Somalidu magacyo ma u lahaayeen bilaha, maalmaha, Iyo wakhtiyada. Waakan Abwaan Jiheeye.

  Рет қаралды 88,412

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 217
@abdallaosman930
@abdallaosman930 Жыл бұрын
30kii sanadood ee la soo dhaafay guud ahaan dadka soomaalida ah waa ninkii ugu horeeyay oo wax qiima leh ka hadlay. Mahadsanid abwaan.
@SPharaoh
@SPharaoh Жыл бұрын
Sida Ay kula tahay adiga iyo fikir kaaga. Waxay aheyd inaad ku darto qoraalkaaga “oo aan arkay”.
@ahmedali-vp7fb
@ahmedali-vp7fb Жыл бұрын
C\salaan hereri inuu dhaqanka aad ujecelyay waxaan ku aqoonsaday siduu waji furan ixtiraam mudan u eegayo abwaan jiheeye wayo waxa uu qadarinaya dhaqankeena aadka uqaaliga inuu jecelyayna waxaan kuugu cadaynayaa geela dhaqashadiisa aadbuu ujecelyay illahay haku karaameeyo adeero
@Marw173
@Marw173 Жыл бұрын
Masha'Allah, that's another level of somali. We have a rich, beautiful language that needs to be learned
@momo-389
@momo-389 Жыл бұрын
Dee ku hadal oo soo qor
@Mok-n7v
@Mok-n7v Жыл бұрын
Afkeena ma english baynu ku amaanaa
@geellecoldiid2541
@geellecoldiid2541 Жыл бұрын
Mahadsanidiin Abwaan iyo Wariyaba, tani aaa wax aan intii muda ah, is waydiinayay. Waad mahadsantahay Abwaan. Eebow afka SOMALIGA dhowr, anigu hadii Eebo ii idimo inaan jano gallo, waxen Eebo waydiisan naan af SOMALI ku hallo. Waad mahadsantiin Hareri iyo abwaankaba. Fadlan buugta afka Somaliga ha la dhigo Amezon.
@Canjeex
@Canjeex Жыл бұрын
Masha Allah. I grew up in Canada and I have been curious for many years. It brought joy to my heart to have received the answer I have been seeking. Thank you both.
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Жыл бұрын
Wll baro afkaaga hooyo af soomaaliga
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
wiil wacan.
@Haji_Sheekeeye
@Haji_Sheekeeye Жыл бұрын
Caawa waxaaan ka faa‘idaystay wax badan Aqon korarsi wacan mansha allah abwaan Ismail Jiheeye Iyo Herari Mahadsantihin 👏🏼
@eblamohamed191
@eblamohamed191 Жыл бұрын
Waa nin hadal wanaagsan oo Af macaan, barnamijka dooda ee Universal tv ku arkay, laakin magaca Jiheeye iguma cusbeyn maqal ahaan wan heystay.
@xasanahmedali1622
@xasanahmedali1622 Жыл бұрын
Illahay hakuu siyaadiyo cilmigaaga, waxaan codsanlahaa in layska daayo ama wax kale lagu balo magaca halheyska noqday ee ah dowlad degaanka somali Ethiopia , madaama dhulka ay degaan ah iyo dad ahaanba ay daganyihiin dad luqadoodu tahay af - somaali, sbbt 😢 is raacinta labada eray ee ah somaali iyo Ethiopia ayaa ah mid sharaf dhac ku ah qof walbo ku hadlo af somali , degaanka uu doona hadagnaado dalka uu doono haku maqnaado, marba hadii luqadiisu tahay af somali wa aya quseys oo tariikhdiisa ayee meel uga dhaceysa tii hore iyo tan dambe ba. Wabillahi tawfiiq
@mohamedabdi160
@mohamedabdi160 Жыл бұрын
Macha Allah jiheyee wa macalin Thanks Thanks from Djibouti Salan Sare Brother
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Жыл бұрын
Abwaan jiheeye waaayo badan inoo joog ❤❤❤❤❤ Afkeena hooyo ee soomaaliga waa hodan ee aan ilaashano, weriye hareri mahadsanid aad baan ugu diirsadey noo joogteeya si jiilalka soo koraaya wax uga bartaan 🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zinuzinu6046
@zinuzinu6046 Жыл бұрын
Masha Allah ❤ some of them I learn today thank you for sharing
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 Жыл бұрын
Cajiib Masha Alhh waxaan waa wada cilmi Anaga jiilkeena nasiib uma yeelan balse jiilka inaga danbeeyo wax dhaxal ah haloo reebo waa iga talo................
