HEESTII BARARIYAAQ IYO SAYID KHALIFA 2015

  Рет қаралды 156,598

SomaliSwiss

SomaliSwiss

Күн бұрын

Пікірлер: 57
@Madiino-hd1ue
@Madiino-hd1ue 11 ай бұрын
Ninka bihinbih nagged isku barad nugeya bi'i waa ma doorbaa LOVE YOU, AL FANAN SUPER SAYID KHALIFA heestan si qaas ah ayey daawo iigu tahay L
@naimabarre2035
@naimabarre2035 8 жыл бұрын
waaaw esh calaa hees macalinkeyga dugsiga sare xisaabaadka sayid qaliifa ilaa hoow ku xafid macalinoow waxaad tahay my best fanaan 💖💖💖💖💖💖👍👍👍👍👍👍
@bakargrocery7276
@bakargrocery7276 6 жыл бұрын
yes indeed dugsigii sare xisaabaadka iyo ganacsiga maadada geography ayuu noo dhigi jiray
@aishakuus60
@aishakuus60 5 жыл бұрын
Mansha Allah macalinkiinii oo waliba SOOMAALI AH BAAD ARAGTAAN. ANIGA MACALIMIINTEEYDU WAA GAAL IYO CARAB ALOOW SOMAALIYA DIB LUGAHEEDA U ISTAAGTAA SI CARUURTEEYDA IYO CARUURTOODABA AY U HELAAN XASUUS JOOGTA AH WADANKOODA HOOYO SOOMAALIYA HAWAARTO
@zalmanabdrisak8194
@zalmanabdrisak8194 4 жыл бұрын
@@bakargrocery7276 9
@sshigsshigow
@sshigsshigow Жыл бұрын
MAASHAA ALLAAHH
@heersareofficial8272
@heersareofficial8272 9 жыл бұрын
AXMED SAALAX QAASIM WALEE ANNIGA UMMA MALEANAAYO MUSICIAN SOOMAALI OO LAMMIDA INUU JIRO AMA SOO BIXI DOONO. 👏👌
@hodanmahmudyaasiin259
@hodanmahmudyaasiin259 7 жыл бұрын
walalahay heestaan xusuus waan qoray alla maxaan xusuus galaa ila soco kii
@yusufomar6021
@yusufomar6021 3 жыл бұрын
I love this song it is great and you do sing very well l thank you sir God bless you.
@ilyaasmuhumed9507
@ilyaasmuhumed9507 7 жыл бұрын
Heestan oo kle ayeey isugu jawaabi jireen abwaanadeeni iyo fanaaniintii qiimaha badneyd cajiib kuwa hada jiro ugooy kabaqo meesha ani maa idilee ani maa iibooteynee iyo qaar kaloo badan ayey music kula carareen
@tamaanbeauty
@tamaanbeauty 3 ай бұрын
@@ilyaasmuhumed9507 manta ka waran 7 years ago ayeeyba dhaantaye
@wiibtobiibto9752
@wiibtobiibto9752 7 жыл бұрын
My dad's song since I was a child until now 👏🏽👏🏽👏🏽
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 8 жыл бұрын
Legend Fanaan qiimo badan
@libinlibin9070
@libinlibin9070 7 жыл бұрын
Nin culus oo qaali ah ♥️♥️♥️❤️❤️❤️💐💐🌺🌺🌺
@Qasaye-v1f
@Qasaye-v1f 2 жыл бұрын
Said khalif Heesahita miidba. Miidakale kadaran allaha kuxifdiyo Ina ader
@shernm5551
@shernm5551 3 жыл бұрын
Axsan jawaab Heestii sheeko baraleey Khadra daahir qaado ayaa Loogu jawaabay
@xaruudxusseen3567
@xaruudxusseen3567 8 жыл бұрын
Waa Ku salaamay macalin.
@ahmedisse7963
@ahmedisse7963 7 жыл бұрын
Waa Jawaabtii Heesta SHEEKO BARALEEY ee ay qaaddo Khadra Dahir Cige -Haddii aad rabtaanna Ereyada iyo Laxanka iyo goobta waa la i diin sheegi doonaa waana Codsi
@Tiimbare
@Tiimbare 6 жыл бұрын
Ahmed Isse : bal sxb intaas aad sheegtay uun ku sii dar (Musician-ka, Mu'allifka, iyo Qisada)
@aarkamudug
@aarkamudug 6 жыл бұрын
Ahmed Isse c/wali kilwe cawaale baa ugu jawaabay c/qafaar ciise cagoole
@aydarusabukar4954
@aydarusabukar4954 10 күн бұрын
@@ahmedisse7963 Abwaan candiqafaar Markus maqley saaxiibkaa jecel uu la laliitaa ayuu sameeyey sheeko baraley, jawaabtaan aa loo soo direy, sxb kii jecelka la liitey. Waxaa kale oo laga soo jawaabey Hargeisa. Heestii baxsaneey Hargeisaay oo saalax qaasin qaadey.
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 Жыл бұрын
Heestaan Waxey Jawaab u tahay Heestii Sheeko baraley ee uu Sameeyey Abwaan C/qafaar Ciise Cagoole ayna qaaday aun Khadara Daahir
@farunabdulahi734
@farunabdulahi734 9 жыл бұрын
heestan ad ayan jeclahay sayidka kuma ilaawidoono wlhi
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 5 жыл бұрын
Musigan cusbo malaha macnaha originally 8 dhawaaq kalnooc ah isuna guur guura sida magnadka ayaa lagu qaadey
@ahmedisse7963
@ahmedisse7963 6 жыл бұрын
Walaal Maxamed Mursi Heesta Sheekobaraleey waa Ereyadii Abwaan ABDIWELI CIISE CAGOOLE- Laxankana waxa iska leh Isla ninka qaadaya Waa Sayid Khaliifa oo ka tirsanaa Kooxda Iftin ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta ee soomaaliya waxaana muusiga hadda saaran waxaa tumaya AHMED SALAH QASIM laakiin iyadoo waxaa jirta tan ka horreeysay ee ay tumayaan kooxda iftin
@aarkamudug
@aarkamudug 6 жыл бұрын
Ahmed Isse c/wali kilwe cawaale baa iska leh wll heestaan wuxuuna ugu jawaabay heesta sheeko baraley ee qaado khadro daahi uuna sameeyay c/qafaar ciise cagoole
@abdulaahiahmed8551
@abdulaahiahmed8551 7 жыл бұрын
inbadan ayaan dhagaystay kamana xiiso dhigo maanshalah sayid khaliifa
@majawemanbillow1672
@majawemanbillow1672 4 жыл бұрын
Maxa budulka geenyada jeedal loogu bacshaa?haka badiso weeyaan🥰
@abdirahmanhussein4716
@abdirahmanhussein4716 6 жыл бұрын
Waaw waaw caadi maahan sayid qaliifa nooloow nin culus
@Qarni2000
@Qarni2000 7 ай бұрын
khalif cabdi Cisman oo loo yaqan sayidkhalifa
@hodanmahmudyaasiin259
@hodanmahmudyaasiin259 6 жыл бұрын
heestaan waan qoray xili hore aad bayna xusuus iigu tahay
@maxamedmuqtaarzeytuun7338
@maxamedmuqtaarzeytuun7338 3 жыл бұрын
Qisada Hestaan ama Lagaga Shekeyay Walhi murug io ciil aad dareme
@ruunahmed277
@ruunahmed277 5 жыл бұрын
2019 kama dhargo
@dahirmuse8541
@dahirmuse8541 8 жыл бұрын
masha allah
@cabddicaligesey2509
@cabddicaligesey2509 5 жыл бұрын
Legend
@abdiqanisaed5534
@abdiqanisaed5534 7 жыл бұрын
Al istaad. Fanaan. Dhaba. Fan kama danbeyn. Heestan. Xusus qaaliya iyo kooxdi iftin. Sayid khaliifa
@ibraahimibrahim6967
@ibraahimibrahim6967 7 жыл бұрын
fanaaan cotmacaan sayit khaliifa iid wanaagasan soomaaalaay dhamaaan
@zahraabdi4498
@zahraabdi4498 6 жыл бұрын
ibraahim ibrahim job
@zahraabdi4498
@zahraabdi4498 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh my like
@calihawo3916
@calihawo3916 6 жыл бұрын
ibraahim ibrahim th
@alisalax5279
@alisalax5279 7 жыл бұрын
Heestan waxan u maleyna inay jawaab u aheyd heesta khadro dahir qaado ee layira sheeko baraleey waxayna ka hadalayaan qiso jacayl oo ka dhacday bariga somaliya sidan maqlay .........
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 6 жыл бұрын
Haa sxb labadaas iyo hesta baxsanay hargaysaa ayaa la iskaga jawaabay
@aarkamudug
@aarkamudug 5 жыл бұрын
Ali Salax raga alifay heesta waa wada Reer mudug Mahadsanid
@Qasaye-v1f
@Qasaye-v1f 9 ай бұрын
Qeebta danbe hesta waxey jawab utahay heesti maxamad moge heesti jawabti beerluula
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
Axsan fanaan cod wanaagsan
@sahrobucul5187
@sahrobucul5187 5 жыл бұрын
Wah wah waahees xusuusmudan balhada fiiriya waxey hee s camal dadka ULA soo hor istaagaan tiiyo aan micno iyo ujeedo aan laheen mahad sanid zayid khaliifa
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Axsan hes
@sahrobucul5187
@sahrobucul5187 5 жыл бұрын
Waa hees katirsan beejkii ba leeyda furan
@zahraabdi4498
@zahraabdi4498 6 жыл бұрын
Good jop
@shabka5555
@shabka5555 3 жыл бұрын
Raaxada aduuka seetahay macaato
@h.g90
@h.g90 5 жыл бұрын
Wtf😂😂😂😂😂
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 9 жыл бұрын
hees mcn iyo midho dhhab ah runtii hees noocan o kale ah ma maqli asxaabay
@hassanabdi9582
@hassanabdi9582 7 жыл бұрын
Ahmed Abdi 89989999998889899998i998889ī898rs u
@mohamedguutale2725
@mohamedguutale2725 5 жыл бұрын
hhh
@naimabarre7637
@naimabarre7637 8 жыл бұрын
mmmmmm
@MohamedQaray
@MohamedQaray 2 сағат бұрын
viking*❤£(wcb)2-bullring-3ltd (eagle-eyed) vstv.
HEESTII XAMAREY MANABADBAA IYO SAYID KHALIFA 2015
14:06
SomaliSwiss
Рет қаралды 24 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,5 МЛН
IGAD IYO DENI (2526)
2:41:44
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 21 М.
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 385 М.
Hablaha Geeska Afrika
13:13
SayidKhalifa
Рет қаралды 523 М.
Sayid Khaliifa Barariyaaq With Lyrics Kaban
11:55
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 26 М.
HEESTII DARYEEL IYO SAYID KHALIFA 2015
13:49
SomaliSwiss
Рет қаралды 47 М.
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 646 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН