"Farmaajo waxaa la dagaalamay Hawiye,Badbaado Qaran Hawiye ayey ahaayeen"

  Рет қаралды 55,817

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 206
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 9 күн бұрын
Run sheeg waa rabbi Yaqaan 🎉🎉🎉
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 9 күн бұрын
Masha Allah waa nin Ilaahey Caqli iyo xikmad siiyey oo markasta taabta nuxurka iyo xaqiiqa sidey tahay. Somali dad badan oo aqoon ,karti dacaadnimo iyo waddaninimo baa jira lkn waxaa nasiib darra ah in markasta dadka ugu liita dhinac kasta ayaa xukunka qabtaan sida Xassan dal duleeye.
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 9 күн бұрын
​@@peaceprosperity39512 sano.oo baad ah ayuu rabey farmaajo asagoo mudo xileedkiisa dhamaaday lkn hada wali xasan sheq mudo ayuu haaystaa
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 9 күн бұрын
Walahi waxa uu ku haday dhamaan waa sax, saxiix
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 9 күн бұрын
Mash Allah. Ninkaan aad wareeysatay xaqiiqduu ka hadlay. Dawladnimada Somalia 🇸🇴 waxeey u baahantahay is badal wanaagsan iyo sharci adag.
@shariifmohamed233
@shariifmohamed233 9 күн бұрын
Kismaayo iyo Garoowe ka ogoloow Cadaalad iyo isbedel markaas kadib baa Nala doodi kartaa Muqdisho iyo Villa Somalia
@johaz1862
@johaz1862 9 күн бұрын
L
@deeqajama6313
@deeqajama6313 8 күн бұрын
Doqon yahow ninku maahan dadkaad ku tuhmaysid qabiil baa ku dar daray waa Nin Somali ah gobolkisuna yahay Loo koonfur galbeed
@abdirahmannur5984
@abdirahmannur5984 9 күн бұрын
Ninkaan waa aqoonntii oo madaxa timo ku leh, Maanshlah.. waana hoggaaminta maanta loogu baahi qabo inay hoggaanka dalka ka kaxeeyaan mahan ay ku fadhiidka noqotay..
@IprahimBishar
@IprahimBishar 6 күн бұрын
Mashaa allaah
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 9 күн бұрын
Hawiye. Dad. Wanagsan. Bakujira
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 9 күн бұрын
😂 Hawiye Xassan baa ceeb iyo bahdil ugu filan waayo weligeed ma dhacin MW maalin kasta MW ama RW kale sida Abiy Axmed u niikinaaya markasta oo xita lugaha iyo gacmaha ka shuminaaya isaga jaceyl iyo raali ahaansho ka raadinayaa lkn u arkaa iney suurto gal aheyn inuu madax MG yada Somalia la hadlo ama u qanciyo si waddanku horey ugu socdo. Waa nin cisi iyo sharaf ku raadinaya niiko iyo kabo leefnimo.
@deeqajama6313
@deeqajama6313 8 күн бұрын
Ninkaanu waa xildhibaan koonfur galbeed
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 8 күн бұрын
​@@peaceprosperity3951hasan shiq waa halyey gesi ah ki neceb asagey dhibee
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 6 күн бұрын
​@@peaceprosperity3951adigu siyaasad shaqa kuma lihid ee inaad qof wax ka ssheegto iyo inaad qabiil dhan aad cayso ayaad tQaan ee isku xishoo.
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 9 күн бұрын
Farmajo. Hawiye. Iyo. Darodnawaladagalamen
@Farahkeinan-g7i
@Farahkeinan-g7i 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maa shaa alaah runtaa waa runtaa runtaa waa xasan tuug tuug mahadsenid xasan waa tuug waa beenale xasan allow nadhaafi aamiin aamiin aamiin aamiin xasan waa tuug waa beenale mar 2 mahadsenid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@akiiabdi4453
@akiiabdi4453 3 күн бұрын
Wa xaqiiqda jirto wlh ku soco bal
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 9 күн бұрын
Masha Allah runta ayaad shegtay ku soco oo shacabka Somalia waa garabkaaga❤❤❤❤❤❤❤
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe 9 күн бұрын
Shacabka Somaliyed Wayo Ma reerka Farmajo Kaliya Shacabka Somaliyed Ah koley Anagu Xurmadle Madaxweyne Xasan Shiikh Ayan Wadana Gar iyo Gardaroba Asagab garab Tagan nahay Somalinimo Booja walaga ilbaxay Qabyaladu Ha warto Hawiyenimada Naga Badan Hadan Nahay Dhalinyarada Hawiye Somalinimo Booja Hooyadeed Ha Wasto
@CabdiXakiim-pb7vn
@CabdiXakiim-pb7vn 2 сағат бұрын
Ninkaan waa irhaabi cabdi aadan siyaasi xabad kamaogo
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 9 күн бұрын
GUULEYSO WAZIIR HOOSOW WAA NIN U NOOL RUNTA. ALLAHA KU XAFIDO. DALKA KAMA JIRTO DAWLAD LOO SIMAN YAHAY. DALKA WAXAA KU HABSADEY TUUGO AAN KA NAXAYNIN DAD IYO DAL. ILLAAHOW TUUGADAN MEEL DARAN KU RID.
