Nacaskoo dhan baa yidhaahda hooyaday baa saan tidhi iyo sidan baa la yidhi hau joo jin doqonka
@Seytun34825 күн бұрын
Ninka sida daremay furin bu raba iska fur ilmahaaga risaq alaha u heyo
@mahdiyamaxamuud4789Күн бұрын
5 caruura miyaa 100 dolar lagu biilaayey kiro male caano male daawo ma jirto wlhi raga somaliyeed badankoodu waa qayru masuul ilaahayna kama baqaan waa waxa duliga ugu wacan iyo bahdilka ay aduunka ku joogaan
@Suleeqoa5 күн бұрын
War waxan nacaska ah gabadha ka furo wa duli
@somalihanolato7416 күн бұрын
10sannokannada 100dolar yahuu ilmahaga biilo ilmaha mala furaa hee
@alidamey29884 күн бұрын
Halkii Gram Waa $80.00 Ku Dhufo 15 Gram Waa $1.200.00