No video

Shiine Culay - Reer SSC waan U Hiiliyay Laakiin waxay Rabeen Inaan Isaaq Caayo oo aan dhiiqaysto..

  Рет қаралды 17,373

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 117
@manbileofficial3900
@manbileofficial3900 Ай бұрын
Shine waa nin garaad fiican M.allah
@aminaali2249
@aminaali2249 25 күн бұрын
Shiine waa nin rageed meel dheer buu gaadhi brother keep going
@nimodiriye6260
@nimodiriye6260 Ай бұрын
Nininkan shiine daarood uma dadaneeyo hawiyana umadaneeyo soomaalina uma daneeyo waa bartii yaqaan
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Ай бұрын
Baakhad yahay ka xishood aqoonyahanka
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
Nin raaga iga dheh iyo ilbaaxnimo weeyin
@aaqilka5158
@aaqilka5158 Ай бұрын
Hhhhhh war shiine waa nin ragee aqli badan oo tolkii somali yihiin ma aha nin qoos iyo xaafad ku xidhan
@muraad243
@muraad243 Ай бұрын
Mr Qooqoor The future president of somalia
@KingCagayare1
@KingCagayare1 Ай бұрын
Subxanallah meesha dumar miyaa lagu gubayaa😂😂😂😂
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 Ай бұрын
Yahuuuuuuuuu😂
@abdulrespectmatters7999
@abdulrespectmatters7999 Ай бұрын
Runtii waan kugu raacsanahay, qoorqoor waa somali sharafleh, waligeey ma arag asagoo dal shisheeye u nacamleynaya, waxan kaloo kujeclahay siduu galmudug nabadeda iyo midnimadeeda uga shaqeeyay.
@rahmaCiroole
@rahmaCiroole Ай бұрын
Walee shiine waa nin caqli badan ,anigu waa taageeraa
@hidaelmi4545
@hidaelmi4545 Ай бұрын
Masha Allah smart man Shiine
@maddanicrpto
@maddanicrpto Ай бұрын
Shiine waa hadal yaqaan dantii yaqaana somaalinimo iyo reernimo waa nin wax kuru tari kara lkn ma aha nin wax loose dhiibo waa inta hartigu ku xagxaganayaan
@runsheeg511
@runsheeg511 Ай бұрын
Shiine waa Inagumeed Hiil Yaa uga bahan bal inagumedkas eega
@MooHair
@MooHair Ай бұрын
shiine aad bad u caqli badantahay wadna saxsantahay ku soco.
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 Ай бұрын
Yaah dhulbaante siyaasada bartan shiine ka toobad keen kalmadaa wa kuwa ku bAree hada waa daraawiishtii ye ogow inaad dhacdhacdaan ku daynayn al daraawiishtii daraawiishiya caade qaate
@user-iz5bu6si5j
@user-iz5bu6si5j Ай бұрын
Fadlan ku shubo
@Wadani924
@Wadani924 Ай бұрын
Dhulbahante waa reer fudud oo caaddifi ah, halka Hartiga kale ka duwan yahay oo ka deggan yahay.
@abmoh9216
@abmoh9216 Ай бұрын
Idinkaa ku kalifay markaad xabad la dhacdeen . Hadii kan badhan lagu weerari lahaa si kaluu u hadli lahaa
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
@@abmoh9216 Oo Axadkaan Waxaan Sooqoray Ma Idoorkii Baa? 😂😂😂
@hayaayhaye5528
@hayaayhaye5528 Ай бұрын
@@Cici_mimi hartiga kale ma jiro reer askari u noqda reer kale
@cabdilaahiiidle6454
@cabdilaahiiidle6454 Ай бұрын
Qabyaalad baa Soomaali halkaa dhigtay
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Ай бұрын
Waa nin damiir leh runtii Shiine
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow Ай бұрын
Wallaahi shiina culay maasha allaah muqdishaan ku daawanniray muuqadiisa waa nadiif
@abdulrespectmatters7999
@abdulrespectmatters7999 Ай бұрын
Astaqfirullah dheh, ninkaan malinkuu raba qabiilada caayo maalinku views rabana ku amanayo! Waa dantida yaqaaano
@abdi5852
@abdi5852 Ай бұрын
Lactation Iiddoorku siiyeen ayaa ka dhamaatey waa Canada qaate
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 Ай бұрын
Shiine Culey waa nin qalbi wanaagsan oo dadka soomaaliyeed wada jecel yihiin, oo cidna aan godob ka gelin!
