Su’aalihii Adkaa ee Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka ay Weydiiyeen Maareeyaha W. Biyaha Hargeysa

  Рет қаралды 16,104

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 71
@mohamadosman8796
@mohamadosman8796 2 жыл бұрын
This guy is well grounded parliamentary. A role model for other representatives.
@khaalidcaydiid8639
@khaalidcaydiid8639 2 жыл бұрын
Well Done Xildhibaan qiimo badan Maxamed Abiib shaqo wacan
@roodaismail7
@roodaismail7 2 жыл бұрын
Guulayso geesi somaliyeed Habiibi waa nin nool👍👍👍👍👍👍👍
@somaliboyofficial6735
@somaliboyofficial6735 2 жыл бұрын
Libaax libaax dhalay codkaagiii laguma khasaarin🦁🦁🦁🦁
@najmamowliid1381
@najmamowliid1381 2 жыл бұрын
Xildhibaan maxamed abiib waa geesi geesi dhalay alle habarakeeyo isaga iyo ehelkiisaba
@somfarming9449
@somfarming9449 2 жыл бұрын
in la xissabtamaa was xaq. Masuuliyiin badan oo kalena ha Ła keeno insha Allah. Waazaaradaha kale iyo dowlada hooseba soo wada dhawaada 🤗🤗🤗
@muuseyare7879
@muuseyare7879 2 жыл бұрын
Next president maxmed abiib yuusuf inzhallah
@daacadable
@daacadable 2 жыл бұрын
Ninka wakaalada ka socdaa waa nin diyaarsan si fiicana wax waa u sharxay. U jeedadu waa in la isla xisaabtamma waana wadda kaliya ee aynu ku horemari karno. Wixii khalad ka dhaca doodaha noocan ah waa la sixi doona oo rome was not build a day. Good job all of you ...........................
@MOALI886
@MOALI886 2 жыл бұрын
dawlad nimada dhabta ahi waa sidaas o wa in la is qanciyaa o muxaafid iyo mucaaridba ay helaan xogta wadankooda iyo duruufaha ku xeeranba. inagu manihin sida dawlado kusheega guuldaraystay ee iscabudhiya. guulaysta dadkayga reer Somaliland.
@cabduraxmaanicumar9684
@cabduraxmaanicumar9684 2 жыл бұрын
Guulayso guulayso
@wiilsomaliyeed9716
@wiilsomaliyeed9716 2 жыл бұрын
Maasha Allaaah maareeyuhu waa nin dhalinyaravoo kalsooni badan ka muuqato
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 2 жыл бұрын
Waa indho adayg
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
20 sanadood ayuu wax waxwaydiiya la’aa oo iska cunayey lacagta dadka
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Maareeyaha waligiiba muu arag wax la xisaabtama oo codka shacabka ku hadla, maanta nin rageed baa heley cod kar ah oo dalka iyo dadka daacad u ah.
@allamaganodowaa7598
@allamaganodowaa7598 2 жыл бұрын
Xildhibaan moxamed abiib xildhibaanka umada Well done
@daahirhassan7650
@daahirhassan7650 2 жыл бұрын
.mansha allah su,aalihii loo baahnaa ayuu waydiiyey xildhibanku waanu ku mahadsan yahay wajibkiisaa uu gutay.
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 2 жыл бұрын
*NINKAN DADKII U CODEEYAY KUMAY KHASAARIN*
@bayle2236
@bayle2236 2 жыл бұрын
Mashalah sidaa haloo daba galo wasaarad kasta tuugta laqabtana sharci halamariyo
@goljanoahmed3248
@goljanoahmed3248 2 жыл бұрын
Manshallah waanu kuwadanaa xildhibaan hadaanu nahay shacabka reer Somaliland. Xagaa kagahay Alle hakula garab galo.
@off473
@off473 2 жыл бұрын
Maasha ALLAH waa wax lagu farxo ALLAHA barakeeyo
@maryanjama2918
@maryanjama2918 2 жыл бұрын
Rag xisaab tamaya baa yimi👍
@amiincali2962
@amiincali2962 2 жыл бұрын
xildhibaan abiib god job
@afiarte8318
@afiarte8318 2 жыл бұрын
xildhibaan ka wanaagsan waligay maan arag xisaabtanku waa sidaas
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 2 жыл бұрын
Waa waajib waana gobolka aqoont
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Walee maanta ayuun bey gobolka aqoonta iyo dalkuba rag xisaabtami yaqaan soo saareen. Masha Allah dalki haduu helo 20 qof oo wada Mohamed Abiib oo kale ah horumar aan dib u noqosho lahayn buu dalku gaadhi lahaa.
@jamalfarah708
@jamalfarah708 2 жыл бұрын
Farid farid xildibaan Mohamed Abiib, Guul Guul somaliland guul iyo gobanimo
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 2 жыл бұрын
Isla xisaabtanka waa wax meesha yaaal xildhibnkan waa xildhibnka dadka alle ha dhawro
@Ardaa_fardowza143
@Ardaa_fardowza143 2 жыл бұрын
xildhibankan yar ee dhalinyarada ah wlhi wuu shaqeynaya ee hala garab istaago wuu shaqeynaya
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 2 жыл бұрын
Ruqi kumey khasaarin ninkan. Waa dadkii qaranku u baahnaa. Laakin suaalaha si fiican loogama jawaabin. Imisa guri/xafiis ayuu weydiiyey. Kamuu jawaabin. Hadii aanu tirada guryaha uu waraabiyo aanu heyn waxay ahayd inuu tilmaamo halka xogtaa laga helayo.
@aarka55
@aarka55 2 жыл бұрын
Walaahi ninkaan warkiisu wa cadyahy libax libaax dhalay
@beegsibeegsi1267
@beegsibeegsi1267 2 жыл бұрын
Waar legend baad xildhibaan maxamed abiib xildhibaanka kaliya ee ku jira xildhibaanada
@allamaganodowaa7598
@allamaganodowaa7598 2 жыл бұрын
Maxamad darood God job
@malyounmohamed4398
@malyounmohamed4398 2 жыл бұрын
Dhamaan suaalahan waa kuwa dadwaynaha haysta ee aan waligeedba laga hadlin . walee ninkan codkiisi laguma khasaarin laakin wa aan ka yaabaa dadka aflagaadeeya
@maryanjama2918
@maryanjama2918 2 жыл бұрын
Waa si uu uyiraahdo bixi lacagti laguugu so deyn laha dhanna uma foyooba masaakiinta.
@ahmedhayd801
@ahmedhayd801 2 жыл бұрын
Waxaan u arkaa jawaabta uu ka bixiyey maareeyuu lacagta fixed ka ah inaanay ahay jawaab sax ah waayo macquul maaha in qof walba oo safraya ama gurigiisa ka tegayaa soo maro wakaalda Macquul maaha ee waa in qofku waxuu isticmaalo laga qaado Waxaad sidaa la mid ah shirkadaha laydhka bixiya oo dadka lacag qasab ah ka qaada. Maxed Abiib baarlaminst ka horeeyey inama soo marin
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 2 жыл бұрын
Waar suaalaha oo dhan si fiican oo na qancisa loogama jawaabin. Imisa guri/xafiis ayuu weydiiyey. Kamuu jawaan.
@jamaisse9852
@jamaisse9852 2 жыл бұрын
asc ssdf ma jabhad baa ilaahay how naxiisto chi yusuf
@mubaarikabdiabokor2309
@mubaarikabdiabokor2309 2 жыл бұрын
Codkii la sii yey muu khasaarin ee shacabka ayuu ugu adeegay
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 2 жыл бұрын
Thanks muqdisho ayaa ubaahan 60 xildhiban oo sidan ookale ah
@najmamowliid1381
@najmamowliid1381 2 жыл бұрын
Waxba meesha kuma hayaan maareeyayaashu ee lagoogo,a
@daacadable
@daacadable 2 жыл бұрын
Xildhibaan waad dadaalasa lakiin fadlan sualaha suga oo siiya masuulka wakhti u ku jawaabo. Wixii suaal dhextaal ah la suga wareega labaad
@Ogaalkadhacdoyinka
@Ogaalkadhacdoyinka 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bImodJuBl9aDors DAGALKA RUUSHKA & Ukrayn oo Hada Qarxay kadib & Maraykanka oo galay
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Abiib raggii asagaa ka hadhay. 81ka kale isagaa marka laysku daro ka miisaan culus. Kan doqonka ah ee biyaha ka socdaa waa xoolo.
