Su’aalo jawaabo u baahan | Yaa la dhintay Hogaamiye N-llah Maxaana kasoo kordhay Furumaha dagaalka

  Рет қаралды 85,024

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 338
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 Күн бұрын
Waxaa ku dhex jira jaajuus muslimiinta Alaaha soo hadeeyo caqligooda Alaaha u soo celiyo insha Alaah guul ayaan sugeeyna io geesi muslin ah
@aliomarwehliye
@aliomarwehliye Күн бұрын
Madaxweyna Iran ayaa shaki kugadaaman yahay xataa aayatullahi ayaa loo baqaa sababtoo ah maadaxweynaha markii ladoortay maxeey shirqooladaani uyimaadeen hogaamiye yaasha lagu beegsanayo ayadoo horey loo lahaa dhanka reer galbeedka ayuu ujerjeeraa ?????
@MohamedGuro
@MohamedGuro Күн бұрын
That's question
@canabciise6593
@canabciise6593 Күн бұрын
Madaxwey ah Iran wa jawaasiis Israel iyo reer Galbeedka
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye Күн бұрын
Ninkii qudbadiisa laga baqi jiray mala dilay yuhuudu waa kibirtay waa waqtigeedii oo awooda lasiinaya lkn maxa ka dambeyo
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 Күн бұрын
Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 Күн бұрын
❤ صلي الله عليه وسلم❤❤
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 Күн бұрын
❤❤❤
@MohamedDheeg-q1j
@MohamedDheeg-q1j Күн бұрын
صلى الله عليه وسلم
@MohmudcaydiidBarre
@MohmudcaydiidBarre Күн бұрын
Xusbulah ma kala badhbaa basaasiin ah gabigoidaba waxa dhaama xamaas
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u Күн бұрын
Palstin inee usoo jeestan raban marke xisbulah ka adkadan kadibna urdun iyo masar ayagana ma badbadi donan lkn ilahey waxcadkis sugeena insha Allah falastin inee xoroban rajeena
@Ladanabdii
@Ladanabdii Күн бұрын
Maracade mxa jwb radisaa all madaxda Musliminta waa maxabiis xukun sugayal ah MBS&SISI haba ugu darnadane Waabay gaalo dhan naga hebesan jireen tarikhda lkn hada wxa nahay mayd socda Allah Musliminta qulubtoda iyo quwadoda MIDEYO🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 Күн бұрын
Kk way iska cadahay Maleshiyadka shicada wax kayar 500$ bay qatan Halka yuhuduna siinayao 10k hadi ay u jaajuusan xogta ay donayan Mesha hunguri ba yaala 😂
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Күн бұрын
Yuhuudi waxba maaha buunbuunin ma mudna lkn waa Maraykan cida wada shirqoolka iwm
@Xasancadde-us6ht
@Xasancadde-us6ht Күн бұрын
الله اكبر😢😢 allha unaxrsto sheeq xasan nsrullh
@c.najiipismaciil6275
@c.najiipismaciil6275 Күн бұрын
Ilhye uma naxariisto aybuu aha. Shacab ka suuriya buu xasuuqay
@NouraMuslim
@NouraMuslim Күн бұрын
نحن مسنا الضر وين الامه الاسلاميه بكيت متنا من القهر لمن اشكي يا ناس نحن نموت من الجوع والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ والله تعبت من هذا الدنيا والله ياخوان تعبت اختك في حال ميعلم به الا الله وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ ٥نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا انَيَ دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. الله يَأْخي منَ الصَبَاحُ حُتا الان يَحُرّم علينا الاكل غير الماء اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله اني بنت يتيمه من ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وبيتنا ايجار وصاحب البيت مقدر ضروفنا يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني وتساب على هذا الرقم +967711013075 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير اني بنت يمنيه نازحين منالحرب انا واسرتي بيتنا اجار الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكل ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتى ويحمينى من الذل والاهانة .🥺واخواني سغار ساعدنا انقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمد وبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق وقسوت الضروف والحال الذي احنافيه واني وأسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا انك لتاخر علينا احنا في اشد الحاجة والضروف القاسيه جزاك الله خير الجزا وحسبي الله ونعم الوكيل ولا حول ولا قوه الا بالله الذي يقدر يساعدنا ;-'-•"!;'(')"\|\(/(° ؛؛؛,,,|•ิ ؛؛؛,,,↑. ؛؛؛,,,Π•)\|¶:)'|؛؛؛,,,\\>؛؛؛,,,|\≧؛؛؛,,,@♡؛؛؛,,,♤🎉🎉🎉🎉♤؛@♤؛؛؛,,,؛؛؛,,,//¶;://}◊¯\_◊|_◊/¯◊¯\_◊|_◊/¯◊¯\_◊|_◊/¯◊😢😢😢¯\_◊|_◊/¯◊¯\_◊|_◊/¯◊¯\_◊|_◊/¯◊¯\_◊|_◊/¯◊¯\_◊|_◊/¯◊¯\_◊|_◊/&;&;;&;&&/"😢😢😢
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 Күн бұрын
Xz waa la adeegtay, aan aragno waxa ay sameeyaan.