@Qiirajabaan
@Qiirajabaan Ай бұрын
Gurguurte inay ka dhamaatey oo quus uujoogo ayay kuu cadaynaysaa in shiine col CBB aabahood uu kusoo shubto qadaadic. puntland usoo diro. Nin baa laga sheegay sakaaro ima barato.
@DeadraGrisso-c5j
@DeadraGrisso-c5j 19 сағат бұрын
Andre Lodge
@بكاه.الزمان
@بكاه.الزمان Ай бұрын
Ninkani waa nin garaad badan. Belo ku cayaadhey.
@guleidomar8972
@guleidomar8972 Ай бұрын
Ninka shìne culay hargeisa kusoo dhawoow
@Ismailmohamudabd
@Ismailmohamudabd Ай бұрын
Shiine culay waa aqoon yahay siyaasi
@SaidYusuf-fy7mk
@SaidYusuf-fy7mk Ай бұрын
Aad iyo aad
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
Anagaa wax aragnay😂😂😂Ninkaan hadda ma wareysi caadi ah ayuu bixinayaa? Mase waa majaajileynayaa?😂😂
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Lixda gobol somaliland laba tuulo ka daga ninkani iyo dhulbhnte lascnod iyo badhan u ah labda albab isku xidha somaliland iyo somalia daga ma dafsisna labada tuulo
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Adeer labadaada tuulo ee Burco iyo Hargaysa ku ekoow hoyadaa iyo Snm ba wase
@mohamedabdirahman6939
@mohamedabdirahman6939 Ай бұрын
Miskiin baad tahay e Gobollada ugu waaweyn uguna khayraadka badan ninkan ayaa dega.... Orod soo hel oo tolkaa soo waydii meesha dahabka, iyo macdanta ugu badan laga helo... dhulka ugu quruxda iyo bilocda badanna isagaa dega... Orod tolkaa u barooro oo eebbe dhul ka bari.
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
@@mohamedabdirahman6939 burco iyo Hargaysa haku deeqaan adeeroow haddii kale xabbad baa futda lagaa galinyaa taas uun baad wax ku fahmaysaan idoorey
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Markii Sool Iyo Sanaag Harti Leeyahay. Awdal Na Gudibiirsi. Bal Adigoo Isaaq Ah Maxaad Leedahay? Waligiin Umad Kale Iyo Dhulkoodaad Isku Xoqddaan. Allah Baqbaq Iyo Faan Weeynaa Oromadaan.
@mohamedabdirahman6939
@mohamedabdirahman6939 Ай бұрын
@@TripleA0825 kkk War dee adeer qoraalkayga ku noqo ma madaxfaluuq baa qabtaa... ma ninkaygaa Hartiyeed ee Sanaag, Bari, Sool, Buuhoodle, Nugaal, Mudug ilaa Doolow iyo waalwaal baad nin kale madaxa ii gelinaysaa.
@user-qi4ll9xk8y
@user-qi4ll9xk8y Ай бұрын
Shiine waa inan gumeed hiil cidna ugama baahna ee dawarsigiisa ha wato
@cabdilahi-z1z
@cabdilahi-z1z Ай бұрын
shiine afku kama go'o runtaad ka hadashay
@tahirartan340
@tahirartan340 Ай бұрын
War kan reer miyigaa yaa aamusiya
@somaligirl8743
@somaligirl8743 Ай бұрын
Puntland cid uma bahna ayada loo bahanyahay cid ka markanta thank you wll bal aada halka wax ka helayaas
@Hurusocod
@Hurusocod Ай бұрын
Waa runtaa walaale laakiin aflagaadada reeraha Daarood oo.aad ku caynaysaan Jago aad idinku isla rabtaab, waa idinku ceeb. Sida kale waxaad tihiin Daarood dadka keliya ee ka nool ee aan idinku faano, balse walaahay walaalkay oo soorquureed Muqdisho taala inaan ku caayo, ilama fiicna, waayo dadku waa ay kala foggaanaayaan lee , ee waxba makaynayso. Daaroodna iyo Soomaaliba waa ay isku baahan yihiin. Bal ka waran inta Majeerteen ee deggen deegaanada kale ,haddii la colaadiyo, bal ka waran puntland ma idinku filnaanaanaysaa.❤
