadaha daneeya marin biyoodka gear ahaan ruushka lala xirtaa hadii kale waxaan marqaati ka noqon doonaa Ethiopia oo bada iyo qeybo ka mid dhulka somalia la wareegta waxa la sugaa waa taas hadaan fadhiga laga kicin
@muhuboadan3314 сағат бұрын
Maamul xumada dowladda ayaa wax kasta noo nuglaysay iyo in badayada in nin walba soo damaaciyo Somalay hurdada ka toos
@Harunhassan1385 сағат бұрын
Turkiga ciidan dhiskiisa iyo qalabeyntiisa aad ayey gaabis u tahay. Dowladda waa in ay hub culculus sida kan Itoobia ay weydiisataa shiinaha ama ruushka.
@AarkaGalbedkakismaayo7 сағат бұрын
Wariye soo tawiye hadala xaqiiq ah. Oo aan aheyn wariyo ku hadla afkaar shaqsi
@Gardhalad-vw4wl7 сағат бұрын
Heshiis waa dhimanyahay inga iyo Xabashida. DF waxaa u jeedin lahaa in ay u dirsato faahfaahinta heshiiska khubaro ku xeeldheer Dhanka sharciga si aan uga badbaadno hoosaasin ama wax muuqda lajiifiyaana banaan lajoojiyaana banaan.
@hassanomar69435 сағат бұрын
Saaxiib haddiiba dowladda soomaaliya ogolaato joogista ciidamada itoobiya wax dhiman oo aad sugeyso maleh, soomaaliyana god ayay ku dhacday. Kenya&itoobiya inta ay joogaan soomaaliya nabad haka sugin.
Cawaan cawaani dhashay dheh, wallee reer somaliland iyo soomaalida inteeda kale ismaba yaqaanaan oo wali warbaa iskugu laaban waana sababta Lay'skugu xiiqay,,, intaa kadib sxbyaal boqol jeerbaan idiin sheegay- inay reer somaliland tallaabo kastood qaadaanba ka dagaallami doonaan- waliba farta dhexda laga qaniini doono fal celintooda - oon marnaba reer somaliland macaash laga soo hooyn doonin, abidkoodna Aan wax guula lagala hoyanin taariikhda,, imikana waan idiinku celinayaaye - reer somaliland haday xataa ciiin daaqayso amba geeska afrikaadba gubanaayo- cadawgooda Aakhirka waa kuwii afka dhulka u galiyaa oo wallaahiyee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,,,waxa kaloon idiin sheegay dawladda turkigu in Aanay marnaba Ethiopia iyo isku doorsnaynin somaliya sida maantaba idiin muuqata weeyee oo uu turkigu mar walba xagga Ethiopia xigaan doono waxa kaloon idiin raacshay boqol jeeer dawladda turkigu sidoo kale in Aanay marnaba cilaaqaadka iyada iyo somaliland ka dhexeeya carqalad galin karin ogolaynna in iyaga iyo somaliland laKala dhex galo sababtuna waa inay somaliland tahay wadadii qaniimadda Ethiopia loo maraayay, sidaa daraadeedna ay dawladda turkiga ka go'an tahay inay labadaa dawladoodba ilaashato qiime kastaba ha ugu kacdee,, mana fahmi kartaan xataa intaa yaaaa cawaaan iyo wada cawaan caqliga dabada laga galiyay, sidaasay wax yihiin,,,, wbtawfiiq
@clahihashi12567 сағат бұрын
Haa weyna leedahaykartidaas Inshaa allah weyna ku guuleysanaysaa nin aad ogtahay wuxuu kaarabo
@Ahmed-n6r1k2 сағат бұрын
Hassan hays dhiibo horta
@a.t.t.sscwec86572 сағат бұрын
Waxan qabaa Turkiga in xariirka uu la leeyahay Somalia oo lagu magacaabo xiriir waltinimo loo badalo xiriir siyaadadeed oo waliba lagu xadeeyo danaha ka dhexeeya labada dal. Inaan laga badbadin. Waayo wuxu u heysta Aby inu yahay ninka kaliya uu kala gorgortami karo geeska Africa siuu saameyn weyn ugu dhexyesaho. Hadaladisa yasmadu la muuqatana aan laga aqablin marnaba loma muujiyo.
