Hinda Oromo oo Qaaci ku heestey, Ubax Fahmo iyo Buulo Xuubey oo Yaabay

  Рет қаралды 404,962

Somali Global

Somali Global

4 жыл бұрын

Barnaamijka Fahmo Iyo Fagaaraha Maanta
Soo Saare: Ubax Fahmo
Martida: Hinda Oromo
Karoone
Buulo Xuubey
Camera: Khadar Maxamed & Abdifataah Giriyaad
Editing: Eng Giriyaad
Copyright
Somali Global

Пікірлер: 1 100
@maxamedilkacase7179
@maxamedilkacase7179 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk Alla ma nooli. Waa halkii yaryarkee. Thanks Eng Giryaad
@ayaanmohamedaadan4964
@ayaanmohamedaadan4964 4 жыл бұрын
waxan u baahney in fanka layga gacan qabto markaa mamo ubax fahmo ayan u baahney in aan helo ma LA igu caawin karaa plz wllyl
@aimlessvisionless7654
@aimlessvisionless7654 4 жыл бұрын
@@ayaanmohamedaadan4964 wll quraanka baro hees Aakhiro lagama yaqaannee
@ayaanmohamedaadan4964
@ayaanmohamedaadan4964 4 жыл бұрын
@@aimlessvisionless7654hayeh wllo waa runtaa waan baranayaa insha allaah mahadsanid kun jeer
@aimlessvisionless7654
@aimlessvisionless7654 4 жыл бұрын
@@ayaanmohamedaadan4964 adaa mudnaanta leh sonalidu waa muran miidhan lkn adigu waxd tahay dadka marka lawaaniyo qaata waanida waanad ku Amaanantay wllo
@ayaanmohamedaadan4964
@ayaanmohamedaadan4964 4 жыл бұрын
@@aimlessvisionless7654 qof wanaagaga jecel bàa wax kuu sheega ilahayna ka abaalmariyaa jidka toosan ee u sababta ugu noqdey qof kale oo wllkiiya thank you so much
@biftuoromo6119
@biftuoromo6119 4 жыл бұрын
Anigo waxn ahy gabadh oromo lkn hoydy wa somali dad walalo waye thanks ubax fahmo
@maxamedmursalabdirahman3385
@maxamedmursalabdirahman3385 4 жыл бұрын
Maash alaah walaashey soo dhawaaw 252616757773
@LaakoTv
@LaakoTv 4 жыл бұрын
@@maxamedmursalabdirahman3385 Indro Somaali o dhan a walaalahaa ah so Dhawoow +254741216752 bl ila so xirir
@hiboxasanahmad4171
@hiboxasanahmad4171 4 жыл бұрын
biftu micnaheda wa qorax soma aha lol gbr oroma aya sxb ahan jirny lkn somali may aqoon
@ArtanDesin
@ArtanDesin 4 жыл бұрын
M.a wlcm i love u Oromo girls bal isoo qabo 252612706826
@kaydosmaaan7645
@kaydosmaaan7645 4 жыл бұрын
Biftu oromo salaan gobeed ika gudoon wll Hargeisa oromadu sifiican bay uku noolyahiin waxananu nahay dad wllo ah
@munaali4854
@munaali4854 4 жыл бұрын
Hinda markeey Heseyso Somali sax beey ku qadeysaa Lkn markey hadleyso Somali waa qalada intee igu racsani in aay anga nogu qosolsineyso.
@fatimamaxamed6924
@fatimamaxamed6924 4 жыл бұрын
Mooga yarena waa la mid heesta sideeday uu qaybaan
@nimcoahmeda3759
@nimcoahmeda3759 4 жыл бұрын
WLal waa soomaliland lakiin way madaynaysaa ama daday ka qoslinaysaa
@samiirafaxle2475
@samiirafaxle2475 4 жыл бұрын
way iska dhigaysa oromo
@mohamedalibile4672
@mohamedalibile4672 3 жыл бұрын
Hees American ah hadaad qaadeeyso waad taqaana balse english kuma hadli kartid sxb sow sidaas ma ahn
@Islamictoday114
@Islamictoday114 4 жыл бұрын
Marwalba hinda barnamijka yaan laga so tagin iyada darted ba udawanayey inta igu raacsan muujiya tageradina like
@fartunhaji9217
@fartunhaji9217 4 жыл бұрын
Kkkkkk masha Allah wllo
@nafisamaxamed6947
@nafisamaxamed6947 4 жыл бұрын
Anaa kugu raaacsan
@ahmedwalisharif6708
@ahmedwalisharif6708 4 жыл бұрын
Anna kulamid baan ahay wallaahi
@abdirahmanahmed4357
@abdirahmanahmed4357 4 жыл бұрын
Kugu raacsanahy
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 4 жыл бұрын
Amka Yare waa zaaaaaz hhh
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 4 жыл бұрын
Hinda oromo iyo ubah fahmo love you 😍 from Mogadishu ❤️❤️❤️❤️
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Hoygii Ilbaxnimada Iyo sugaanta Somalida Hargaisa cadeey 👏😍😍👏👏
@garaadosmanfaarax1821
@garaadosmanfaarax1821 4 жыл бұрын
fihimo waa qof wanaagsan markaa daawaday waan qoslahaa ubax fahmo iyadana aadbaan idinsalaamay
@zahramuuze7807
@zahramuuze7807 4 жыл бұрын
Ģeuatausyustsu ❣💌💚💕vzsghhsgsig
@mariamnoor1558
@mariamnoor1558 4 жыл бұрын
Hinda Waa Qof wanaagsan Lkn wanaageeda Ubah fahmo oo ayadana Rabi wanaagsiiyaa Nala wadaagtay Thanks Ubah
@calimahadxaaji6369
@calimahadxaaji6369 4 жыл бұрын
Gabadhan inta taageersan fadlan Like & Subscribe igu sharfa. Mahadsanidiin
@Janno190
@Janno190 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk walaahi waan ooyay sidaan u qoslaayay 🤣🤣🤣 Ubax Fahmo walaahi waxad keentay qof Dadka ka qoslinaysa Hinda waa good comedy
@safiamohamud1222
@safiamohamud1222 4 жыл бұрын
Mansha Allah bless you and your beautiful family’s Hinda ❤️❤️❤️ From 🇺🇸🙏🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hamdaq7
@hamdaq7 4 жыл бұрын
Fahmo iyo Hinda top top!!! Walahi waxa uu live yada kaga duwan yahay everything is happening so naturally.I love it ❤️❤️❤️hore uu sooco wllo ...you got my support for sure from Minnesota🇺🇸
@najma8198
@najma8198 4 жыл бұрын
Ubaax ❤fahamo 👑😘fanaanad ku 💖😘😍jeceayahay allow ☝️cimir dheere iyo cafimad isi aamiin 🤲
@footballgaolchannel625
@footballgaolchannel625 4 жыл бұрын
Wll illahay dartiisa subscribe iigu saar. Qoraalkayga hadaad aqrisay.
@Superhashim
@Superhashim 4 жыл бұрын
Isar ana walal
@geesigaasidhalay1146
@geesigaasidhalay1146 4 жыл бұрын
Gabadhan waan kahelay qosol miidhan weeye
@jamaaldheerretube8283
@jamaaldheerretube8283 4 жыл бұрын
Anigu waxaan ahay wiil oromo ah waxaan aad ugu mahad naqayaa ubax fahmo
@cumarcade6765
@cumarcade6765 4 жыл бұрын
Masha Allah oromada wan jeclahay waa ban la dagay nin iyo nagtiisa masha Allah Weye
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 4 жыл бұрын
Waa sax
@samiasamia8931
@samiasamia8931 4 жыл бұрын
Masha allh ilahy haku xafido
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Haa walee ubah fahmo howl wacan bey qabatey. Kheyr Allah ha siiyo.
