Hinda Oromo oo Gaadhigii Ubax Fahmo Jabisay, Odaygeediina Boorama ka Heshay

  Рет қаралды 359,072

Somali Global

Somali Global

Күн бұрын

Digniin: Fadlan Dib ha uGu Upload Gareyn Challenkaaga Hadii Kale Waxaad La Kulmi Dacwad. Waayo Tacab iyo Dadaaal badan ayaanu Galinay Sidaanu idiinku Soo Gudbin lahayn Mahadsanidiin
Barnaamijka Fahmo iyo Fagaaraha Maanta
Soo Saare: Ubax Daahir Fahmo
Camera : Khadar Maxamed Ibraahim
Editing : Eng Giriyaad
Spacial Thanks
Cali Ciid
Shukriya Cabdi Cabdilaahi
Cumar Maxamed Cumar Hayne
Oslo Hotel Boorama
Sacad Khaalid Colaad
Sakariye Cabdiwahab Daahir
Somali Global & Fahmo Official

Пікірлер: 571
@queenhayat394
@queenhayat394 4 жыл бұрын
Hinda oramo intA ku qososhaY like❤ sar hh🤣😅😅😉
@queenhayat394
@queenhayat394 4 жыл бұрын
@cabdalla ynwa Official wanku sareY wll
@FilipiinYaciin
@FilipiinYaciin 26 күн бұрын
Pp​@@queenhayat394
@alipapa1309
@alipapa1309 4 жыл бұрын
Baradii cilmige bariga africay Hadaad boorama u xiistay sidayda like ku muji BOORAMA CADEY💪💪❤️
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 4 жыл бұрын
Abazz Official waligey ma arag laakiin soomaaliya oo dhan waan jeclahay masha allah 🇸🇴💕✊🏿
@hindahappy8554
@hindahappy8554 4 жыл бұрын
Boorame dhulkygii masha allh wn uxiisay from Sweden dhulkygiii one love
@suldanabdirahman3970
@suldanabdirahman3970 4 жыл бұрын
Waa Barnaamij aaad u xiso badan asl weeyan halka kasiiwada hore usocda Guuleysta♥️♥️♥️👌
@nasraabdi6937
@nasraabdi6937 4 жыл бұрын
Hinda oromo ubax fahmo iyo Somali global hasocoto hawshu horumar wacan idinrajayanayaa
@raaxoxussein1355
@raaxoxussein1355 4 жыл бұрын
Masha allah Ubax fahmo waxa tahay qof qali ah barinimada ayan kugu jecladay 💓💓💓💕💞
@Mohamed-fn3rg
@Mohamed-fn3rg 4 жыл бұрын
Inta an wali dawanin ee igadanbeysa like ha ila dhafina tol hadan nahay👍✅❤
@Somaliboy516
@Somaliboy516 4 жыл бұрын
Ubax waa gabar qalbi fiican hadana naxaris badan MASHA ALLAH waxan leyahay ubax qaali guleyso waxan ka so salamey Muqdisho.
@jamalmohamed1595
@jamalmohamed1595 4 жыл бұрын
Manshalah Ubah wll ayaad u mahadsantahay anigo meel cidla ah jooga oo islam ii dhawayn Coronavirus alaw naga badbadi leh ayan dawaday aad ayaan ugu qoslay oo aan u farxay from USA keep going
@sahramaxamud1430
@sahramaxamud1430 4 жыл бұрын
Hinda oromo funy weyan wlhi ubax fahmo in EY ku dhex warertay inta ila aragtay like isara qosol iguma harin 😂😂😂😂
@kaysesaidofficial
@kaysesaidofficial 4 жыл бұрын
Hinda wlhy Waan jeclahay ❤️alle ha ku xifdo
@nimcosharaf394
@nimcosharaf394 4 жыл бұрын
Ubax qurux badan Hindaa 10 hargaysa ❤🌹💞
@hassansuudshukri8716
@hassansuudshukri8716 3 жыл бұрын
Horta ma oromo inantaa quruxda badan ee hinda mise waa somaliyad talent leh
@hawayassin7172
@hawayassin7172 2 жыл бұрын
Kkk hinda wa salad muse ) kkkk
@mcmuusechannel8454
@mcmuusechannel8454 4 жыл бұрын
Biluhu gu'ugu hooray buuraha Ishooda ubaxa indhaha bila Best song eraydii iyo laxankii Abwaankii wayna Abwaan Abdirahim Abdilahi jibriil (,QiiQ) Alloow ku naxariiso codku waa fardusa vip music by al ustaad furinle
@ifraaxiidabdi4764
@ifraaxiidabdi4764 4 жыл бұрын
Hinda oromo wlhi way iga qoslisay 😃😃😘😘
@mohamedshire5946
@mohamedshire5946 4 жыл бұрын