@c.majiidmahamed2766
@c.majiidmahamed2766 2 жыл бұрын
Nio ninkan Su'allihiisa waan taagera Wax macquula ayuu weydiya dadka.
@hamseadam6699
@hamseadam6699 2 жыл бұрын
Xariif weeye kani
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 жыл бұрын
Waa kaa somalilandarka dhabata ninkaan gulayso walahi aad iyo aad ayaanu ku tagersanahaye
@somalicitizen6807
@somalicitizen6807 2 жыл бұрын
Walee xil ooyaye waa nin adag wayaabo waaqic ah ayuu waydinayaa
@bukariismailbukari9140
@bukariismailbukari9140 2 жыл бұрын
Walahi wilkan cadi ma aha sualihisa
@khadaraxmed2464
@khadaraxmed2464 2 жыл бұрын
Nin rageed kkkkkkk
@roodaismail7
@roodaismail7 2 жыл бұрын
Oo soodinkan lacagtii aduunkaba u rurursaday oo cidna mahesho
@nafiisanouria1765
@nafiisanouria1765 2 жыл бұрын
Xildhibaan kaga oysiiye
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 2 жыл бұрын
Waa danteena xildhiban maxamed abiib wuxuka hadly hal suaal ayuu ka jawaabay
@jibriilbasbaas2418
@jibriilbasbaas2418 2 жыл бұрын
Waar maxaa kadhacay
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Ninkan shaqada waa in laga eryaa isaga iyo inta la shaqaysaba lagana wereegaa gacan ku haynta biyaha su,aal aha la waydiiyey kama jawaabin kkk xildibaaaaan ayuu I daayaay ayuu ku baroortay
@cumarcali5512
@cumarcali5512 2 жыл бұрын
Waxa kuu uraya wanaaga iyo horumarka waayo warkaagu waa kii xasadka xaasidkana ilaahay baa laga magan galaa waa cudur xun
@abdiqanimohamed3298
@abdiqanimohamed3298 2 жыл бұрын
Abiib libaax libaax dhalay
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 2 жыл бұрын
Walhi ninkni waa nin qaaliya xildhibnka dadka
@cabduraxmaanicumar9684
@cabduraxmaanicumar9684 2 жыл бұрын
Walee maxamed waxyaabo badan ayaad iftiimisay oo qarsonaa
@fdama
@fdama 2 жыл бұрын
4:20 "Sanduuqa SSDF". kkkkkkk
@roodaismail7
@roodaismail7 2 жыл бұрын
Xaalku waa balaabalaa🤪🤪🤪
@maxamedsaciid7821
@maxamedsaciid7821 2 жыл бұрын
Malee nin shaqadiisa ka adagbaa idin helay maanta waayo su'aalo adag ood in badan kasooshaqayseen ayaad gola kafuul ku waydiiseen laakiin nin idinka aqoonbadan oo shaqadiisa ka adag baa idin helay wallee shaqo hadii cidloo dhiibo waa in nin shaqadiisa aqoon uleh loo dhiibaa.
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Ma ninkii maalintii dhawayd ooyey markii weriyuhu suaasha waydiiyey ee miciinka biday ii xidha.
@maxamedmaxamed4472
@maxamedmaxamed4472 2 жыл бұрын
Ninkan waa libax
@jamaisse9852
@jamaisse9852 2 жыл бұрын
abiibow dadka waad daalisaa sdigii baa caawa daalay in 14 suaalood lagaa aqbalo maahayn dad kale ayaa suaalo qaba.
@MrBoqor
@MrBoqor 2 жыл бұрын
WAA SUAALIHII GUDIDOO DHAN BULSHADAYDIII
@MrBoqor
@MrBoqor 2 жыл бұрын
THAT IS OUR KNOLEDGE
@lidsalax5624
@lidsalax5624 2 жыл бұрын
Oyaaye waa darawala Ethiopian gaajo ku shaqeeyaya
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 121 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 53 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
MUSA DOORASHO BOOBAYA WAA RIWAYAD AN MEELNA JIRIN
1:13:56
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 7 М.
SHURUUDII SADAAM XUSEEN KA DIIDAY MAREYKANKA EE NOLASHIISA GALAAFAY
13:19
SENTENCING OF ACTING INSPECTOR GENERAL OF POLICE GILBERT MASENGELI
19:01
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 28 М.