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Nuur welkom 🤗 wallo
@uptownmay9042
@uptownmay9042 Ай бұрын
Shine Taaj, fadlan igu shuub, lacag waa kow waxan qeylinayaan ha oyaan
@sekeriyemadar4728
@sekeriyemadar4728 Ай бұрын
Legend Shiine culay
@Gamboole
@Gamboole Ай бұрын
Niyow horta ya ila arkay shiine iyo kii marwo khadiija e hilibka caydhin ka cunay so iskuma eeeka kkk
@CAAGANE10
@CAAGANE10 Ай бұрын
Shiine waa nin fahmi kara 5 somaali waa siyaaasi gaban walee
@hafdezzcade
@hafdezzcade Ай бұрын
Hello
@sahnim7481
@sahnim7481 Ай бұрын
Shiine Coley wuu ka Caqli badanyahay kan agfadhiya, isagu intaasuu garan waayey inay dadku wadadhasheen😂😂
@horiyo2491
@horiyo2491 Ай бұрын
Shiine manaafaq 10 qolo ama qof buu u tuubo raacay isagoo caadi iska dhigaya
@yamays
@yamays Ай бұрын
Shiine culey wuxu yiri massage kii la ii soo diray waxaan iri ma akhrinayo😂 hada buu caadi u akhriyay
@mahmudabdi-n1q
@mahmudabdi-n1q Ай бұрын
Shine.wal.so.shdaleyy😂😂😂😂
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px Ай бұрын
War waxad tahayba la yaqana uraaye snm iyo gurgurte ayu tagera puntland iyo khaatumo ayu adunka ugu necebyahay
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Aad iyo aad. Ma Caqlibadna Kan.
@hayaayhaye5528
@hayaayhaye5528 Ай бұрын
Dhulbahante caqli xumaa halkaa dhigtay, maalinba ninbaa yodhaahda ii dagaalama ka dibna way yeelaan iyagoo lagu qanciyo Geesiyiin Daraawiish baad tihiin, waxa dadka ka reebay waa garaad ka awood badan Aqoon yahan, culimo, Siyaasi, Ganacsade iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada.
@yamays
@yamays Ай бұрын
Farmaajo is the best
@ibrahimshill7600
@ibrahimshill7600 Ай бұрын
SAC walaal MR SHIINE CALEEY WAA NIN CAQLI BADAN OO SOMALI AH DHEXDHEXAAD AH AFTAHAN AH WAREEY SIGIISA WAA NADEEQAY WAA GEESI DHIIRAN OO HADAL CADCAD WUXUU LEEYAHAY ISAGA IYO MR NUUR OO AH NINKA WAREEY SANAYA MUSTAQBAL IFAAYA DHALINYAROOY GUULEESTA WABILAAHI TOOWFIIQ
@abdirashidismail6088
@abdirashidismail6088 Ай бұрын
Boqor shiine mj aadbay kuutagertaa
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Afkaaga Kuhaddal Qabiil Dhan Oo Balaaran Adigu Mamatashid. Annaa MJ Ah Axadkaana Kamahelo Fadlan Kushubadda Ah.
@JamaYasin-gg7br
@JamaYasin-gg7br Ай бұрын
Xasan cali khayre inuu lacag kusiin jiray car wabeen dheh
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
Isagaba ku leh dawlada farmanjo ayaan lacag waali ah ku qabay 😂😂😂😂😂xasan c khayr kamid un
@yusufmohamoudsaid5438
@yusufmohamoudsaid5438 Ай бұрын
Maanta Malin uu dhamo lamaba arage. Si caaqil bu u hadlay
@digitalworld1haarin905
@digitalworld1haarin905 Ай бұрын
😂😂😂😂😂baahane caloosha u dhimo waa ninkii markii ssc la dhibaataynaya waxuu taageersanaa isaaq Nacalad kugu dhacday baahane
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Ай бұрын
Nacaladi ku kodhaye ka xishood aqoonyahanka
@ImranShaikh-zp6je
@ImranShaikh-zp6je Ай бұрын
Dhulbahant waa lafdhabarti harti ka,aantood ilaahayow ha na dhigin.