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 9 күн бұрын
Waxaad tahay Xildhibaan Somali ah oo runt u sheega Dowlada waxa qaladka ahna ka saxa. Hope you will win❤❤❤❤❤
@Farahkeinan-g7i
@Farahkeinan-g7i 9 күн бұрын
Waa runtaa waa runtaa runtaa mahadsenid guul somalia
@QuenFuufu
@QuenFuufu 9 күн бұрын
Nin wx bdn og❤
@cabdulaahiisgooweisaakh816
@cabdulaahiisgooweisaakh816 9 күн бұрын
Runtiisa waaye soomaaliya sharci laga simanyahay ayey rabataa
@jamayasin2155
@jamayasin2155 9 күн бұрын
Alla Run badanaa
@saddamcabdirahman5606
@saddamcabdirahman5606 9 күн бұрын
Abdi aden hoosow aqoonyahan dhalin yar ok caqli iyo dawlad yaqan ku suntan
@OG_3-o5h
@OG_3-o5h 9 күн бұрын
Run u shgay hawiye haiti moryan xaran sharci ma jiro u shegay
@ashasalah2835
@ashasalah2835 9 күн бұрын
TODDOBAD KA HOR, MADAXWEYNE THRUM, WAN WADA ARKEYNAY ISAGOO QOLKA MAXKAMADDA FADHIYA.
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 9 күн бұрын
Hadda ka hor baa waxaa Baarlamaanka Soo ( Golaha Shacabka) hortiisa yimid Xasan Sheikh oo ahaa Madaxweynaha Soomaaliya inta kor u qaaday Dastuurka Qabyo Qoraalka ah oo uu gacanta ku sitey wuxuu yiri Walaahi inuusan kan gacanta iga xireyn Sidaas waxaa yiri waa Xasan Sheikh waana baartaanka hortiisa.
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 9 күн бұрын
Xasan weligiis ba tuug liita buu ahaa lkn qabyaalada ayaa buun buunisay baarlamaan tuugana waa nagusoo celiyeen
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 6 күн бұрын
​@@caynaansheahmed687xasan wuxuu yahay ma taqaanid , Xasan haaddii uu waxx xaday yuu ka xaday ,adigu wax lagaa xado ma heysataa 10 fac ayaad faqri ka tahaye
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 6 күн бұрын
@axmedsixteen8509 yaa kugu yiri waa fakhri aqoon miyaad ee leedahay waa yaab marka qofku iska ciyo waa noo caas hhhh
@Salamin77
@Salamin77 9 күн бұрын
Hoosow waa aqoon yahay. Laakiin Kenya waa dad wax bartay Somaliya aqoontaa ku yar.
@MaxamedCali-e4x
@MaxamedCali-e4x 9 күн бұрын
Waa runtiis somali kama jiro qabta qaybaha sare ee bulshada sida siyaasiyinta iyo hogamiyayasha oo dhan waana dhibka wadanka kajira
@FatmaOmar-c8m
@FatmaOmar-c8m 9 күн бұрын
Nikaani waadabadhilif gumayte kalkaal ah waxba maistaahilo yoominal ayaan waalala xisaabtami doonaa madaxwayne dalxoreeye waligaa nahogaami ciiludhimo
@AbdifatahHassan-l6y
@AbdifatahHassan-l6y 9 күн бұрын
Wixii shalay adeerkaa Ina farmajo kadiiday cidi maanta kayeeli mayso taa kubiyo cab
@MaxamuudMustafCali
@MaxamuudMustafCali 9 күн бұрын
Masha’allah runta waligaa haka leexan 💯🫡❤️🇸🇴
@Muzamil9337
@Muzamil9337 9 күн бұрын
Waxii wadanka dumiyay waxay aheyn Hawiye( Caydiid) , Badbaado Qaran waxay aheyn Hawiye , somalia waxa isbaarada dhigta wa Hawiye , Xasan sheikh wa Xabaalo Qote ama Qabri Qote Marka wa in umada Laga qabta, hadii xita Hawiye ladoranaya qof an Shiikh Shariif aheyn oo daacad ah Kuma jiro Hawiye . Hawiye wadanka way kashaqeystan ee uma shaqeyan
@MaxamuudMustafCali
@MaxamuudMustafCali 9 күн бұрын
@ Oromo we will never do badbaado qaran 2 to nin Hawiye ah viva dalxoreeye viva Somalia 🇸🇴❤️🫡
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 9 күн бұрын
Xasan lugagod waa tuug dhacay 260 million oo dollar, maamul dawladeed na waxba kama yaqaan adiguna waxatahay jaahil qabiil caabud ah oo aan caqli kale lahayn
@hodanegal3022
@hodanegal3022 9 күн бұрын
Runtii waxaan u baahanahey wiilkaan oo kale wuxuuna mudan yahey in uu noqdo Madexwewne waayo waa nin aqoon ku filen leh
@Hum-baale
@Hum-baale 9 күн бұрын
HW Reer xididkeey wali wexey kujiraan Dagaalki 1991.
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 8 күн бұрын
hhhh
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 8 күн бұрын
KAn bay aqoonyahan ku sheegayaan Farmaajo Haddii ayan Deni iyo Madoobe hor joogsan lahayn kuwaan uu sheegayaa meel cidla ayay ku soo dhici lahaayeen Professor Xasan Sh Cali iyo Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur baa ka siyaasisan oo ka run sheega xaaladda dhabta ah iyo waxa la soo maray .
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 6 күн бұрын
@@MohamudDahir-du7jt waa marka reer nimada lagu qiimayyo aqoonta taasi lkn haddii daacad loo hadlo ninkani waa aqoonyahan dhamaystiran
@abarre5554
@abarre5554 8 күн бұрын
Afrika oo dhan Sharcigu waa la jiifiyaana banaan
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 6 күн бұрын
Ninkaanu waa nin aad ubka mana reeysanaayo inta hawiye leyahay soomaali weeyneey xamar imaada oo kaalaya dhulkeeyga oo xooleheeyga kaalaya igu xukuma
@AamaCade6
@AamaCade6 9 күн бұрын
Xasan shiiq cida gacmaha kaqabee waa hawiye badbaado qaran 2 insha alaah
@Maria28832
@Maria28832 9 күн бұрын
Xasan sheekh cidna gacanta kama qabaneyso madaxweynaha soo socda waa hawiyeh kale
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 9 күн бұрын
Hawiye qabyaalad mayaqaan mawqifki shalay buu aaminsanyny wali
@MocowAbdullahi
@MocowAbdullahi 9 күн бұрын
😂😂😂 wax aad kala ogtahay oo kuu bilaaban malaha shp wlhi
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 9 күн бұрын
@@MocowAbdullahi hhhh dee waa sax maanta xasanow soo bax waxa leh waa ayaga
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 9 күн бұрын
Soomaali dhamaanteed waa qabiil caabud taas aniga iima sheegayso ee waxma garatada usheeg sxb kuuwaasina waa kuwa ugudaran ee intaas kuhaya unukaa leh
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 9 күн бұрын
Farmaajo waa Mareexaan Qabyaalad maahan?!
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 9 күн бұрын
@@caynaansheahmed687 oo garowe iyo hargeisa anaga leh soo dad ma dhho magalada ayaga u badan
@aazbarotheahmed1864
@aazbarotheahmed1864 9 күн бұрын
Xasanad baa shaqeyso
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 9 күн бұрын
Waxaan aad oga helaa wairiyaha markuu qof wareysanaayo waqti siiyo si uu fikirkiisa udhiibto kadibna su'aasha waydiiyo sida wariyahan ookale laakiinse hadii aad Xassan Cade ookale qofka su'aasha jawaabteeda ka sugin oo aad muran iyo qararac lagashid wariye ma'ahide waxaad tahay jaajaale!
@AlownawaafajiTowfiiqdaada
@AlownawaafajiTowfiiqdaada Сағат бұрын
Sax mudane allaha haku xifdiyo lkn sisaasiyiinta oo dhan weydhahan markey banaanka joogan lkn waxan ku leeyahay hori usoco mudane waxan ku la talin lahaa inaad ka mit noqoto ururada siyaa sadeed waayo waxat ka dhalatey dadka ugu tirada badan ee somaaliya
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 9 күн бұрын
What about Dani iyo axmed madobe. Iyo rooble
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 9 күн бұрын
Iyaguna waa tuug lkn xasan tuug baa kasii liita waana shakhsi aad uliita maamul dawladeed na waxba ka aqoon
@abaahmed1463
@abaahmed1463 9 күн бұрын
Kuwas wa tuugo kale o goboladi ayey wiiqeen, laakiin MD Xasan Sheekh wadanka o dhan ayu gatay.
