Self love :- 1. Nimcoyinka ilhy kugu manaystay ka mahad naq mar wlpa 2. Naftaadu markay qalad samyso saamax ha is ciqabin ee hore uga soco 3. Garo qiimahga iyo wxyabaha aad ku fcntahy 4. Mudnaan sii caafimaadkaga jidheed, maskaxeed iyo dareemeed 5. Diet fcn cun hurdo fcna seexo kana shaqe qurxinta jidhkaaga, ruuxdaada iyo labiskaaga 6. Naftaada ku abaal mari guulaha yar yar eed gaadhay 7. Naftaada wx wangsan kula hadal oo ka filo posstive 8. Ha samayn naftaada wx dhibaya adoo qof kale raali galinaya Thnkz sis
@FatimaMaxamed-xp3py19 күн бұрын
Alla wllo mahadsanid mahadsanid mahadsanid mahadsanid mahadsanid 😢🎉❤
@bestrong5233Ай бұрын
Furiinkeyga kadib ayan bartay self love waxana uga soo gudbay caqabado badan ee ugu horeyso dadka hadalkooda inaa meel iska dhigo hormarka nafteydana iyo jaceylkeeda ayan number 1 ka dhigto .
@kOKOBULLE-tis5Ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢
Nasroy casharadaan so badi Gabdhaha hada jira nin moyaane wax kale lama joogan Heer waxay marayaan shaah haday karinayaan ay dhahaan ninkaaga shaaha saan ugu kari😅 Lkn nasra ku dayda baa oran lahaa Cuntada xitaa nafteeda usamaysato waa aragteen👍
@HodoAyan-is4fwАй бұрын
Wll maxa nin iyo waxas galiye hablaha somalida walhi siidada naftada kadigto bu ninku kula daqamaya aniga ninkiga waxan kudahi cunto ma aqan Karinta guriga kuma fiicni carura 100 85 waa inada hisa wan shaqisa intaba waa lisameye allxm hablaha walba Allaha hasiyo nin fiican
@ladanhappyy3969Ай бұрын
haa sababto ah hada ninkeeda lama noola lkn marke la nooleys sow tii dhaahi jirty xaajiga intaas u sameey tankle naaga niman leh lee maa ku xiran tii nin leh ninkeeda ha iskku qurxiso ceeb ma aha taan laheeyne nafteeda waaba intas uun shekada maxa nin nin loogu haaya nag somalina nin iskkumaba qurxiso tu kasta ninka marku furo eyba shidnaata ama ey kala fogaadan nasra xtaa hada markee kaligeed noqoty ee jadwal heshy marka naga daaya dee ninkan 😂
@AishaFarahAishaАй бұрын
Kuwaas faraha kaqaad war waa lugu kari wayayee nin see ugu hayeen be washeen
@Muna-op6ozАй бұрын
😂😂😂😂😂 nastadeeena caashaqaa❤
@maymuun7956Ай бұрын
@@AishaFarahAisha ma aragtay saasee tahayna naagahaas waala furaa 😂😂
@nasrocaziz6703Ай бұрын
Waa ihadashay wlh nasraay 10 sanaa reer leeyahay saaa nin iyo ilmo udaba ordaayay ayaaan daalay wlh lkn biloyinka naftayda ayaaan waqti galiyaaaa jasakalah abayo
Thanks nasro wllo million times. Keep goin never ever give up Your the the best Love for the sake of allah
@RayaanAwilАй бұрын
Wlhi abyo waxan umalenayay laabteyda waxa kujiro inaad ogtahay oo kale 😭 yacnii naftada wax eysan rabin haku rali galin dadka kale♥️ lkn 1 day waan kaga shekeyn dona l.a tan waxan kadhigan dona difaaca nafteyda mahad sanid alpi❤
@fatimamohamedalifatimamoha7853Ай бұрын
Self love Self care Self discipline Self respect Waxa bilaway 1/7/2024 Dadki igu harersana badankood wa iga xanaqen but i don’t care 😂🙌love you so much nafteydaay 🫶👸
Nasra❤ qaali mahadsanid xagee wll kala so xidhidhaayo
@ruuncadaey5531Ай бұрын