Haye oo Maxey dowladaan u soo sameyneysa somaaliya mise kala u dhiman ay ugu daro sajuudo kala
@AbdiHassanabdi0072 сағат бұрын
Acwb turkigu muxuu soomaaliya u hayaa ? Dowladihii soomaaliya u soo gurmaday dhabarka ayuu ka jabiyey, lkn Itoobiya hadii aan is dilno ma noo soo hiilinayaa? Mise kor ayuu naga daawanayaa?, qofkastaaba waa ogtahay inuu dantiisa wato turkigu lkn soomaaliya yaa u maqan? Maxaanse ku badalanay dhago nugeylka turkiga oo aan bulshadu ogeyn
@abdullomar86982 сағат бұрын
War nagala tags somali wa la bahdilay ano xasan sheikh taagersana weligay wlhi inaana magaciisa xata maqli Karin. War bada aan Turkiga siinay way noo heshiyen iyaga iyo itoobiya marki horeba Turkiga nagu so siray
@medahmed81914 сағат бұрын
Barlaman ku sheegii waxay qaar u dagala.ayaan ahmad madoobe lakiin badii ka.a hadlayaan waa barlaman gacanta ugu jiro xasan waa kaa jabiyay xeer kii odhanayay lalama kulmi karo itoobiya ilaa ay heshiiska ka noqoto kama noqon haduu xasn ka noqdana wayla soobaxaysaa
@Ahmed-n6r1k2 сағат бұрын
Waxay ila tahay Ethiopia iyo Somalia wey is khiyaamaynayaan keeba La khiyaamayn weeye suaashu???
@IHatemumafiq7 сағат бұрын
Turkiga wuu saxan yahay 1000 madaxweyne oo Is wada neceb yaa jecel, Ethiopia waa Hal madaxweyne so Somali ppl stop hating turkiye
Waxaa naloo sheegay in bad ganacsi. Madaxwaynaha faransiiska waxaa uu ka sheegay adisababa waxaa uu sheegay in ay ku taageerayaan hub iyo tababaro si badda la siinayo ciidan iyo hub wanaagsan ay ugula dagaalamaan xutiyeenta iyo carabta taas oo ka baxsan heshiiskii la galay.
@FaakihaKamalСағат бұрын
ASC_SI FUDUD AYEY UGU GUULEEYSAN KARTAA HADEEY CADOWYADAASI ISKA HOR KEENTO OK AY HILIB SAMEEYSAN DHEXDA U DHIGTO KII SUNTA LA CARARANA INTUUSAN ISBITAAL GAARIN BIRTA LA MARIYO.
@MowliidXusen-j3z5 сағат бұрын
asc
@mohamedxamoow53406 сағат бұрын
Somaliya balan malaha diin malaha hal nin oo beenaale ah ayaa xukuma beesha caalamkuna way ogaatay maalin walbana qolluu laheshiin hadana uga bixi badiina waa lala wareegay heshiis hadhay majiro itoobiya dabaal dag ayay kujirtaa
@Shakir-y2m6 сағат бұрын
Hadii madaxweyne Hassan sheikh iyo xukuumada somalia ey mowqifkooda bada somalia uu isbadbadali laheen, hadii madaxweyne Hassan sheikh dhaartii uu kudhaartey uu oofin lahaa in Ethiopia uu lafadheesan doonin bada somalia uu bixin doonin, oona uu diidi lahaa xataa faaidada ganacsi ga ey somalia Ethiopia ka heli laheed Hadii uu madaxweyne Hassan sheikh uu ku adkeesan lahaa heshiiska Eritrea iyo masar asaga oo kuwo kale ku riixin somalia in ey tanaazusho then maanta Erdogan iyo macron sidaan uma dhaqmi laheen ama uma hadli laheen. lakin waxa ey arkeen in somalia ey laheen mowqif siyaasadeed geopolitics ka guracan oo dalkeena lagu qasbaayo na wey ka'hortagi weyse because of siyaasad fadhinin Soo dhinac walbo somalia ayaa lugta iska toogatey ayada oo leh qanci asxaabteeda intii ey ka'fikiri laheed danta somalia.. 