Sooraan iyo Jawaan Film Cusub Diiwaangalinta Codbixiyayaasha

  Рет қаралды 146,852

Future Brothers Production

Future Brothers Production

8 жыл бұрын

Subscribe Garee Channel Kan si Ad Ulasocoto Dhamaan Films Ka Sooraan iyo Jawaan iyo Madadaaloyinkale oo Badan.

Пікірлер: 122
@ahmedyare7606
@ahmedyare7606 5 жыл бұрын
Insha,allah doorasha walba si xor ah oo xalaala ayay udhihi doonaa marka saan bulshada looga wacyi galiyo media yaha, guul mar walba, guul. Ayaan leeyahay dhamaan wacyi galiyayaasha,
@ayaanqannih8320
@ayaanqannih8320 Жыл бұрын
Allow sooraan iyo sahraba unaxariiso adaa qaadiree iyo Musliminta ahba
@yahyeali9696
@yahyeali9696 3 жыл бұрын
Sooraan alle haunaxariistii janno ha siiyo
@Hooda36
@Hooda36 8 жыл бұрын
ahahaha waa riwaayad qosol ah viva my cuntery somaliland ❤ 🌷 💞 💝 💞 💞 🌷 💞 ❤ viva soraan viva jowan👍💖💜💛✌
@johnjack2852
@johnjack2852 8 жыл бұрын
i guest its not jowan but its jawan
@Hooda36
@Hooda36 8 жыл бұрын
+john jack waa jiwan
@mohamadindhoo4476
@mohamadindhoo4476 8 жыл бұрын
+Hooda36 waa juwaan
@jamaljay6095
@jamaljay6095 8 жыл бұрын
somaliland dawlada qaranka wan tagersanahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@idilcabdi4848
@idilcabdi4848 4 жыл бұрын
Meeshu ma alabariba
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 3 жыл бұрын
Walaashay iyadaa wax noo soo tuur tuurta
@jamaciidle4268
@jamaciidle4268 8 жыл бұрын
Somali land= land of Somalis
@YaasiincaliSuudi
@YaasiincaliSuudi 7 жыл бұрын
yaaslaaaaam yaaslaaam sooraan jilaaaaa caana
@user-ik2tq9ou2x
@user-ik2tq9ou2x 3 жыл бұрын
Walashey malinta wan xasusta yamyam 🥰🥰🥰🥰 laga dubayey
@saedmxmd4840
@saedmxmd4840 8 жыл бұрын
sooraan :- inanka abtaan u ahay oo Waa sodani hhhh
@madheedhle
@madheedhle 8 жыл бұрын
hada waa finish nikani hahahahahahaha
@hamzezizouxxx3320
@hamzezizouxxx3320 8 жыл бұрын
Saddexda weedhoode aad ka iiga ga qosol siiyay:- 1} Sooraan: Inan kaan abtiga u ahay xiniyo aan ku meel mariyo ma lihi miya ehehehehe 2} Unknown: Aar naga baydh iska row....Aa bal joog....maanay meeshu al bari ahayn lol 2} Sooraan: Waalida maryaha iska sidataayi ma gelaysaa aan murduga ahayn kixkixkix
@yaasiincalisuudi2274
@yaasiincalisuudi2274 6 жыл бұрын
Hh hh h h h waalida maryaa iska sidata
@mohamedabdi9546
@mohamedabdi9546 6 жыл бұрын
Pøqorsameh Shire hhhhhh
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 5 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😆😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😄😄😆😆😆😆😆😁😁😁😁😁😁😁😁😁😄😁😁😁😁😁😁😁
@najmaali161
@najmaali161 8 жыл бұрын
waaa shekp cad aanba maryo wadan e
@nagiibnuur5119
@nagiibnuur5119 8 жыл бұрын
waa qorshe aad u xun
@husseinhassan5892
@husseinhassan5892 8 жыл бұрын
soraaan kalia ku haystaaaa aniga walaashey wey iga xumaan hadii ay maqasho kulahaaa ayada wax noo soo ruurto
@apdikadar7331
@apdikadar7331 8 жыл бұрын
hhhh soraan kulaha abti ban u ahay oo wa suudani mu iska yidhahdo abti ban u ahay oo isaaq maha😂😂
@GoldenBoy-ww8du
@GoldenBoy-ww8du 8 жыл бұрын
sooomaaalind socotayoo samadaa dushayda iyo xidigahay ku socotaa kiiiiiiii sugaaaaaayow samir
@abdiqaniwilshere9221
@abdiqaniwilshere9221 8 жыл бұрын
heesta ay ku bilaabmayso magaceed please
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 7 жыл бұрын
waa sudani oo abti ban u ahay kkkkk
@maxamedcali2884
@maxamedcali2884 5 жыл бұрын
Ahmed Abdi shire KEYSE is shareware
@hamzemichelsilva7648
@hamzemichelsilva7648 8 жыл бұрын
ahahaha waa riwaayad qosol ah
@ahmedabdi2693
@ahmedabdi2693 8 жыл бұрын
Hhhhhh sooraan kulahaa abti baan u ahoo waa suudaani
@rid9160
@rid9160 6 жыл бұрын
Inaka in loo diido kaardka ma aha
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 6 жыл бұрын
😅😅😅😅
@somaliwise2248
@somaliwise2248 8 жыл бұрын
waaaakaaa
@samatarchannel7151
@samatarchannel7151 8 жыл бұрын
AAD IYO AAD AYAAD UMAHAD SANTIHIIN KOOXDA JILAYASHA REER SOMALILAND
@mohamedhassan6169
@mohamedhassan6169 8 жыл бұрын
waa sudani hhh
@shamhadshshu9862
@shamhadshshu9862 8 жыл бұрын
wow
@amirabdihafid5517
@amirabdihafid5517 8 жыл бұрын
busarad
@ahmedqaasimm5143
@ahmedqaasimm5143 6 жыл бұрын
Tani wa arin qawil ku sabsan riwayadn soran iyo jawan arintan waku qatalmen somaliland wa qawil burco iyo hargesa laga yaqan cidkale oo taqan majirta waaaaa may
@napilahmed4411
@napilahmed4411 4 жыл бұрын
Cuqdad u dhimo nacalaa hooyadiin kuyaal yaale berbera borama waaanku arki adigoo hargeysa iyo borama dhex socda
@somaliduwaanuxuus1898
@somaliduwaanuxuus1898 8 жыл бұрын
adbaan uga xumahay bulshada rafaadka ka muuqda
@shafaaabdi5005
@shafaaabdi5005 8 жыл бұрын
wlhi ragi wena way isku caren wr wxan nadaam mahene mesha kala taga wadan dad laga masafuriyo mesha kuma yaleee tuloyinkan haiska halenina
@mustafaaniarts7537
@mustafaaniarts7537 6 жыл бұрын
Shafaa Abdi siilkii hooyadaa ka sheeke
@stanleyipkiss46
@stanleyipkiss46 8 жыл бұрын
Sool iyo sanaag wa rer Puntland ryntu waxay tagi yaa wada dhashey lol
@madheedhle
@madheedhle 8 жыл бұрын
hadaa doonto ayeeyo u ahow hahahahahaahahah
@mohamedshafka3135
@mohamedshafka3135 8 жыл бұрын
sidhaba ayaan uqoslay
@alijackson3095
@alijackson3095 8 жыл бұрын
Waa zuudani
@rid9160
@rid9160 6 жыл бұрын
Haduu labaatan sano qabay in kaardka loodiido ma aha
@cjofficail1778
@cjofficail1778 8 жыл бұрын
Kadaroo dibe dhal Soomalia gumeyse ayeey ku jiraan eye allow sahal
@husseinhassan5892
@husseinhassan5892 8 жыл бұрын
kkk sooraan cunugaaaan xaniinyo aan ku meel mariyo malahi miyaaa kulahaaaa
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 7 жыл бұрын
kkkkkkkgabadha wax noso turtahay ba dhashay kkkkk
@jimmyali2306
@jimmyali2306 8 жыл бұрын
عاشت صوماليلاند هههههههههههههه
@AliAhmed-hh2hz
@AliAhmed-hh2hz 8 жыл бұрын
عاشت الصومال واحدة يا حجي عايشين بخيال وحلم غريب الصراحة بطاقاتكم وجوازاتكم صومالية والعالم يصنفك كصومالي لكن تظل عايش بحلم وانا من جيرانكم khaatumo نعرف بعض عدل 😎 ندري انكم زعلانيين وبالاخير وبترجعون غصبا عليكم للصومال
@user-zb3ts2to4s
@user-zb3ts2to4s 8 жыл бұрын
+Ali Ahmed انت اللي عم تحلم لانو صوماليلاند بلد مستقل ولن ترجع او تتحد مع الصومال لا بالغصب ولا بالرضا ارجعواا للواقع كفاكم احلام اليقظة 😆😆
@abdirahmanpol4820
@abdirahmanpol4820 8 жыл бұрын
da'daydu waa in doora kkkk
@user-to5gk7ko1l
@user-to5gk7ko1l 4 ай бұрын
Cabdi salaan Jarmani 😅😅
@nuurxashi4996
@nuurxashi4996 3 жыл бұрын
Tamzqu
@nuurxashi4996
@nuurxashi4996 3 жыл бұрын
Mnrbot🤣🤣
@ahmedabdialiahmedabdiali7666
@ahmedabdialiahmedabdiali7666 8 жыл бұрын
Waar wax fahma reer xamarooy meeshu maha somaliyada cid waliba fushan tahay ee halkan sharciba ka jira kaadhkana waa Kii muwadinka dhabta ah ee codka bixinaya guul somaliland isha allah
@ayaanahmed553