@Mjfarah114
@Mjfarah114 9 күн бұрын
Dani Iyo madobe shalay farmaajo ayay mucaarad ku ahayeen isagoo ku qabiil ah waxay ku doodayeen wada ogol xasana waa kula socday maantayna xasan ayaa leh sidii farmaajo si ka daran ayn yeelayaa wixii Somali heshiis ku aheyd meel ku tuuray waa in hawiyaha taas ka fakiraan
@mohamedshardi6198
@mohamedshardi6198 6 күн бұрын
7:41 asaaba isku cadeeynaa kan dhagtisa iyo afkisa iskama war hayaan . Sido kle ma yaqaan mowduuca la weeydiyay iyo waxu sharaxaayo shaqa iskuma lahan .
@XasanMaxamuudGacal
@XasanMaxamuudGacal 9 күн бұрын
Farmaajo ayaa la dagaalamay Hawiye ee Hawiye dagaal kuma qaadin Farmaajo. Ha balding shaxda.
@hawaahmed7358
@hawaahmed7358 6 күн бұрын
Somaalidu waa waalanyihiin waayo shacabkaa wac kala celiya lkn wax mafahmaan qamyaalad baa waashay qof uroon iyo qof udaran ma kala saarikaran marka ha israacdo diidaye ha israamstee daah
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli 9 күн бұрын
MUNAAFUQ QABIILESTE TUUGA XASAN SHIIQ BAA MOORIYAAN QABIIL HORKACAAYEY ASAGA OO SITA QORI MISNA LAHAA FARMAAJO WAA MAREEXAAN XAMAR UNUKAA LEH
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 9 күн бұрын
Three branches of the government And constitutional court waxba Kama oga ninkaa wareysaneyso !!
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 9 күн бұрын
Adigaan ogayn ee Soo baro horta wuxuu ka hadlay inad fahanto ayaaba jaamacad kaaga baahan runti anigo ka duulaya Miisaanka qoraalkagu xanbaarsanyahay , because waxa aad dhaliilayso waxaa ka horaysa inad fahamto Ama fahmi karitid , taasna heerka waxbarasho iyo khibradaada waa muhiim sxb Ninkan wuxuu sheegay 100% wax jira waaye ee aragtidiisa inooma sheegin fact Aan wada ognahay oo dood xitaa laga keeni karin waaye ee soo baadh hadaa fahmi karto wuxuu sheegay one by one wuxuu ka hadlay then you would confirm inshallah
@FaaizoAbdirahman
@FaaizoAbdirahman 9 күн бұрын
Hadda hawiye haduu kahoryimid dani iyo axmed madoobe ma faataxa ayay farmaajo lagarab taagnayeen adeerow siyaasiyiin hadaad tihiin awrkacsiga inaga daaya rag dantooda isku aragye😂😂😂
@Happy-go-l
@Happy-go-l 9 күн бұрын
Absolutely
@MoulidAbdi-q9t
@MoulidAbdi-q9t 9 күн бұрын
Maya ayaga qori ma qaadan Sidiina
@abshircabdule2988
@abshircabdule2988 9 күн бұрын
Siyadha.quf.u.dhalatay Majirto. Hawiye.inladhaxshaqeyo Wa.dha.ata. Siyadha.waqti.dhumiska Wadhamatay. Foor.boonti.fay.ya.ku.ganbadho.dhar.waye.walakasar.mucar.hadii.kursiga Qulugu.xad.gu.bayo. Majirto.gusha.hawiye Siyadha.xariikedha. Warke.ya.hur.istagi. Karo.hawiye.oo.siyadha Israciyo.yahur.istagikaro
@mhdinero9658
@mhdinero9658 9 күн бұрын
Dhibka soomaaliya haysta waa Caasimada in laga dhiga Baydhaba kismaayo ama gobolada waqooyi ama bari ee Somalia. Hawiye dhulkiisu kasoo bilaw koonfurta Gaalkacyo ilaa Xamar waa maamul xumo iyo isbaaro ama shabaab.
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 9 күн бұрын
Kismaayo waa dhul hawiye xisaabta ku darso waryaa
@moenlighted7681
@moenlighted7681 9 күн бұрын
​@@xareedproduction.7740 xamarna waa dhul daarood
@YusufAddow-f4s
@YusufAddow-f4s 9 күн бұрын
Markaa Soomaaliya bilaa Hawiye ah xagee ka shaqeeyneeysaa. Teeda kale Hawiye ilaa turdho oo jubada house ah ilaa qorac joome oo bakool ah buu dagaa ee khiyaaliga jooji
@moenlighted7681
@moenlighted7681 9 күн бұрын
​@@xareedproduction.7740 xamarna waa dhul daarood xisaabta ku darso
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 9 күн бұрын
@@YusufAddow-f4s waad u jawaabtay haduu wax fahmaayo
@AamaCade6
@AamaCade6 9 күн бұрын
Xildhibaanadiina daarood iska daaya cabsida dalka waxbaad kuleedihijn leydinma xaqirikaro dawlad aad kamaqantihiin dhismimee
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 9 күн бұрын
Somaliya gaar ahaan caasimada Sharciga waa Unukaaa leh car isoo xir
@AbdilahiYare
@AbdilahiYare 9 күн бұрын
Mashlh waa nin aqoon dawladnimo leh lakin yaa ka dhegeysan
@macrobianson2g
@macrobianson2g 9 күн бұрын
Farmajo hadeysan hawiye taagerin madayweyne ma noqon lahayn hadana weey jireen hawiye ku cadow ahaa siyasiyiinta Somalia badankood hadeyba gabihood ahayn dadkooda ma soo dooran mana matalan danaha dadkooda .
@xassanaden1364
@xassanaden1364 8 күн бұрын
War nikaanu runta ayuu kahadlayaa haduu garabhelo waa nin waxa inaga maqan garanaya
@AyriAsus
@AyriAsus 9 күн бұрын
WAR CAASIMADA MUQDISHO WAA IN LAGA BADALAA UNUKAA LEH DAMBE WALLAAHI MA JIREEYSO NACALAA DHALEY SOOMAALIDU WAA DADKA ADUUNKA UGU CAQLIGA XUN
@Maria28832
@Maria28832 9 күн бұрын
WARYA CAASIMADA DAD BAA LEHE ADIGU MEESHA RABTO AAD
@Mjfarah114
@Mjfarah114 9 күн бұрын
​@@Maria28832mid la wada leeyahay waa in helnaa hadii ay dad Gaara leyihiin
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 8 күн бұрын
@@Maria28832Mugdisho lahan karta lakiin Casimad hooyada maa lahan karto kaliged 😂😂😂 Capital City mel dadka usiman yihiin waa inaa laa geeyo waayo hal reer Casimad hostage kuma haysan karan… it belongs to all Somalis… unuuka haddi iska dhaafi waydan mel kale la geynaya because hooyada malahan Somalida ka badan Hawiye. Put that in your knuckle Hawiye head 😂😂😂😂😂😂
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 8 күн бұрын
hhh ma tuuliyinka daarod aya lo warejinaa
@casiloGedi
@casiloGedi 8 күн бұрын
Sidaad aaminsantahay inuu aqli yaryahay iyo hawiye laakin waxa waalan oo aan soomaali hunguri udagaalamaya waa adiga
@qassimdahir-f4c
@qassimdahir-f4c 9 күн бұрын
Rutu waa tan
@qashow
@qashow 9 күн бұрын
No more hawiye badbaado qaran since you mentioned qabiil bring your oun badbaado qaran xoosow
@dalmaridow7040
@dalmaridow7040 9 күн бұрын
Badbaado qaran 1 waxey ahayen Hawiye iyo daarood eey Hogaminayan Dani iyo sh shariif iyo X shiq Badbaado qaran 2 na hada ayan maqalna wiling isma soo shaacin hhh Marka ninkan beenta ha,iska daayo
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 9 күн бұрын
Badbaado qaran wexey ahaayeen hawiye waana kuwii geela kuqorayey 1991 baa loo noqonayaa
@AhmedYusuf-g3j
@AhmedYusuf-g3j 9 күн бұрын
Madaxweynaha america kan kenya inta eey joogaan kursiga lama xiri karo lamana dacweyn karro ee sheeka xariirka iska dhaaf ninyahu
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe 9 күн бұрын
Xasan Shiikh 5Sano Ka Badan Ma Jogi Karo Anaga Ayanba Uu ogoleyn Mudo kor dhis Kaliya Waxa Uu Jogi Kara 5Sano Siidii Farmajo okale
@abdaladuraan8567
@abdaladuraan8567 8 күн бұрын
waxa lagaara xiligi casimada labadali lahaa sababuhuna wa badan yihin wa in la bilaba olole casimada lagu badalayo si logu sinado
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 9 күн бұрын
Eelaygaani waa ilmihiiuu afweyne korsaday,cuqdad qzbiilnawas ka buuxdaa.