😂😂diinta ma naftaada ha jeclaan bey dhahday allh maxee diinta been ka sheegeen@@ayaansalad1062
@dahabasalad6649Ай бұрын
Sallahu caleyhi wasallam
@djDeeqsiАй бұрын
Scw
@fatmaxuseenmohamed4416Ай бұрын
❤❤❤❤my queen 👑👑👑👑 Nasro abtidoon strong girl role model i tahay 🙏 Ku aaminsanahay faraxad sharaf itahay ina Ka mid ahay funs kaga Keep going guuleso mar weliba Insha Allah 🎉🎉🎉🎉
Self love is the best ❤ In badan waxan la daalaadhacay waa self respect la'aan 😢😮
@MohamedAbdirahman-bz1iwАй бұрын
Nasray hal qodob ayaan kugu darsan Lahaa kaas oo Aan u arko qofku inuu naftiisa kujeclaan karo qodobkaasi waxa weeye'' kudadaal qorshasha iyo jadwalka Aad qoratay rumayntiisa markasta oo Aad rumayso balanti Aad naftaada kaqaaday naftaada waad siijeclanaysa 🙏
@IfraaxMuxdiin-mb2ngАй бұрын
Masha Allah cashiradaan noosoo badi insha alaah
@aliyaabdi_215 күн бұрын
I soo raac.😊
@NasraIssack-d2rАй бұрын
Wlh naftaan yer waan la hadlaa Samii lkn nafta lala hadlaayo wax weyn uma maleen jirin yaaqeey thank you so much ❤
@IfraxHussein-y5sАй бұрын
Aaad ayad u mahad santahy walshey Nasro ad ayey ii an faceen ❤❤❤❤❤dhaman ❤❤❤❤❤
@halimarashid7380Ай бұрын
Shukran ustathah Nasra❤
@Zafaah-hajiАй бұрын
Wa sax the more aad naftada daryeeshid ayaa dadka daryeeli karta lkn micnaheeda mahan in qoyskaaga aadan daneynin ninkga ilmhaaga dhan familkaaga lkn gabdheyna anga ficil nin is galine nolosha xifaltan maahan qofkasto xadkiisa ku ixtiraam waaba intaa marka nftada daryeel jeclaw waa qasab taa🥰
Masha allah waad mahadsan tahay wllo jasakalaah khyr ❤
@QueenMuniizaАй бұрын
جزاك الله خيرا يا الغاليه ❤
@ruru1872Ай бұрын
I love this mashaallah, abaayo aad baad umahadsantahay mowduucaan inaad nala wadaagtay
@umu5149Ай бұрын
Mashallaha nasra شكر بارك الله فيك
@nagibahusseinomer1191Ай бұрын
Nasea qali alle ha ku xifdiyo waanan ku daydaaa xbbti soo badi like this one
@MaryanQuruxsanАй бұрын
First Naftydaa ii ah And Second Family kyga inkastoo Naftyda &tan Familygaba ay isku mid yihiin😢❤ Lkn Dumrka manta Jira qaarkood Self Respect wayba hilman sanyihiin
@saynabjama2038Ай бұрын
Suldaamadaudi anigu imikaan bilaabay dhawaan lkn wlhy intii hore naftaufu xaga ugu danbayso ayay gaadhay dadka kale raaligalintooda ayaan ku radaaday lkn imika waxkasta naftayda number one ❤
@Umumaryamchanel-z6oАй бұрын
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik wllo ❤
@RanaaMaxamedАй бұрын
Podcast Gbdhaha lagu dhiiri geliyo wa jeclhy wlhi ❤😢
@fadumocafiifo9933Ай бұрын
Mashallah tabarakallah Jasakallah khyr xabibti
@Muna-op6ozАй бұрын
Nasradeeena mnshallah allah kubarakeeyo❤
@hamdiahmed6695Ай бұрын
Yes ❤ sister ciwanka hada saxday video wlh markaan daawanayay maanta maxaa ka qaldan nasra Islahaa dhiirigalinta garoobada latimid 😂 Mudooca kahadashay waa wax aad ufican lkn gabdhahaan hada social media waxay ka arkeen run umooda hadii ku waaniso ninka saas Hayeelin waxa laga yaabaa qoys dartaa inu u burburo Self love ❤️ wa mudooc fican masuliyad ninkaaga tan ilaah kusaaray lee gudo simply that is it
@ShugriIbraahim-u4tАй бұрын