@ayaanahmed553 8 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh meshu ma alabaribaaa
@bom7065
@bom7065 8 жыл бұрын
cabdi aadan haa waa loo ogolyahay reer sool sanaag iyo buu hoodle waayo yaa u diidi kara waa somaliland u dhashay dalka
@bom7065
@bom7065 8 жыл бұрын
Said mahad waxaad ku fekeraysaa waa qabyaalad waxa meeshan ka socdaana waa cadaalad qof kasta oo somalilands ah wuu qaadanayaa kaadhka meeshu koonfur maha oo cidii doontaa iska yeelato kii ku dhashay oo qatan burundi iyo sawaaxili ayaa ka taajiray muqdisho soomaalidu waa shucuub qabaail ah 1960kii ninkii awawgii codeeyay makii ingiriis lala foodayay foodkaas oo lagu helay xornimada somaliland ayaa xaq uleh in uu maantana codeeyo oo kaadhka qaato hashan nin koonfur u dhashay maalimaayo
@somaliduwaanuxuus1898
@somaliduwaanuxuus1898 8 жыл бұрын
kawaran inder dadkii shalay ingiriisi LA gorgortamayay ee Somaliland ka qyb qadanayay hadayna maanta Somaliland Ku kirin
@abdifataxjowhar7565
@abdifataxjowhar7565 8 жыл бұрын
hhhhhhh sheeko isaaq mooye cidkale looma ogolo kaarka
@suubanmagaaan2705
@suubanmagaaan2705 8 жыл бұрын
Meesha Isaaq lagama sheegin waa kaadh qaadasho looma ogola qof meel kale ku leh dhalsho mindhaa maskaxda ayaa ku huruda NACASYAHOW qabiilka ku waasahay riwaayada fahan marka hore
@qalokariye7064
@qalokariye7064 8 жыл бұрын
hadaad doonto ayeeyo u ahaw reer burco commandy
@abdallemukhtar8782
@abdallemukhtar8782 5 жыл бұрын
soo tii la lahaa dadka dhiman gelimaayaana xaga hoose eaa fish hhhhhh
@deeqamuse255
@deeqamuse255 8 жыл бұрын
allow dhawr somaliland
@hshhsyeyhs2759
@hshhsyeyhs2759 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk sawti la yidhi dadka dhimani gali mayo sooran
@husseinhassan5892
@husseinhassan5892 8 жыл бұрын
lkin waxaa ayaan daro ah dad somalia hadana daganaay mudo fpg in la.dhahaaa ma.codeeyn kartid taas aduunka meel ay kajirtoa.arag
@sacaddeeq678
@sacaddeeq678 8 жыл бұрын
+hussein Hassan zxp somaliland waa dal gaar ah markaa inay dawladnimadeeda muujiso xaqbay uleedahay dadka somalida ahna lama diidana ee hadanay dalka udhalan kaadhka qaxoontiga haqaatan oo dalka ha iska joogaan
@abshirabdimohamed962
@abshirabdimohamed962 7 жыл бұрын
lkn qof labatan sano wadanka ku nola waa ka qayb gali karaaa
@Villa7700
@Villa7700 8 жыл бұрын
abti baan u ahaye waa sudaani kkkkkk soraan eedada cun ... waryaad rer land somali nimda ilaaliya waxaa tahiin cune ciyaar ku jirtiin walahi
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
Waar de inanka abti baan u ahay kulahaa
@faaidrashiid5517
@faaidrashiid5517 8 жыл бұрын
wdan baa wx sameste kuwn hwy ku jiraan
@hoodomaxamuud1076
@hoodomaxamuud1076 7 жыл бұрын
hawo maaha zhp waa wax runa
@mahamudbade4891
@mahamudbade4891 8 жыл бұрын
Azal
@nagiibxasan507
@nagiibxasan507 8 жыл бұрын
s/land ilahay hagu wado nabad somaliyana dagaalka alle hagu wado
@ahmedhazard-hinho8469
@ahmedhazard-hinho8469 8 жыл бұрын
funny
@amiinwilsan3188
@amiinwilsan3188 8 жыл бұрын
wowowo kkkkkkkk kkkkkkkk kkk
@ahmedhazard-hinho8469
@ahmedhazard-hinho8469 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk
@hanadjamac5909
@hanadjamac5909 8 жыл бұрын
waxan i saaq ahay loma ogola karka hhhh
@abdirisaqsaleban2242
@abdirisaqsaleban2242 8 жыл бұрын
Manshalaah Kkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh
@abdirisaqsaleban2242