@hallad598
@hallad598 9 күн бұрын
Eelaay ma ahan cay ee maxaad cay ahaan ugu adeegsanaysaa? Tan kale, ma runta uu ninkani yidhi ayaa ku gubaysa? Fikirkiisa waad diidi kartaa hase ahaatee ku xadgudbka shakhsiyadda ruuxa ma ahan wax wanaagsan.
@Banooda
@Banooda 9 күн бұрын
Cuqdad hawiye naareed bee ka buuxdaa af weyne ilmahoo korsaday adiga iyo hawiye waaye kuwa meelaha la taagan ilaahay u nahriisto siyaad barre wadani ahaa waa hawiye naagaha idaacadaha ka ooynaya taagan farmaajo noo dhaamay hassan safarow waa hawiye eelayga runtoo idn ku dharbaaxay waxa aad ka gubaneysan waa fahansanhy adoomada ali yusuf!
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 9 күн бұрын
Sharci hadu jiro farmaajo ayaa maxkamd la geyn lahaa muwadin somaliyeed dhibay siyaasi madax banan weeraray asgar laayy
@afleyrshechannel1109
@afleyrshechannel1109 9 күн бұрын
Xanibaadda jubbaland ladagaaalanka puntland ma aha muwaadineen la weeraray
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 9 күн бұрын
Sharci hadduu jiro xasan lugagod oo tuug ah buu qaban lahaa shalayna qabiil ulabaxay bad baado qaran maantana 260 million oo dollar dhacay
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 9 күн бұрын
@@caynaansheahmed687 la xisaabtan maleh madaxda somalida waa iska bashaalaan cadaald xaga rabi bey jirtaa
@ahmedadanmahamed2165
@ahmedadanmahamed2165 9 күн бұрын
Morayaan anagu wax aan lawadageyano majiran
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 8 күн бұрын
Ninkan waa dhageysta warkisa inta badan waa run balse halbeeg u wax ku cabiro ee ah waxii wanaag ah reer galbeed in u so qaato waan kaga so horjeeda cabirka wax lagu cabiro in u noqdo reer galbeed sax Mahan trump waa danbiile sidaa u yahey bu madaxweyne noqdey dhamaan musuq bay lug ku leyahiin marka walaalow information iska sax
@SMATransport
@SMATransport 9 күн бұрын
Siyasi walba saan ayuu u hdla lkn ficil malha manta haduu madax noqdo asaga ayaa ka tilab sanayo sharciga
@IbraahimMaxamed-q6q
@IbraahimMaxamed-q6q 8 күн бұрын
Caasamada halagabadala hamar
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 6 күн бұрын
صحيح
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 9 күн бұрын
Firimbi wa kufertabay barlmanka lama xirin
@maqaamsare2569
@maqaamsare2569 6 күн бұрын
Hawiye dowlad ma fahansana wallaahi Muqdisho keliyay somalia uyaqaaniin oo leeyihiin doorashada halaga qabto kkkkkkkkk
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 9 күн бұрын
Hawiye recognice SOMALILAND 🤲🏼
@mohamedshardi6198
@mohamedshardi6198 6 күн бұрын
Halkaan tiktook iyo dahir calasoow ayuu kaso bartay cilmiga 😂😂😂
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 9 күн бұрын
Ninkan halaga dhigo wasirka cadalada
@ismailabdi4115
@ismailabdi4115 9 күн бұрын
Ninkaan Waankaqaayliye Waxjiruukahadlay LKN Waadhamaan Africa dhaqanxumadaan
@aqoon-kaabechannel8625
@aqoon-kaabechannel8625 9 күн бұрын
Kuwuu ku joogay Farmaajo ee garabtaagnaana Hawiye ayey ahaayeen
@noordinkhalid7213
@noordinkhalid7213 9 күн бұрын
Hhhhhh nio wax badan og walee
@biibaaye-o3k
@biibaaye-o3k 9 күн бұрын
Ninkii ugu waynaa ee la dagaama waxuu ahaa saciid dani
@CabdiSalan-x4z
@CabdiSalan-x4z 9 күн бұрын
Nin wax og
@InaaskariWayeel
@InaaskariWayeel 9 күн бұрын
Nin wax og dila u danbeya walaalow is ilaali meshaan sharci kama shaqeeye qabiil ka shaqeya
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 4 күн бұрын
Xaarow ka wareegayaa
@alabaamadi8460
@alabaamadi8460 6 күн бұрын
......... CABAAD WAXBA MA TARO, XAMAR HADEY CODEYSO, DALKA WAA CODEEYEY, CEEBEEY TACAAL, 2025 CODKA SHACABKA WAX LAGU QEYB SANAAYAA..... REER QURAC & REER QANSAX.....MA JIRTO.... RIYO WAXAAN DAN U QALMIN INAAD QAADATO...