@AhmedMohamed-zr3qu
@AhmedMohamed-zr3qu Жыл бұрын
Masha allah waligeey ismaan dhihin afka somaliga waxan oo eray baa ku jiro
@mohamedladane9734
@mohamedladane9734 Жыл бұрын
abwaan jiheeye abwaan mudan in wax laga weeleeyo. allah dayee❤
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Wariyaheena anu jecelnahayoow, cabdi Salaam abwaankaan noo Soo badi, qabiilkayga waa Leesaan, salam
@somalia6633
@somalia6633 Жыл бұрын
Mahadsanid cabdisalaan, sidaadi hore ayaan cinwaankana ugu raaxaystay, abwaankan waa bad ee cagta noogu badi
@Quickchoise
@Quickchoise Жыл бұрын
Masha Allah, Mahadsanidiin Abwaan iyo Wariyaba ❤
@laylaali8812
@laylaali8812 Жыл бұрын
Cajiiib Masha allah 🥰 Luqaddeena allaha na fahansiiyo.
@farhanismail9456
@farhanismail9456 Жыл бұрын
Thanks Suxufi Hereri for bringing that talented man here on urplatform Waar ninku waa Abwaan Buuxa👏
@BilalFadlu
@BilalFadlu 5 ай бұрын
Ma hada ayad Aqoonsatay zxp
@abdikarimmaxamudali7344
@abdikarimmaxamudali7344 Жыл бұрын
❤ mnzha aLh abwaan jiheeye alle janada ha geeyo❤
@awshan571
@awshan571 Жыл бұрын
❤mansha allaah ❤alle habarakeeyo abwaanka 🤲🏼aqoon fiican buu soo gudbiyay ❤
@ADIGAA-ANIGA
@ADIGAA-ANIGA 3 ай бұрын
Mahad korkina ha ahato iyo salan . Afkii inaga lumay ayad so nolaysen mansha allah 🙏 🎉
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 8 ай бұрын
Abwaan jiheeye Nin Culus Libaax Afsomaligii saxda ahaa, BILA BILA KOODAAR KA U DHAXEEYA KUJAROO JAC KUSII Bilo kodaar, maalmaha Afsomaliya halkeeduu dhigey wlee, Abwaan iyo Weriye culus Dunta laguu sheegayaa Waa Markaasoo Kale Assal Assal dhaley Duntii somali Waqooyiga is Helay, Plve me or No plve ayuu Yiri Ebow meehaas, Xigmada ka Faaiideysta Great 👍 Dabshidkii markuu Dhaco Ayaa dhuxulihii Daadin ayuu yiri Abwaan hore 3 Dirirka cawleed kabarta..Bello kudegtey.
@mustafaawtiriigle6732
@mustafaawtiriigle6732 Жыл бұрын
Yaa salaam,allah ha ku sharfo wariyesare C/salaan ,waa cilmi iyo faaido weyn,dadkaa noo soo badi wareysiyadooda,iyo barnaamijyadooda. Haad iyo waraabaa cunay saxaafidii ,share &like bilaa xikmadaa na dawakhisay. Abwaan jiheeye mahadsanid
@duranhassan6456
@duranhassan6456 Жыл бұрын
Abwaan Jiheeye waa nin qiimo badan oo isu taagay dib u hufidda afkeenna la hagraday.
@djamaabdi177
@djamaabdi177 Жыл бұрын
Maanshlla wariye sare Abdisalaan Iyo Abwaan jiheeye mahadsanidiin.
