Nacas baad tehee SNM cid diidani ma jirto oo isaaq ah lkn reer awdal haday SNM diideen oo dheheen Somaliland baynu wada leenahay ee snm mawada lihin dee xaqbey u leeyihiin anoo isaaq ah baana kuleh. Adna doqoniimada iska daa oo wixii lagu dortey garro laxyahy
@Ahmed_Rainfall.10Ай бұрын
Isaaq oo dhan shakhsiyaadka aan kusidano ayaad kamid tahay... Lkn Kolay ahlu sharaftii Garxajis baad tahay from Borama🙏
@suhaybsaleban5120Ай бұрын
@@Ahmed_Rainfall.10 runtu sxp waa qadhaadh amba Awal ban ahay lkn Somaliland maanta sida aynu ku wadno inooguma hagaagayso in kolba xildhibaan xasaanad leh mandheera lagu rido Iyo in nin walba yidhaa siyaasiga aanu isku reerka nahay ayaan wataa gar iyo gardaraba. 30 sano oo wacyigeenu heerka maanta marayo, oo qabyaaladu maalin ay ka saamyn badantahy aanay jirin oo xoriyada aadanuhu noqotay wax si walba loogu dheelo oo musuq-maasuqa eexda iyo qabyaaladu buuxiyey xafiisyadeena dawliga ah, waxa sidaa ina baday miyaanu ahayn siyaasiga danystaha ah ee aynu maalin walba qabyaalad darteed ugu hiilinayno.
@NimcoFfАй бұрын
@@suhaybsaleban5120inader anaga isaqa muuse oo ciil abe ah baa inagu habsaday insha allh ilahay sharkisa ha ina dhaafiyo anaguna ma rabo SNM wakhti bay ahayd ee wxy rabaan inay xilalka kusii joogaan cidna dan kama laha ku darso muuse wxuu xildhibanada u xidh xidhayaa si qalalaase u dhaco deedna u yidhaahdo dagaal ba lagu jiraa oo doorasho suurtagal maaha taasna cid ka yelaysa ma jirto reer awdalna waa ku fahmeen qorshihii uu watay markii ay kasoo fashilantayarinti barlamanka Wlhi aniga h awal la ah malinki la doranayayna uma codayn ila manta ka soo horjeda sheeko SNM haday dhamaanwaydo gooni ubaxa rer awdalow Qabyaalada ,xumaanta ,isku dirka reeraha waa muse oo dadkii is nacsiiyay