Manshaalalh kooxda idin jecelnahay Walal nosoo gudbiya filimki qarniga
@ayaangacir8997
@ayaangacir8997 4 жыл бұрын
Mansha allah ubax fahmo iyo hinda 10 hargeysa
@Abdullahi-Daacad
@Abdullahi-Daacad 4 жыл бұрын
Somali Global The Best
@abdirashid4648
@abdirashid4648 4 жыл бұрын
Ubax fahmo Thankyouuuuuuu sobadi hindo hadalkeda ayaa ku hesanaa mahadsanid in badan
@sedeimvocal3761
@sedeimvocal3761 4 жыл бұрын
Keep somali Global wan idin tagera
@RaadRaac1484
@RaadRaac1484 4 жыл бұрын
hinda iyo fahma hablo aad u qurux badan aadban idin salamaa wallo halka kaga wada barnamijkiina aadban uga xiranahay ubax fahma guul wacan wallo
@qosoliyoqaraaxo3155
@qosoliyoqaraaxo3155 4 жыл бұрын
Walhi saa usugayay wadalay hada helay qosol.miiran waaye wlahi like team.hindiya
@barashadaquraanka4022
@barashadaquraanka4022 4 жыл бұрын
video shidan weeyaan wlhi keep going 😎
@mahdimahamadmahmud2767
@mahdimahamadmahmud2767 4 жыл бұрын
Ubax fahmo mamo an taageero dhawana hargeisa ayan iimanaya insha Allah wan ku so bokhan dona
@MoxamudSomali
@MoxamudSomali Жыл бұрын
Gaarigi ubax wa jabaayi Iyo Hiinda oromo iyo ninkeedi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 4 жыл бұрын
Wlhi hiinda weey iga qoslisay warabah waatii qoslesay beey tiri ubaxa fahama didaa tiriba hiindo waan jacalahay waa gabar qalbi fiican qof la jaclaado weey tahay hiinda🌹🌹🌹😁😁😁😁😁😁🌹♥️♥️♥️
@aaminaabdulkadir8269
@aaminaabdulkadir8269 4 жыл бұрын
Walahi borama waan uxiisay dhulkaygii hooyo😥💕💕
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk ma runbaa mise waa film walaahi waa dad wanaagsan waan gartay barnaamij fiican weeyi mahadsanid ubax fahmo fanaandeena wayn ilaahay ha ku xafido
@SiciidCagjar
@SiciidCagjar 4 жыл бұрын
Hore u Socda Kooxda Somalil Global
@cabdisitaarcabdullahi2617
@cabdisitaarcabdullahi2617 Жыл бұрын
Wan idin wataa horey usocda ❤
@fariixaxuseen3966
@fariixaxuseen3966 4 жыл бұрын
Nagtan waa somaliyad wan garanaya Abwaan afgudhiye alla ha unaxariiste xaaskiisii yarayd weeyi hinda aya ladhaha
@xamsexadaari3127
@xamsexadaari3127 4 жыл бұрын
Hhhh Adigu zideed Ku ogaateY waxyaroo aan ka yaabeY ayaaD tahayeH
@fariixaxuseen3966
@fariixaxuseen3966 4 жыл бұрын
@@xamsexadaari3127 hhh shir abwaaniinta ahaa ayanku kulnay
@ikruuzhcirmar6853
@ikruuzhcirmar6853 4 жыл бұрын
Waan gartay naagtani iney matalayso
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 4 жыл бұрын
Oo hada oroma maaha miyaa walaalayaal daacad ayaan ahaa anigu oromo ayaan moodayey wallaahi
@xamdashoppinggirls1960
@xamdashoppinggirls1960 4 жыл бұрын
hhhhhh e ruwayada aya ku matalayan
@saidnayga4408
@saidnayga4408 4 жыл бұрын
heego iyo oromadu waa walaalo isagaba baxa soomalia sida ugu dhakhsaha badan
@intisarm6014
@intisarm6014 4 жыл бұрын
Wow this is so funny where is nice make more please God bless you all I mean♥️♥️♥️🎤💕💕💕🎤🎤🎤🎤🎤
@shaaficicali5702
@shaaficicali5702 3 ай бұрын
asc ubax fahmo ugu horayn wan ku salaamayaa runtii aad ayan uga helay waraysiyadaada wxn shaqsi ka mida shaqsiyaadka ku taageera dhanka fanka una dhashay gobolka togdheer guul iyo gobonimo ayan kuu rajaynayaa markasta
@hassansahih9110
@hassansahih9110 4 жыл бұрын
Keep going always somali global.