@MahadMohamedduqow
@MahadMohamedduqow 8 күн бұрын
Sharciga soomalia looma sinno
@MahadMohamedduqow
@MahadMohamedduqow 8 күн бұрын
Rug caddaa faham san siyaasadda aqoon leh Xaqiiq waaye taas
@isaaqkarateey7333
@isaaqkarateey7333 9 күн бұрын
Nikan sidan uhadlaya hadhow madxweyne hadu noqda asagaba nagu bodaya qabil isku baldaya
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 8 күн бұрын
Hadal madhan OO àad xamar Ka dhex tiraahdo muxuu tarayaa... madaxdu Intay sharciga Ka sarreyso Qaranimo MA jirto
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 9 күн бұрын
Nin warkiisu cad yahay
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 4 күн бұрын
Somalida muwadimada laguma soo korin wuxuu ku soo koray wax dhicid wax dil maxaa iga galay sababtoo ah waa jahil qabyaaladi dilootay xitaa kuwa dibada ku nool waa sidaa weligood ruuxa somaliga isma bedelayo meelkastoo la geeyo dhiigey uga jirtaa qabyaaladu anigoo reer hebela laandheera ah xaarkuu cunayaa horaa waxaa loo yiri waano abuuris baa ka dambeysay somali hadey 2qarni oo hada dhiman sii jirto wanaag ha ka sugin iyo nidaam iyo dal jaceyl siyaad barre ayaa ugu dambeysay uma maleynayo in somalida soo mari doonto horuu siyaad barre alaha unaxariistee anigu dal baan ka tagay dad kama tegin wey na haysataa maanta dadka dadka ugu aqasunaasan baa baa umadda horboodaya ugu jaahilsan ugu qabyaalada badan ugu dullisan ugu xaaraan cunka badan ugu aqlaaqda xun ugu shaqsiyada xun waxba kala jecleyn maxaan dhacaa maxaan cunaa aminsaneyn in uu dhimanayo aqiro iyo 2badii mitir ka dambeyn umaleynaya in uu iska noolanayo aduunkaan uu ku waarayo isagoo og in uu shalay aabihiis soo duugay sheydaan baa ku niikinaya ninwalbaa qumanihiisaa qorta ugu jirey tiraahdaa somalida cawaanta ah
@wabaxa
@wabaxa 9 күн бұрын
NINKAAN MA LAAB GABA MAXUU HAWIYE I ARKAA IM SORRY HADII AAD LAABKAAB TAHAY
@abdirizakdahir7444
@abdirizakdahir7444 9 күн бұрын
Wariyaha wa daganyahay ma ahan quuqle
@husseinabdirahman5173
@husseinabdirahman5173 9 күн бұрын
Nin qabiil kuhadaaqaayo
@Ilyas-b7m
@Ilyas-b7m 9 күн бұрын
Hawiye , are the landlords , adiga maxaad leedahay. ?
@yusufabdiismael5934
@yusufabdiismael5934 9 күн бұрын
Mamul goboleedyadu hal daawi oo keliya ayey leeyihiin oo ah in gebigoodaba laga takhaluso
@farxad4402
@farxad4402 9 күн бұрын
Xiligii farmaajo marko laba sano Ku darsanaayay maxa u hadliweysay Oo udhiweysay nin tay xiran halasameeyo oo jakad buug ah xiran... markaas raaliya eheed miya Inuu farmajo joogo indha ka qabsatay miya sida qeeylo dhaan
@DaahirSiyaad-s3s
@DaahirSiyaad-s3s 8 күн бұрын
Lkn hadana somaliyey qabiilbaad kunicidoontaan ninkaas
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 9 күн бұрын
Cid ka fakeriysa mudadaada waxaad dalka &dadka u qabanayso ka feker ma jirto waxaa lawada rabaa in la boobo wixii dadka soomaaliyeed example danta guud In qabaailka hub laysugu dhiibo dagaal siyaasadeedna laysugu diro that means qofkii yimaadaa uma shaqeeyee wuu ka shaqaystaa shacabkana dhiigooda banaystaa .Isha alaah ilaahay haw gargaaro shacabka & dalkaba
@abdirahmanabdikadir3270
@abdirahmanabdikadir3270 9 күн бұрын
Dadka mafahansana in madaxwenaha uu shaqaale u yahay inuu la simmayn ayay u haystaan dadka dawladnimada wa in lafahnsiiya ma naqan sharci lafu dhaqmo Dhalinta soo koreesa wa inaan barna dawladnimada kuweena wawayn waxba kama naqanee
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 9 күн бұрын
Waxan wa in wadanka laga qabta
@shariifmohamed233
@shariifmohamed233 9 күн бұрын
Dal aan Dastuur Qaran lahayn Maxkamada Dastuurka mayeelan kara? Siyaasiyiinta intooda badan Shuruucda Dalka si qaldan oo been ah beey Shacabka ugu tarjumaan
@farahburale4080
@farahburale4080 9 күн бұрын
Farmaajo in lala dagaalamo xaq aye ahayd
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 9 күн бұрын
kkkkkkk hayee xasan xabaalo qpte in lala dagaalamaa maqaladbaa bal noosheeg malaa dameeraha uhaaysta soomaliya xamar baadtahay oo caqli malihid awalna dameer caqli kama sugaayn ee waxaan kuu sheegayaa inta xabaalo qote maandhaayd kiisu dhamaanayo uun baa lasugayaa maalinkuu dhamaado xamar uun buu xukumi uun dameeroow
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 9 күн бұрын
Marka xasan tuug in lala dagaalamo maxaa diidaya qabyaaladiistow
@fartunabubakr
@fartunabubakr 9 күн бұрын
Farmajo ladagalan teene maxa kadambeyey bal in qaburihii laidinka sosaaro 😅
@AhmedAli-ge5xf
@AhmedAli-ge5xf 8 күн бұрын
Farmaajo qabiilka uu ka dhashay waxba uma qaban xiriirna maba lalaheyn,tuug ma aheyn,dadka soomaaliyeedna waa u sinaayeen,weliba kuwa ka fog qabiil ahaan buu u dadaali jiray,laakiin maxaa ka dambeeyey farmaajo,Hassan oo wax walba qaatay,qoyskiisa hoose cid aan aheyna aan waxba tarin,tuug ,khaa'in ah oo aan wax sharaf ah laheyn,dalkiina dhunsaday baa farmaajo ka dambeeyey- Waxay Ila tahay inaad rumeusan tahay inaan Hassan lala.diririn,sababta oo ah waa Nin hawiye ah,shuqul hawiyana si fiican u yaqaan(bililiqo),Hassan dawladnimo ma yaqaan ,sidoo kale inta la heyb ah oo sida uu Yahay sax u qabta. Farmaajo in lala diriro bay aheyd sababta oo ah ,soomaali xalaal quudato ah buu ahaa,hawiyana noqon waa.
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 8 күн бұрын
xasan shiiq dalxureeye waa in marlabaad janis lasiiyaa
@abaahmed1463
@abaahmed1463 9 күн бұрын
Masha Allah
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 5 күн бұрын
Hawiye.hadeey.xasan.ridaan.ayagaa.kashalaaynaa
@osmanmohamed4760
@osmanmohamed4760 9 күн бұрын
“Asalaamu Calaykum “ Ninkan waa Nin sharci yaqaan ah wuxuuna ka hadlayaa oo dhan waa run !!! Laakiin Dadka inta badan marabaan sharci in wadanka lagu soo rogo oo sharcigu uu sareeyo!? Sababtuna waxay ka baqayaan sharci in uu qabto! Waxay rabaan in ay waligood ku jiraan fawdo iyo boob!!!
@mohamedxamari6908
@mohamedxamari6908 9 күн бұрын
Aqoon yahan kgs nolow ina hosow
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 9 күн бұрын
Xaguu ku arkey sharci caalam oo loo siman yahay Dhaqanka reer galbeedkuu soo cabey
@baxsan698
@baxsan698 9 күн бұрын
Habaarkugu dhac hawiya daddaray
@Tukoow
@Tukoow 8 күн бұрын
Runta dadka kama nixiso. Mooryanta dhasheeda nabad ama soomali iswadato marabaan waayo ilmo bililiqo Somalia ayagaa faaido ku qabo 34 sano soomalida kale mexeey faaido eey ku qabaan bal noosheega soomalaay. Nabad iyo dowlad xoog leh hadii la helo. Kuwa xamar buuuxo they’re all guilty of bililiqo dhiig argagixisada kuli good waa xaaramiyal kuwa mooryaanta hogaanka uhaayo
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
UFC 287 : Перейра VS Адесанья 2
6:02
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 486 М.
Who is More Stupid? #tiktok #sigmagirl #funny
0:27
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
GUUL SOMALIDII OO GARAACAY NIN OROMO AH AFLAGADEEYAY CALANKA SOMALIYA
16:53
Zaki honest Official
Рет қаралды 42 М.
Farmaajo Ama Sheikh Shariif Mid Dooro || Barnaamijka Su,aalaha
10:34
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН