Somaliland: Raxan Wasiirro Ah Oo Fagaare Ku Rifay Duul ay Is-hayaan

  Рет қаралды 8,554

Hargeysa Today

Hargeysa Today

Күн бұрын

Somaliland: Raxan Wasiirro Ah Oo Fagaare Ku Rifay Duul ay Is-hayaan
*** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
/ @hargeisatoday
#ShopwithKZbin

Пікірлер: 20
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 19 күн бұрын
Gacmiskiikama’aha 🤝Kulmiye
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 21 күн бұрын
Wa ruunta xaqiiq geesi guul 😎😎🔥❤️❤️👍🏿💪🏿💯
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 20 күн бұрын
Guul wadow Siyaad
@DhooboJamac
@DhooboJamac 22 күн бұрын
Mansha. Allah. Kulmiye. guuuuul. guuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 19 күн бұрын
Waa Igatalo’eh Madaxdu Gym Haysla Ogaato… Si’ayna Noloshoodu Usoogaaban . Calaashan Sonkor Iyo Dhiigkar ugudhicin . Intaakadib. Alle Haydinwada Xafido🫶🏻
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 19 күн бұрын
Fardheerba Kugodan Xirsi Iyo Cirro
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl 20 күн бұрын
Inaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun Ina sulub waa ma khajile shalay markuu wadani ahaana wuxuu ku hadli jirey waa duuban yihiin Maantana waad mAqlaysaan Waxaan xusuustay riwaayadii sooraan ilaahay ha u naxariistee Markii inantiisu lacagta usoo dirtay
@muuseabdullahi8400
@muuseabdullahi8400 20 күн бұрын
xisbiga wadani wa huwan
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 19 күн бұрын
Waarigadurugde Illahaymataqaan😂😂😂😂😂😂
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 20 күн бұрын
Dhaqanxumadii reer xamarkaynu baranay
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 20 күн бұрын
Wadani ayaa noqday xisbiga ugu hadal haynta badan maanta taasaa xaqiijinaysa awoodiisa
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 20 күн бұрын
MOU waxaan u arkaa in Abiy xeelad ku qaadanayo Badda Somaliland. Abiy wuxuu rabaa in uu qaato 20KM oo Badd ah iyo Barri ba leh muddo 50 Sano ah. Wuxuu ka samaysanayaa Saldhig Milatari, Dakadd, iyo waddo Treen Illa diridhawa. 1 milyan Oromo ah ayuu Dajinayaa.
@ahmedosman4825
@ahmedosman4825 20 күн бұрын
Subxaanalaa ma😅 waxan baa dalka inoo Hayey waar dalka waxaad u qabateen ka hadla sidii xisbi mucaarada ayaad u hadlaysaan sheekadiiniiba waxay noqotay ka hadalka wadani
@shiine127
@shiine127 21 күн бұрын
Waar qorshaha aad ku maamulaysaan dalka hadii aad ku fuulaysataan ka hadal waxba ha ku mashquulina rag qayrkiina ahe duli yahow duliga loo waayey.
@adamabby2248
@adamabby2248 22 күн бұрын
Dumarka iska daaya haa beena aakhiro yaan la isweydiin yaanay xujo idinku noqo beenta Sajiin ka sheegayo madaxda xsbiga Wadani.
@adamabby2248
@adamabby2248 22 күн бұрын
Kuwani wasiiro maaha waa Awr kiralayaal.🐪🐪🐪
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 21 күн бұрын
kulmiye inad wadanki liqeedn wa hubaal madaxwyane Ahmed silanyo gobao anu dhisin oo aan u ducayn ma jirin lakiin kulmiyahan cusub maalki mee wadankii meeleehi maxa isku diray beentaa shubaysan idinka maxkamad la idin gaynaya ahmed silanyo wa y cadahay inu aha nin dacada wadankan badabdiyay prof cadhooday kenay dadki isku dilay kalshable heshiisi yahay beelo is haystay heshiisiyay waxan xasuusta reer m=booore ila 1980 is dilayay inu soo ajaray in calamki ganacasigi furay inu shiidalkii dad kula heshiiyay inu dekadahi dhisay inu dabadamis qalabki beeraha kii hospirtalkaba kenay inu mootooyin keenay baabuuur kale keenay inu ceel school o wadooyin sameyay jeel sameeyay inu wasaradahi odhan dhisay madarkii dhisay iyo gobolwalaba wuuu ka sameyay ragaa la shaqnayay ee beriga kulmiye ahana libta way lalahayeen dhamantodoa wadani bay manta jooga kulmiyihiin hore mee midh kama joogo wax qabadka ku suntana ee umada isu kenayay madamay sidas tahay ragii wax qabadku wadani racay anau wadani baanu raacayna ama cadowga gudha ugu yeesha ama iska daya yes wa af xun yihin sida edebdaran way u hadlan balse kuwanna cusub kulmiye jooga way u dhamayan dalka sidanu u aragno ragaa wadani racay yaanu imanka idinka raaaacin wadani yes way af xun yihin idin waa taamar xun tahin maalkiinameesha gaysen idinka iyo ilaahiina wax wadankan u qabteen shaqo qaran mooye tasna waataas wixi ka dhacay la oga citirafkaa hada keeentan ilahay ba keene rajo leedihin hadii kale wada ku qulqul marki la idinka xishooday ee la idinla xisabtami wayay ayaad ragi idinka tegay caydan waana taas ta codkaku wayaysan ku busharaysta
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 22 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag 1.0. Waxan dhahayaa mudane cirro wuxuu hadal ka dhigtey doorashada oo xumaata waxay keentaa qaranka oo burbura 2.0. Wuxuu hadal ka dhigyey reer baa loo diidanyahay. 3.0. Waxuu hadal ka dhigtey haddii la doonayo dalku inuu hagaago waa in loo codeeyo xisbiga waddani. 4.0. Haddii kalleetto dalka burburaya oo cidina fadhiyi mayso. 5.0. Cirro wuxuu isu haystaa saciid sulub maxamed oo laan dheere ah. 6.0. Ninkan hanjabaya waa muuse cabdalle isagoo deggan go'da yar iyo Go'da weyn iyo in yar oo sheekh degta. 7.0. Hawdka meel uu ka degaa muuse cabdalle ma jirto. 8.0. Wuxuu isu haystaa xirsi cusman laandheerihii habar yoonis. 9.0. Wuxuu isu haystaa reer weyde oo laan dheere ah waan laan gaab muuse cabdalle noqday. 10.0. Haddaba ciddina dooran mayso waxanu ku noqon doonaa finland. 11.0. Waa dalkii uu kaa soo ka xeeyey mudane faysal cali waraabe adiga oo ka liita daanyerrka xaraarta fuula. 12.0. Haddii lagu dooran waayo afarta ciidagalle ee caytama meel kuma geynkaraan. 13.0. Waxad ku qasbantahay inaad ku noqoto dalkii aad ka soo kicintey adigoo soo doontey lacag aad dhacdo ood fooqaq kaga gadato finland. 14.0. Ciidagale dhmaantood waxay u codeynayaan mudane faysal cali waraabe adigana kuma doonayaan. 15.0. Waxay kaa cunnaan lacagta wayna soo. Aytamaan iyagoo adiga ku tooganaya. 27.0. Haddaba waxaad samayn kareyso yaaba iska yar. 28.0. Waxaad qaadan doontaa siidhigii aad afuufi jirtey ka bacdina jeelka lagu taxaabi.
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 21 күн бұрын
Kulmye party why once having a speech through the media screen ur sound not clear?????
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,3 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 63 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 83 МЛН
ما الذي يجري في المنطقة
54:48
قناة عواد الزايد
Рет қаралды 39 М.
Latest Update From D Chowk | Sami Ibrahim
10:21
Sami Abraham
Рет қаралды 23 М.