@Filsan6236
@Filsan6236 Ай бұрын
Abti xabiibi waa afmiishaar qof cuqdad u hayn karo xitaa ma leh qofkii u xanaaqsanaa marku arko isagaa isaga qosli
@suadabdi5
@suadabdi5 Ай бұрын
Daba dhilf reer muqdisho ayuu xoolo ka cunaa maalinta xooluhu goaan ayuu idin yaayi ogaadeen maxa eyagana ka qaldan wadanka ma Sidaas ayay la rabaan car dhul harti esa soo taag
@rahmaarab4749
@rahmaarab4749 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤👌👌🙏🙏🙏👍👍
@somaligirl8743
@somaligirl8743 Ай бұрын
Farmajo in uu dayax yahay oo aan Xasan dhiiqo marka garayan Doqon Ogaaden nah marti hawiye wax kuma qaba kare Waa iska adoon tan iyo intii la abuuray Waa dadka Madax looga taganyahay
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
Hadi aad fahmi lahayd farmanjo wax Amaanay ma Aargo social media Cbb lacag wali ku bixin jiray ..Ila 4milyan sanadki ....inta Amaan miyaa😂😂😂😂
@xudayfesahal7211
@xudayfesahal7211 Ай бұрын
Waaa runtii
@Dagan721
@Dagan721 Ай бұрын
Shiine waa Nin caaqil ah
@AHMEDSALADABDIRAHMAN
@AHMEDSALADABDIRAHMAN Ай бұрын
Shiine doodiisu waa iska dood jaban
@user-ig1wy3us1c
@user-ig1wy3us1c Ай бұрын
War ninka caadi ma ahane
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 Ай бұрын
FARMAAJO WAA HADAL YAR IYO HAWL BADAN. SOMALI TAASEY U BAAHAN TAHEY MADAAMO AAN NAHEY DAD FADHIID AH. XASANA WAA HADAL BADAN IYO HAWL YAR .AMINA MA AHA DALKI XARAASH. WARYAA NAGA AMUSIYA OO DIYARADAN KA FARISIYAN TAAGANAHEY.
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h 24 күн бұрын
Qof Farmaajo ka liita oo Somalia madaxwene ka noqday ma jiro, nin iska handicap ah oo lagu khaldamay bu aha runtii markii hore si revolutionist bu ku yimi lkn wa lagu khaldamay nin khariban hogaamin lahayn dad mooryaani qol ku xidheen bu noqday. F.G qof 💯 xun ma jiro lkn Farmaajo wa la jitaabiyay hora looga soconaya maaha in dadkeenu noqdaan wax an waxba u kordhayn
@GureyIbrahim
@GureyIbrahim Ай бұрын
Shiine culy wa kaftan yaqaan kulahaa muuse waxan dhihi lahaa waxay madfacan aad ka fadhidaa
@mohamedibrahimfarah4363
@mohamedibrahimfarah4363 Ай бұрын
Shiine culey wuxu yiri massage kii la ii soo diray waxaan iri ma akhrinayo hada buu caadi u akhriyay
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 Ай бұрын
Shiine baahane Maxaanu cunaa Imaankaa lagaa qaad yahuuu walaadan waxba oga helayn harti ku baray orod cidaa kale leef leef dhulbahantena masayrka maamulkoodu inuu ku hayo lawada arag 😂😂😂😂
@faaraxallayl9241
@faaraxallayl9241 Ай бұрын
Walahy ninkan shine caqliguso waa mid sareya hadaad cantay inad godobta iska dhowrta way wacantay intad kartid
@apdurrahmankhaliifa2102
@apdurrahmankhaliifa2102 Ай бұрын
farmaajjo waxaan ucaayi baalanciga ilaali kuyyee illeen shiinhu waaba caruur cagaweyn.
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
Nin youtuber ah oo dhaqaale raadis ah lama aamimi karo.
@Gla277
@Gla277 Ай бұрын
doqon waraysanaya yibir
@user-qk5hd9su6d
@user-qk5hd9su6d Ай бұрын
Shine culey waa qof qalbigiisu fiican yahay inkasta oo yahay abti xabiibii 😂😂😂😂😂😂
@MohamedAli-hf3tj
@MohamedAli-hf3tj Ай бұрын
Waxaa uu sheegayo oo dhan waa beentiisa waana caada qaate
@omarjama7834
@omarjama7834 Ай бұрын
Shiine Cashar ayuu u dhigay ogaaden cuqdada qabay weriye aduu waxaad been sheegijirtay bal ka waran
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Ninkaan Maseerka Iyo Caqliyaridda weey isugu darsantay. Waxaasoo Dhan MJ Naceeyb Iyo Kabtan Ayuub ee is ahayaan buu usameenayaa. Allaah Kareem.
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
kaftan Ayub iyo Difiiq dhinaca cilmi la,aan Iska mid😂😂😂😂
@Raz_47
@Raz_47 Ай бұрын
Ku shubu is always ku shubo/shuubo! Shuubo dhashay cuqdad dishay
@AOsman-dhigane1921
@AOsman-dhigane1921 Ай бұрын
Calooshiisa u shaqayste!!