@fahadcumar
@fahadcumar Күн бұрын
Madaweyinah iraan. Ayaa dilay Dadakan
@AbdiKareem-b6c
@AbdiKareem-b6c Күн бұрын
Waar madaxwaynaa Iran waa basaas iska hubsada
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Күн бұрын
Allh kacabso lubnaan faransiis ayaa haysta maraykanka ayaadagan dadkan bari hore ayay gaalo meel saartay iraan iyada ayay haysata teedi watii la qarxiyay madaxwaynihii dawladii oo dhanba jooji dacayada😮😮😮😮
@LEOABALLAWllboss
@LEOABALLAWllboss Күн бұрын
War lubnanta iyo iraantaba yahuuda iyaga u shaqaya oo basas fara badan ku leh dalalkas laakin geesiyaasha *XAMAS* hogaamiyashoda gaza jooga kawaran sanad ayay yahuuda radradinaysa XAMAS WAA DADKA KALIYA YAHUUDA CASHR LAMA ILOBAN U DHIGAY GUUL XAMAS ISKA CABINTA 🎉🎉❤❤❤
@amirsirya3614
@amirsirya3614 Күн бұрын
Haa walhi anigu kamannixin hala babaiyo abohod wasoyin xidaa dagaalkii suria barigii iyagaa babiyey oo iran iyo ruushkay usooraceen manta iyagay tagantay wana wada jajusiin aydu
@LEOABALLAWllboss
@LEOABALLAWllboss Күн бұрын
@@amirsirya3614 wlhi kama naxin Ani xitaa laakin allow inoo xafid geessiyasha XAMAS
@tahliilqable9461
@tahliilqable9461 Күн бұрын
Hadii ey dagaal toos ah la geli lahaayeen yahuuda xisbullah inta hada ka dhimatay ka badan kama dhinteen yahuudana hab ayey gaarsiin lahaayeen
@Abdullahiibrahim-nt3qp
@Abdullahiibrahim-nt3qp Күн бұрын
​@@amirsirya3614 cadawada cadawgisa wa sxbka
@YusufOsman-n9c
@YusufOsman-n9c Күн бұрын
Magacaygu waa y.osman Waxa iska cad markii la dilay madaxweynihii hore ee la dilay in qorshe uu ahaa iiraan ka yimi , waxa xukunka la keeney madaxweyne basaas ah. Waxad arkagtaa madaxda la dilay muddadii uu xilka yimi. Gurigiisa waxa lagu dilay hogaamiyihi hamaz Madaxweynaha iiraan waa shaqaale reer galbeed. Mahadsanid
@AmranAbdi-e1w
@AmranAbdi-e1w Күн бұрын
Dadkan shicada jajusyo kudax jiran isla sanadka meqa hogamiya lala begsadi duqeyn subxanallh illaheyow ugargaar musliminta Kusugan Palastin qaasatan gaza iyo Rafah qaanyonis ya rabi 😢dagaalada ay kujiran guul kasi ya rabi 😢😢😢
@ahmedberei-6805
@ahmedberei-6805 Күн бұрын
SIRTU: waa in aad isku kalsoon tahay, kooxna Xalab bay u xiniinyo weyn tahay, kooxna Ahaanshahooda bay Qasa oo jid kasta ka xiran ka sameynayaan waxa Netayahu jidka u la’ayahay.