@tuushofficial6289
@tuushofficial6289 4 жыл бұрын
jamaal dheerre subscribe isaar plz sxb
@hindacasayr7403
@hindacasayr7403 4 жыл бұрын
Mnsha Allaah waa qofdaacada hinda hore usoco wllo❤❤❤🙏🙏👈
@dekajama9650
@dekajama9650 4 жыл бұрын
She is funny and she have nice voice MashaAllah
@hazzandekismail6026
@hazzandekismail6026 4 жыл бұрын
wllhi hinda in the best comendy waan taageeraaH🥰
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 4 жыл бұрын
Heesta samir ubah fahmo asalkeedi heestas fananad oromo ayaa leh Markas gabadha niyadeeda Hala ilaaliyo yaan lagu qoslin 😀🥰
@hoodohanimaamo8891
@hoodohanimaamo8891 4 жыл бұрын
Maba aha oromo gabadhani
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Wallo Waa Gabadh Soomaliya Lkn Way Matalaysaaa Oroma 🤣🤣
@nuuracyniahmed6039
@nuuracyniahmed6039 4 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 waa Ruun wlll gabadhaan waa Somli
@saynabsiman4182
@saynabsiman4182 4 жыл бұрын
Yaa siiyay gabadha oromada ah heesta ubax ayaa iska le midkalena Bk ayaa ka Soo daba qaadaya gabadhana waa Somali e oromo mah
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 4 жыл бұрын
@@hoodohanimaamo8891 heesta kahadlaya aniga ubah fahmo waalagaga horeyay kkk😀
@filsanwaana6205
@filsanwaana6205 4 жыл бұрын
Masha Allah Hinda waa inan wanagsan ubax fahmo waan tagersanaa waligeey
@umalkhairali6610
@umalkhairali6610 4 жыл бұрын
Mansha Allah inanta hadalkedan kahelay hore usoco wll ubaxey adna wadkumahadsantahay
@xasankorontoofficial6279
@xasankorontoofficial6279 4 жыл бұрын
😆😆😆😆😆😆 wllo ubax hinda isbuuc kastaa noo warayso wlhi kma daalo hinda resbect wlllo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@munahillow6208
@munahillow6208 4 жыл бұрын
Inta codkeda music laan kaxeshay like👇
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 жыл бұрын
Adna Oromo miyaad thy intii codkeeda kaxeshay ma sax baa wl
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 4 жыл бұрын
😂😂 balae wa rundeed
@tuushofficial6289
@tuushofficial6289 4 жыл бұрын
Muna Hillow CHANNEL subscribe isaar plz abayo
@tuushofficial6289
@tuushofficial6289 4 жыл бұрын
Ismaaciil Macaawiye subscribe isaar plz abowe
@qumansabban7117
@qumansabban7117 4 жыл бұрын
Ubaxeey Waraysiga hinda noo soo badi aad baa loo jeclaaday from Canada
@jewahirgarad510
@jewahirgarad510 4 жыл бұрын
Maasha allaah waa xariifad! Wallaahi,waaryaa hee inanta ha ku cayaarin🙂
@mubaarikahmedqarayare3403
@mubaarikahmedqarayare3403 4 жыл бұрын
Full Respect Hinda 🙏
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 4 жыл бұрын
Asc Ubax iyo Hinda she ' s funny ma sha Allah tabara kalaah waw ax ya soowd waw waw
@aminaabdirahman5434
@aminaabdirahman5434 4 жыл бұрын
