Sstv wuxu noqday Codka Shacabka somaliyed adban ugu faraxsanahay in wiilal oggi ah ay heerka gadhan war subecarap haladhaho wa ducfiy qofkan sher iyo like sinin🎉
@NasroCabdi-i7g16 күн бұрын
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo 🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇵🇸❤❤❤❤
@SuadMohammad-e2u15 күн бұрын
Mahadsanid Suldaan Ducada ALLAH no Aqbalo
@aminahussein116 күн бұрын
Allaha Wayn ha guuleyo Ciidmadeena ❤Xaq u Dirirka ah. Inta dhaawaca ah Allaha caafiyo. Inta dhimatay Allaha Wayn ha geeyo Jantu Alfardoso. Allaha Wayn ha jebiyo, damaro, baabiyo Daalmiinta Argagixisada Dacich iyo Argagixisada Alshabaab iyo Kuwa taakuleeya sida SNM. Aamiin Yaa Rabi Al-Caalamiin 🤲🤲. ❤❤❤❤🏆🏆🏆🏆🏆🥇🥇🥇🥇🥇🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.
Khawaarijta khiyaarka laga qaadanyo waa kii uu ka qaatey Nabigeenna Muxamed SCW waa ila laayo sheekha kheyr badan Allah ha siiyo 33:04
@lutfisaalim858116 күн бұрын
Asc Walaalayaal horta cidamada Allaha barakeeyo Laakiin waxaad ku waanisaan in salaada ay tukadaa. Xaalad kasta mukhaabaraadka qaadka laga waaniyo. Oo lagu wacdiyo xeerka dagaalka Nabi Mohamed scw yiri Bilal rcu U feeding dagaalkii Badar.
Dhibkadta oosoomaliyakadhacay kasocda reerkiinaa mas uulka ah
@AbdiasisAbdi-d5m15 күн бұрын
Gobdhaha Reer Puntland Oo sabaayada dubaa Walaal jooji. Haday ragu rag reer Puntland ah yihiin wax aan Hilib shiilan oo qalalan iyo Caano geel ahayn agtooda hagaynina hana uqadinina. Sabayadiina idinku dumar ahaan inta isku darsataan suuqa ku iibiya si aad dhaaqlo uyelataan.Sabaayadu maahan cuno rag mana aha cunto Soomaaliyeed waa cunto yar oo fudud oo cunto carbeed ah.
@abdimajidabdullahi-w1f16 күн бұрын
Kan inuu jaajuus wadamo galbeedka uyahay wajigiisay kaga taalaa
@saynabdaye738215 күн бұрын
Siilkaga jaajuus ah najaas
@KhaalidMaxamed-mw4ih16 күн бұрын
Kan kawaraysanayaa ka liita diin khawaariij ayuunbuu maqlay afkiisuu cadaab ku iiɓsañayaa
@cabdishukridiiriye885716 күн бұрын
Haddad aqoon dhanto bal wax nosheg u khalday
@KhadijaAbdikariim16 күн бұрын
Khawaarij waa lal diriraya iyo wahaabiyo
@saynabdaye738215 күн бұрын
Khawaarij miyaa tahay
@FaaraxFareey16 күн бұрын
jihaadku haduu dhabkaa yahay maxaad utagi wayday oo aad uga ag dagaalamiwayday
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv15 күн бұрын
Hadad khawarij ta la dagal leysid Ciidankii birjeex aa Jubbaland dhaqalahoda iyo takuleyntii aad balan qadeen kumadan bedeleen Ciidan kele oo werarayo iyaga oo kala furfurayo
@cabdiraxmanilyas762916 күн бұрын
Qawaaniita wadcig maad kahashid
@saynabdaye738215 күн бұрын
Hadalka dhageeso cidna wax kuma weydiin
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv15 күн бұрын
Ninkan iyo koox uu wato oo waxaa jira khaimiin ah oo argagixisada qarsoon ah dowlad da fadaralka somaliya iney afgenbiyan bey kashaqey nayaan wana kooxda ugu halista badan aa sosocoto ninkan iyo koxda qarsoon aa hada dowlad kujira ayaa maamul goboleed yada dagaal kuqadey wixii Jubbaland kadhacay na waa taladoda iyo ficilkoda waa kox naxaris lahen beenalayal ah hadalkoda macaan ha arkin walaahi iga qortan kus uu hada kahadlayo ayaga ayaa kasiidaran isla wadadii sheley Al shabab ka umada Soomaaliyeed kuqaldeen buu manta marayaa Somaliyey runta waxay tahey isla ayadahan qur aand ka iyo axaadiis ta sarulka allah CSW buu soqadan jirey ninkan 2006kii oo dowlad da Somaliya ayuu dusha kasarayey war hooy iska jira khawarij ta iyo asaga makala sokeyan kele xukunka siyasad an kuqabsano iyo xoog an kuqbsado bey isku hayaan
@abdulahisiyad836616 күн бұрын
Ujeeddada Guud ee barnaamijka nuxurkiisa waa hala taageero dowlad goboleedyada qooqay oo sharciga dowladnimo diiiddan.
@aminahussein116 күн бұрын
Dal Xaraash, Qabri Faakte, Maata Barakiciye, Meeyt Canshuure, Masjid ka dhex heese. Ma dherge , ma Dawlad la raaco jirta.? Mooooooooryaan Muunad ma leh.
@@saynabdaye7382 Puntiland Gabdhahooda iyo Dumarkooda Sharf bay ku nool yihiin. Rag difaaca ay leeyihiin. Xassan Xabaala Faag, waxba kaa xorayn maayo. Taas bedelkeeda Condom la idiin qaybiyaa. Media ka sheegaya., Dhinaca kalana AMISOM, Ugandhays iyo Ajnabi kala duwan idin kala qandraastaa. Mooryaan adoo ah ha hadlin. Wakaas Xassan ma dherge Dadkii barakicinaya , Hooyooyin iyo Naaga oynaayo. Farmaajo ku waashey. Farmaajow noo soo noqo.Farmaajo ma idiin soo noqonaayo. Waxaan Dawlad nimo Waxba ka aqoon,oo Mooryaan ah.
Sheakhow armay ka fiican yihiin Xasan iyo kuwa lamid😊
@drmohamoudhassan16 күн бұрын
Khawarij maxay ku fiican yihiin ii sheeg? Ma 15dano ay na xasuuqayeen hadad kalmad leh ilaah baa iga sareeye shashada taleefanka kaga soo dhex baxaya khawarij yahow bakhtiga
@HamiGul-s2q16 күн бұрын
Qawarijta maxay uqarxin wayen siday xamarkasameyan wy isaga jogen jambalka naga daya hadi kontaraktigi sogabagabobay
@خيري.بن.زيلعي16 күн бұрын
Axmad qorane waa uga uqoon badan yahay cid walba in nimankaas Khawaarij aysan ahayn, waa khilaafsanahay in aad tiraahdo ayaa kaaga dhaw. Tan kale tii shalay Afqaan Ka dhacday,maantana Suuriya ka dhacday, barri in ay Soomaaliya Ka dhacdo sow Ifafaaleheedu ma muuqdo, wax Kala reebo wadaad, yaan shalay iyo maanta lagaa duubin.
@KhadijaAbdikariim16 күн бұрын
Afghanistan dad suniyay ahayee. 😢😢 Ee wahaabiyo iyo khawaarij ma ahayn. Intu qof ahlu suna ahna noolyahay ha suginina
@HamiGul-s2q16 күн бұрын
Deni nimanki morocanka aha e ay horay dayen maxu kala jeday wati lawada yabay sababtu udayey maxkamdi kadib watu dawladoda naga codsatay inan dwyno wa hade niman ay kushegen inay
@HamiGul-s2q16 күн бұрын
Hada dadki awalba ay raliga ka ahayen miyey hada kataqalusayan si aysan beri ukashifin iyo maraykanka olacag loga cunayo sidi awalba horey logu shegi jirey miae godobti hawiye laga galay aya laraba i lagu babi iyo olayska dhigo in ayagana lagusu dulay kuma mogin ama xamar kontwrada halaguso qariyo qalabka qaraxyada iyo agab kaleba wama buraha ay dacish jogta dheh libax ningalayna og nin galadayna og
@wabaxa16 күн бұрын
DAAROODOW DULQAAD YEESHA 10 NIN AYAA KA OOY HEESIIN HAWIYE 1.000 AYUU LA DAGALAMAYAA MARKA AAD HADA LEEDIHII 10 NIN HALO MIDOOYO MARKA HAWIYE LA HEESTO TAA UMA BAAHNO IN LOO MIDOOBO MASAAJIDKA CAYAARTA KA DAAYAA
@drmohamoudhassan16 күн бұрын
Waan ogahay inaad khawarij tahay ama xabshi bakhtiya tahay afeer Daarood iyo hawiye waa dad soomaliyeed oo walalo ah ee duurka ka soo bax khawarij yahow injirta badan oo bakhtiga 🇪🇹🤮🥩
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv15 күн бұрын
Sidii reer cad ban ula dagal lami nabiga scw haduyiri xitaa carertoda iyo xasaskoda in lala xasuqo ayaa fican lkn shekh qorane kuma aminayo wayo iyaga ayaad sheley ka mid aheed
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv15 күн бұрын
Away adigaba dowlad da fadaralka waliba xafista reysal wasaare ha ka tirsanaa oo ah saxiibkiis aa maxay tahey waxad kudhaqaden maxad uga qaban weydey