1) xasilooni dari kadhalato hadii laweeraro gaadiidka sido xamuulka Ethiopia Maxaa kadhici karo?? A) in Ethiopia ey askar keeni doonto somalia yaa diiddaayo?? Ayaka oo ku matmarsiyoonayo in hantidooda amnigeeda ey sugi rabaan?? B) in bari xulafada Ethiopia ey kutaageeri donaan in bada somalia ey ciidamo geyso ayaka oo leh amniga bada somalia ayeey sugi doonaan ama hubka sharci darada yemen ka'imaado ayeey ka hortagi rabaan,soo marmarsiyo ayeey kadhigan karaan soo intaas oo arin miyaa xisaabta lagu darey?? Ama laguma darin?? Somalia waa in ey dhahdo barlamaanka ayaa diidey heshiis kii ankara somalia na wey kabaxdey waayo taas kali ayeey somalia kaga badbaadi kartaa dhibka guracan oo kusoo foodleh . Mar mar waa in lagu dagdagin heshiis yada in la saxiixo ayada oo pro-&-con ka la fiirinin Anyways Ilaahey hatuso madaxda dalka short time gain in long time gain uu kafiican yahay gaajana in bakhti loo cunin Wabilahi towfeeq ✌️✌️
@AbdiNasir-n5h5 сағат бұрын
Gur gurte usheg= haku wasa dhe abiy axmed ada dutada uhorsadaye...
@osmangure60407 сағат бұрын
Xaasn sheekhbhan maleh Mana yaqaan meel loo socdo öaaki8 lacag wuuyaqaan maataadana wuu boobaa gadaallla wuu u socdaa Dammmmin miirannna wuu isku wareejoyaa waayo isagaa dammmmin ah . Xaasn waxab mayaqaan xataa siskuul ma xukumi karo. Waayo han maleh laakiin lacagta wuu raadiyaa wuuna k foolxun yahay. Aloow sahal
Sow ka axmed iyo Dani ukala dhuumanayan maad ka hadashaan daaroodow
@TawfeeqHassan-ix4qv5 сағат бұрын
اتوبيا تبتعد شون السوماله
@abdulrahmanh55235 сағат бұрын
“Qaan-gaar siyaasadeed” kulahaa!?. Aduunka intee uga nooshay brother? Sideey Misr iyo Abyssiniya is gatlrab dhig u naqa karaan karkay danta dal iyo dad ee Dom. Tshay waxa laysku haayo?
@mohamedmohamud-wo2si6 сағат бұрын
turkiga waxwalba yan lagu haleyin
@Ahmed-n6r1k2 сағат бұрын
Masar wey ku gawracaysaa. Kkkk
@AhmedHassan-ed5ue5 сағат бұрын
Sheeka beena waxba ma tarayso xaqiiqdu waa xasan gurguurte waa isaga cida dalka iyo bada itoobiya ka iibshey
@medahmed81914 сағат бұрын
Waryaa dawlad ma jirtee waxaa xasan wuu bixiyay badii 5 mal.ood ayaa looguyeedhay uu ku saxeexo bada xasan bada waxaa kaga daran ahmad madoobe
Hassan tuug maaha ee waa Farmaajo Fircoon oo afar dekadood u saxiixey.Hassan waa ilaaliyaha Qaranka ka soo dhiciyey Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪.
@AminaAbdullah-m1z4 сағат бұрын
😂😂😂😂😂
@husseinabdi52043 сағат бұрын
Interial and external somalya is in dangerous situation now Abi Ahmed have the advantage to humanity President Hasan military and diplomatic President as ambitious and agenda is only how to destroy Jubland and never give any dam for Somalia sovereignty and integrate That is why now gagging Abi not to give any assistance and help to President Ahmed ISLAN region administration Therefore hundred 💯 % Abi Ahmed had more capability and advantage over President Hasan sheekh Hypocrite and shame policy to wards Somalia