@suhayab
@suhayab Жыл бұрын
erey bixinta dhamaanta ereynadaan waa aqaanaa lkn sidaa iiguma micneysnay waayo badh waxaan u haysta xidigo waliba waxaan soo xasuustaa hees geel oo ah sagalada cirir iyo seerma waydada waaa lagugu simi hadaad seegtana waa lagaa socon
@osmankader643
@osmankader643 5 ай бұрын
Woww Masha Allah hanbalyo hanbalyo hanbalyo huroow socuu❤❤
@SuhaybMohamed-x5u
@SuhaybMohamed-x5u 3 ай бұрын
Mahadsanidiin abwaan iyo wariyaba
@jamac7119
@jamac7119 Жыл бұрын
Abwaan jaheye iyo wariye hereri waymahadsanyahin run ahaanti barmaamshkani waxa uu kamidyahay kuwa ugufa,iidada badan ee anweligay arkay
@IsmacilCali-ng1eh
@IsmacilCali-ng1eh 10 ай бұрын
Mesha Allah Abwan wax badan banu kaa fa,idaysanay
@cukeyr12345
@cukeyr12345 Жыл бұрын
Mashalah Waa abwaan wax badan aan ka faaiday
@abdikanimohamed9447
@abdikanimohamed9447 Жыл бұрын
Maalmaha 1 sabdti = soo roga 2 axad =koowin 3 isniin = laamin 4 talaadada = labtako 5 arbaca = kodaar 6 khamiis = hakis 7 jimcaha = hakis bila
@wardoonacademy
@wardoonacademy Жыл бұрын
Masha,Allah, Mudane Hereri iyo Abwaanka.
@abdiqanisalsal8771
@abdiqanisalsal8771 Жыл бұрын
Maasha allaah abwaane magacaada jiheeye ah waaba tahay
@suleimanabdirahman5295
@suleimanabdirahman5295 Жыл бұрын
Masha allah abwaan qiimo badan ilaahay haku xafido
@barrygolden6873
@barrygolden6873 Жыл бұрын
Man shaa allah Jaheeye waa nin Feecan.
@sayid1997
@sayid1997 Жыл бұрын
Mashaa allah xaqiiq weeyi midhaasi I
@salatabdullahi1269
@salatabdullahi1269 Жыл бұрын
Masha allah abwan allah kuxifdiyo
@simanali790
@simanali790 Жыл бұрын
Mashallah mashallah mashallah Alle ha ku barakeeyo wll Abdisalan intaa ka dib wll abwaanka Alle ha xiftiyee fiid cawlka iyo afurka miyaaney xadhko taayaabad ku xigin miyuu ilaaway???
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
Waa wax kale,, juqraafiba kuuma dhina, Dabeylaha iyagana waxbaad ka weydiin lahayd si aan ukala ogaano abwaanka
@MedAhmed-xl3ld
@MedAhmed-xl3ld Жыл бұрын
masha allah aaad ba kusalamaya
@socdaal
@socdaal Жыл бұрын
Abwaanka waxaan ka codsanayaa in uu suuq geeyo buugisa kana bilaabo muqdisho hargeysa jabuuti iyo jigjiga intaba asagane lacag ayuu ka helayaa taarikhdenane waw ay baaheysas oo bulshada ayay wada gaareysaa hadii kale buugaas qiimaha badan waxaa suurta gal ah in uusan fariintids gaarin meel dheer.
@TechSiyaad
@TechSiyaad Жыл бұрын
Luuqad sidaas qani u ah oo hadana dadkii lahaa ka cararayaan, bal eeg goobaha wax iibsiga iyo meheradaha soomaalida dalka oo dhan, magacyo qalaad iyo luuqado qalaad ayaa lagu qortay.. Allow fashilka naga saar..
@afrahap4406
@afrahap4406 Жыл бұрын
Maasha allah❤
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Dharaartaani waa inoo koodaar, berina waa inoo Hakis Af Xir wacan, dharaarta ku xiktana, Hakis bila iga hooya oo Jumca Mubarak Ah, Arma la igu dilaa oo la I dhahaa ninkii Jumca Mubarak ayuu bedelay.
