MAJAAJILO AAN CAADI AHEEYN QOSOL BADAN WAA " MAGAALA JOOG XUMO" JILAA SUGAAL CABDILLE/AUN TIMA-JILIC

  Рет қаралды 322,140

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

4 жыл бұрын

MAJAAJILO AAN CAADI AHEEYN QOSOL BADAN " MAGAALA JOOG XUMO" JILAA SUGAAL CABDILLE/AUN ABWAAN/FANAAN TIMA-JILIC IYO QAAR KALOO BADAN
MAJAAJILADAN WAXA AY KA MID TAHAY MAJAAJILOOYINKII UGU QOSOLKA BADNAA EE LAGA SII DEEYN JIREY TVGII QARANKA SOOMAALIYA SIDDEETAMAADKII
WAA MAJAAJIO AAD LOOGA SHAQEEYEY ¨
DAAWASHO WACAN

Пікірлер: 154
@gababisaaq2666
@gababisaaq2666 Жыл бұрын
Walaahi kuli live ayaan u aqaanaa ilaahoow u wada naxariiso aamiin
@faizaabdirahman7610
@faizaabdirahman7610 Жыл бұрын
Sugal unba kanol
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
4:20 xaqu qalinkaan diidanahay ee xisaabta waan ogaolahay🤣🤣🤣 waa riwaayadihii qiimaha badnaa
@player-kaafrica2479
@player-kaafrica2479 3 жыл бұрын
Reer mudug dhibadanaa kkkk 🤣😂 duntiisa aqaan kulahaa
@kafaaideyso7053
@kafaaideyso7053 4 жыл бұрын
Allah u naxriisto inta geeriyootay
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 4 жыл бұрын
Sheeko maqaayadaha lagu dhaco baaban bartay....adigu dhadhami😂
@abdirahmanboqolle57
@abdirahmanboqolle57 4 жыл бұрын
Sugaal cabdulle nin culus buu ahaa waaana muallifka riwaayada magaala joogxumo
@tvxumaandiidyoutube829
@tvxumaandiidyoutube829 4 жыл бұрын
Cabdi bashiir indha buur iyo maxmud ciise tima jilic sugaal cabdule ayann ka gartay hobaladii heegan ee booliska soomaaliyeed
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Abdifataax xumaandiid Wll Abwaan cabdi bashiir indhabuur maahan ninka Timajilic la jilaya ee waxaa Layidhaa Axmed Garow wuxuu katirsanaa kooxda riwatada sameyneysa ee HEEGAN ninka kalena waa Abwaan sugaal cabdulle cumar oo sameeyay sheekadan
@cabdisalaan1673
@cabdisalaan1673 2 жыл бұрын
11:22 hadaan iskakaa biyo biyeesto lacagtana kaabaxsho kawaran 😂😂😂😂 2022👀🖐🖐🖐
@bxrhsn7370
@bxrhsn7370 Жыл бұрын
Waayo waayo Wallee waan xusuusta TV qaranka ayaan ka daawanaayay. the old is gold
@maxamedismacil496
@maxamedismacil496 6 ай бұрын
This was when there was no cellphone. Happy days
@yoonisnuur5103
@yoonisnuur5103 3 жыл бұрын
kkkkkk intaan kajooji xisaabta hartay Kudar kulahaaa kkkkkk
@gudgudestudio7568
@gudgudestudio7568 4 жыл бұрын
Talo Xumo maalinba laga war.doonaaye waxkasta aad iska ahaatide hadaan anigu iskakaa biyo.biyaysto kawaran
@CyberLx
@CyberLx 4 жыл бұрын
Shaatigan duntiisan aqaan mana dhaqmo. Kkkkkkk
@Madajiye
@Madajiye 4 жыл бұрын
Thanks somali music and culture
@isseelmi1433
@isseelmi1433 2 жыл бұрын
Kkkkkk waa markii somalidu micnaha lahayd
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
Waa sheeko qosol badan
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 4 жыл бұрын
Kkkkkk intuu cunsiyay kulaha lacagta wax kabixi 140 sh.s berigaas lacag badan bay ahayd ninka cidanka ah baa mushaar uqadanjirau
