No video

DEG-DEG Madaxweynaha Deegaanka Canfarta oo Qirtay Guuldarada kasoo Gaartay Dagaalkii Gobolka Siti..

  Рет қаралды 29,739

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 80
@zayidwaawhajijama5710
@zayidwaawhajijama5710 Ай бұрын
Alle naxariistii Janno haka waraabiyo WALLKAY MOHAMED CALI HURIYE oo ku shihiiday dib u xoraynta Gobalka Siti 😢
@Amzizzy
@Amzizzy Ай бұрын
Ilahey ha u naxariisto janno fardaws aa u rijeeniya allahumma amin
@QabilaMoussa
@QabilaMoussa Ай бұрын
❤❤❤❤ geesiyed liyiu policé iyo shacabka gelbeedka❤
@sahrailtrihe9389
@sahrailtrihe9389 Ай бұрын
guul iyo gobanimo somaliya 💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
@AnCmaj
@AnCmaj Ай бұрын
Wax la wadaago wax ugu wayn baan wadaagnaa waana diinta islaamka.
@AsadAbdirizak-jn4su
@AsadAbdirizak-jn4su Ай бұрын
Guuul iyo gobonimo somalinimo ❤❤❤❤
@armeyz
@armeyz Ай бұрын
Hadii hada ay somalidu dhulkedii ay hada haystaan waxaa la gud boon in ay ilaa shadaan kuwa kusoo xiga ee canfartu leedahyna la deega mesto hab siyaasadee si ayna mar dambe u damcin dhulka ❤
@OmarWaberi
@OmarWaberi Ай бұрын
Guul iyo gobonimo somali galbeed inchallah 🎉🎉
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Ай бұрын
Guul reer soomaaligalbeed ❤❤❤
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 Ай бұрын
Guuuul somalia
@HassanDjama-hp4ek
@HassanDjama-hp4ek Ай бұрын
Canfari way ilaalin heshiiskan waayo iyagu gabaad iyo badbaado uyahay EE Somali khiyaano haka digtoonato
@QabilaMoussa
@QabilaMoussa Ай бұрын
❤masha allah ❤ Somalie gul❤
@MahdiAbdibadal-k9c
@MahdiAbdibadal-k9c Ай бұрын
sidaa uwada ayaan leeyahay
@AbdiraxamanAxmed114
@AbdiraxamanAxmed114 Ай бұрын
Walaahi wiilashan ogaadeen warag Wanjeclahay qaabka jilitaankooda
@maxamedcabdi5210
@maxamedcabdi5210 Ай бұрын
Somalida waa in ay gudaha ugalaan gobolada canfarta sida ayaguba usoo galeen galbeedka gobolka siti .tik for tat is a fair game
@cabdidayib7866
@cabdidayib7866 Ай бұрын
Canfar ma istaahisho in heshiis lala glo qori caaradii by taqaan deegaanka soomalida guul iyo barwaaqo urajayn in xabashida qurunkeda alha kasararo
@nimahasan9746
@nimahasan9746 Ай бұрын
❤❤❤ horay u socda wall
@selmanabd2782
@selmanabd2782 Ай бұрын
islaamnimo baan wadaagnaa
@faisaladam8225
@faisaladam8225 Ай бұрын
Danaakil 100%80 waa Gaalo
@deeqsheekh6423
@deeqsheekh6423 Ай бұрын
War hooy canfar yaan lagu dheeraanin waa niman muslimiina waana niman jabarti.ah hadalka hala qaboojiyay
@abdisalamakib6520
@abdisalamakib6520 Ай бұрын
Muslimiinta ayaa u diidan wayse gardaran yihiin ee ma qabani adigu ? Teeda kale Jabarti maxaad ku soo dhawaysan maad soomaalida kale ee walaalaha aad wax la jeclaatid ood maslaxadooda ka shaqaysid ood nabada ay la' yihiin aad ku dhawaaqdiid ood dhiiga ka joojisid.
@nimahasan9746
@nimahasan9746 Ай бұрын
Guuleed nin sare, comedy ayaad ku fiicnyd❤❤❤
@CumarSaciid-d1l
@CumarSaciid-d1l Ай бұрын
Caasa maxamed malqabeenka cafarta weeye waxuu uu qayibiyay cafarta fuuriinta 37 gawadhi oo subah mida siyay
@djamabouh7470
@djamabouh7470 Ай бұрын
asc waryee nuur ibrahin guuleed wan inisalalamaya walalahayaga uu hiilinaya dadkogaa waxan xogogaal uu aaha dagalaka marka 7 toodobad hadii uu sii socon laaha walahi samara iyaa layisuu waraysan lahaa
@kadramohamed7802
@kadramohamed7802 Ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🦁🦁🦁🦁🦁
@CarabIbrahim
@CarabIbrahim Ай бұрын
Waa reerxidid
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Ай бұрын
Iskuulkan ma cid dhigta ayaa ummada laga waayey mise ga nacsigii ayaa halkaa ka shidan Oo waa dukaan.
@abdiazizrabi8941
@abdiazizrabi8941 Ай бұрын
Adeerew itoobiya iyo kursilugla Midna lama,aamino eelasocdo
@siciidhassan9533
@siciidhassan9533 Ай бұрын
Muhimadu waa in dadka lagu celiyo magaalooyinka lagasoo barakiciyay amaana ku helaan
@ibraahinmacalin6156
@ibraahinmacalin6156 Ай бұрын
warka sifiican ka dhiga oo kadaaya sifan waa sidan fadhi ku diridka talo bixin ?????
@CumarSaciid-d1l
@CumarSaciid-d1l Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wilashan waa haalgamayal qaran waxaay ka shaqeeyan wanaaga somalida midnimada dadka xaquuqda dadka
@cadodoualeh9170
@cadodoualeh9170 Ай бұрын
6bol koof aya kumaqane
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 Ай бұрын
Dhulkii ugu muhiimsanaa weli iyaga haystaa ee cadeyta, candhuuf, garbo cise oo ah dhul ballaaran oo muhiim ah side heshis u shaqeynayana madama ay dhulkiiba haystan !!!! Somalidu dowlad wadanka waa ku sii daba yar tahaye ee siyasadda la ciyarayo wax ka ciyaraa
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
Aad oo weyna Soomaali waa dab iyo olac.
@abdinasiranshur5787
@abdinasiranshur5787 Ай бұрын
Dugsigan la isku baryayo ilahow dad usahal waxani wayaabe
@hassanabadid2477
@hassanabadid2477 Ай бұрын
Guuleedow Awal Arba wuxuu yidhi Dallas la soo celinaayo maamulka canfartay hoos tagaayaan Ethiopia sidaabay noo saxeeday buu yidhi heshiiskaa waxaa ku jiraa buu yidhi cidaankaa somalidu way baxaayaan Dadku maamulka canfartay soo galayaan. Maxaa run ah
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Taasi hadey run tahay somali talo ma heyso
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 Ай бұрын
Guuled Alefle is right. But jaamac galed down
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex Ай бұрын
Wll ninka guuldaradiisa qirtaa waa nin raga. Samaara maxaa inageynaya hadii Canfartu joojiso dagaalka waa in wallaalnimo Lagu wada noolaado.
@lohododoum6661
@lohododoum6661 Ай бұрын
Ummada macammad oo dhan salaam baan uu dooneyna iyyu yidhi President Awwal Qarba. Adiga si dooneysa iyyad ku fasileysa. Ummadda ha ghaldin.
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Afar ina oromo
@ZeinabfarahBouhuud
@ZeinabfarahBouhuud Ай бұрын
canfari way ilowda wixii aysameeysey mase ilowdo wixii laku sameeyee boqol sano somali hakabaxdo riyada
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Canfari hadii dagaalka sidaa loogu wado iyagaa dar ilaahay u dhamaan kol hadii ay garan waayeen in aynu nahay dad walaalo ah oo jabuuti wada dagan oo Muslim wada ah
@ibraahinmacalin6156
@ibraahinmacalin6156 Ай бұрын
Guul Guul
@moabdulla7156
@moabdulla7156 Ай бұрын
Malah waa sidii Armenia
@ZeinabfarahBouhuud
@ZeinabfarahBouhuud Ай бұрын
wabeen canfari gaadmo madeyso wariye haqoslin cida alle kabaqda ayaa balan leh
@CumarSaciid-d1l
@CumarSaciid-d1l Ай бұрын
1 asc
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Hadaan mar candhufo iyo cadeyti gacan lagu heeyn maxaa guul ah oo an sheeganaa sow lama dhihi karo canfar dagaal diblumasi aye no adeegsatay welina guusha wa xageeda
@abdinasir7998
@abdinasir7998 Ай бұрын
wa sax ninka raga ahi wa ki qirta waxa uu la kulmay ee qabsaday Lakin ogow marki gobti dagalka loga Atkaday ayu raba gusheni inu hal bacad lagu lìsay ka dhigo isago adegsanaya abiy iyo nagta gashan dhiga ku qoran ee canfared oo halka laydin ka so celiyo inti laydin dhoho heshis ba la gadhay dabadedna sida lagu Lagu xalashado dhlkas horey lo dhacay...
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Walee qof wax fahmaya aya tahay mar hadi magaaloyinki ay heestaan waa xage guushu
@abduibrahim7589
@abduibrahim7589 Ай бұрын
Waryaa nuur Dee wixiinu Waa fashilaad Waa maxay kan ina Alifle ee aad mooddo inuu xero geel fadhiyo,miyaydaan saxaafad ahayn,: saxaafaddu sidaa maaha sida ina Alifle maaha is qaawintan oo kale Maaha
@abdifatahagaarane5932
@abdifatahagaarane5932 Ай бұрын
Guuleedow colaada ayey ku fogaynin canfartu wax badan baynu isu nahay, canfari waa 2 jilib, jilib waa daarood jilibna waa dir dib u eeg taariikhaha ummadihii geeska afrika kunoolaa iyo sida la is riixriixaya( colaaduse waa halkeeda)
@abdisalamakib6520
@abdisalamakib6520 Ай бұрын
Maxaad Dir Iyo Daarood ka dooni maad mudug, Galgaduud, Gedo iyo soomaalida indho u yeelatid, meesha aad dad dhan oo isir leh oo magaca Canfar ku joogaa aad Soomaalida ku soo celinayso adoo leh taariikh baan ka soo xigtay.
@abdifatahagaarane5932
@abdifatahagaarane5932 Ай бұрын
@@abdisalamakib6520 adeer colaad oo dhan baan diidanahay la xayeesiiyo soomaalidu khalad bay ku dagaalanaysa degen soomaaluta khaasatan galgaduud mugud iwm, dagaalka canfartuna sidaa oo kale 1 waa myslim 2. Waa ehel Looma baahna i sidaa aan u sii fogaano
@yusufmagan6582
@yusufmagan6582 Ай бұрын
Ogaadeen wllee dhankay kaa xigaan badaw ayaa kaa xigta Maalintay somaliland xaalad gasho ayay farxaan Lkn ilahay ayaa somaliland lajira
@Hurusocod
@Hurusocod Ай бұрын
Walaale Isaaq waa reer Abtigeen, seenku,keliya waxaan idinku khilaafsanahay, kala goysta wadanka. Waxaan idinla jecel nahay, innaad ummadaan Soomaaliyeed aad hoggaamisaan, ee aydaan isasoo xirxirin.❤
@muxamedmuusemaxamed195
@muxamedmuusemaxamed195 Ай бұрын
Wuxuu sheegtay dhulka anigaa leh, waana ku soo noqon adiga baa lagaa saarayaa anoo ruuxna igaga dhiman baan kugu maamulayaa xukun baan kugu maquunin
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se Ай бұрын
OGAADEENKA CANDHUUFA TAGAY WALAAHI IN AAANU NABAD KU SOO QANNAAY HALKAANA LAGU AASIDOONO
@moabdulla7156
@moabdulla7156 Ай бұрын
Aabahaa was
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
😂😂😂 waa lagaa adkaan
@nimcoxuseen3449
@nimcoxuseen3449 Ай бұрын
kuwani xliga ay ziyaasada baranayaan ayaaba wakhti qaadanaysa wlhi kkkkkkkkkkk
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid Ай бұрын
Naaroow wariyuhu waa inuu noqdaa sidaada oo kale iska ilaali Jaamaca gallad oo kale laakiin aanu u naqaan jaamac quuqle,Guuleed 80% waa wariye nadiif 80% waa jacaac sababtuna waa dhanka xiriirka jaamac gallad.
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Ай бұрын
Jaamac waa ninkii lahaa ciidamadu dharka maceshan karaan iyo soo carara markii uu oromka xumi soomaalida udhaaranayey kolka arinta itoobiya jaamac galad ma uusan darsin dacfiga iyo tabar la'aanta heeysata iyo niyad-jabka kama war hayo
@deeqsheekh6423
@deeqsheekh6423 Ай бұрын
Asc
@user-tn5or9iw1c
@user-tn5or9iw1c Ай бұрын
CANFAR PEACE AND LIFE BETWEEN MUSLIN BROTHERS🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉CANFAR STATES GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE SOMALIWEYN GUUUUUUL SITI GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉CANFAR STATES GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL MAKHIR MUSLIM STATES JABUUTI STATE AFRICAN COUNTRIES VIVO UNITED AFRICA GUUUUUUL SITI 🎉CANFAR STATES GUUUL JIIDALI CERIGAVO GUUUUUUL DARWIISH LAND BAL MANDAB GUUUL IYO GOBANIMO MAKHIR STATE AWDAL STATE GOBANIMO SANAG CERIGAVO GUUUUUUL DARWIISH LAND GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH STATES GUUUUUUL GOBANIMO SSC KHATUMO STATE PUNTLAND STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE GOBANIMO PUNTLAND GUUUUUUL IYO NABAD SUDAN STATES GUUUUUUL GUUUL JIIDALI CERIGAVO DARWIISH LAND GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH STATES UNITED GUUUUUUL AWDAL STATE SITTI SOMALI GALBEED GUUUUUUL MAKHIR MUSLIM STATES JABUUTI GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO STATE PUNTLAND GOBANIMO GUUUUL GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL GUUUUUUL MAKHIR STATE GOBANIMO PUNTLAND GUUUUUUL IYO NABAD SUDAN STATES GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL SITI GARBACIISE SITTI STATE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤😂❤😂😂😂😂😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😅😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉CAFAR WAADADKII SIYAAD BARRE EE SOMALI GALBEED HA DHAQAALAYSO MUSLIM NIMO NABAD HALLALA GALLO GUUUUUUL IYO GOBANIMO SOMALIEED 🎉🎉🎉🎉❤
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
😂😂😂 who are you pls?
@Hassandoualeh-m5p
@Hassandoualeh-m5p Ай бұрын
Ĺ
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
beenale beenta jooji
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 Ай бұрын
Reer miiyi qaxuutiga kiniya
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
faqasha beenale beenta jooji
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Hooyada ba faqasha
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
@@user-iz4tc3kh5q hooyada ba lawsa
@aminaden638
@aminaden638 Ай бұрын
War bal qadaad weyntaa eeg View meel kale ka raadsada Idinku maa somali baa tihiin. ? Jabarti yaman ka yimid baa tahay
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u Ай бұрын
Siilka hooyadaa usheegoromkii ku dhalay was. Horta somaali noqo markaas. Yaan kula hadlaayaa
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Oromo afsomali ya ku baray
@aminaden638
@aminaden638 Ай бұрын
@@user-nh8wf2oe8u garac garac dhalay oo bilaa asal ah oo dhashiii siyad barre soo koriyay ee farakha ahaa ee bilaa aabaha ahaa ayaa tahay
@aminaden638
@aminaden638 Ай бұрын
@@user-iz4tc3kh5qwar bal eega dhashan jabarti ee asalkoodu ka yimid yaman ee awoowgood doon geeska africa noogu yimid ee Hadana somali sheeganaya asalkiinu waa ASIAN ee ha is iloobina wala somali wala oromo midna ma tihiiiin
@davidvictor4625
@davidvictor4625 Ай бұрын
Toujours mensonge terroristes Somalien
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Viva somali❤❤❤ forever
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 14 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | RUSSIA | UKRAINE | SOMALIA
25:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 50 М.
WAR FARXAD LEH | FALASTIIN
14:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
deg deg warar culus dagaalka ceerigaabo iyo xogo xasaasiya
24:11