Mansha Allah tabarak laah waa runta illahay ha kola qabto insha Allah guuleyso weliga waan jecelahay beeraha wana ku tala jiraa maxed talo ah ood isiin lahayd❤❤❤
@mohamddhiidhaco5022 Жыл бұрын
Masha allaah muwadin cabdiraxmaan mudug ayaan kaa sugeynaa in aad soo gaarsiido cilmigaaga
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
Masha allaah wiil dalka wax ku bartay oo aqoontiisa wax uga soo saaray isla dalkuu wax ku bartay guuleeysto insha allaah
@rumaanaahmed5574 Жыл бұрын
Maansha allaah Tabarakalah ❤❤❤❤❤ Waa arin aad iyo aad loogu Farxo ❤❤❤❤ Xafidalaah Alle ha ku garab istaago ❤ Qeyraadka Wadankeena Allaha na Tuso aamii. Yaa allaah ❤
@NimoMohamud-ct1jb Жыл бұрын
Mansha allah waa runtaa illahay caqliga ha kuu barakeeyo insha allah walalkey guuuul aad baan u jecelahay beeraha laakiin waxba kama aqaano waxan kuleyahay guul ❤❤❤❤
@saladmohamed8894 Жыл бұрын
Maashallah Guuleeysta Guul
@DualleCreation Жыл бұрын
allah ha kuu barakeeye wll abdirahman sabrie
@Abdirahimali-bf4yo Жыл бұрын
Walaal hadalkaa waa wax lagu farxo runtii hore u soco oo umadaan ka dhaadhac sii in wadankaan ay ka jirto fursado badan
@CwelicibadCali2 ай бұрын
Mashallah ❤❤,🇰🇪🇪🇹💪💪💪
@hamdicabdi8535 Жыл бұрын
Maashaaallaah Tabaarakaallaah
@زهوراحمد-ط3ث Жыл бұрын
Mahadsanid
@dhacdooyinkaqaartube9567 Жыл бұрын
Dalka dawlad wax qabad weyn leh majirto waxa loobaahanyahay in ganacsatada somaliyed lamideeyo oo beera waaweyn ay sameeyaan baa fiican
@cumarjaamaccali11692 жыл бұрын
Baradhada waa ka baxdaa wlll anaa beerty gobolka sanaag kaag ahaan cerugaabo ayaan ku beerty toontana rag beerty waan arkay waxayna ku baxdaa 8biloood wadank
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
Ooo baradhada sideed u beertaa nio ma xabada baradhada ah oo dhan ayaad aastaa ood galisaa dhulka
@raghedanan3959 Жыл бұрын
Baradhada halkaan Maraykanka waxay ku baxdaa Sadex Bilood