M.a Walhi nasro aad ayaad u mahsantay waxaan sameeye buug ayaan ku qortay 8qudob saan ku sii qoray my room moodal nasro❤abaayo noosoobadi 🥺😘
@umumustaqiimbintuibrahim9484Ай бұрын
mowduucaan allahii kuwaafajiye ayaa kumahadsan
@aliyaabdi_215 күн бұрын
I soo raac.😊
@munocaliMunocaliАй бұрын
Shukran nasradeena❤
@GuxayeGarmaqateАй бұрын
Lk. Wlshay qaali qaarbadan si khaldan bey ufahmeen naftada aya ka horeysa qofkasta. Waayo arinkani caqlibadan iyo aqon badan ku eegid u bahanyahay Lk. Naftaada oo kaliya wixi kaleba maxa iga galay ayey hanlo badan u fahmeen Markasey banan soo fadhiisteen
@nasra_abtidoonАй бұрын
Taasaa dhib ah
@hudaabdullah3447Ай бұрын
Uma fahmayaan wll xaqa lagu leeyahay weey gudanayaan hadeey Tii ninka tahay iyo tii caruurtaba lkn qof wax kasta Naftiisa Ayaa ugahoreeyso isagoo aan qofna dhibeeynin
Abaayo Nasro maqan waxaan ku dhaqo wlhi waxaa tahay qof wanaag san swbtoo ah waxaan ka helay dhamaan qodabadaa ka hadashay aad ayeey ii an faceen waxaan rajeynaa inaa ku dhaqmo I.a ❤❤
@Boqor-d2bАй бұрын
Guys 1M nasro ku tuura wey u qalantaaaa
@AbyanladyАй бұрын
1:13 وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته. ❤❤❤
@AyaanDemonАй бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤
@JawahiHassanАй бұрын
Wallahi wa ciwaan funny ah wana wax loo baahanyhy thanks mcney❤❤
@KowzUpdy13 күн бұрын
Wllhi culaysaa iga dagay cawa😢❤waku jeclhy abayo❤❤❤
@haniabdihakiin2670Ай бұрын
Xaqiiq waaye nasro nafteyda addunka ujclahay ❤
@HamdiWarsame-e7yАй бұрын
Masha allah abaayo ilaaheey ha ku xafido waa run awal sheey waa naftada
@HindoAli-o2vАй бұрын
reer comment maihi lkn nasra kama amusikaro jazakallah kheyr abayo keep going
@YasminCarabАй бұрын
Mashallah abayo allaha ku xifdiyo muqaladan oo kale noso badi aad aya u mahadsanthy ❤❤❤
@IfraxHussein-y5sАй бұрын
Scw❤
@mohammeddirie980019 күн бұрын
thank you so much wll mcn.
@dahaboosman1228Ай бұрын
Manshaallah 😍 scw caloolay naftayda ku casumay maqayada ka donay ka shekey 😂❤
Nasra abti doon you are my rool model wllhi gabadh aqli badan horey u soco wllshy qali dhalinyarooy gabadha 1M aan gaadhsiino way u qalantaa intaas iyo in kabadan bee please 🙏❤️❤️❤️❤️✅✅✅🫡
@Hindaibraahim-s9z13 күн бұрын
Abyo nasro wan ku jeclay waxan rajaynaa in an malin kula kulmo insha allah❤
@XantiikudhaaftayАй бұрын
Masha Allaah nasrooy taas wlhi wan sameyaa sida jimicdiga oon guriga ku sameeyo hadiyad inaan naftayda siiyo sido kle inaan is amaano muraayada horteeda qof dhaqankayga leh baad tahoo meelo badan ayaan ka midnahay Snapchat kala socdaa qaali Alle haku xafido mcny adiga iyo qoyskaaga❤
@HanaaHassan-n3uАй бұрын
Abaayo Love you🎉❤❤❤❤❤❤❤
@ANHARITAАй бұрын
mashaAllah tabaraka Allah Mcney 😊❤
@deeqamohamedodawa748412 күн бұрын
My roal model ❤
@QueenMuniizaАй бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@HadiyacadoshАй бұрын
Thank you wllo alle aqliga haku barakeeyo
@JamiiloXusenАй бұрын
Gabdha hada jiro nin ey kuwashten max ugu walana abal maleh nacalad nin bini aadan wlh 😅ilahow nacafi adiga wax cafiye yaa rabi 😢😢😢