Steve Jobs | Ninkii Sameyey iPhone & Apple || Halgankiisi Nolasha

  Рет қаралды 18,077

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Пікірлер: 59
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Hadaljeedintiisa: kzbin.info/www/bejne/i3ebpoVsj5t-gsU
@kanxgdgsa
@kanxgdgsa 2 жыл бұрын
Cabdiweli Khaliif, Salmaan Maadow iyo Cumar Inshaar waa rag Soomaalida dhallinteeda wax badan u tarey; labada hore, inkasta oo aaney dad badani ku xidhnayn sida Ogaansho loogu xidhan yahay haddana waa macallimiin aqoon fiican leh. Cabdiweliyow haddaad aragto qoraalkeyga walaal waxaan kaa codsan lahaa inaad inoo soo celiso book review-gii aad samayn jirtey. Mahadsanid.
@KingofOllkings
@KingofOllkings Жыл бұрын
WAA RUNTA❤
@abdullahiabuukar5360
@abdullahiabuukar5360 2 жыл бұрын
﴿ يُؤْتِي الْحِكْمَةَ مَن يَشَاءُ ۚ وَمَن يُؤْتَ الْحِكْمَةَ فَقَدْ أُوتِيَ خَيْرًا كَثِيرًا ۗ وَمَا يَذَّكَّرُ إِلَّا أُولُو الْأَلْبَابِ﴾
@abdimajiid5351
@abdimajiid5351 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane Ee sida blogs loo samaysto kasoo hadal . Shukran
@farhees7547
@farhees7547 2 жыл бұрын
Sheekooyinka noosoo badi insha allah waana kuu mahd celinayaa cabdiweli khaliif allaha ku sharfo
@Jacky_Editor
@Jacky_Editor 2 жыл бұрын
Channel aan wax badan ka faaiday Alle haka abaal mariyo
@zakariayahye1
@zakariayahye1 2 жыл бұрын
Masha allah, cabdiwali iyo saaxibkii Mustafa xareed waa aasayaasha Sheerxirfad ee koorsooyin accounting and maths u aasaasey shacabka soomaaliyeed. Waxaan idiin rajeynayaa guul mustaqbalka🙏🙏🙏
@ibraahimnuur8680
@ibraahimnuur8680 2 жыл бұрын
Asc, ustaad adoo mahadsan muqaal ka xiga go’aanqaadasha nooga soo sameyn. Aad kaaga mahad cilin lahaa hadaa codsigeyga ii aqbqsho.
@sahaltech7510
@sahaltech7510 2 жыл бұрын
ماشاء الله. جزاك الله خيرا أستاذي. ربنا يبارك فيك
@Umuyaasir5434
@Umuyaasir5434 2 жыл бұрын
Masha allah shugran ustad
@taqwamedia1369
@taqwamedia1369 Жыл бұрын
Ustaad barakow
@husienaadan401
@husienaadan401 2 жыл бұрын
Ustaadow aad iyo aad ayaa u mahadsantahay naga soo xiji cinwaanka gu,aanqaadashada ustaadow
@ahmedhonest2626
@ahmedhonest2626 2 жыл бұрын
m.a jaza kallaahu
@abdulkadiryare6815
@abdulkadiryare6815 Жыл бұрын
mahadaanid ustaad
@raageshire289
@raageshire289 2 жыл бұрын
Ustaad 2 Daqiiqo ka hor ayaan daawanay Muuqaalkiisa Steve Job runtii waa muuqaal Cajiib ah
@abdiqanigadhyare7973
@abdiqanigadhyare7973 2 жыл бұрын
Guuleyso ustaad
@ahmedmahamed5297
@ahmedmahamed5297 2 жыл бұрын
Thankz ustad unbelievable concept respect from burco
@ilyasomar7112
@ilyasomar7112 2 жыл бұрын
Jazaka-Allahu kair kazira frère
@Adanizza
@Adanizza 2 жыл бұрын
Ustad wa saxantahay mahadsanid
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@mrplan5052
@mrplan5052 2 жыл бұрын
mahadsanid waa muuqaal faai,do leh
@asaddacar9079
@asaddacar9079 2 жыл бұрын
Mahadsanid UStaad Abdiwali
@ahmedhaaji3133
@ahmedhaaji3133 2 жыл бұрын
Mudnan bdn Ustad
@xudayfiyamamapoi9140
@xudayfiyamamapoi9140 2 жыл бұрын
Waad majadsanyahay ustaad boqolkiiba boqol noo dhiirigalaiesey
@mudalibhaarin5542
@mudalibhaarin5542 2 жыл бұрын
ustaas wadmahadsan thy adoo raliya waxa ka soo hadasha wastier ingneer aad ban ugu baah nahaye
@adiali8360
@adiali8360 2 жыл бұрын
mansha allah allaha ku barakeeyo wall
@raageshire289
@raageshire289 2 жыл бұрын
Ustaad qaaliya Cabdiwali alaha ku xifdiyo shaqsi qiimo badan ayaa tahay wanaadadaa iyo wax sheegaagu waa noo muhiim
@Mascudsayid
@Mascudsayid 2 жыл бұрын
Shukran Dhiira galin ayay iinoqon hadaad iso booqato Rabina haku sharfo. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a.
@abdimajiidsuleiman3806
@abdimajiidsuleiman3806 2 жыл бұрын
Aad bad umahadsanthy ustaad.❤❤❤
@khadarfaarax8915
@khadarfaarax8915 2 жыл бұрын
Masha Allah Mhsanid wll
@adiirfarhanharoole489
@adiirfarhanharoole489 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid
@abdiY99
@abdiY99 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@HassanAli-qg4tg
@HassanAli-qg4tg 2 жыл бұрын
جزاك الله خير Dhiirigalintaada wacan ee Dhilinyrta aad siiso.
@daawadkanaal
@daawadkanaal 2 жыл бұрын
Aad baad umahadsantahy
@zamiirashire1767
@zamiirashire1767 2 жыл бұрын
Dadka hormarka gaara waa dad nolosha ugu adag soo mary
@abdiazizshilow3956
@abdiazizshilow3956 2 жыл бұрын
Shugran 😍 ustad
@xafsacadnaan4935
@xafsacadnaan4935 2 жыл бұрын
thnks ustaad
@Diiriye14
@Diiriye14 2 жыл бұрын
Mahadsanid wallal
@mohamedzadik3263
@mohamedzadik3263 2 жыл бұрын
Asc ustaad waxaan Rabbaa in aan kula soo xidhiidho adiga oo mahad san Lambarkaga halakan ma iigu dhaafi jartaa
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Keep going ustaad mahdsnid
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Mahdsnid ustaad keep going 💪 👏 🙌 👍 🙏
@mohamedsuleimanabdi212
@mohamedsuleimanabdi212 2 жыл бұрын
Thanks
@amiinriyaad2628
@amiinriyaad2628 2 жыл бұрын
جزاك اللهُ‎
@keydabdi6625
@keydabdi6625 2 жыл бұрын
Cajiib wallee
@mohaabdi11
@mohaabdi11 2 жыл бұрын
Mhdsnd ustaad 🤩
@fuadfarahh
@fuadfarahh 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad ❤🙏
@aisha2149
@aisha2149 2 жыл бұрын
Masha Allah
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 жыл бұрын
Aad u mahadsantahay ustaad #CABDIWALIKHALIIF Diinteena iyo ilaahay io nabigeenaba scw waxay ina fareen inaynu noqono dad anfac leh ifka aakhirana heli doona abaal weyn aduunka gaalo looma abuurin ee gaalkuba fadliga muslimka ayuu aduunka ku joogaa maalinka muslim ashahaadanaya aduunka laga waayo ilaahay na aduunkiisa waa laabanaya ee ilaahay ha inaga dhigo muslim anfac badan wax soo saar leh aan noqon kuwa gacanta hoose leh
@Marwanahmedosman92
@Marwanahmedosman92 2 жыл бұрын
ماشاءالله
@maamafood1587
@maamafood1587 2 жыл бұрын
🔥
@q4_eit
@q4_eit 2 жыл бұрын
🥺
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 жыл бұрын
Steve Jobs aad ayuu u dedaalay aad ayuu iskaga soo saray meel sare waa nin aad ii dhiirigaliya
@midnimo3593
@midnimo3593 2 жыл бұрын
Mahad sanid
@abdifataaxhaaji2236
@abdifataaxhaaji2236 2 жыл бұрын
Thanks
@queen.nasheed
@queen.nasheed 2 жыл бұрын
Masha allah
Su'aashan ma is weydiisay intaad Muraayad Hor Istaagtay?
11:13
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 23 М.
Qiso Cajiib Ah: Dhaxalka Baarinimada || ILAAHAYBAA IIKAA SOO DIRAY!
10:47
Вопрос Ребром - Джиган
43:52
Gazgolder
Рет қаралды 3,8 МЛН
Sigma girl VS Sigma Error girl 2  #shorts #sigma
0:27
Jin and Hattie
Рет қаралды 124 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
History of Steve Jobs (Full Documentary)
1:06:04
Apple Explained
Рет қаралды 4,2 МЛН
Build and Deploy an Apple Website with React | Beginner Three.js & GSAP Tutorial
3:51:37
Steve Jobs' 2005 Stanford Commencement Address
15:05
Stanford
Рет қаралды 45 МЛН
Maskaxdaada Dib u Prograami || Dopamine Detox!
21:05
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 98 М.
HOWLKAR -- Deep Work -- ILA KAHRI
30:26
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 87 М.
Вопрос Ребром - Джиган
43:52
Gazgolder
Рет қаралды 3,8 МЛН