@AOsman-dhigane1921
@AOsman-dhigane1921 Ай бұрын
Isagaa qirtay caawa
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px Ай бұрын
Suaalaha ayu ka cararaya saqajaan baahane
@Gstarxpress
@Gstarxpress Ай бұрын
BAAHANE SHILINKAAGA KUU DARAN😂😂😂
@abdisamado1853
@abdisamado1853 Ай бұрын
Waar yaa yidhi qabiil soomaliyeed ayaa wada Saxan ama wada qaldan ama wada wacan ama wada xun 100% waar waxa soomali halkaas dhigay waa nacayb
@calicilmi5273
@calicilmi5273 Ай бұрын
SHIINO CULAY ADIGU MEEL MA,GAYSAN LAHAYD, ??????
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 Ай бұрын
Shiine kadaab yaa hiil kaaga baahan calooshii U shaqayste ayaad tahay
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Ай бұрын
Runtii SHIINE CULAY wuu ka ilbaxsan yahay KZbinrada Soomaalida ee cudurku ku dhacay! Waa geesi qaran
@gobiwaasomiyomaal3667
@gobiwaasomiyomaal3667 Ай бұрын
Nin tuuganimada iyo laaluush ku faana waakana. Yaa ka imini shekeda aada hada lacagta kuso qaadatay.who knows the whole purpose behind this interview.
@abdisamado1853
@abdisamado1853 Ай бұрын
Galool mudhay oo farcamay Lugaha goonyaha u fiday Haduu midba gaar u baxay Guntay ka midaysan yihiin Hadad gorod diidan tahay Ku koob dirirtaada gorodoo Ha nicin gobolkuu ka yimid Goshii firxadkee ha jarin Ha goyn waxa laysku yahay Gmagliga gacan loola baxay Gudaha uma dhaadhacdee Ha gaadhin laf baan ku idhi Afkaagana godob ka dhowr
@Raz_47
@Raz_47 Ай бұрын
Munaafaq qabyaalad ma jecli oo Somali dhex dhexaad baan u ahay, iyo mj waa dad wax walba isku raba dadka ka dhaadhici bal is waafaji😮
@suadabdi5
@suadabdi5 Ай бұрын
Shiine wa tuug damjadiid lacag ka qaata
@user-zx9uq1zy2t
@user-zx9uq1zy2t Ай бұрын
Löl❤😅😮😢🎉😂😊🎉😮😢😅😮
@ImranShaikh-zp6je
@ImranShaikh-zp6je Ай бұрын
Doqon baa tahay isaaq hadii la caayo kuwii caayey kama fiicnayn,haddii kuu ogyihiin wuxuun bay ahanlahay,tolkaa dhinac ka raac shiino taaj.
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h 24 күн бұрын
Caydu raga waxba ma yeesho
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 Ай бұрын
Shiine culay waa oday soomaliyeed ee Yaan lagu habsaamin Soomali oo dhan ayuu stareeska ka daweeyaa 😂😂😂
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px Ай бұрын
Nacas indha fiishle 😂😂
@SiciidMaxamud-up9ub
@SiciidMaxamud-up9ub Ай бұрын
Kkkkk 😂😂sheene dawadhilf
@suadabdi5
@suadabdi5 Ай бұрын
Shiine wa reer baadiye yurub galay oo shaafto ku qaata ilaahay na aan oqoon anigoo qaraabe la ah ayaa leh beenaale. Xasan been buu ka hadlaa shiinena wa Beenaale beentaas ayu rabaa
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 Ай бұрын
Nuurow meeshan waad kuciyaartey. Niyow dadka wax garadka ah wareyso. Mawaxaad wareysato ayaad weydey
@engineerisbariija5164
@engineerisbariija5164 Ай бұрын
Wa beenale eey eey dhalay waxa kasto la. Sheega wa fuduudahay lkn markay dhab tahay wa adayg
@yiriisow
@yiriisow Ай бұрын
Bal waxan jaahilka ah fiiri? Qof ka liita oo Social mediaha ku jiraa ma jirro.Waa caado qaate. Saw maaha ninkii Farmaajo kabaha la dhacayey? yuu iska dhaadhicinayaa?
@Ismailmohamudabd
@Ismailmohamudabd Ай бұрын
Kabad sheegaysay waa lawasaya
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН
Shiine Culay oo u garnaqay Ck, Arimaheena iyo Asad Hagio
10:59
Shiine Culay
Рет қаралды 99 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН