inta badan waay israacaaysaa sxb inyar vaa raacaysa itoobiya inana in oromo ah baa ina sooraacaya
@abdikadir-JamaameКүн бұрын
@shaficimohame😂domar-d6b
@ayannur9480Күн бұрын
@@maxamuudxasan261 Somaliland waa mamul Gobaleed
@abukardhaay8360Күн бұрын
Itoobiya waxaa ku dhacay habaarkii m.xasan shiikh mar kay damceen in ay adis ababa ku dilaan isagoo u adeegaya shacabka soomaali
@abdirahman-b9l17 сағат бұрын
Ilahy waxaan uga baryayaa In uu soo Gaadho Jigjiga waayo waa mesha Laga dulmiyo umada soomaliyeed Waayo lama Arag Gabadh Inaaderkeed Naasaha kajaro hadana meeshay kakaadinaysay Baclooga dhalaaliyo ilhy dadg deg Calaamo haka muujiyo Jigjiga iyo wax kataliya ma aha shacabka aamiin aamiin
@hassanfarah8417Күн бұрын
الحمد لله نجانا مما ابتلاهم وفضلنا على كثير ممن خلق تفضيلا
@ahmedyasinabdirahman650517 сағат бұрын
Inshallah waafiridonaa❤❤❤❤
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaahКүн бұрын
Illaahay wuu ogyahay dhulka somalia 🇸🇴 laga dhacay asaga ayaana nagu filan waayo dhulkaas Illaahay ayaa nasiiyey cidkalena nagama qaadan karto insha allaah
@AddowYusuf11 сағат бұрын
Subxaanallah ilaahow bad adi Muslimiinta
@HRU2100Күн бұрын
WAXAAN ALLE KA BARYAYAA SOMALI ISAGAA IS BADEE IN CUQDADA IYO COLAADA DHEX TAALA KA DAWEEYO SI AY UMMADD XOOG AH U NOQDAAN DHULKOODII ALLE AYAA IS RAACIYEY MIN JIBOUTI ILAA KENYA...
@RayaRayeКүн бұрын
Ha wlhi ilaaaahow na walaly o cadowadad naga dhex saaaaaaaaar
ALXMDULILAHA MARba hadan itobiya ka go nay itobiya waa cadowga somalida
@jamahussein6860Күн бұрын
قال الله تعالي ::اذا زلزلت الارض زلزالها واخرجت الارض اثقالها وقال الانسان مالها يوميذن تحدث اخبارها لان ربك اوحالها يوميذن يصدر الناس اشتاتا😮الخ. ، صدق الله العظيم 😮
@halimahersi8454Күн бұрын
Waamuc jisooyinka alle
@Maxamed-s6qКүн бұрын
ALLA hakajaro somalida
@mpabdikadermohamed4623Күн бұрын
Ilaahaw u gargaar
@AshaAbdi-rd8fyКүн бұрын
Allah love this country
@QamarCdyКүн бұрын
Ilaahow mid qeyr qabo nooga dhig😢 subxanaalh
@abukardhaay8360Күн бұрын
Itoobiya waxaa ku dhacay habaarkii m.,xasan shiikh markay dam ceen in ay ku dilaan adis ababa isagoo u adeegaya shacabka soomaali habaarka ulil amriga allaah waa aqbalaa
@queenafrica8219Күн бұрын
Subhanallah Ya Rabi
@KhadrainaFaraahКүн бұрын
Allahu akbar
@JehaanAbdiraxman22 сағат бұрын
Bad horey meesha umey laheyn xagee ka imaan bada salamaad
@shaxshaxlowgaxafadaКүн бұрын
subxanallh Alla Hanaga haayo folkaanahaas muslimiinta meesha ku Nool Allaha ka bad baadiyo kufaartana Allaha ku Hanuuniyo cibrada
@abdallejama1176Күн бұрын
ethiopia markaa saas bad ayeey ku yeelan soo mahana
Sh Abdirahman bashir mar uu kawaramayey China iyo mareykan ka djabouti saldhiga Ciidanka China iyo addis Ababa dhulka hoostiisa ayey iskga furan yihiin mareykan ka na ayinkaas sataled buu ukiciyey oo waa barayaa arimhan kele aa dhurgarirka shaki waxa jira in lasameyo oo niyukler ka dhulka hoostiis ay kuqarxiyaan sidasna kudhasho dhulgarirka miyaa xalka adunka manta la isma aminayo oo khataraha wey badan yihiin
@abdifataaxabdallahКүн бұрын
Waa wax fiicane somali kaligeed dhinac kasta badda kuleh iska dabaalo meel kasta laakiin ganacsigii somaliya africa oo dhan ku qabsataye wuxuu imaanayaa zero sida madagaskar maya maya africa hana dhaafto dhibkeeda iyo faragalinteeda iyo culayskeeda
@sahrujainaali132Күн бұрын
WALLCOME SOOMAALIDII NAGA MAQNEYD KU SOO BIIRA KUNA SOO DHAWAADA MAAMUL GOBOLEEDYADA WA,AA TIHIIN M / G KII 8AAD
@MacruufMacruuf-im9dz23 сағат бұрын
How are you
@fatimayusuf633Күн бұрын
Hadaan lala go,no dhibkeeda ayaa maga haraayo Soommaliya wan nasa laheyn
@shuceeybaxmad3447Күн бұрын
Bada lasheegayo hadaan xaqiiqsaday bal eeg foolkaanada sidii hirkii u soo kacaya
@aamsheikhКүн бұрын
Meeshay rabto ha ku noolaato ma ayadaaba rabta in ay noolaato wa aumad quruna oo iscunaysa
Fiicnaan la haydaa hadii uu hada kala go’ilahayd oo somalida qaarad unoqon lahayd
@MuhiyadiinOsmanКүн бұрын
War nuurow slan gobeed ban kusalamay ugaas
@Ahmed-wk2ctКүн бұрын
Raadad horakuyaala oah qul qulka folkane horay ugaqarxijiray meeshan waxcusub maahan kaliya isbedelku waa dil dilaca dhulka
@Islaam-2423 сағат бұрын
Soomaaliya maa jasiirad noqon rabto 😂😂😂 ilaahaa umaqan umada somaliyeed timirtii horaa dab loowaayay awalee bari kunoolaqn waayeen ma hada ee bad dhexdeeda ee kunoolaan karaan waa markii dagaalka hubka la iskaala tagi lahaa oo bada qararka laga soo jabi lahaa si daadka la isku raacsiiyo ilaa badweynta lawada galo ileen caqli maqabnee hadaa caqli qabno qeyrkeenaa la tartami laheen
@AbdahiMohamed-z4cКүн бұрын
ALLOW HANASO GADHSININ ANAGA⁹
@UteGiblanКүн бұрын
KOOMEEDIA miyay nasoo raacasaa 😂😂😂
@Ciiltire572Күн бұрын
Dhiiga dadka la baneestay dagaalo aan dhamaad la heen war quranka ayaa sheegayo iyo ducooyin la aqristo ayaa jiro Somalida Ethiopia waa fara dheer waxay aaminsan yihiin wuxuu mareykanka dhaho
@Darwiish-SoolКүн бұрын
Dhinaca Somalida waa in laga raraa itoobiyaanka oo dhinaca canfarta iyi Oromoda loo raraa 😂
@AhmedMaxamud-bp3ijКүн бұрын
Somali peninsula miyaydaan Juquraafiga ku dhigan jirin. Sorry Ma Cagdheerbaa Juquraafi ii garan kkkk