Рет қаралды 282,900
Vidoe-ga waxaanu u suubinay heestii Maryan Mursal ee ahayd "Soomali udiida ceeb". Runtii heestani waxa aay taabaneysaa qof walba oo soomaali ah oo jecel dalkiisa, waxa ayna sidaa farriin culus. Haddaba su'aashu waxay tahay soomali diyaar ma u tahay in aay dalkooda wax ka qabtaan dagaalada macna darrada ahna joojiyaan?
Daawasho Wanaagsan!