@qaaliquruxmedia
@qaaliquruxmedia Жыл бұрын
Af somaliga sida saxda ah ina’an uugu hadalano weeye. aniga alxamdulilah abahay macan janadi firdowsa allah haka waarabiyo aya igu barbariye inaan maalmaha saxda ina’an barto inkasto mar mar aan kala kulma bulshada dhibato
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
@@qaaliquruxmedia Eebe ha u naxariisto Aabahii ku Soo barbaariyay. Ha u bixin bulshada iyo dhibtooda waa reer jagliga dilooday qaarkoodiyee. Af hodan ah anagoo leh bay af shisheeye aqoon moodayaan. Guulayso.
@yassinabdinuoh2897
@yassinabdinuoh2897 Жыл бұрын
Sck hadii aan dikirkayga dhiibro. Miyeyna kawanaagsanayn. In lagu darò madhabyada iskuulada lagu dhigo si ay ula jaan qaadaan Jiilka cusub ee soo koraaya. Mahadsanid
@MFY2025
@MFY2025 Жыл бұрын
Maashaa allah abwaanku waa nin layaab leh
@abdikaniabdillahi2350
@abdikaniabdillahi2350 Жыл бұрын
The legend abwaan ismaciil jiheeye 🥰
@jimcaleok2366
@jimcaleok2366 Жыл бұрын
Abwaan jiheeye mashaa allaah
@Naasirudiin
@Naasirudiin Жыл бұрын
Dowlada soomaaliya Dowlada soomaaliland Soomaalida kenya Subxaanalaah Wakaas abwaanadeenu
@Engjaawo
@Engjaawo Жыл бұрын
Maxaad ku diidantahay Abwaanku wadamo ayuu sheegay
@Naasirudiin
@Naasirudiin Жыл бұрын
@@Engjaawo waa khalad dowlad kaliya ayaa jirta waxa kale maamul goboleed Kenya dhul ayay xoog nooga haysataa Gumaysiga Kenya
@aadancambe7079
@aadancambe7079 Жыл бұрын
Waan idin salaan hereri iyo abwaan jiheeye laba qof oo nagu qaali ah illaahay ha idin xafido
@MohamedOsman-j8l
@MohamedOsman-j8l 11 ай бұрын
Ilahay Ha u dambi dhaafo afkeena ayuu nabarayaa, anagoo ilownay afkeena. 😮 waa cilmi nagu cusub
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Masha Allah abwaanka jecliyaa
@FadumoMaxamed-k6w
@FadumoMaxamed-k6w 12 күн бұрын
Sooroga Koowin Laamin Labtako Hakis Hakis bila
@Mohamedismail-sb6pd
@Mohamedismail-sb6pd Жыл бұрын
abwaan iska daa waxa aad ugu yeedhay "dadka afka soomaaliga ku hadla". Dadka af somaaliga ku hadlaa waa uun somaali oo kaliya, cidna somaalidu ma gumaysan oo kuma dirqiyin afkeena.
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Жыл бұрын
Sxb kilmada dadka Afsomaliga ku hadla waxa dhibsada uun dadka kuunfurta somalia waan fahmi waayay waxay buga xanaaqaan kilmada
@suldaanhanuuniye9094
@suldaanhanuuniye9094 7 ай бұрын
@Hereri media Ustaadka waxaan ka codsanayaa inuu habdhawaaqa naga saxo
@MohamedAbdinoor-zw7re
@MohamedAbdinoor-zw7re Ай бұрын
Waa sax eriya uu kahadlaya
@AyaanleOzmail-jo9lq
@AyaanleOzmail-jo9lq Жыл бұрын
Wn ku wataa abwan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
In North Eastern we say arroortii baisa, hergel casar, casar liiq,
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Ahmed kilowatt Waad saxantahay walaal Bariiso dheh ,baaiso maaha
@museadan9335
@museadan9335 Жыл бұрын
Abwaan jaheeye nin qaaliya mashallaah
@abdirihinabdullahi2289
@abdirihinabdullahi2289 Жыл бұрын
Abwaan jiheeye nin aan ku daydo ilow Ku dhaaf
@Amen.ahmed1
@Amen.ahmed1 Жыл бұрын
Walaahi ninkan waa in bilad qoraanimo , aqoon baadhis iyo codkar la siiyaa. dhaqankenii aan ilownay buu soo celiyay.
