CEEB IYO CIMRI BEY ISKU DARSTAY HODAN ISTAR SHEKADI OO DHAMEYSTIRAN HOOYA

  Рет қаралды 7,234

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Күн бұрын

Wey xirtay

Пікірлер: 40
@Anzal222
@Anzal222 5 күн бұрын
Ruumiyey, adunyo waxn la arkeen ma jiraan wixii dhacay weydheceen ee aan wax ka barano hadaa dumar nahay dalkeena siduu u burburay ayey guryihii iyi dhaqankii iyo diintii noga burbureen dadkeena meel uma fiyooba runtii gabdhaha waxn dhihi lahaa marka hore ka fikir talaabada aad qaadeyso adigoo allah wuxuu raali ka yahay noloshaada ku hagaajineysid qofka binamka ah nuucoo doono ha noqdee haduu ku xumeeyo ka tag oo nolol kale sameyso si qurux badan ku kala dhaqaaqa ama hadii aad samreysid allah daraadii ugu samir adigoo adan waxba ka filaneynin filashadaada mida allah ka noqoto ma qasaareysid adun iyo akhiraba
@mcali8282
@mcali8282 6 күн бұрын
Abaayo hadee ku tiri kuma rabo walaal muu iska furo muxuu ugu dhagay. Hodan wexee sameeysayna waa qalad.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 күн бұрын
Waa habar asaasaqday
@CaishoQisas
@CaishoQisas 5 күн бұрын
Wuxu yiri wan dilay wuxu yiri qabri bn cabi jry 15 carura hooyo heyda ba ciyar ninkeda ku nacday Yan leyka dhadhicin TN kle hooyadan ninka hada MA.xaqbow kuleyahay wuba fure away familigisi Mey garab siyan iyo woxow Dhalay
@amalahmed7254
@amalahmed7254 5 күн бұрын
Hoden way sirtey ninkeeda caruurtiisane way ku dirtey maammo soomaali laftigeed way jaafeysey oo way maagtay markii ay timid Canada
@احمد-م9ص
@احمد-م9ص 5 күн бұрын
Walaahi laa yuxubu. Daalumiin
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz 5 күн бұрын
Xadiiski nabigeena swc inteey geeysay maamo hodan oo ahaaa lcanallaahu al muxalilowal muxalalo bihi subxaanallah
@AsturAbdi-l8j
@AsturAbdi-l8j 5 күн бұрын
Masha allaha ruuney sax xaqa lagama xishoodo
@Caliya529
@Caliya529 6 күн бұрын
Ruumi waa khaladan tahay Maamo hadan Ma khaldana Ninka Nabsi baa Kaso baxay Wuna qaraci jiaray say shegtey You tupe keda bay so dhigatey Ninka wayka sheken jirtey 2nina waa walalo Nabsi baa heley ninka
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 5 күн бұрын
duleyste wuu yahay dalkoda ka muqataa kor nageed kabo isma dhere mar xoga lahaa waqtigisa wuxu kudayacay shawadisa dee ha anfacaan haweenki gurigisa dhafiyey farax 90kamida in layalyo moye asxan maleh markay kareysteen ayuu sonoqday anigu waxan garanayaa gabar ninkeda latugsatay mar uwashay ee marku ficnaday babur la qalibmay indha beshay uu naag kale karacay oo ay qadamad kadhigteen lakiin waxay ahay wadan dadkas cad leyihiin alah ayaa uhiliyey naagti farax daba lefta malin uun wuu tagi haso oyin ok
@AlmasOmar-m1u
@AlmasOmar-m1u 6 күн бұрын
Naagaha somalida nin ayay ku washeen xita qofka dhibateysan ma firinayan ,qiyaamo mafirinayan ilahay maxa la hortagaysa isma dhahan ,qoftan iyadaba qaladkeeda afkeeda ka qiratay ,dumarow ilahow kabaqa social midiyaha waxa kasocda xaqa ka dhaha ama ka amusa
@NasiihaRashid
@NasiihaRashid 5 күн бұрын
😢😢
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 5 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam
@NasiihaRashid
@NasiihaRashid 5 күн бұрын
So sad 😭
@RumaanG
@RumaanG 5 күн бұрын
Haday nacday oo banaanka utuurtay bilaa sabab majirto noloshiisa hawato maxaad gabadha ugu dhagantihiin.
@smile2567
@smile2567 5 күн бұрын
Qofta hodan waa islan muqaliyad ah bila dhaqan ah😡
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 5 күн бұрын
Abbahaas ilmihiisi meeye hadee hooyo iyo abbe isfahmi la yihiin ilmaha meey abbohood xanaaneyaan
@habonali9734
@habonali9734 6 күн бұрын
Anuga gar iyo gardaro mama hodan aan lajira 5 sano bilaa dambi maa loxiray waxle jiraa hodan qalad haba kadhece 5 sano maxa loxiray hadow dambi lehen
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 күн бұрын
Dee ayadaa khayaantaye asagu kuma guursan marxalashada
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 6 күн бұрын
WCS WALAASHAY 🫀 SCW 🫀 SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️ ❤ ALLAAHU ☝️
@FatumoAli-n3u
@FatumoAli-n3u 6 күн бұрын
subxanallah
@mamio9853
@mamio9853 6 күн бұрын
Maxu isku dhajina mu iska furu muxusa nilasha iska ridaa hadi la isfahmiwayo wadada malakala maro
@amalianasrani894
@amalianasrani894 5 күн бұрын
Maxlalka diintaa qabta Maxaad gabadha u eedaynaysaa?
@hawohosh9198
@hawohosh9198 5 күн бұрын
Xasbunalaah maxlal iney xaarantahay culimada iskuma qilaafsano
@samsammaxamed2753
@samsammaxamed2753 5 күн бұрын
Intaadan maxlal inuu xaaranyahy iyo inuu xalalyahy ka hadlin marka hore maxlal ma taqaan wuxuu yahy
@amalianasrani894
@amalianasrani894 5 күн бұрын
@samsammaxamed2753 qaali taas somaalida iyo diintaada waydii
@JuwyriyaMuumin
@JuwyriyaMuumin 4 күн бұрын
Ruumiyeey anuu aabahan isagaaa daroogiste ahaaa oo is sheegay inuu so ciily wuu sheegay maamadu ha qaldanaato bilawgii guurka laakiin wuuu silciyay marking dambe daryeel kamay helin runtu wa ma huraan ĺ
@AsturAbdi-l8j
@AsturAbdi-l8j 5 күн бұрын
Sax
@BigBucks-y2y
@BigBucks-y2y 5 күн бұрын
Aawey ehelkiisii.
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 6 күн бұрын
Subxaanalaah hadi u cafimad jiro guri ha u kirayso ninka iyadon rabin isga lkn cärurteda cugubo u didrysa ma qabo in dedkale lo qaramo iaygo joga mana aha dhasan islam iyo mid ded wax dhex maray laysku dir sado isaga ruxadisa waxaba ma dhamo lkn sida aha udhantto iayada u turaysa carurteda qal biyadoda
@BigBucks-y2y
@BigBucks-y2y 5 күн бұрын
Balqada saa u gashey odeyga. Daa maamada. Waa sida dadka balwada dilootey.
@FarhiyoHassan-x1z
@FarhiyoHassan-x1z 6 күн бұрын
Subxana laah beenmaha ilaahoow nonaxariso
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 6 күн бұрын
RAYIGEYGA HODAN WAXAAY SAMAAYSAY KHIYAAMO XAARAAN AH ALLAAHU HOW TOOBAD KEENTO KAN AAD DHAHAYSAAN WAA CUMAR WACAYS JILEECA HAYSKA DHAAFO SHIRSHOORE DHULBAHANTE CALOOL JILEECA LAGUMA AQOON HHHH
@EngShukri
@EngShukri 6 күн бұрын
Skin care isticmaal wejiga wa ka halabay
@faadumofiicaney
@faadumofiicaney 6 күн бұрын
ninku wuxuu yiri war kama hayn, dembiga waxba kuma laha isagu
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 6 күн бұрын
Wax akhlaq daran ba wareste horte hodhan hadey daneste halogucebeyo waye
@fartunabdirahamcilmi3762
@fartunabdirahamcilmi3762 6 күн бұрын
Arimaha dhaqalaha kaso hadal ruumiyey
@ayaannoor3349
@ayaannoor3349 3 күн бұрын
gaalka dil gartiisana sii ruimiyeey gabadhan ninka way kala tageen xaqna kuma laha alahaa ayaad qiiro iskugu rideysaa nin cabtooy ah in la haysan karin oo qurbe joga qofwalba waa ogyhay oo qurbe jooga qof alle casiyay alaah iyo islaamba ma raban walalahii iyo awladiisa 30jirada macay uga tageen haduu qof quman yahay nin iyo naagna waa kala tagan blse isaga maxaa nolosha ka riday iyado dumar ah oo 15ilmood korineysaa sotaa nolosha u tosantahay oo qurbe masuuliyad ku haysa 6cunug ayad aragta hawsha lugu korinaayp alaba 15ilmood e walhi hodon waa naag naag dhafty oo libaxad ah adigana doqon ayad tahay aan caqli kugu filan ku jirin
UGU DANBEYAN WAA LA I KEENAY ALABTI RAMADANKA temu & shein mid u code
18:12
PLS INTAN GABAR WALBA HA BADSHO WAA DIB U DHACAGA😱#DHAQALAHA#
14:21
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
KIIS LALA OOYAY WUU I KUFSADAY AYEE DHAHADAY WEY XIRTAY NINKEEDA WUNA WAASHAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
30:13
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 126 М.
Dag Dag: Naag sixirtay ninkeeda oo guriga ka erisay
23:27
Garasho
Рет қаралды 8 М.
HODAN STAR IYO EX KEEDII 🇨🇦 FALANQEYN #ARIMAHABULSHADA
15:02
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 39 М.
Yaa Gardaran ama Gar leh Xaalkooda wuusoo dhaafay Hodan & CabdiKariim
15:34
DAGAAL KULUL CANADA BOY IYO WALAASHIISA OO WAXBA ISKU REEBAN
1:29:20
C/KARIN O FARIIN ADAG I DIRAY HODAN GACALADEYDI HEY GOWRACDEE GARTA U DAYA
23:36
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН