Diyaaradahii Kismaayo laga diray oo Hadda Kaambooni ka qaaday Maxaabiista Ciidankii Dowladda Somalia

  Рет қаралды 11,953

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 64
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 16 сағат бұрын
Anaa eriporka Kismayo jooga wax diyarado oo jooga majiraan.
@maryami2299
@maryami2299 15 сағат бұрын
Soomaaliya Waa aragtaa sheekadaas Waa laga shalaayi
@mahmoudislaam4312
@mahmoudislaam4312 16 сағат бұрын
Xassan Sheekh dagaalka ayuu umadii Somalia ku jeediyay si bada u iibsado, adinkana ka hadla arinta Bada
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 16 сағат бұрын
Shiikh abaadiroow soo ururi caashaqa oooha oooha Ayaa ii saaran Heestii 1977 !!.
@AsadAbdi-pm1wt
@AsadAbdi-pm1wt 16 сағат бұрын
Buun haloo yeeriyo 😂😂😂😂 Xabad hadey maqlaan wey sii carariye Jubaland wa gobgob dhashay Rabi swc iga beeray Bahdaan ahay ee Boqortoyada Absame Kuumade Aya mahad idilkeed iskaleh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedshinoShinomaxamed
@MaxamedshinoShinomaxamed 16 сағат бұрын
Aad iyo aad buu u mahadsan yahay madaxweyne Ahmed maxamed islan haduuba dhawacii gacantisa soo galay iyo maxabistiba inuu si naxaris ah ayuu dib ugu celiyey waa ku mahadsan yahay mesha uu xasan munafuqna uu soo dhex dhigay cadaabkii aduunka
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 14 сағат бұрын
Axmed Islam waa Hogaan Wanaagsan.
@AHMEDAbdi-sl9mm
@AHMEDAbdi-sl9mm 15 сағат бұрын
Xasan Gurgurte ale haka qabtoe soomaaliya
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed 15 сағат бұрын
War ciidamada maxaa jabgaadhay yaa
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 15 сағат бұрын
ciidanka xasan shirqoolay ee jabay wainay kacdoon buluugga wadanka lagu xoreynayo hogaamiya oo bilaaban
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 15 сағат бұрын
ilaahay ba jebiyay maleeshiyaadki xasan xamar kaso ururiyay wayo dulmigu wuu sii socon laha ee bagay ujaban maleeshiyaadka xasan
@seed3966
@seed3966 17 сағат бұрын
Asc war akyaareey salaan sare 👉👉ee malahayaa ina suuban meel iigu sheega maan gaab 🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃
@seed3966
@seed3966 17 сағат бұрын
Kkkkkk 👮🏽‍♀️. waa goojecadde labaad wixii shaqsi u shaqeynaya waa in laga qanimeystaa🎉🎉🎉🎉🎉
@beryalex1798
@beryalex1798 16 сағат бұрын
war maahan ... labada ciidanba harti ayeey aheen... yaa miskiin... tankale somali oo dhan oo in yar ah. waa ka tirsanyeen ... Axmed waxuu ku guuleystay dagaalka goobta laakin kii siysada waa laga badiyey... waqtigiisana wuu soo dhamaaday....
@seed3966
@seed3966 15 сағат бұрын
@ Maaha ciidanka meesha joogey ee waa maskaxda meesha keentey ee maan gaab ka ah ee munaafaqnimada ah naceeybku buuxiyey yaa sabab u ahaa labadaba gojecade iyo raskonboni 🫏waa xasan m labadaba ka danbeeyey miiskinow marka labadiiba ilaahay yaa ku duleeyey alxamdu lillaah ✅
@oromtichaoromia1265
@oromtichaoromia1265 14 сағат бұрын
Ina burcad,walaalkaag moriyaanta laga takhaluse mu kujira😊
@WiloCusman-uv8ix
@WiloCusman-uv8ix 16 сағат бұрын
Wiilashaan waa funny 😂😂😂😂
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 15 сағат бұрын
.madoobe.iyo.xasna.masiibo.dadag.ah.alle.haku.rido.soomaalina.alle.ha.dhaafiyo.munaagaqiinta.