@AmranAbdi-e1w
@AmranAbdi-e1w Күн бұрын
😢wlhi aad ugu naxay marwalbo waxa lala begsana madaxdha Allaha unaxaristo inta kudhimatay dagalada socdo, Yahuuda nacalada illahey haku rido ya rabi
@NajmaMuhumed-p3v
@NajmaMuhumed-p3v Күн бұрын
Waxan rajeynaa Netanyahu inu ku xigo oo u si xun u dhinto mida kale maracadow wll waxan ka baryaa inaa naga deyso sawirada Netanyahu taleefankan caawa iska jabin gaaray saan sawir kisa u garacayay😢😢😢😢
@BashirJibrilAxmed
@BashirJibrilAxmed Күн бұрын
Inshallah wllo isaga ku xiga idamka alle
@MohmudcaydiidBarre
@MohmudcaydiidBarre Күн бұрын
Waa sidee madaxdii xusbulah waxa lagu dhameeyay
@XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv
@XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv Күн бұрын
Alaha haunaxàriisto😢
@abdullahigelle74
@abdullahigelle74 Күн бұрын
Insha ALLAAHU waxaa ku xigi doona bin qafiir Netanyahu
@QaasincabdullahiCali
@QaasincabdullahiCali Күн бұрын
Xasan N/lahmageeriyoodey😢😢😢😢😢
@XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv
@XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv Күн бұрын
waxaa moodaa in Laga dhax adeegtay xisbulaaah
@Mààhìŕ4DDÉ
@Mààhìŕ4DDÉ Күн бұрын
Ilhhay haunxaristo nasrullah 😢😢
@Anab-f5n
@Anab-f5n Күн бұрын
Shiico caqiido khaldan ayuu haystay naxiirsna helimaayo. Waa dhinka dhameeyey Sunigii libnaan , ciraaq iyo suuriya. Idiga shiici miyaa tahay mise shiico iyo suni kalama garanaysid Ayaan u malaynayaa.
@XayakallahMedio
@XayakallahMedio Күн бұрын
ما بال شمل شعوب الإسلام منصدعا رباه 🤲 أدرك شعوب الإسلام رباه 🤲
@BintoAli-v6g
@BintoAli-v6g Күн бұрын
Masubatan kudhexjirta haskaqabteen oshirqoolka udhigaya
@yahyemohamed4007
@yahyemohamed4007 Күн бұрын
Waaa hubaaal in. Uu kuxigayaaan iiraan maxaa yeelay halka loo socdaaa iraaana ayaka mafilaaaya in dagaaalkaaan istaaagayo si fudud
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Күн бұрын
Muslimiintu goormay aargoosanayaa diinta carabi ehel u tahay qofka haysta ciil iyo calool xumo
@HodanMohamed-fb4xf
@HodanMohamed-fb4xf Күн бұрын
Alow una xariso aamin
@NoorFaarah
@NoorFaarah Күн бұрын
Maracade.mar.hore.waan.kuu.sheegay.iran.iyadaa.ka.danbeysay.ku.dhimashada.labada.hogaamiye.ismall.haniya.iyo.hasan.nasrulah.aniga.sidaas.ayaan.aaminsanahay.waana.ogaan.doontaa.aakhirka.xisbulah.intey.jaajuusiinta.ku.dhax.jirto.xoogooda.meel.ma.gaarayo.ilaa.ay.iska.sifeyaan.goodluck
@XuseenMuxumedOdowaa
@XuseenMuxumedOdowaa Күн бұрын
Lubnaan waa lagu dhex jiraa Ciidamad xusbullaah Ayaa jaajuus lagu dhax beeray Mid oo u sahalay arimahaa
@AbdirahmanAbdirisaq-q9d
@AbdirahmanAbdirisaq-q9d 23 сағат бұрын
Waad mahad san tahay saaxiib sababtoo ah waxaad noogu jir taa boos muhiim ah ilaahayna hakula garab gallo walaaleheena cadawga alla hakadul qaado inshaaalaah iyagaa guulaysn doona
@findheofficial621
@findheofficial621 Күн бұрын
muslimiinta sunnaha ahi dani ma ugujirtaa in ay shiicada iyo israa'iil ay isdilaan?
