ماشاءالله تبارك الله أخي الحبيب جزاك الله خير الجزاء صدقت وأصبت
@أبوعبدالملكالصومالي5 ай бұрын
ماشاء الله بآرك الله فيك وجزاك الله خيرا كثيراً وجعل الجنة مثواك ومتعك بالصحة
@maxamuudisxaaq7095 ай бұрын
Dr.saacid mahadsanid hadii cid lasooxiraa ama la,ciqaabaa waxaa mudan in laxiro ama laciqaabo suufiya sababtoo ah iyaga ayaa lunsan dadkana luminaya waxa lugu heystana waa alle kaligii caabuda iyo mayo awliyo ayuu caabudayaa kwrn taas mawax lagu doodaa!!
Horta sheikh cismaan Alaaha unaxaristo..Subxanalaah Alaah ayu bani Adam lasimay Telefon udir kulaha taas ayaaba gaf ah walalehen culimada somaliyed Alaaha kabaqa si tartib wax halo dhigo culimadane yan lo gafin ...
@maxamedabdullahaadan63665 ай бұрын
Masha allah alaha ku xafida sida wanaagsan oo xikmada ku saleysan ee aad uhadashay
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd5 ай бұрын
Allaah ha ku soo hanuuniyo
@cadaadsaalax5 ай бұрын
جزاك الله خيرا اخي احسنت حياك الله انت موفق
@cimraanbanibraahim94135 ай бұрын
صح جزاك الله خير اخ شجاع
@DumarBilla5 ай бұрын
Xasbunlah wanicml wakil
@MuuseAhmed-il2by5 ай бұрын
Nin rag ah ayaa tahay shekh
@hindoahmed40025 ай бұрын
Mashallah wiilyar oo cilmibadan
@mohamedalimohamed37485 ай бұрын
Allaah hakuxifdiyo
@abdiqafarkula64535 ай бұрын
Mashaalah Wadadkan aad boo ufafahiyey
@MucadCabdi-ne6ww5 ай бұрын
sheekh saacid waa sheekh salafi ah sida ii muuqata Ibrahim ciyow isaguna ma salifi baa mise waa xizbi intaa ha la ii soo sheego
@MaxamedcabdiNuur-ur2bj5 ай бұрын
Masha allah sh allah xakuxafido
@FatushDhahir-b7l5 ай бұрын
Ilahay haku barakeyo wall
@gigachad98795 ай бұрын
Suufiyo Ilaaheey ma caabudaan Sheydaan iyo Qabuureey caabudaan Acuudubillaahi
@MuuseAhmed-il2by5 ай бұрын
Walahi waa run in la soo xiro
@AbdiSiad-b3h5 ай бұрын
Maashaa Allaah aad ayaad u asiibtay meesha waxaa kasocda dulmi ladoonayo in culimada Soomaaliyeed lagukalafogeynayo dowladduna waa iney kafooljignaataa
@zainabmahamed10425 ай бұрын
mahad sanid wllo xaqa halagu adimo❤❤❤❤
@XasanGuuleedd5 ай бұрын
Mash allh ❤
@wagadwyrah18965 ай бұрын
Maasha Allah
@saidamahmoodali7095 ай бұрын
Suufi allow soo hanuuni
@sharfmow92775 ай бұрын
SheekhCusmaan X. Allaha u naxariisto waxaan se Culimada Soomaaliyeed u sheegayaa in arimaha muranka dhaliya ay tahay Mashruuc Sacuudi Carabiya laga soo qaato ee Rag ka mid ah jaahilna ka ah Lacag ku qaataan oo ah in Sadax Mad-habadood Maalikiya,Shaaficiya, Xanafiya, cidii ku dhaqanta lagu sheego Suufiya si ay uga haraan Suufiyada, Suufiya waa koox gooni ah. Hase yeeshee siyaasada Dowlada Sacuudi Carabiya ay rabto in Mad-habta Axmad bin xambali ee siyaasadeeysan lagu fidiyo Wadamada Muslim ka ah taa soo ay Wadamo badan oo Muslimiin ah ka soo horjeesteen Dowladahooda kana hortageen, waxa la ogaaday in ay maalgaliso Mu a saso ku taala M. Riyaad ee Sacuudi Carabiya Raga soo qaatay Mashruuca waxayna kalagaran la yihiin in Mad-habaha aysan isdiidanayn lkn ay siyaasadeentooda ay khaldan tahay ummad walbaana ay midkay rabto ku dhaqanto Ummadda Soomaaliyeedna ay Mad-habta Shaaficiyada ku dhaqanto lagunna qasbi karin Mad-hab kale.
@omarjama71095 ай бұрын
Waa sida ay kula tahay ee cid mashruuc wadato ma jirto waxaa kaa maqan oo aad u baahan tahay inaad fahamto afartaan madhab oo khasab ma aha inaad midkood raacdo oo asalka waxay ahaayeen shuyuukh isku dayay inay dadka fahamsiiyaan fiqiga ee waxaa xil kaa saaran yihiin inaad raacdo oo wayba cadahay qaala allaah iyo qaala rasuulu allaah salalaahu calayhi wasalam.
@aliabdiiid24 ай бұрын
Asc sheeq maanta ayeey heysataa iinsha alhu waa tii ka horeysay wadadadi laa yay ee waagii hore iyo wixii laga dhaxlay waa inte eynu oon ka cuneeyno mirihii eeynu ka helno iinsha alhu marka sidaa weekend jazaaka laah wsc warxmtlhi wabrktu
Wahaabiyo waxaad ku nacdeen ummadda somaliyeed ood shirkiga ku horeyneyseen ayey idinka wateen huurayahay cowska iyo daroogada cuna
@geediga.hayaanka5 ай бұрын
war ninkaan hala soo xiro haduu muqdisho joogo ama soomaaliya waa aragagixiso
@MohamedDahir-m8e5 ай бұрын
Ilaheh ba iski goyay
@mustafemaxamuud72775 ай бұрын
Suufiyo ilaahay hasoo hanooniyo
@MuayadSadiiq5 ай бұрын
Muxamad cabdi wahaab iyo nitanyaho wax farqi uma dhaxeyo
@idrisfarax62585 ай бұрын
عجيب أمرك كيف تدعون السلف والسلف رضوان الله عليهم قدرحلوا إلى الله من قديم الزمان؟ ؟؟؟ بالحقيقة الذين يزعمون السلف هم دعات على أبواب جهنم. ومانزل بالشعب الصومال من قتل المدنيين وقصف الديار وإبادة شعب بأسره إنما كان بسبب فكرة علماء قدتخرجوا من جامعة المدينة " جامعة الضأن والمعز " وكل الناس يعلم بأن علماء الصوفية هم أهل الله وخيرته وقد نصبوا أنفسهم بالتعلم والتعليم زتصنيفا.
Haday ogaan lahayen sh maxamed cabdiwahab cayba umay quudheen
@MohamedSharif-bn3rr5 ай бұрын
@@eliasmoha3121 Suufi kheyr leh xaggee ku aragteen?? Waa gaalo oo dhaalimiin ah. Cibaadadii Allah lahaa ayey u leexiyeen sheekh xayyaan iyo bayyaan. Lacnatullaahi calaas suufiyo. Kitaabo badan ayaan qoray Janno laguma galo, Jano waxaa lagu galaa naxariista Allah. Xitaa qof camalkiisa Jano ku galaayo ma jiro. Middeeda kale wadaadka dhintay guri uu deggan yahay siduu u qurax badan yahay fiiriya. Xagguu ka keenay lacagtaas guriga uu ku dhistay?? Waxaa kaloo sii dheer buugaagta uu qoray yaa maalgeliyey. Waxaa shaki ku jirin in beesha caalamka sadaqada ay bixiso lagu maalgeliyey maxaa yeelay suufi iyo saaxibada caalamka waa qaraabo lasocda.
@IsmailMohammed-v5w5 ай бұрын
Hala Buufiyo Kuwa Calmaniyiinta Sanamyada Cabudayo iyo Kuwa Qabuuraha Cabudayo Waa Labo Dhawaqiiid
@maxamuudxuseen84365 ай бұрын
Waarun taasi xukunku waa inuu qabtaa kuwaa
@YahyaAwake5 ай бұрын
Dastoor gaalo aya haaq u aragtaa. Naclatulaahi calyk. Qaboori iyo salafi in aa soma yiheen aya ka digtey. Murtad Hassan aya adeecdey. Qaboori adiga aya ka daran.
@Omra-qt7jo5 ай бұрын
Selefi cimrigiisa wa ,30 sano wa bidco
@osmanahmad85095 ай бұрын
Bidco macnaheeda ma fahamsantahy mise waa iska tiri? Maninka leh alle kaligii hala baryo awliyo wax cidna uma qabankartee rasuulka iyo saxaabada wixii diin uhaa bisna aan ku dhegno waxba yaanaan kudarin miyaa bidcaa? ninka awliyada iyo qabuura baryida laga reebi le#yahay jeebkiisa wuxuu kale yimidna sunadii kubedeshy ayaa bidcaa suufiyiintiinu inta bidcadii sida biyiihii uqurquriseen ayaad wadaadii sunnada halugu dhego lahayd leedihiin waa bidco Waa carab inta kunabto ayey nabigiina kaa hormartaa Waayaab ninkii bidcada dhex dabaalanayey oo leh dadkii sunnada haystey bidco waaye.