@abdirisaqsaleban2242 8 жыл бұрын
+Abdirisaq S aleban
@jamaljay6095
@jamaljay6095 8 жыл бұрын
muwadin kulaha.....nacala sinji gii ayeyadaa kuyaal
@xasandaacadmediotv9840
@xasandaacadmediotv9840 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@younghanad1357
@younghanad1357 8 жыл бұрын
somalida xita wa racist wlh qofka 10 years hadu dalka ku nolyahay asiga iyo kan dhalladka wa isku xaquq 20 years hawa shegin wa dabal dhallad
@saidmahad8555
@saidmahad8555 8 жыл бұрын
Marka laga reebo Comedy sheekada, waxaa ka muuqata in uu yahay Card Reerood, waayo muusan sharcigu qorayn in uu halo qof muddo dheer joogay gobolada, mise waa abtirso oo Sheekh Isaxaaq noqobaa? Bal adba
@suubanmagaaan2705
@suubanmagaaan2705 8 жыл бұрын
Maya kaadhka waxa qaadan kara oo keliya qof Somaliland asalkiisu yahay oo keliya Waa Daaroodka Dhulbahanta, Warsangeli, fiqishini (Hawiye), Gabooyeha, Dirta, Gudabiirsay, Ciisaha, Isaaqa................iyo intale ee degta Somaliland bal adba iska daa hadalka qaloocan CUQDAD BAA IDIN DISHAY
@fatahmama8435
@fatahmama8435 8 жыл бұрын
kkkkkkkk waad shideen
@AliAhmed-bc6do
@AliAhmed-bc6do 8 жыл бұрын
+suuban magaaan beeeenaaaaale
@mayoowmuriidi7230
@mayoowmuriidi7230 8 жыл бұрын
waar iska noqo ninyow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@liibanmaxamed1531
@liibanmaxamed1531 8 жыл бұрын
Isaaq ku lahaaa isaaq land zero aaa idin dhgn
@qaliheel7134
@qaliheel7134 5 жыл бұрын
war waxaan wadan mahee somali nimada haka tagina xoolo waxba madhan taan e inta igu racsan like
@mamasoomaali
@mamasoomaali 7 жыл бұрын
illaahayow adiga iga kexeeyey Burco iyo waqooyi alhamdulillaa the most recist people in the world 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦 Thanks thanks my country Canada I love my Canadian people
@mahamudbade4891
@mahamudbade4891 8 жыл бұрын
hhhhh
@mohammedmohamoud693
@mohammedmohamoud693 8 жыл бұрын
marka ma waxaad naga dhaadhicinaysaan inanka hooyadii somaliland tahay, abtigiisna ku koriyey somaliland ma qaadan karo kaadhka. dhalashadu miyaanay dhiig ahayn mise dhalasho cusub baa iga danbeysey. halkaas iska saxa waadku yara fogaateen kaftankii.
@carimchannel9459
@carimchannel9459 2 жыл бұрын
hhhhhhh
@abdirashidshide4575
@abdirashidshide4575 8 жыл бұрын
Hhhh
@deeqamuse255
@deeqamuse255 8 жыл бұрын
hhhhhh viva somaliland
@naciimaxasan2497
@naciimaxasan2497 6 жыл бұрын
kkkkkkk
@caynimaxamed2266
@caynimaxamed2266 8 жыл бұрын
kkkkkkkk
@jaahuurman7940
@jaahuurman7940 8 жыл бұрын
kkkkkkkk War bal Lantan waalatey Fiiriya Tani waa Qabyaalad qayaxan oo bilaa maryo ah Fuck Somali qabyaladi lagama waayo polished wax dhintey iga dheh Lantan waalan iyo inta qabyaalda wadaba هههه
@suubanmagaaan2705
@suubanmagaaan2705 8 жыл бұрын
MEESHU DHAGAXBUUR maaha waa SOOMAALILAND waxaad u xanaaqdaa waa jaahilnimo hubso Dhagaxbuur kama tirsana Somalilnad adigu bal xorno marka hore kadib u xanaaq Somalilnad sharciyadeeda iyo diiwaangelintaada qabyaaladuna aduunka meel aanay ka jirini ma jirto oo wadan walba wxuu ilaashadaa qarnimadiisa iyo xoriyadiisa
@jaahuurman7940
@jaahuurman7940 8 жыл бұрын
Haaye somali ayaa fuck noqotey dhamaanteed xata tan ayaan dhaaminba zhp Somali qudhun iyo qabyaalad ayaa ka buuxdo \Lantuna weyba cadeysatey
@2011BARO
@2011BARO 8 жыл бұрын
kaadhka ma loo ogol yahay reer Sool , Sanaag iyo cayn??
@nasriabdullahi7526
@nasriabdullahi7526 8 жыл бұрын
+Cabdi Adan sool sanaag iyo cayn manay somaliland ka mid ahayn mise abooradii khaatumo seeg baad beentoda run mooday adeero sida aboorada haw hadline dadkaaga dhinac ka raacoo kaadka qaado
@2011BARO
@2011BARO 8 жыл бұрын
+Nasri Abdullahi xanaaq baa kaa muuqda CAADI ISKA DHIG
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 8 жыл бұрын
Haa way qaadanyaan dhamaan gobolada somaliland dadka ku nool
@AliAhmed-hh2hz
@AliAhmed-hh2hz 8 жыл бұрын
Sool sanaag cayn waa darwiish land adeer been ha su sheegin dhulbahnte waa caan 10 horgalayaal oo biidheqaatayaal ah ha moodin dhulbahante oo dhan somaliwayn baanu rabnaa hawadii somaliland waa la xidhay waanu ka xunahay somaliland waa maamul gobaleed beesha isaaq ay samaysatay yaa been layskugu sheekiin
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 8 жыл бұрын
maamulka jamhuuriyada somaliland meel walba wuu gaadhay adeer iska ilaw khaatumo state diwaangalinta ha la qaato daakaaga dhinac ka raac
@shafihassan700
@shafihassan700 8 жыл бұрын
muwadin isaaq ah ma ahn nin kaada ee iska jooji yaan laga xerine muwaadin somaliland kulahaa ee maad isaaq land tiraahid uun
@aminkahiye9975
@aminkahiye9975 5 жыл бұрын
Horseed & Hogaan asaa
@napilahmed4411
@napilahmed4411 4 жыл бұрын
Waa lagu wazaa neefow
@bahjasaeed2899
@bahjasaeed2899 8 жыл бұрын
waa suudani 😂😂😂😂😂😂
@ahmedabdialiahmedabdiali7666
@ahmedabdialiahmedabdiali7666 8 жыл бұрын
Waar wax fahma reer xamarooy meeshu maha somaliyada cid waliba fushan tahay ee halkan sharciba ka jira kaadhkana waa Kii muwadinka dhabta ah ee codka bixinaya guul somaliland isha allah
Sooran Iyo Jawaan Film Cusub 2014 Horumarki Wadankena Dib Maxa U Haya part II
47:15
Future Brothers Production
Рет қаралды 532 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 33 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
Sooraan Iyo Jawaan Riwaayad Cusub Wakalada Biyaha 2015
33:06
Future Brothers Production
Рет қаралды 167 М.
SOORAAN IYO JAWAAN RIWAAYAD CUSUB KHIYAAMO GUUR 2018
17:16
Hawraar Music Production
Рет қаралды 129 М.
Halkee iyo Sidee ayay isku barteen sooraan iyo jawaan
6:08
Kobciye Media@
Рет қаралды 2,5 М.
SOORAAN IYO JAWAAN QAYBTII 2-AAD RUWAAYADII (Haku Dooran Qabiil) 2017
20:02
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 146 М.
Sooraan iyo Jawaan Riwaayada Dad Muqaalafo Waayey Part 1
16:54
Wararka Somalida HNN
Рет қаралды 76 М.
SOORAAN IYO JAWAAN RIWAYADII UGU QOSOLKA BADNAYDA DAAWO
19:05
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 304 М.
SOORAAN IYO SAYDHIYE MAXAA KALA QABSADAY ILA DAAWO
26:27
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 64 М.
Joy vs Anxiety - inside out 2 animation 2
0:11
Art Animation
Рет қаралды 5 МЛН
Кто поймает рыбку?😱
0:33
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН