salaad waxaa uu ku celceliyey danahooda gaarka ah away daniiguud?
@AhmedAli-ft3kr7 сағат бұрын
Kenya oo cadawga ugu weeyn ah ayuu noo amaanaa war Somalida Kenya iyo Ethiopia ka imaanee waa in Somalia laga mamnuucaa gabigood gumeestaha ayaa insaaniyada kabadaly waa jaajuusiin waxaa ka dhintay damiirkii dadkaan waa in dalka laga masaafuriyo oo qorshe cad laga gaaraa new police kii xabashidu ku gumaaday Somali galbeed ayay hada Somalia soogel sheeyn oo hada kismaanyo joogo
@shiineabdullahguure86405 сағат бұрын
Waa mucjiso wasiir kala hadlayo. Mar naleh waxaa qalad eheet in loo ogolaado dowladaha dariska iyo yaan laga hadlin dowladaha eey Axmad iyo saciid wakiil uga yahiin Burburinta Somaliya
Somalia dhibka ugu wayn ee haystaa waa Fara galinta Dadkii Magaca somali sheeganaya ee Kenyan ka ah iyo Ethiopian ka ah ,Somali marka la yiraa waa adoo dhahay Carab ,Carab ayagoo carab isku ah waa kala dawlado iyo kala dalal ,Yarkaan Aabihiis baa qoxooti ku yima somalia, Wasiir buu ka noqday,Ahmed madoobe waa nin reer dhagax buur ah waxay qoxooti ku yimaadeen Balaweyne Aabiihiis oo ka soo cararay dawladii xayle salaase, Kismaayo Dadka Dagaanka ku ah waxaa lagu haystaa xoog Ahmed madoobe oo ciidankii luyo police ee ina ilay ,iyo Argagixiso ay wada shaqaystaan ayaa haysta , Dakada kismaayo waxay u shaqaysaa oo wax ka dhoofsada kalana soo dago Argagixisada waana heshiis ay ku Haystaan dhulkaas ,Ethiopia iyo Kenya waxa u jooga Ahmed madoobe oo labada dawladoodba ay Amnigooda ku ilaashadaan . Inta ay fara galinta kula jiraan somalida labadaas dal ay adeegsanayaan waa adagtahay in xal laga gaaro Jubaland ,