Masha Allah quruxey allaha ku xafido oo ku siyaadiyo nimcada ubaheey, 🏝️🏚️🏆👍🇸🇴💕❤️
@sabaadcumaryusuf5203
@sabaadcumaryusuf5203 Жыл бұрын
Subax anaa ubsahan fanka
@zohanajoseph573
@zohanajoseph573 4 жыл бұрын
5:08 buulada kii huubay 😂😂😂😂😂😂manooli ma nooli fahmo official na halaga soo daawado wlhi fahmo iyo fagaraha maanta waa barnamij xiiso wayn leh
@nimoawemuse4784
@nimoawemuse4784 4 жыл бұрын
Kkkkkk alla beerka 😂😂😂🤣🤣🤣😂❤️hinda iyo ubax 💕💕💕💕💕💕💕
@jumbojalato3884
@jumbojalato3884 4 жыл бұрын
mashaa allah fahmo hinda waa big fananad weyaan walaahida
@hindacabdi4341
@hindacabdi4341 4 жыл бұрын
Mashallh wlllo hinda 👏👏🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️👍👍👍❤❤❤❤❤❤👏👏😁😁😁😁
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 4 жыл бұрын
Buulo xuubey xaafad xamar kutaal baa la dhaha😂😂❤xfad aan jeclahy😍❤
@raygalofficial
@raygalofficial 4 жыл бұрын
Thanks somali global
@nimcoibrahim3886
@nimcoibrahim3886 4 жыл бұрын
Fahma iyo fagarha wan ku salamyah markan hargaysa imado wan ku so radinaya wanad naga qoslisay wax badan hadiyad qliyana wan ku kanyah hadanan dhiman thank you so much walal ❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏🌹🌹🌹
@reymaz8
@reymaz8 4 жыл бұрын
Funny wye 😂😂😂😂😁😂😂 m.a Qosol waa fuuray
@rahmaosman4106
@rahmaosman4106 4 жыл бұрын
Wawawa 👌💯
@maryanalinor4117
@maryanalinor4117 4 жыл бұрын
Saaan mx weye gabdha respect ha la siiyo, Hinda sada noo jcshay ayan ku jclahnahaay 😘❤
@iqriinaabdiaziz2984
@iqriinaabdiaziz2984 4 жыл бұрын
Masha Allah Somaliga Allaha ku. Baro wllhi gabar maskiin ah waye gabadhan halagu caawiyo Somaliga barashadiisa
@asadmuusehargeysawi6351
@asadmuusehargeysawi6351 4 жыл бұрын
Hinda muumin sahal waa qof qalbi furan bulshaawiyada . Hinda waxan ku xiisaynaya afsomaliga siday u dudubinayso fadlan qofka afkaaga ku hadlaya ha ku qoslin af tixgalin ahaan inta qurbo joogti way fahmay sa halkaan wax ka dareemayo
@abdirahmandoctar2939
@abdirahmandoctar2939 4 жыл бұрын
Beerkaan kaa dareemaya brother dhib ka uu leeyahay luqad aanad lahayn markaad ku hadlayso nin wax-badan og
@alonewolf4883
@alonewolf4883 4 жыл бұрын
Hinda sheikh muxumed sahal wa soomaaliyad wa reer gabiley wy matalaysaa
@Ikraan_Jama
@Ikraan_Jama 4 жыл бұрын
Buulo xubey wapa xafadeydii an ku dhashY wadajir ❤️
@Tafo775
@Tafo775 4 жыл бұрын
Ikraan Samriye subscribe ii saar wlaalo chanalkayga Mahadsanid
@liilovekadharkenlylyrics5010
@liilovekadharkenlylyrics5010 4 жыл бұрын
Ikraan daris ka aya thy Nice
@gobdeeqlagasiray4446
@gobdeeqlagasiray4446 4 жыл бұрын
Hargaysa xafadeed ka ahayd ana jarkan ahaaa kkkkkkkk
@khadijomaxmedyusuf4379
@khadijomaxmedyusuf4379 4 жыл бұрын
Wwww aniga xita ilaa hadda xita wan joga buul xubey
@sahrafarah5841
@sahrafarah5841 4 жыл бұрын