@AbdullahiXaashi-c8y
@AbdullahiXaashi-c8y Күн бұрын
Subxaanallaah madax weynaha iiraan markii ladoortay waxa dhamaatey madaxdii muslimiinta isaga waa in la tuuraa intuusan dilin aayatullaah qumeyni
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Күн бұрын
Madaxwaynaha iiraan ayaa shaki leh oo aan ka shakiyey sbbto ah markii ismaaciil haniya la kulmey islamarkiiba waa LA diley oo khadkiisii ayaa la fahmey
@Fays2010
@Fays2010 Күн бұрын
160 tone marka 80 bam oo kiiba yahay 2 tone.
@AbdulahiWacdi
@AbdulahiWacdi Күн бұрын
Waxba.makeenayaan.xisbiga.iyo.jran.wayna.jaben.dibna.loo.arkimaayo.cArabia.oodhana.waxaa.qabsanaya.yuhuda
@AliMohajim
@AliMohajim Күн бұрын
Iiraan iyada hada farta lagu fiiqaya inay ku bedalatay tagaan in la dilo ilaa ismacil haniya
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Күн бұрын
Aad ayaan ugu xumahay geerida sheekh xasan nasrulah
@HodonUpdullah
@HodonUpdullah Күн бұрын
Maxaad ugu xuntay awalbaa sheeco aha😂
@HudaMaria-lw7wb
@HudaMaria-lw7wb Күн бұрын
آية الله baa kuxiga 😂
@AbdullahiXaashi-c8y
@AbdullahiXaashi-c8y Күн бұрын
Anaa sheegey hadaan madax weynha iiraan latuurin baabah ayuu ka dhigaa muslin iyo shiico oo waa jaajuus ushaqeeya cadawga islaamka dhameeyey madaxdii islaamka .Illahey kusoo qabey adiga iyo jaajuusiinta kale oo ku jirta muslinka dhexdiisa aamiin
@IbrahimBarkhat
@IbrahimBarkhat Күн бұрын
Iiraan dhammaanteed waa ruwaayad iyaga iyo yuhuudu waa is ogyihiin​@@AbdullahiXaashi-c8y
@Khadijo60
@Khadijo60 Күн бұрын
ilahow yuhuud ummada ka qabo
@AminaXasan-k3j
@AminaXasan-k3j Күн бұрын
In dagaalka lubnaan uu sii socda wxy faaido u thy MUQAAWAMADA XAMAAS geerida xasana wxy dhibysaa dhagaha muqaawamada meel kastay joogaan
@Fathifour
@Fathifour Күн бұрын
War iraan haku sugi in aay u aarto
@nomalice-b6g
@nomalice-b6g Күн бұрын
Nasrullah dabal waye hadab ogahay inana lidhafaynin waxan isral kuturilahaa halkamae 1000gantaal
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 Күн бұрын
Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ku nool caalamka
@zakirboss143
@zakirboss143 Күн бұрын
Ninkan Madaxweynaha loo doortay ma la odhan karaa isagaa hawshaba ka danbeeya.
@CabdulaahiXuseen-m8z
@CabdulaahiXuseen-m8z Күн бұрын
Marcade show
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Күн бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 Күн бұрын
Nasrallah wuxuu Hogaamiye ay aad uga cabsadaan Israa'iil Allaha u naxariisto lkn waa uun la beddelayaa Howshiina waa ay sii Socon doontaa, Israa'iil Waxa ay macaashtay waa ay yar tahay
@AhmondeJully
@AhmondeJully Күн бұрын
Wxan jeclaa in aad tiraa xasan nasralah waa kudaayay waxana loopaqaa ayatullah khumayni hadii magac qurxoon mu.umin lagunoqon lahaa kuwaan ayaa safka hore kujirilahaa
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Күн бұрын
Inacasow khaakh israil haday tidhaa waad bunbunisaa ayaa kuu diirtay Waxay tahay 25/09/24 ninkii yidhi xisbullaah way u dhamaatay xasan oo qudha ayaa u hadhay waxa Ku xigay yaxye siwaar cabdimalik xuuti islaamnimo' masheegaan kartaa adigoo u hadlaaya si jeejees ah
@AbdullahCazaam
@AbdullahCazaam 23 сағат бұрын
Ilahey hacadaabo shiicada iyo yahuudaba
@faaraxmaxamed6086
@faaraxmaxamed6086 Күн бұрын
Iiraan waxay ku bedelatay kobcinta yuraniyamkeed inay kobciso sida ay ila tahay waayo waayahan hoos ayaa loo dhigay cadaadiskii lagu hayey
@cabdinasirmalin8253
@cabdinasirmalin8253 Күн бұрын
Allahu akbar israil ilahey ley qabankaro❤❤
@Abdullahiibrahim-nt3qp
@Abdullahiibrahim-nt3qp Күн бұрын
Aun mujahid Hassan nasrallah
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Күн бұрын
Shiicadii ma godkeedii baa biyo ugu galeen
@abubakarabdulkadir5200
@abubakarabdulkadir5200 Күн бұрын
Haddii dagaalka niyaddiisa lagu habeeyo xoreynta beytal maqdis yuhuudda waa laga adkaanaa, o teey doonaan ha dilaano, waxaa kaloo xaqiiqo ah in hoggaamiya yaasha la dilay kuwa ka awood badan oo yuhuud kaadida ku Celina inay baddali doonaan soda Sinwaar. Yuhuudda hoggaamiye ay dishay culeeys ULAMA yaraanaayo inuu ku kordho mooyaane oo ayba is dhahaan kii horaaba idiin roonaa
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw Күн бұрын
Maxaaba hadhsy mar haddii xasan nasrlaa idgana la qaarajiyiyey ayatulaahi waa lu xigaa ma istidhi xaalku waa si ksle basaasyo ayaa xaqiiq ku dhex jira
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 Күн бұрын
Waxaa kuxiga madax waynaha iiraan isha allaah
@shiinexaashi421
@shiinexaashi421 Күн бұрын
Cinwaanka ma ufiirsatay maracadów
@caadilcade
@caadilcade Күн бұрын
Waxa xiga dagalka 3aad Adunka Insha Allah
@JimcaaleJanaale-qh3ln
@JimcaaleJanaale-qh3ln Күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Ax ax ax ma dhabaa inla dilay xasan nasra allah
@AmiinYonis
@AmiinYonis Күн бұрын
Gaalka maxaad ugu ooyi Ilahay naarta ha ku fogeeye
@RiyaqMoha
@RiyaqMoha Күн бұрын
Ilhow unaxariso 😢
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t Күн бұрын
Alaha unaxaristo xasan nasralah
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 Күн бұрын
Allhaikbar 🤔😢
@AbdiKareem-b6c
@AbdiKareem-b6c Күн бұрын
Eraan hogaankeeda waa basaas
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Күн бұрын
iiraan waxkasta ka filo
@axmednasri8453
@axmednasri8453 Күн бұрын
Allaha unaxaristo
@CIISECabdiraxmaan-f7r
@CIISECabdiraxmaan-f7r Күн бұрын
War yuhudi malalayay
@HodanMohamed-fb4xf
@HodanMohamed-fb4xf Күн бұрын
😢😢
@dahirabdi-fs7ec
@dahirabdi-fs7ec Күн бұрын
Aduunaw xaalkaaaa ba
@ibroGemar11
@ibroGemar11 Күн бұрын
iyaaga iiskufilan
@NoorFaarah
@NoorFaarah Күн бұрын
Aniga.waxaan.ku.leeyahay.midkan.hada.qabsadey.iran.naftiisa.ayaa.u.shaqeeya.cia.ka.nax.ku.farax.warkeygu.waa.kwas.goodluck
@BalqiisaMuuse
@BalqiisaMuuse Күн бұрын
Ku badalatay
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Күн бұрын
Yaah? Cajib
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Күн бұрын
Heesta ah fartaan doonaan qoraa ee ay soomalidu been beenta u qaaday, waxay ku dhamystirmaysaa doofaradaa faraha taagtay
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Күн бұрын
nio sideedaad u cabirtay😂
@ubaxiidhalanka1064
@ubaxiidhalanka1064 Күн бұрын
Carabta ayaa ku xigo meel igu qora waleee shiico loo ma socdo wxaaa losocdaaa waa madaxda xamas and turkiyo
@BashirJibrilAxmed
@BashirJibrilAxmed Күн бұрын
Hala madhiyo zxp cunto moyane naf kale maleh iyaga imaka galo u badan dhulka alle hala jaro falastin ku dawanayan eeh
@Zugulleozman
@Zugulleozman Күн бұрын
XAMAAS wa Xogaga Keliya Ee casgar udhigay Gumeestaha😂😂😂
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he Күн бұрын
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 Күн бұрын
Xisbiga Waa Laga,Adeegtay Waxaa sifiican Udhexgalay Sirdoon Culus oo Lagudhexbeertay Xisbulaah
@umuamiiroumuamiiro
@umuamiiroumuamiiro Күн бұрын
rer lubnaan xaqii ayaa kasobaxey aykagaleen rer suriya 2011kii marka dulmigu mafcno shiico intey suni laysey ayadana yahuud ayaa leyneysa guul iyo gobanimo rer flastiin insha Allah 🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴
@EllADHermonize
@EllADHermonize Күн бұрын
Walalo waxa lashaqeneya mascuud bishishitiyan wa sirdonka 🇮🇱
@BashirJibrilAxmed
@BashirJibrilAxmed Күн бұрын
Ciil badana ilahay carabta dhulka la jar
@Anab-f5n
@Anab-f5n Күн бұрын
Shiicada dhulka alpha la gooyo
@ahmedmire9143
@ahmedmire9143 Күн бұрын
Asc. Mohamed içişe sxb. Xisbullah ma heeysato hubka lidka diyaaradaha!!?😮
@waberiinaomar168
@waberiinaomar168 Күн бұрын
War sxb mahamed MARACADER SOW. IRAN 🇮🇷 WAABA YAHUUDE. ISRAELI SIDAY WAX UGAADHSIIN SIDAY U WEERARII
@hnoor4361
@hnoor4361 Күн бұрын
Rabbi haw naxariisto jannatal fardowsa Aclaa hawgu deeqo xasan Nasrulaah
@amiinabdullahi3326
@amiinabdullahi3326 Күн бұрын
Sarakiisha Xisbulah qar kamida aya lasheqeyo sirdoonka yahuuda Xisbulah
@CadnaanXiis
@CadnaanXiis Күн бұрын
Shit😢
@abdirisckceydid6908
@abdirisckceydid6908 Күн бұрын
Dilka xasab n/Allah dheh saaxib
@Anab-f5n
@Anab-f5n Күн бұрын
Hassan waa shiici hadduu dhintay yaqiintii ayuu hayaa maanta
@IpnuHanvi132
@IpnuHanvi132 Күн бұрын
ALe ha unaxariisTo sHuhadada MusLimiinTa Ee xaQdaraDa LaGu LaYnaYo YuhuudaNa dhulka aLe hala gooyo
@Maxamuudcabdi-s4c
@Maxamuudcabdi-s4c Күн бұрын
Xisbulah israil wee dhamene sababta xisbulah sirdoono way wayn.aya lagu leyhy
@CishqiNuuriye
@CishqiNuuriye Күн бұрын
Asc zhp qali chanelka layidhaahdo AiTelly barnamijka uu.soo galiyay ee uu Kaga sheekaynayo GANTAALADA xisbullah Ee uu sharaxayo noo soo qaad zhp incha allah
@CabdulaahiXuseen-m8z
@CabdulaahiXuseen-m8z Күн бұрын
Asc
@mubarikrashid1426
@mubarikrashid1426 Күн бұрын
نسریح من العباد والبلا الحمد للہ والشکر۔
@MuseMucad
@MuseMucad Күн бұрын
Allha babiyo sahnuuniyada israil iyo xulfadeeda uu horkacyo marykanka dhulka allha lajaro
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 Күн бұрын
Shiicada yuhuudu way dhex jiifaan alle ha u gar gaaro muslimiinta
@Abdullkani400-f1i
@Abdullkani400-f1i Күн бұрын
Talabib hade duqeyn lahayeen israel kibirka we jojinlehed
@KhaliifCuuke
@KhaliifCuuke Күн бұрын
Xisbulah iran ba dakanaysay markay suniynti suriya xasuuqday dalalka shacabka carbeedna majecla
@SuhaipHiis
@SuhaipHiis Күн бұрын
عجيب وغريب لانعرف من اين ينتهي هذا المسلسل
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 10 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 56 МЛН
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC 3
00:19
AnythingAlexia
Рет қаралды 9 МЛН
Top U.S. & World Headlines - September 24, 2024
10:47
Democracy Now!
Рет қаралды 382 М.
SIR LA KASHIFAY IYO KHAARIJINTII XASSAN NASRALLAH
14:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 37 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2 МЛН