@Maxamud-t2m
@Maxamud-t2m 15 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shaaciraxmed9967
@shaaciraxmed9967 16 сағат бұрын
Qabyalad idinqaaday isamadhigto uf
@ahmedhanad96
@ahmedhanad96 16 сағат бұрын
ASALAAMA ALEIKUM DHAGEESTA YAASHA SSTV NUUR IYO SXBKABA WAAD WADA SALAMANTIHIIN SUURTA GAL MA TAHAY IN ISLA XISAABTAN DHABA ARINKAAN UU SABABA MAA DAAMA XSM HORAY LOOGU SHEGAY WIXI HALKAA KA DHACA IN ISAGA DUSHA SAARAN DOONO.
@JamiilTariif
@JamiilTariif 15 сағат бұрын
Qabiilista garac ah baa thy hdu ilahey ku idmaayo
@rageosman1726
@rageosman1726 16 сағат бұрын
Ilaa an so Qabano Khainu wadan Xasan sh waxba Gar la marsan mayo
@seed3966
@seed3966 16 сағат бұрын
Aac 👉runtii xasan munaafaq asalkiisa iney soo baxdo waa xamdi ilaahay 😎waayo lascanod o sanad ey duqeynayeyn koox gooni ugoosata ah kama hadlin bal ee wuu ku faraxsanaa dameernimadiisii yaa soo baxday 🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏
@kaafiherz6930
@kaafiherz6930 15 сағат бұрын
Kani tolow ma afhayeen ka axmed madoobaa mise qabyaalad baa soo kicisay.
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed 15 сағат бұрын
Runtu khadhaadhaa
@khadarmohamed4113
@khadarmohamed4113 14 сағат бұрын
Garonka birjeex ayaa lobixinaya
@selenafan786
@selenafan786 14 сағат бұрын
Al dooradi
@odayjama1829
@odayjama1829 14 сағат бұрын
Yaan lasoo ururin dayuusta al shabaaku haka edeegtee haday nimanyihiin😊
@ahmedhanad96
@ahmedhanad96 16 сағат бұрын
LAFTA GAREEN AYAA KU XIGI LAHAA SIDAAN U ARKO............97%
@XasanjananxasancadeXasancadexa
@XasanjananxasancadeXasancadexa 15 сағат бұрын
Waxan.cidan.ma.ahaa..kalaya..jaad.cuna.dheh..iyo..mobel.dhaca.dheh.
@aminaali2334
@aminaali2334 16 сағат бұрын
Color blue 😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤ Adeer is not easy
@odayjama1829
@odayjama1829 15 сағат бұрын
Maxaa diyaarado loo saarin waa inay lugeyaan ilaa iyo muqdisho
@ima6291
@ima6291 15 сағат бұрын
Kuwandhinac bay U janjeraan wax la dhageystana malaha
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 15 сағат бұрын
arrinta jubaland kula dhaqmeyso ciidankii soomaaliyeed ee ku jabay raasgambooni waa mid gobanimo iyo aqooni ka muuqato waxaan idin leenahay oo soomaaliyey sida wax ka bedela oo garta in madax la aani dalka hayso oo iskaashada isu cadaw maaha soomaalidu waysku dhiig wayso adeer awoowe abti cadogiina garta
@Simanshop-pj1jz
@Simanshop-pj1jz 16 сағат бұрын
Ma astahila in lagu macabo ahmed
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 15 сағат бұрын
xasan wuu kutalo galay inu xasuuqu oo duliyeyo ciidanka soomaaliyed
@ahmeddaahir8635
@ahmeddaahir8635 14 сағат бұрын
😂😂😂 guleyso guledow Ina ader, wa IgA qoslisay
@MaxamedshinoShinomaxamed
@MaxamedshinoShinomaxamed 16 сағат бұрын
Ahmed islan Airport
@abdiqaadirismacil1885
@abdiqaadirismacil1885 15 сағат бұрын
Waxaa nasiib daro ah inaad qabiil uhadasho hadane aad sheegato wariye bulshada uu warka gaarsiinayo ama luqadeda uu ku hadlayo udhaxeeyo wariye matihid ee si kale ku raadi cuno ama hunguri
@MicraajShariif
@MicraajShariif 14 сағат бұрын
Aw-xasan Ciidamadiisa wuxu udiray deegaan aynan aqoonin dhulka ladagaamay fadeexadna uma laabna Duqan axmed Ahna meeshan lagama rujin karo
@moh-l5e8c
@moh-l5e8c 16 сағат бұрын
Dalkii aynu u soo baqanay dagaalkii 1977 ayaynu maata ku faanaynaa inaan jabinay ciidankiisii oo aynu caqabad ku nahay in la helo doelad soomaliyeed
@mjhashi
@mjhashi 13 сағат бұрын
Waxaad noqoteen afka Ahmed madoobe uu ku hadlo, waji kale ayaa shacabka soomaaliyeed idinku yaqaaneen, waxaad noqoteen, warbaahinta gaarka ah ee Ahmed madoobe. Shame on you,
@RaxmoAbdulqadir
@RaxmoAbdulqadir 16 сағат бұрын
Dadbaa laga layahay war nimankaan darood la yiraahdo ka hara dagal iyo siyaasad kuma gaartaane sidii loo celcelinayo hadaayo kaley ooyaan 😂😂😂😂
@kotarhane3561
@kotarhane3561 16 сағат бұрын
Habtabintiinu waaa mid digasho u muuqato waxayna dhibaysaa kuwii waxyeeladi gaartay ehelkooda iyo qaraabadooda taas ma fiirinaysaan miyaa
@xasanxasan-u5v
@xasanxasan-u5v 15 сағат бұрын
Kkkk Karti iyo kurejo in eytahay Ayaan hubaa
@عبدالسلامالخليفة-ص8س
@عبدالسلامالخليفة-ص8س 15 сағат бұрын
Qabyalada aya idin qaday tuugo aya tihiin
@CabdiYare-q6e
@CabdiYare-q6e 16 сағат бұрын
Guuleed. Saxafi maaha lamana. Yaabayo. Wuu. Abtirsaday da,deeduuna. Joogaa😊😅😮😢😂
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed 15 сағат бұрын
Runta ayaad kudiidantahay
@IbrahimMahamud-e7x
@IbrahimMahamud-e7x 14 сағат бұрын
Axmaaro ayaad tahiin calankii soomaaliya ayaad jexjexden maalin baa lasso qaaban doonaa sidii cabdiileey
@seed3966
@seed3966 17 сағат бұрын
Hhhhhhh Waxaa loo bixin doonaa goojecadde 2 tuu weeye
@ABDULLAHIDIRE
@ABDULLAHIDIRE 13 сағат бұрын
😂😅😂😂🎉
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 16 сағат бұрын
Maanshaa Allaah guul reer jubland ❤🎉
@leylocabdirisaaq7646
@leylocabdirisaaq7646 15 сағат бұрын
F
@abdimohamed7734
@abdimohamed7734 16 сағат бұрын
But you are bias,what kind of media is this.bro kindly be civilized leave aside tribalism
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 16 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 16 сағат бұрын
Waxaan beenta badan axmad madoobe iyo adinka ismadhaaantaan. Ma ciidan deneysaan waa dileysaane
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 16 сағат бұрын
,ciidanka sidey raben waa garen mesha waxa lotagayna baritan axmaad ayey aheyd meshi lagu tuhumayay aya sax noqotay markale iyo wajiga cusub ee doowlada soomaaliya arkidontan iyado wiil naga dhiman in axmad iyo argagixadisa laso af jaro
@aliahmed7435
@aliahmed7435 17 сағат бұрын
Asc isku xishoda waxatihin warbahin lakin hadalkinu wa dhinac goniya
@MohamudomarMohamed-y5x
@MohamudomarMohamed-y5x 17 сағат бұрын
Mxa Kigali hee
@abdifatahientertainmentn9982
@abdifatahientertainmentn9982 17 сағат бұрын
Ma hadalka saxda ayaa diidan tahay
@hodanc6255
@hodanc6255 14 сағат бұрын
Anigu ila hada waxan fahmin xasan waxa u dhalinyarada isugu dilayo hadi ay asaga isku dhecen axmed shalay heshis bu la aha yaab
NTV Live | Mjadala Afrika
NTV Kenya
Рет қаралды 3 М.
One day.. 🙌
00:33
Celine Dept
Рет қаралды 77 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 2,3 МЛН
Чистка воды совком от денег
00:32
FD Vasya
Рет қаралды 6 МЛН
FANAANIINTA REER PUNTLAND OO HEES KU GARBAASHAY XASAN SHEEKH
11:57
Zaki honest Official
Рет қаралды 5 М.
One day.. 🙌
00:33
Celine Dept
Рет қаралды 77 МЛН