Ikraan Samriye gabar rer buulxubey ayaa iga maqan oo la dhaho ubax Abdiraxmn oo rer buula xubey ahed hadad ka seesid abayo ila soo xiriir
@asmamohamed391
@asmamohamed391 4 жыл бұрын
Ubax waa mamo qalbi fiicn cunsurinimo aqoon alle haku xafido mam
@aminayousufmohamed9809
@aminayousufmohamed9809 4 жыл бұрын
Masha alllh hinda wllo aad iyo aad ayan kujecelay wllo waxaad tahay qof qalbi furantahay illahay haku dhawro
@SamiaOmer485
@SamiaOmer485 4 жыл бұрын
10hargeeysaan dhalay😂😂😂😂😂😂
@saamiyjama1365
@saamiyjama1365 4 жыл бұрын
Hindi waa gabadh soomali ah Lkn oromada way kuyara hadasha Saas darteed xaraabo ahn ugu hadlysa oromo language Yaa igu raacsan fikirkaa
@justnow7263
@justnow7263 4 жыл бұрын
Aniga
@saynabomar3645
@saynabomar3645 4 жыл бұрын
Ana kugu raacsan saa macquul noqon mayso heestan in ay caadi u qaado hadalkuna wareer noqdo
@shoukriasayf9148
@shoukriasayf9148 4 жыл бұрын
Hinda intalaa adeera jabadhu oromo hadan nahay boqolkiba 60 afka somaliga wan naqana ee keep going sis ❤️
@sahramaxamud1430
@sahramaxamud1430 4 жыл бұрын
Walhi waa qof qalbi furan cod na Alla kumanestay Yan laxumen yana lagu qoslin gacmo furan halgu soo dhaweyo WA qof qosol badan wey iga qoslisay Runti anagana wan Ku jclhy ❤️❤️👌🙏
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Walee hinda waa dowlad isku filan, oo kaftan yaqaana. Thank you ubah fahmo adiga iyo saaxiibtaa hinda aad baad iiga qosliseen. Taageero buuxda hinday.🤣😂👏👏👏👍❤👍👍👍👍👍👍
@haniitarashiid5657
@haniitarashiid5657 4 жыл бұрын
Hinda Youtupe halooo furo 😂😂😂
@kadraali9180
@kadraali9180 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 hinda she funny and best we love you hinda 😍😍😍❣❣❣❣❣
@xamdacawil5753
@xamdacawil5753 4 жыл бұрын
Masha allah codku waa 💯💯💯👸♥️💖
@lipanmohamed3926
@lipanmohamed3926 4 жыл бұрын
markaYa GadhiGa Korayzo Kamaraday Dawanayza Hammmmm cidi Arkayza Like isar😂😂😂
@habonedajiya348
@habonedajiya348 4 жыл бұрын
Hinda heestay ku qadaysay makarafonku dacif ayu ka aha siifican umanaan maqliin lkn ubah fahmo cadi aya lo maqlayay omg 😱 maxad ugu hagajin waydeen lkn hinda keep going xbti
@Cabdulfatah_
@Cabdulfatah_ 4 жыл бұрын
Qof af soomaliga bartay oo lagu qoslaayo waa khalad ee dhiira galiya gabadha. Shaqo wacan Al fanaan Ubax Fahmo iyo dhamaan asxaabta kaqayb qaadanayso barnaamijka. Hor usoco Hinda.
@zubeirmohamed8551
@zubeirmohamed8551 4 жыл бұрын
She is a Queen of Hargeisa💕
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
Markaad akhridid Comentiga Dadka lcaqligoodu inuu kala duwan yy ayaa kuzo baxayZa *Gabadhani wlhi waA somali inta indheer garadkaa unbaa fahmayza*
@queenofheart3401
@queenofheart3401 4 жыл бұрын
Codkeedu aad buu u kale duwan yahay surtagal ma noqon karaaaa?!
@Sasa-zj3oo
@Sasa-zj3oo 4 жыл бұрын
Benta mahn kugu racsanhey
@mahamedaamiincllahiibrahim6570
@mahamedaamiincllahiibrahim6570 4 жыл бұрын
Waa somaliyad
@Xikma41
@Xikma41 4 жыл бұрын
Haa waa runtaa
@hodanomararahman4242
@hodanomararahman4242 4 жыл бұрын
Haa somaliyad asal waliba fanka wax ka taqaan siday music kada ULA socoto dadka caqligoodaanka yaabay qof somaligii kle ba Ku adagyay say suurto gal utay inay Ku heesto
@jasminfarah69
@jasminfarah69 4 жыл бұрын
It makes laugh 😆
@ibrahimrooble2702
@ibrahimrooble2702 4 жыл бұрын
We love hinda oromo❤️
@ilhammohamed1939
@ilhammohamed1939 4 жыл бұрын
Maansha Allah waa fariid luqadii waabaratay
@ahmedyasin4758
@ahmedyasin4758 4 жыл бұрын
Hinda lacag fiicaan ka sameeyseen dukaankina Waa ka xirteen Maskiinta lacag fiican siiya 🤭🤭🤭
@samewade7564
@samewade7564 4 жыл бұрын
Saas weeye wlhi
@Nagaad1
@Nagaad1 4 жыл бұрын
Waa runtaa iyadaa suuq u samaysay Meheradiina waay ka xidheen
@nasraxilwaanimahamed3151
@nasraxilwaanimahamed3151 4 жыл бұрын
Wlhi wn qoslay mxd tiri hinda tukaankibad ka xirten lacagna wy ka sameesten dadkena so funny wlhi @ahmed Yasin
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
"Hamadka waliga kii furunlada ciilka treysa maaha" 🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hodanmuuuu3346
@hodanmuuuu3346 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
@@hodanmuuuu3346 hodan 🤣😂🤣 Alla beerka
@nuuraabdi1196
@nuuraabdi1196 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@sssa9272
@sssa9272 4 жыл бұрын
Kkk
@saynabomar3645
@saynabomar3645 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@daashoodtv6064
@daashoodtv6064 4 жыл бұрын
Hinde waa gabadh cod hal laalis ah leh lkn maanta xooga codkeed wuu hooseyay markii qalabka loo tumayay next time intay kala qabsanayso hees cod kaliya ha qaado Thnk you UBax fahmo I can’t wait 😊 your next video
@ar0w025
@ar0w025 4 жыл бұрын
From baydhabo idinka so slmey horey usocda
@nimcomohamed5602
@nimcomohamed5602 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@siisosancho8974
@siisosancho8974 4 жыл бұрын
Nahwe😂😂✊
@amuunabdi5554
@amuunabdi5554 4 жыл бұрын
She should have her own show she sooo funny
@nimashine8475
@nimashine8475 4 жыл бұрын
Best fanaanad fanka gali ubaxay way u qalanta fanka
@amlaahmed3189
@amlaahmed3189 4 жыл бұрын
Buulada ki huubey kkkkkkkkk war gabadha qosol socda weye
@qamarahmed2290
@qamarahmed2290 4 жыл бұрын
Masha allah waa qof qalbi wngsn lkn qosol waan la ooyay wlhi 🤣🤣🤣
@mosalamuni6211
@mosalamuni6211 4 жыл бұрын
Mansha allh hinda labiskeeda aad ayan uga helay waa qof style keedu dhisan yahay
@fatxiyasomaliaofficial9034
@fatxiyasomaliaofficial9034 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh gabadhan wa gabar farxad badan allaha xafido hinda 👌
@iniidmediachannel2660
@iniidmediachannel2660 4 жыл бұрын
Ninka wax tumaya bilaa respekti waaye muxuu hadalka ugu xumeynayaa 😭😭😭😭
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 жыл бұрын
Rajada nolosha Walaal wuu la kaftamayaa
@hafsajano7724
@hafsajano7724 4 жыл бұрын
Fara bururay alla bururay aaaa kkkkk kii hinda ahaa isaga waa xaraabo miiran🤣🤣🤣
@safiahirey
@safiahirey 4 жыл бұрын
Xayaat Maxamed 😂 kii xayaat ka xaraabo badan
@hafsajano7724
@hafsajano7724 4 жыл бұрын
@@safiahirey kii safiya ahaa baa ka badisay
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
@@safiahirey Xayaad dee ha odhane "kii hayaad aheyd " weeyi xaalku🤣😂🤣😂 X oo dhan waa H, Alla beerka walee hinda waa dowlad calan leh.
@rahohussen8528
@rahohussen8528 4 жыл бұрын
Xayaat Maxamed 😂😂😂 kii afsomali aah ku dheshy
@Warsanhupo
@Warsanhupo 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh hhhhh ala beeerkaa
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 Alla Beerka Waa Gabadh Qosola Oo Daacada
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 4 жыл бұрын
Wwwww caadi mahan cod macaan like inta u qirtey hinda
@munahillow6208
@munahillow6208 4 жыл бұрын
Kkkkkkk Markale kusoceli 😂
@zupeerabdirahman1689
@zupeerabdirahman1689 4 жыл бұрын
Walhi 10 hargeisaan dhalay Somali iLahay ha u Fududeeyo
@aaminan7255
@aaminan7255 4 жыл бұрын
Kkkk waa gabadha isaaq ah oo sacad muuse ah
@ismailfahiye4147
@ismailfahiye4147 4 жыл бұрын
Maashaa allaah walaahi ubax fahmow waxaad noqotay dhakhtar xaga istaraska yurub nagu haysta daweeya waxaan kuweydiisanaynaa hanaga joojin barnaamijkan hinda aad baan uqosolnaa merci
@lalasafe1915
@lalasafe1915 4 жыл бұрын
Mansha allah cod macaana hinda
@Awale.british
@Awale.british 4 жыл бұрын
Ahmad waliga furinle kii iilka tiraysay 😂😂😂
@hanadxuseen9660
@hanadxuseen9660 4 жыл бұрын
Masha aallah wankehelay cod macananteda
@fatxiyasomaliaofficial9034
@fatxiyasomaliaofficial9034 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh gabadhan wa gabar farxad badan allaha xafido
@mubarikhargeisawi7994
@mubarikhargeisawi7994 4 жыл бұрын
Wa iska sidan okale Markad Jogto Hoyada Fanka Maca Ado Afsomali garanayn Ama Fananad ahayn Ayd Iska noqon Fananad ----- Hargeisa Hadhwanaag
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 4 жыл бұрын
Salma Maxamed maxaad halkan qabanaysaa hadaanu ahyn wax lagu faano
@altovldamir4719
@altovldamir4719 4 жыл бұрын
Weliba sida ay uu racayso toonka maha caadi
@Honey_MB
@Honey_MB 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@geesigaasidhalay1146
@geesigaasidhalay1146 4 жыл бұрын
Wllhi wax iga qosliyay gabadhanaan arkay
@kafiali7216
@kafiali7216 4 жыл бұрын
😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 hinda so funny walhi
@garaadosmanfaarax1821
@garaadosmanfaarax1821 4 жыл бұрын
ubaxay, hinda sheekadadeeda filim noogaa samee
@mohamedhayato4692
@mohamedhayato4692 4 жыл бұрын
Wakadhaladakii moma upx cod mcn alh kusharafo
@faudgelle9279
@faudgelle9279 Жыл бұрын
Hinda waa Reer mudug! Afsomali Maxwi ah yan ku hadlaa ma sha allah
@sahrahashi9616
@sahrahashi9616 4 жыл бұрын
Hhhhhhh maasha allaah H inda
@MonaHAhmed-zm5wl
@MonaHAhmed-zm5wl 4 жыл бұрын
Wan jacaylayaa buulada kii huubay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nasraahmed9816
@nasraahmed9816 4 жыл бұрын
Hinada 😂😂😂maheradedu wa xafdahayga shaw
@gacamadheerem.x.d.2984
@gacamadheerem.x.d.2984 4 жыл бұрын
Mashaallaah noo biis hindiya waa aftahan qosolkiibanaga dhabaysay
@xamdacawil5753
@xamdacawil5753 4 жыл бұрын
Mom ubax fahmo mahadsanid wn ku jecelahay 💯💯👸♥️♥️💖💖❤🥰🥰🤣🤣🤣🤣😂😂
@jubileeireland4910
@jubileeireland4910 4 жыл бұрын
Muuqaalka ruun xaddi ma u egtahay mise indhahaa i yaraadeen oo anigas iska jecel ruun xaddi
@samiiraindhodeeqa1078
@samiiraindhodeeqa1078 4 жыл бұрын
Ruun xadiyo UBaX fahmo waaa izku mid
@user-sl7oq6iu2e
@user-sl7oq6iu2e 4 жыл бұрын
Masha allh wakaa Somaliland badhaadhteedii baxeesa allow uu siyaadi ilma adeeryaalow farmaajo yuusan idiinka aag soo dhawaan buuriya Somaliland guuul iyo gobonimo ictiraaafna Allan u qabnaa no buuuq badan❤❤❤❤❤🙇
@hodmanshiiq7085
@hodmanshiiq7085 4 жыл бұрын
Waxan umalenaa inuu caqligadu sidaa yahy
@cxasanmaxamuudc1317
@cxasanmaxamuudc1317 4 жыл бұрын
Farmajo maxa mesha keenay gabadhan oromda ah miya u maleysa inay citiraf idin hayso 🤣🤣
@farxiyamuuse645
@farxiyamuuse645 4 жыл бұрын
Qof qurmay ba tahaye iska amus xoloayahow somalilantada wase somalia wa 1 mid uf iska da qabyalada shit
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 4 жыл бұрын
@@cxasanmaxamuudc1317 waad af xun tahay baro habsamida dadka loola hadlo.
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 4 жыл бұрын
@@farxiyamuuse645 maxey ahayd tan afxumada ka sheekeyneyso haa adigaa ka.hela mar walba
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 4 жыл бұрын
Say wallahi KkkkkKkkkk o ween waaye
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 4 жыл бұрын
Wooow best hinda we love u sister thanks ma'am ubax fahmo my home sweet hargaysa guribarwaaqo
@mohamudalbashiir4333
@mohamudalbashiir4333 4 жыл бұрын
Astaqfirullaaah tan waa Lagu danbaaabi ninkii buula xubey ahaa ashahaada ka so hadhay
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 4 жыл бұрын
WALLAAHI OROMO UMMADAHA KALE WAYNNOOGA DHOW YIHIIN
@MohamedAbdi-hq7dr
@MohamedAbdi-hq7dr 4 жыл бұрын
War oromo maaha gabadhan
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 4 жыл бұрын
@@MohamedAbdi-hq7dr LAHJADDA AFSOOMAALIGA EE AY KU HADLAYSAA WAA ITOOBIYAAN GAAR AHAAN OROMO ASALKEEDUSE WAA SOOMAALI
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Waa somaaliyad gabadhanu
@asiyaibrahim1114
@asiyaibrahim1114 4 жыл бұрын
Hhh wan kahelay hadalkeda hinda hore usoco
@adaaniabdihaken7762
@adaaniabdihaken7762 4 жыл бұрын
Waalihi waa fanaanad sax 😂😂😂😂😂
@zakimohas
@zakimohas 4 жыл бұрын
Odaga xuubeey waaka dhacsanyahy lkn markaa wadan aanad udhalan aatagto oo luqadooda bara maagto sidaas cml laguugalaa😭😭😭😭
@ibrahimimba1837
@ibrahimimba1837 4 жыл бұрын
Really wondered with how the guy dealt with the lady. Very unethical indeed. Waxan layabanahay sida uu la dhaqmayo gabarta. Wa anshax xumo.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 15 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
FANAAND UBAX FAHMO WELCOME TO LONDON 2023
5:18
Faiza Amir
Рет қаралды 12 М.
Abwaan Caawa Siciid Ayaanle Iyo Madashi 18May Ee Deg Gardaag
6:44
Wariye Madar Sanyare
Рет қаралды 4,6 М.
Barnaamijka Haweenka: Martida Hinda
30:07
SAAB TV
Рет қаралды 23 М.
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
Qosolkii Aduunka Hinda Oromo Iyo Buulo Xuubey  ubax Fahmo oo Yaabtey
5:32
Они поймали того , кто уничтожал их дома
0:40
How Many Balloons Does It Take To Fly?
0:18
MrBeast
Рет қаралды 156 МЛН
He understood the assignment 💯 slide with caution x2
0:20
Carlwinz_Official
Рет қаралды 10 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
0:25
Zach King
Рет қаралды 28 МЛН
القطة الشجاعة 😭😭🐱 #shorts
0:35
7amoda Gaming
Рет қаралды 33 МЛН
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,4 МЛН