@mahadibrahim4069
@mahadibrahim4069 Жыл бұрын
Abdisalanow Abwaanka waxaad kawaraysataa Heesihii uu qoray iyo Qisooyinka ay xambaarsanyihiiin fadlan
@abdullahinur4668
@abdullahinur4668 Жыл бұрын
Hareeri iyo Abwaankuba aad beey u mahadsanyihiin
@istahilabdi2722
@istahilabdi2722 Жыл бұрын
Masha allh ❤ ♥
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Hereiri maanta waxad wareysa neysaa ismaciil jeheeye
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Жыл бұрын
MashaAllaah tabarakallah
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Caadi maaha ninkani Mahafsanid wll Jiheeye
@revivalandreformchannel4190
@revivalandreformchannel4190 2 ай бұрын
Sawaxiligaa qawaa Juzi Jana Leo Kesho Kesho kutwa Mdogo Mtondogoo
@abuabdirahman892
@abuabdirahman892 Жыл бұрын
Waa muuqaaal koobaan lkn mudan in buugaag laga qoro.
@adangeydh7387
@adangeydh7387 Жыл бұрын
Abwaan jaheeye iyo cabdisalan nolada
@ifrahibrahimhassan3120
@ifrahibrahimhassan3120 Жыл бұрын
Mansha allah dad qiimo le baa ìshelay
@baalgoray107
@baalgoray107 Жыл бұрын
Ninkani waa Aqoonyahan somaliyed
@adenatteyehsougal5897
@adenatteyehsougal5897 Жыл бұрын
merci pour l'emission qui est tres tres interessant. s'il vous plait donnez moi les références des livres écrits par ce grand Messieur. merci beaucoup une fois de plus.
@abdullahinur4668
@abdullahinur4668 Жыл бұрын
ما شا الله , afkeena waa qani halkan ayaa cadayn u ah
@shafigohe5458
@shafigohe5458 Жыл бұрын
Magacayagu waa Somali galbeed.
@livaisasha4970
@livaisasha4970 Жыл бұрын
Maalin hakisbila ayaan daawaday muuqaalkan
@zidiikabdirahmaan1199
@zidiikabdirahmaan1199 Жыл бұрын
Abwaan ismaaciil yuusuf cabdi “jiheeye” The best abwaan🤍
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Soo Roga, koowaad, laamiin, koodaar intaan ayaan meeleeyay
@deeqalikhayre7545
@deeqalikhayre7545 Жыл бұрын
Abwaan JIHEEYE macalin iyo abwaaan
@roblehawsaw8812
@roblehawsaw8812 Жыл бұрын
We need more
@saybeeriyaboorama390
@saybeeriyaboorama390 Жыл бұрын
Hereri Barnaamijyada noocan oo kale Suugaanta iyo dhaqanka ku taxaluqa noosoo badi walaal.
@mohamedmohamoud4153
@mohamedmohamoud4153 Жыл бұрын
Magaceygu waa Maxamed jooga Muqdisho. Abwaanku waa saxanyahey laakiin Bilaha wax yarbuu hilmaamey. 12ka Billood ee Dayaxa ku tilmaaman midkiiba waa 30 maalin waxaase sanadka lagu buuxiyaa 5 maalin oo looyaqaano shanta habiinbaas. Sidaa ayey Soomalidu kugaarsiisaa 365 maalin ee sanadka.