@saidyusuf4058
@saidyusuf4058 4 жыл бұрын
Labada sano sow asagu wax ma bixin jirin 🤣🤣🤣🤣🤣
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 4 жыл бұрын
Kkkk sheekada waxan ku xusuustay nin aanusasxiib nahay oo lacag jecel
@khalidfaraskacad895
@khalidfaraskacad895 Жыл бұрын
Dhadhami hhh bes wax ka buxi lacagta hadaba 😂😂😍
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Mamada riwayada Ku jirta Siciido cabdi muuse layirahda Wana fanaanad iyo actorad Bosaso Ku arkay 2011 iyadoo katimid UK
@maxamudsheikh2003
@maxamudsheikh2003 4 жыл бұрын
Allayaraxma
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
33 million oo gabdhood baa udhalan doono Africa kkkkk
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
My favourite Artist Sugaal c/lle
@sagalhimillo6798
@sagalhimillo6798 4 жыл бұрын
6da April still watching dabeecad xumada iskadaaa kulahaa🤣🤣
@sonkorsonkor6071
@sonkorsonkor6071 4 жыл бұрын
Sagaleey anaa kula daawanaya wll
@abdifatah5180
@abdifatah5180 4 жыл бұрын
8 April
@NasaThe1st
@NasaThe1st 4 жыл бұрын
Almost 9april 2020 riwaayd qosol badan waye
@dahir022
@dahir022 4 жыл бұрын
Mudug ✊🏾
@cabdijibaarhiis6272
@cabdijibaarhiis6272 4 жыл бұрын
Riwaayadan aad baan u raadin jiray ,beri ayaan ka daawaday TV la odhan jirey.E TN. Waa riwaayad xiiso leh
@maxamednuurhassan5267
@maxamednuurhassan5267 4 жыл бұрын
@khadeerlili1221
@khadeerlili1221 2 жыл бұрын
riwaayad maaha ee waa filim sxb soomaalida ma kala taqaano riwaayadda iyo filimka
@yaasir1936
@yaasir1936 4 жыл бұрын
Waa 02:00 Habeenimo qosol jaarkiiba igu toostay Dee lacagta Keena Horta Yaa Haya horta ? Dee Ilaahy baa haya
@luuqganaaneofficial2632
@luuqganaaneofficial2632 2 жыл бұрын
I &
@ahmednuurfeyleey684
@ahmednuurfeyleey684 4 жыл бұрын
sheekada lacagta aan kuu celiyo xasuus igu leedahay maalin anagoo dhar la aan ah oo tuugo na furayay ayaan zimbabawe soo galnay anagoo qawnaan iskula yaabnayn ayaan soo dhex galnay duul wada qaawan mid naga mid ah oo shaati giisa xataa tuugtii nacday ayay dheheen aan lacagtiisa idiin celinayo anagii yaab war noo iibi ayaa ka dhcday shaatiga
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Ahmed Nuur Sheeko cajiiba ayeey sheekadani ku xasuusisay, waa Majaajilo cusub oo hor leh ayaad ka sameeyn kartey, waxba idinka gaadhey
@cawaalecaydaruus3455
@cawaalecaydaruus3455 4 жыл бұрын
"Ilaahay hadduu lacagba idin siin waayo maxaad qaybsanaysaan?! Adeerow haddaba iska kala taga!" 😂
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 7 ай бұрын
AUN ibrahim baadil iyo cabdulahi timajilic labaduba waydhinteen😢
@gaban69
@gaban69 Ай бұрын
Salaal Abdi Badil Kuma Jiro , Waa Garowe, Timo Jilic iyo Sugaal Cabdille. Thanks
@mahamedomar3525
@mahamedomar3525 4 жыл бұрын
KKKKKK KKKKKK 1995 ban daawaday majaajiladan Hargeisa.
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 4 жыл бұрын
😂markaas walidkayGu ismay guursan
@mahamedomar3525
@mahamedomar3525 4 жыл бұрын
@@hunguridhubuq3275 Kkkkkk anba wan yara wllshayeey 15 jir ban Ahaa
@daroogoyusufyousuf207
@daroogoyusufyousuf207 4 жыл бұрын
Waligey madawan hhhhhhh
@cawilfaanto8994
@cawilfaanto8994 2 жыл бұрын
Waa dhalashaday sanad kadib ayaad daawatay. Waxaan ahaa sanad jir walahay fani
@abdihakimali3424
@abdihakimali3424 4 жыл бұрын
Sheekadina wata anigu sida ku tagi maye kulahaa kkķkkk
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
Markay ahayd 5:45 Siduu biyaha ugu firdhiyaan kuqosla 🤣🤣🤣🤣 dhadhami markuu dhadhamiyeyna wuxuu yiri soo maadan cunin?? Lacagta wax kabixi indha adayg udaa reer mudug 🤣🤣🤣🤣 isagoo lacagtiisi bixin waayey ayuu lacag dadkala qabaan ka odayeynayaa 😎
@mohabdalla8651
@mohabdalla8651 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh qosolkuu iga dhaneeyay kaas
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
Reer mudug cayaar maaha. ”Meel walba haddaad sheeka ku qabsateen annagu xaggee istaagnaa”🤣
@NasaThe1st
@NasaThe1st 4 жыл бұрын
Watching 11:19pm 9 April 2020 👏
@salmanbashiir5103
@salmanbashiir5103 4 жыл бұрын
Xili danbaa daawatay wllo
@haileproduction1381
@haileproduction1381 4 жыл бұрын
Nasra 22:03pm 11/4/2020
@captainsanto5572
@captainsanto5572 4 жыл бұрын
Caruurti 2005 🤪😅😅
@haileproduction1381
@haileproduction1381 4 жыл бұрын
@@captainsanto5572 dhaqanka islaamka wuxu na faraya magac wanagsan marka isku day walal in markale lagu wan qalo maadama magaca ku qorani yahay magac la aaan ama magac xume
@captainsanto5572
@captainsanto5572 4 жыл бұрын
@@haileproduction1381 ok 🖐
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 4 жыл бұрын
Sugaal macalin cdi mhn...labadii sanoo dhan ma asagaa kaa bixinaayay. kulahaa😂😂
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
xikmah weeye sheekadanu
@nuurqalbi2962
@nuurqalbi2962 4 жыл бұрын
Hore
@ibrahimxuseen3328
@ibrahimxuseen3328 4 жыл бұрын
Xuriyo
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 ай бұрын
war walahi baan la'iisoo ordin sidi iyagoo dagaal dhab ah kujiray udagaalameen😂😂😂
@mustafcaligeelle4112
@mustafcaligeelle4112 4 ай бұрын
Ereyga Xabiibi 1973 miyuu jiray 😅😅
@user-un5dg4ou6h
@user-un5dg4ou6h 5 ай бұрын
Nin rageed waji malaleh😂😂
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Lacagta qaybi kulaha xageed jeebka ugashanaysa 😂😂😂😂
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 4 жыл бұрын
Kawaran xadan iskaa biyo biyeysto oo aan lacagtana kabixiyo kulahaa 🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 2 жыл бұрын
gabadhu ma shamsa cumarba
@gaban69
@gaban69 Ай бұрын
Maya Maaha Shamso WalaL Waxa La Yiraah AUN Saciido Cabdi Musse Waa Dadkii Lagu Bilabay Kooxda Heegan.
@libaaxalee
@libaaxalee 4 жыл бұрын
Classic Somali comedy clip, reminds me the good old days.
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 4 жыл бұрын
Abwaan sugaaal🤣
@abdiyare5933
@abdiyare5933 2 жыл бұрын
Saacd radis miyaa ahyd mase waqti radis alaha u naxaristo xasuus walhi
@saciidbayle4167
@saciidbayle4167 2 жыл бұрын
Quudaan jirin qoryo ujajabso
@abdirahmanmohamed6230
@abdirahmanmohamed6230 4 жыл бұрын
cashuurtii maka bixiseen iyo biyaha waanadiiif kkkkkkk ninkaasbaa iga qosliyay
@bilansharaf779
@bilansharaf779 3 жыл бұрын
Riwaayadu intan keliya miyaa cajiib waaye iyado dhan halaygu caawiyo
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Riwaayado badan oo goosgoos ah ayey ahaayeen, badi way lumen inta hadda lahayaahi way yar tahay.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Hal milyan iyo sadex boqol oo kun 😂😂😂😂😂
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 4 жыл бұрын
Sugaal macalin cabdulle wuxuu ahaa abwaan wayn Reer mudug caadi ma ahan 🤣🤣
@abdimuse7911
@abdimuse7911 4 жыл бұрын
Sugaal Cabudulle Ayaad Ka Hadlaysaa, 2da Nin ee Kale Maxaad Kataqaan Horta, Waa Abwaan Cabdi Bashiir Indha-buur & Maxamuud Ciise Tima Jilic.... Ha Mudugleyne kkkkkkk
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 4 жыл бұрын
@@abdimuse7911 bashiir indha buur wuxuu ahaa abwaan wayn oo heesaha wadanigaa inta badan lahaa
@abdimuse7911
@abdimuse7911 4 жыл бұрын
@@ahmedaliwaqooyi6053 Sugaal Waxaa Ka Xajmi Culus Dhanka Fanka Indha-buur AUN..
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 4 жыл бұрын
@@abdimuse7911 haah sugaal laftiisu caadi ma ahayn
@abdimuse7911
@abdimuse7911 4 жыл бұрын
@@ahmedaliwaqooyi6053 Sugaal Laftiisu Ma shar yara, Ninka Kalana Waa Maxamuud Ciise Tima Jilic... Ninkii Qaadi Jiray Heestii Arligeygoow, Oo Uu Alifay Indha-buur..AUN 2daba
@MaxamedHanad-bp9wr
@MaxamedHanad-bp9wr Күн бұрын
T 6:14
@abdiweligeele1533
@abdiweligeele1533 4 жыл бұрын
Hhhhhhh waa magaalo joog xumo
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 4 жыл бұрын
Yaadhageystay idaacadaha koradhashiya Philadelphia Filippine hambruuk iyo BBC😂
@yaasircararafad2041
@yaasircararafad2041 4 жыл бұрын
Majajilo cajiiba wa horan fiirsaday iska si fedha qawabow
@muxiyadiincabdisalaam1443
@muxiyadiincabdisalaam1443 4 жыл бұрын
4/4/2020 weeye caawa
@abdullahmaakhir
@abdullahmaakhir 4 жыл бұрын
Ninkan Riwaayada Wareeriyey awdheere. Waa Seyid Shiekh Cumar
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Waa Sugaal Cabdille, Sayid weey isu rgyihiin xoogaa kk
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Sugaal caddule kooxdii heegan ee booliska
@halbowle0187
@halbowle0187 2 жыл бұрын
Waxuba waa wada police ka Allaha u wada naxariistee
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 4 жыл бұрын
shatiga lacagtisan ku celin so ibso adu kulaha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 4 жыл бұрын
Ramla walalo lacagta iska bixi wixii maqayada yaley dhan iska cunee 🤣🤣😂😂😂😂😂😂
@mahamedomar3525
@mahamedomar3525 4 жыл бұрын
11:53 KKKKKK hadan iska kaa biyo biyaysto Kkkkkk KKKKKK KKKKKK
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 4 жыл бұрын
Shamsaan Qaalib 😂😂cdi mhn
@halbowle0187
@halbowle0187 2 жыл бұрын
Sugaal Macalin allaha u naxariisto waa majaajikistaha kaliya Iga Qosliya inta wax jilsha
@Abshir-Ahmed
@Abshir-Ahmed 2 жыл бұрын
Goormu dhintay?
@halbowle0187
@halbowle0187 2 жыл бұрын
@@Abshir-Ahmed 7 sano laga joogaa asagoo xanuunsan Kenya la Keeney sxb
@mohamedaminali6594
@mohamedaminali6594 4 жыл бұрын
( inta ka jooji ) kkkkkkk
@abdikadirbare3148
@abdikadirbare3148 Ай бұрын
Kan Waa reer musug
@honabdulazizizmail
@honabdulazizizmail 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 3 жыл бұрын
Haddaad meel walba sheeko ku qabsataan anigu ma cirkaan aadaah? KKKK Sugaal waa raggeedi.
@gababisaaq2666
@gababisaaq2666 Жыл бұрын
😁😁😁
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
War bal intaan ka jooji, xisaabta hartay ku dar 🤣🤣🤣
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
TimaJilaC
@idiriscilmi2267
@idiriscilmi2267 4 жыл бұрын
Kanan lacag ka bixin Wax ka bixi ku lahaa
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn 2 жыл бұрын
Cedo dhadher geel kumaashoy goobta geed maleh soogalan galo maxaa isku riday madaxweyne itoobiya gabta hadu hori ugashto nin nikaxa kudhalan waa ladajiya guri uuleyahay lamasii tago
@guuleedmahad9721
@guuleedmahad9721 4 жыл бұрын
Hhhhh
@kingkasdaarali8771
@kingkasdaarali8771 4 жыл бұрын
Watching at 5:00pm
@tahirismailmohamed3618
@tahirismailmohamed3618 2 жыл бұрын
Sugaal libaax
@cabdallacismaan9978
@cabdallacismaan9978 4 жыл бұрын
A
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 3 жыл бұрын
Asturaadu ma waalibaa???
@nuurqalbi2962
@nuurqalbi2962 4 жыл бұрын
Lafihii
@HashiDigitalLife
@HashiDigitalLife 4 жыл бұрын
Sidee uga faaiideeysan kartaa technologiyadda casriga ah, Sidee Ayaan ugu bedeli kartaa Baraha bulshada meel aad ka faaiideeysato xag shaqo, Waxbarasho,Caafimaad iyo weliba aqoon guud? Kaga bogo linkiga hoose intaas iyo macluumaad badan oo weliba faah faahsan. kzbin.info/www/bejne/iHTYoWWdbd2FbpI
@maxamedxirsi1975
@maxamedxirsi1975 Жыл бұрын
Nabi maxamed waa maxamed xirsi cumar
@baashaal6778
@baashaal6778 Жыл бұрын
Caafimaad ma jiraa?
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
@Maxamed Xirsi Akhlaadaada diiniga hagaaji hadaad tahay Cabdiweli cusubna channelka iska bax
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
Gabdhihi timaha tuurka ah kuxaragoogin jiray maanta majiraan wahaabiyaa cagta marisay waxaa lagadhigay wax Ceeb ah,, waa Nasiib daro in dhaqan waalan oo xagjir ah diin Nalooga dhigay waxaan ubaahany inaan gabdhaha dib uxorayno
@farxaanmakaraan1869
@farxaanmakaraan1869 4 жыл бұрын
Wll miyaadan Muslim ahayn wahaabi waxba mabadali Karo ee illaahey kacabso illaahey Dib MA uu soo celsho waa dhaqan xun illaahey ayaa xaraamtimeeyey oo adiga walaashaa maladooni laheed sidaas oo kale waa Maya gabdhaha kale waa sidaas oo kale xaqa Allah natuso dhamaanteen aamin aamin aamin
@khadartuke3940
@khadartuke3940 4 жыл бұрын
Hablahaaga iyo kuwa kula dhashay xoree kuwaasaa gacantaada ku jiree
@kulmi1
@kulmi1 4 жыл бұрын
@@farxaanmakaraan1869aamiin walaal
@kulmi1
@kulmi1 4 жыл бұрын
@@khadartuke3940 Waa sidaas walaal mahad sanid
@kulmi1
@kulmi1 4 жыл бұрын
Diinteena waxay Shay geesaa in ay xijaab xirtaan sxb
@kulmi1
@kulmi1 4 жыл бұрын
Masha Allah waayo waayo ilaahey umadeena somalida ku so cili sidii ay ahaan jirtay kzbin.info/www/bejne/gpbLZ4KIhLFqh7s
@maxamedsiciid6570
@maxamedsiciid6570 4 жыл бұрын
Hhhh
Majaajilo Daahir Caaje iyo Cabdulle Raage AUN-to
29:18
elmi guleed
Рет қаралды 120 М.
Ruwaayadii, Suuqa Waalida Iibsha!!
54:17
Qaraami Official
Рет қаралды 7 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 29 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 75 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 161 МЛН
MUJAAJILO=Qarandoon.com
11:52
Abdullahi Hashi
Рет қаралды 201 М.
Boon xirsi iyo murqaanka magaalo joog xumo
25:40
KBC PRO
Рет қаралды 36 М.
Ila qosol - Magaalo joog xumo - Waagacusub Tv.mpg
9:33
khaatum state
Рет қаралды 89 М.
RIWAAYADII SHABEEL NAAGOOD
1:00:29
Suhaib Shuib Hassan
Рет қаралды 35 М.
MAJAAJILO CAJIIBA AUN MAXAMOUD CABDILLAAHI CIISE "SINGUB" IYO KOOXDA DEEGAAN
9:11
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 284 М.
Magaalo Joog Xumo (Ila Qosol)
8:12
Bartamaha
Рет қаралды 262 М.
Majaajilo Gaaban 🔥iyo Abwaanadii kooxda Waaberi Hargaysa
14:31
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 33 М.
daawo ruwayada yurub genyo
47:17
HM Somali Tv
Рет қаралды 105 М.
SHEEKADA MAGAALO JOOG XUMO Q'1aad
19:09
Somali National Television
Рет қаралды 243 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 31 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 597 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,3 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 747 М.