@farhiyamohamed7961
@farhiyamohamed7961 4 жыл бұрын
Waan u xiisay boorama sedex maalin moogahay ❤
@kyniyod620
@kyniyod620 4 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo Hinda
@ayanabdi6423
@ayanabdi6423 4 жыл бұрын
Mnsha alla 💋💋💋💋💋❤❤❤
@sleekhaalliabees2275
@sleekhaalliabees2275 2 жыл бұрын
intaa qosolkuu ka dhamaaday like isaara
@raxmaabdilahi944
@raxmaabdilahi944 4 жыл бұрын
Walaahi wan qosley si aan Cadi ahaan😍❤❤❤❤❤❤
@prnceboowe7547
@prnceboowe7547 4 жыл бұрын
❤❤❤❤💓💓💔💔💘💘💋💋💕💕💖💖💞💞🤲🤲👌😍😍💋💋💗💗❤❣💝💝💝💝❤❤💗💗🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@لولوالجنوب-ص5ق
@لولوالجنوب-ص5ق 4 жыл бұрын
Mashaallh Alle Haku Xafido Wll Qali Ubax 😂😂😂😂😂😂😂😂😂👍👍🙏🙏🙏💝💝💝
@LayloSheikh-xk5fv
@LayloSheikh-xk5fv Жыл бұрын
Maasha allaah hinda
@farduushussein5155
@farduushussein5155 4 жыл бұрын
Mamo ubxa fahmo kujecelhy wlhi ❤❤❤❤
@amalmahamud4804
@amalmahamud4804 4 жыл бұрын
Masha allah hindo waa qof shidan
@aymansaleban6543
@aymansaleban6543 4 жыл бұрын
Mashala fama iyo fagaraha iyo hinda fani oo ubxa ubixisayi toban garagesa walahi wayi igaa qosilsayi
@shadiyasharaf4238
@shadiyasharaf4238 4 жыл бұрын
🤣😂😂😂alla perka mamo ubah iyo hinda oroma wlhi iGa qosliseeen😄😂
@shucaybbareqaalib5084
@shucaybbareqaalib5084 4 жыл бұрын
Idin jeclahay dhamantiinba Nosoo badiya Musalsalo loo keena asxabeey Dad aan jeckahaybaad tihiine
@hawohassan3714
@hawohassan3714 4 жыл бұрын
Libaax Nin,aan ogaynba Laxkarida Siduu uleyahay ayaba qosol ah
@muzcapjamac1267
@muzcapjamac1267 4 жыл бұрын
Hinda oramo wlhye waa iga faraxizye
@saynabahmed3935
@saynabahmed3935 4 жыл бұрын
Masha allah mamo ubax fahmo hore usaca mamo
@difiawigi7991
@difiawigi7991 4 жыл бұрын
Runtu waa sheko aad uu qosol keep going group somali global
@fahmoali6629
@fahmoali6629 4 жыл бұрын
Hore usocda Hinda & samiday Wana idin salaamaya
@maxamuudcali4751
@maxamuudcali4751 4 жыл бұрын
Mansha allah
@ninam1000
@ninam1000 4 жыл бұрын
Hinda she is the best 👏🤣
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 4 жыл бұрын
Mansha Allah sanlana sare dhamanten
@fadxamahmoud2715
@fadxamahmoud2715 4 жыл бұрын
mamo ubax fahmo MAMO XADIYO illahay cimrigaga ha dhereyo wlhi inbdnbad iga qozlizen adio zhpada hinda 10ki hargeisa
@MaxamedahmedSaalkin-ce6ih
@MaxamedahmedSaalkin-ce6ih 10 ай бұрын
Habo waan qoslay
@jemcalefarhanmohamed5494
@jemcalefarhanmohamed5494 4 жыл бұрын
Somali global hore usoco
@khalid.channel2854
@khalid.channel2854 4 жыл бұрын
Keep going ubah fahmo
@sadocali62
@sadocali62 4 жыл бұрын
Walhi kal iyo laaab ban uqoslay lakin tolow ma ninkeediiba dhabta haaaa mama ubax halkaa naga siiwad musasalka😍
@niciimaidiris2797
@niciimaidiris2797 2 жыл бұрын
Ubax cadey🌹🥀♥️👏👏
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 2 жыл бұрын
KKKKKKKKKKK. WAA SAHAL ABDI OO.JOOGA. DALKA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 жыл бұрын
Waa riwaayad qurux badan
@farduusabdi3110
@farduusabdi3110 4 жыл бұрын
Boorama maglaan jeclahay from gorowe inaan imaado mar uun waliba inshallh bisha mey allow inbadtus Uganda raboow si shrf oo nbada iigee
@siciiddixiin7321
@siciiddixiin7321 4 жыл бұрын
Walhi bilaahi qosol iguma hadhin qosolka iga dhamaday mama ubax fahmo noolow
@ahmedapdilahi79
@ahmedapdilahi79 4 жыл бұрын
Hore usocoda
@maxamedmaxamed4275
@maxamedmaxamed4275 4 жыл бұрын
Fagaarah fahmo hore u socda
@Brobrotherteam
@Brobrotherteam 3 ай бұрын
Masha allaah walaalo❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@nasraahmed9816
@nasraahmed9816 4 жыл бұрын
Waxn xasuusty anago wajale jogna aniga iyo habryaro ayanu laba Ethiopian ah saa ugu dawkhnay o is qabay 😂😂😂😂iyado biil ka donysa
@nimcoahmed5666
@nimcoahmed5666 4 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀😀👍👍💟💟💗💗💗💝💝💘💘💜💜💓💓💔💔💕💕💖👄👄😃😃
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 4 жыл бұрын
Hinda 10 Hargaysa Waan salaamay
@cabdixakiimxasan4484
@cabdixakiimxasan4484 4 жыл бұрын
Tariqdeda maa kawaresatiid iyo meshey kudhalatay ayado dhalashadeda ma somalibah mise waaa oramo wan idintagera dhamtiin hor marwacan
@somalihealthchannel9657
@somalihealthchannel9657 4 жыл бұрын
Video kale lagu wareystey ayaa jiro wllo
@aymarzakki3594
@aymarzakki3594 4 жыл бұрын
Hhh ubaxaye nagada ciyarta kadhiga aniga kusamaynayee hawsha halka kasiwad cawa xaladbay ledahay markay labadani isheleen yanlayla dhafin like inta qoslaysa 😁🤣🤣🤣🤣
@cabdulahixuseengashan8212
@cabdulahixuseengashan8212 4 жыл бұрын
Waa jiliin dhamaantoodba afsomali fcn yaqaanaan
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 4 жыл бұрын
Alah waan fuuray qosol iguma harin
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 4 жыл бұрын
Hinda viva ilove hinda
@ayaanmohamedaadan4964
@ayaanmohamedaadan4964 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk allaa hinda qosol badanaa allaah waad naga qosliseen guuleysta laba mamo
@subeermohamedbaxnaan8786
@subeermohamedbaxnaan8786 2 жыл бұрын
Ubax igu soo celi walaal qoladan aad ayaan uga helay hadaan isha kuu caseeyay bariba waan kuu cadanayne
@clcasiisgees2265
@clcasiisgees2265 4 жыл бұрын
Hinda laaaagta mar horaaan ku saaray dadkana waxaan jeclaan laahaa inay support gareyaan fanaanta weyn ee ubax fahmo ala hadaayo dhamaanteen
@faizamukhtam.a2537
@faizamukhtam.a2537 4 жыл бұрын
M.a Ubax dulqad wad dhamaysay mom mcn
@halganchannel6508
@halganchannel6508 4 жыл бұрын
Caadi ma Ahan Goos Gooskan keep going
@akramcabdala5093
@akramcabdala5093 4 жыл бұрын
Hinda waa actor
@aminahassan2329
@aminahassan2329 2 жыл бұрын
mashaallah
@mx9990
@mx9990 4 жыл бұрын
Waaaw amazing family
@hassansahih9110
@hassansahih9110 4 жыл бұрын
Fahmo wayaabtay manta.
@ammaralfaqeeh9246
@ammaralfaqeeh9246 4 жыл бұрын
Love your hinda
@sleekhaalliabees2275
@sleekhaalliabees2275 3 жыл бұрын
Mashala
@shankaronmahamed7326
@shankaronmahamed7326 4 жыл бұрын
Aniga hinda waay igu socotaa soo funny😂😂😂😂
@caashosalaad3631
@caashosalaad3631 4 жыл бұрын
Mashalah ubax iyo hinda kkkkkk aadbaan u qoslaa markaan arko himda noosoo celi mhdnd
@qalocowsonqalocow691
@qalocowsonqalocow691 4 жыл бұрын
Wooow best film 😁😁😁😁😁😁
@farxiyamuuse645
@farxiyamuuse645 4 жыл бұрын
Kkkkkk aliii ali ali kulaha ilove you hinda oromo wa funny wlhi haiska dhiciso ninka subana alah subana alh wlhi wa naag nool kkkkkkk mahdsanid wlshy mcney ubax markasta noso gali hinda
@sabrinhussein8924
@sabrinhussein8924 4 жыл бұрын
Wllhi borma waana jeclhy wana ku dhashy waan ku xiisay mr uun baan kusoo laaban
@hanajamac6484
@hanajamac6484 4 жыл бұрын
Keep going wanka helnay hinda oramo
@jecliyanafteyda5546
@jecliyanafteyda5546 4 жыл бұрын
Hhhhhh wlhi wad naga qosliseen wad mahadsantihin😘❤❤❤
@haykalsuleiman5981
@haykalsuleiman5981 4 жыл бұрын
Cali oromo hooyadii
@youzraahmed8449
@youzraahmed8449 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walhi waan fuuuraay inta ilaa qososhaay please like
@amanmedia8595
@amanmedia8595 4 жыл бұрын
My home boorama wlhi waan uxiizay😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@najmacismaan7410
@najmacismaan7410 4 жыл бұрын
Alla beerka wlhi waa qosol kuwani 😂😂😂😂😂
@mahdicismaan2427
@mahdicismaan2427 4 жыл бұрын
Yaa iisheega mariwaayadbaa mise waa xaqiiq
@xasanmaxamudyusuf8118
@xasanmaxamudyusuf8118 4 жыл бұрын
Qoraalkan codsi miyaa mise hanjabaad
@loulaabdillahi5279
@loulaabdillahi5279 4 жыл бұрын
Ninku waa somali maar maar bu iis iloowaya caadi buu somaliiga uugu haadlaya😅😅😅😅
@kp_karama_vlogz6084
@kp_karama_vlogz6084 4 жыл бұрын
Haa wa somali oo wa aderkay magcisuna waa abwaan cali idle
@sulekakhalif1286
@sulekakhalif1286 4 жыл бұрын
Ubax hhhh way ku dhex warertay ubax fahmo dul badanaa 🤣🤣🤣🤣
@naciimaabdi7338
@naciimaabdi7338 4 жыл бұрын
@@kp_karama_vlogz6084 hindana waa somali bay lahaayeen marunbaa
@kaappestudio1571
@kaappestudio1571 4 жыл бұрын
Cali Oromo TikTok bad ku walatee meshan iskeen
@musbaaroffial802
@musbaaroffial802 4 жыл бұрын
Walhi dacad uu qosly🇫🇷🇸🇴
Hinda Oromo oo Qaaci ku heestey, Ubax Fahmo iyo Buulo Xuubey oo Yaabay
30:36
NIN ARIN LAYAAB LEH OO CAALAMKA SOO JIIDATAY SAMEEYAY
22:49
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 145 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 491 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 76 МЛН
Guri roon
8:51
Khalid Jama Qodax
Рет қаралды 33 М.
MAJAJILAYSTE GURI BARWAAQO IYO ABWAAN CABDIRAXMAAN HELLO QAYBTA 2AAD 2020 HD
19:10
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 683 М.
Barnaamijka Haweenka: Martida Hinda
30:07
SAAB TV
Рет қаралды 26 М.
Riwaayad Qosol Badan Hinda 10 Hargaysa/Cali Oromo/ Ubax Fahmo
3:51
Fahmo Official
Рет қаралды 52 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 491 М.