@aadancabdi2649
@aadancabdi2649 Жыл бұрын
M.a jiheeya io hareeri waan idin salamay
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Alleylehhhhhhhhh maantuunbaaaddd afkeeeni wanaagsanaaaa
@mohamedmoussa5084
@mohamedmoussa5084 Жыл бұрын
Waa wax wanaagsan
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Soo Roga , koowin iyo laamin; waa Sabti, Axad iyo isniin
@hasanabdisalamibrahim8354
@hasanabdisalamibrahim8354 Жыл бұрын
Akadhamiyada Afka ayaa jirta oo kaliya lacag lagu cuno shaqadaana ma qabana yaan
@geelsan5090
@geelsan5090 Жыл бұрын
Asc wariye Cabdisalam Harari maalmahan, habeenadan & guud ahaan xogtan uu sheegayo Abwaanku ma buugga samadoon ayey ku qoran yihiin ?
@jeylaniabdirahman5964
@jeylaniabdirahman5964 Жыл бұрын
Masha Allah thank 🙏
@laylaali8812
@laylaali8812 Жыл бұрын
Adigii qoray baa meel ka eegaya markaad aqrineysay , Waqti badan bey qaadaneysaa inaan daayo SABTI AXAD IYO ISNIIN.
@abdilazizelhaji8688
@abdilazizelhaji8688 Жыл бұрын
Bilaha dayaxa 1zako 2safar 3mowliid 4maalmo-doone 5ban dambe 6boqolsoon 7waabariis 8sabuux 9soonqaad 10 soonfur 11 sidataal 12 carafo
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 Жыл бұрын
Abwaan jaheeye waa gacan u taagey markan ogaadey inuu 30 sano oonkala xili ah Uu sadex jiil u wada sameyey heeso Oo marwalba qolada joogat dhalinyaradu waa la Jan qaadseyso buu sameyey
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 Жыл бұрын
Book Gaan xagee laga helaya Mugadisho ma yalaa
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Жыл бұрын
Maalmaha uu tirinayo afsoomaliba uma dhawaaqayaan. Daliishiina sheeko caruureed ayey ju soo dhamaatay. Cadeyn intaa ka weyn intaad keenest. Sabti, axad iyo isniin bey noo joogeysaa.
@aliabdigeedi1117
@aliabdigeedi1117 Жыл бұрын
ninkani sxb waxba ma oga maalmaha maanta aynu haysano jomce ilaa sabti asalkooda inagaa leh carab ma leh afkena ka wayn markaad eegto qabaa'ilada kushetic waxay uyaqaanaan sidan
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Жыл бұрын
@@aliabdigeedi1117 waa sidaa af markaad baareyso afafka la jaarka ayaa la eegaa. Waxaan fiiriyey Rendile iyo Oromo labaduba sida hadda aan u naqaan si u dhow ayey u yaqaanin. Waxaan hubaa af ujuuraan kuwa kaloo idil haddii la eeg inaanay waxbadan ka duwanaan. Wayaahan danbe sheekooyiinkii mirqaan ayaa raga qaar madbacado u heleen.
@abdirasakfarah.mohamed8433
@abdirasakfarah.mohamed8433 Жыл бұрын
Abwaanka abwaanada Jiheeye
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Mansha allah
@MacalinNukudha-dk5xd
@MacalinNukudha-dk5xd Жыл бұрын
Abwaankaygii iyo macalinkaygii ismaaciil jiheeye
@nimcoaxmed3-xk7jb
@nimcoaxmed3-xk7jb Жыл бұрын
Nimco
Abwaan Jiheeye, hees dhaqameedka, qaybtii 3-aad.
19:49
Hereri Media
Рет қаралды 22 М.
Disrespect or Respect 💔❤️
00:27
Thiago Productions
Рет қаралды 43 МЛН
Don't underestimate anyone
00:47
奇軒Tricking
Рет қаралды 16 МЛН
Book Launch "Boqorkayoow Heedheh" A Biography of Abdi Iidan Farah by Abwaan Jiheeye
52:16
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 24 М.
Qaybtii #1AAD ee Barnaamijka Sahanka iyo Saadaasha :
17:06
Danguud Media Network
Рет қаралды 5 М.
Disrespect or Respect 💔❤️
00:27
Thiago Productions
Рет қаралды 43 МЛН