Xasbunallaah, ustaad mustaf ceebta ninkaan inaad banaanka so dhigto wa midaad ajir ku helaysid jazakallaah qeyr brother.
@AlhamdulillAh-24719 күн бұрын
Doorasho hadaan leenahey geerida ayaan iska celin laheyn wllheylillAhi Diinta aan barano qoladaana qadariya ayaa la dhaa oo wax uu Alle SWT qadarey ayeey ka soo jeedaan 😢 wuxuuba sii gud galey qeybka SubhanAllah 😢
@fahmoyousof174519 күн бұрын
Caqliga xitaa waadiidaa wuxuu ki hadlaayo diin xitaa hadii lagareebo, Maskaxdiina hasheqeyso dad diin kudhax dhashey beynu nahay ' Subxaalalaah.
@ruqiyocabdullahi393219 күн бұрын
سبحان الله
@NajmaNalka-e2e17 күн бұрын
Dad nocasa miya adunka ku nol oo wax qalba iska amina😢
@bezani18 күн бұрын
SubahanAllah, dumarka Somaliyeed waa inay diintooda bartaan si aanay dabinka shaydaankan oo kale ugu dhicin, sidan si maaha walalayaal ee muxaadarooyinka dhagaysta oo aada meeshii lagu qabto…Jzk’Allah khair sheikh🙏🏽
قل الله تعالى(ان الله عنده علم الساعة وينزل القران ويعلم مافي الأرحام وماتدري نفس ماذا تكسب غدا وماتدري نفس باي ارض تموت. وعنده مفاتيح الغيب لايعلمها إلا هو
@aminaali456619 күн бұрын
Wa yunasul qaytha
@nabadoon373519 күн бұрын
Ayada iska sax walaal
@QURAN-ONLINE-SCHOOL18 күн бұрын
Aayada sax waad khaladee
@abdiabumuawad934418 күн бұрын
وينزل الغيث ليس وينزل القرآن
@ilaysbook17 күн бұрын
( وينزل الغيث )
@shikamoshishi680218 күн бұрын
Sheekh mustafa ilahey khayr hasiiyo ilaahey mizaanka xasanaadka ha’usaaro amiin
@MohamedShariif-l9v19 күн бұрын
Ninkaan waa sida aad sheegtay waa nuuc ka mid ah kaahinimada, waana dadka jinka la shaqeeysta, dabcan waana in fitnadiisa dadka looga digaa, sheekh adigana kheeyr allaah haku siiyo shukran.
@DrAli28-Y19 күн бұрын
Aniguba dhaqtar waan ahay mana sheegto ama ku faano oo ma dhaho wax walibo ayaan garanayaa- miskiin waxyar yaqaana ayaan ahay alxamdulilah
@fahmadhagane634018 күн бұрын
Mansha allah walal alle hakusiyadiyo
@samowsamale349018 күн бұрын
Allah ha kuu barakeeyo cilmigaaga
@RuweydaHassan-u2p18 күн бұрын
Masha Allah Allah kubarakeyo intataqano dadkana Allah ku anfaco
@DrAli28-Y18 күн бұрын
@@fahmadhagane6340 amiin walalo, jazakallah kheyr
@DrAli28-Y18 күн бұрын
@@samowsamale3490 amiin walalo, Allah Swt ha iiga dhigo mid aan ku anfaco ummada Muslimka ah gaar ahaan Ummada Soomaliyeed.meel kasto ay joogaan
@user-gb1tn3cn2b19 күн бұрын
Tafsiirka sheeq cumar faaruuq macaanaa❤
@AhmadNouh-h8d19 күн бұрын
Kitaabka quraanka isagaa is tafsiila lkn tafsiirku waa qof figraddiisii manz aha wax loo baahan yahay waxse loo baahan yahay tafsiil.
@AhmadNouh-h8d19 күн бұрын
Adeer suuqii cilaajka ee aad dumarka ku baadhan jirteen ayuu soo xidhay.
@AhmadNouh-h8d19 күн бұрын
Hadaad saxan thy sheekhow waad waraysan lahayd sababta uu sidan u leeyahay waadse iska maageysaa.
@Mohamudupdi19 күн бұрын
Sheekh omer faaruuq Aadyo aad wll😊
@abdiosman130819 күн бұрын
Qurankii ayuu ku jeesjeesayaa!
@RuqiyaAli-b8m18 күн бұрын
Subxanalaah ilahay ayaa udoorey waxuu allah kusiyana alxamdulilaah ayaalayiraahdaa
@HRU210019 күн бұрын
سبحان الله هذا الرجل يضل الناس بغير علم....
@AbdullahiHalane-z4k18 күн бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا الشيخ .
@samiraamira-xo4wg19 күн бұрын
wax kale dhihimaayo'e haduu ilaahay hanuun u qoray ilaahay hasoo hadeeyyo' haddii kalena ilaahay awwooddiisa hanooga qabto' 🤲🤲🤲
@dahaboaliso471719 күн бұрын
Amiin yaarabbi
@mohamednur554719 күн бұрын
Subxaanallah, Ninkaan umada Ilaahay haka qabto, Waa Nin aan qadarka Ilaahay Aamiin sananayn.
@SagalMohaned19 күн бұрын
Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun subxaana laah Ilmo jiran sideen udoortay maba ogi waxa caloosheyda ku jira😢😢😢 DR ISIM umada Islaamka allaah kaqabto Aaaaaamiin Ma heysto diinta Allaah
@mohamedibrahim723619 күн бұрын
soomaalida oo dhan ayaa waxay ka dhaadhacsantahay inuu qofka qadartiisu gacanta ku wato beenna ma sheegayo dad badan ayaan arkay dadka iska daba dhigto arinkaasna waan layaabaa
@omarabdiaziz895518 күн бұрын
Makamid tahay dadka ama mamoyinka kuxiran😂
@abdiqanimuuse684418 күн бұрын
Dadka Iyagaa Iskugu WACAN DUCUF Nimada Aaway Dumarkaan Ragii Qabay. ALLAHA SO HADEYO DADKA La Xidhiidhaya sh ADNA U DUCEE. AAMIIN
@barjama952618 күн бұрын
Dumarka waa dayacanahay ee idin meeee😢
@sulekaablsiyeh146219 күн бұрын
Jazakallah kyr sheekh mustafe illahaye umad haka qabto ninkan iyo kuwa lamida gaal iyo muslim allahumma amiin ya rabbill calamiin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Abdirahman-Dilib19 күн бұрын
Sheikh mustafa allah ku barakeeyo sida aad khayr ka iyo diinta u difaacdid kan waa Mulxid is qariyo oo Quraanka ku dheela
@sabraa200919 күн бұрын
Nabi Muhammad s.c.w. waxu yiri. Fitnada masiixul dajjal kuwa ugu horeeyo ee ku dhacayo ama qaadanayo waa dumarka iyo caruurta ama dhalinyarada. Allaha inoo xafido dumarkeena iyo dhalinyarada Allahumaa aamiin
@daahir134019 күн бұрын
Maa laga dacweeyo dowlada uu dhexjoogo qofkan qofka Aamininaya wa dadaan diinta waxbana ka aqoon
@daahir134019 күн бұрын
War Kan aayada akhrinaya iyo isaga yaa aayada yaqaan
@daahir134019 күн бұрын
Aayada weeye
@rashkaarow4519 күн бұрын
Aamiin . Waa mid waji bir ah .
@salma.abdule18 күн бұрын
Subxanalah
@HamidaKhatun-nw2lp18 күн бұрын
Subxanalaah kan ilahay umada hakaqabto amiin raaciya midakale dadka quraanka walcaadiyaad markay gaareen kacarary quranka aw meel kuhelay walee kan war cilmidhagoolki xitaa aaway hadaadan aqoon kale leheen walal mustafa ajar alaha kusiiyo sidaa uga xuntahay diinta in loogafo wahigaaga ay kamyqataa shukran
@nuuurcbdii19 күн бұрын
🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag,si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Jazaa kalahu qayr walaalkeen Mustafa xaqa alaah ha ku irsaqo umadeena
@ImanAli-m2o19 күн бұрын
Illaahow naga qabo Rabigayow shukran walal waa run Allaha ku xifdiyo
@IbiEntertainment19 күн бұрын
Istaqfurulah sheekhow waxan waa mashruuc walahi kharash lagu bixiyo wuxuuna keenaa dad ay sharka isla ogyihiin subhannallah 😔
@issackfarole279419 күн бұрын
Jazaa kalaah kheyrul jazaa allaha kubarakeeyo sheekh Mustafa aduun iyo aakhiraba illaahay idimkiis
@fadumahasan108019 күн бұрын
Subaxana allahu akabar see camal wax madoran katato cidan ee allah baa wax walaba allah weyan baa awood dhan leh allah naga qabato ninkan iyo waxii lamid waa shegadan shatatiis allah ku naqo
@mali-dy4yj19 күн бұрын
Jazakalaahu khayran, Allah shakiisa umada haka qabto
@kadra82518 күн бұрын
جزاك الله خير الجزاء اخي الكريم الشيخ بارك الله فيك اللهم امين امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💕💕🥰☘️🥰
@maryanmohameddirie204319 күн бұрын
Subxana allah, illahow ninkaan sharkiisa ummadda haka qabto. Dr. Ma aha waa qof waalan.
Ilaahoow swc hadaa hanuun u qortay soo hanuuni amaa hadaadan u qor in dad miskiin kaa oo jaahilkaa haku fidnayn aayada ilaahay suu ugu ciyaarayo ayaaba yaab leh
@sabahmyusuf666318 күн бұрын
asc wllo marhoraan ka shakisubhanllaahyey isaga iyo magciisa ISIM waxeey hoos tagesaa MISIXI dhaci kartaa in uu isku dardaray magacaas allahu yaclam🫡🫡🫡😱😱😱😱
@cashturu19 күн бұрын
Subaxaan Allah kulaha adaa dorteye. Kani waa doqaan maskiin heley
@AsmaAlicigal17 күн бұрын
Alle umada ha kasoo qabto calaamayste subxaanallaah quraankii ilahay buu ugafay subxaanallaah alle umada kaa qabay
@MashaAlllahAlhamdullilah19 күн бұрын
Xasbunallah wanicmal wakiiil. Carada ilaahay hakugu soo dagdagto inshaa allah.
@HusseinNuur-nm4ry17 күн бұрын
Allahow umada muslimka ah ka qabo
@husseinrahoy588019 күн бұрын
Subhan Allah
@Caaydruus17 күн бұрын
Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu
@NastehoAwale19 күн бұрын
SubxaanaAllaah SubxaanaAllaah ilmo jiran seen kudoortaa inaan dhalo SubxaanaAllaah 😢😢
@SagalMohaned19 күн бұрын
Subxaana laah waali caadi ah Walaahay waa aaqiru saban sen ilmo udoranaa jiran maba ogi waqtiga calosha galayo waxa calosha ku jira inaan ku dhimanaayo 1wm waa waali caad
@barlinmacalin941117 күн бұрын
Subxaana llaah illaheey ha kaa qabto adooma hiisa xaqa Allaha ku tuusiiyo
@Ikran2492419 күн бұрын
XasbunAllah wanicmal wakiil, waa gaal wayn oo saaxir ah, aayatii kii ilahay ayuu been ku fasiraya, hadaan dumar nahay meelwalba waan ku dayacanahy, ilahay ha qabto isaga iyo inta la midka ah, Jazakallah khairan Sheikh Mustafe
@umusafa991518 күн бұрын
Aniga waxaaba ka shakiyay marku mahad inuu sxb la yahay aan arke odayga mahad la dhaho faraa ku godan yaa ila arke
@Caaydruus17 күн бұрын
Alxamdulillaahi rabil caalamiin masha alaah alaahu akbar alaah is one
Innalilah wa inna illeyhi rajacuun Horta ummadaan somalida oo social media ku jira oo imaanka ka tagey intey ka imadeen😢 ani wayabee , dad illahey ka xishoon wayey umadisa ma u dahayaan😢
@saaradahi667519 күн бұрын
Waa in loo shegaa 🇩🇪 healthy department licences
@haboonmohamed649418 күн бұрын
asc sheikh Mustafa ninkaan umada halaga qabto subxaanallah subxaanallah subxaanallah
@anabgelle872319 күн бұрын
Naagahaan jaahilnimada intaan le eg 2025 maxay ahayd
@labatanjirowibrahim836718 күн бұрын
Sheekh cumar Alle ha u naxriiso
@AminaAhmed-p6t19 күн бұрын
Ilaahey carabkaaga hakuu barakeeyo ninkan umada waa in laga qabtaa aawey culumadii Soomaali. Subxaanalah bal dadka wuxuu ku qancinaa in ilmo xanuunsan hadii la dhalo in doorasho qofka doortay waaye
@Kowsomalimedia19 күн бұрын
Amiin jzkilh khayr
@zamzamcabdiraxman535117 күн бұрын
SubxanAllah ya Rabb Dumarow Alle ka baqa Ninkaan waa nin xanuunsan Ka fogaada😢😢
@MilgoSalah19 күн бұрын
إنالله وانا إليه راجعون
@hananAbdallah-l1i12 күн бұрын
Jazakallah kheyr
@AbdirashidBundid-yj6fv19 күн бұрын
Allah kuxafido kher Allah kusiyo wahalis kan datka halogadigo
@samsamadam964117 күн бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun subxaanalaah ma qof baa ilma xanunsan doorta wax walba waa qadar ilaahey kan waa sheydaan waalan oo dhimirka ah dumarkeena qaarkood caqli yaraa naa haku gaaloobina waxan
@deeqsana143719 күн бұрын
alhamdulilaah aniga markaan arko caraa i qabata inaan dhageysto iskaba daaye waligeey ma dhagaysan allaah shartiisa ha naga haayo
@hodanahmed132919 күн бұрын
Walalhi anba markuu iga hor yimado waa dhaafaa maba dhegestan ileen waxan buu ahaa
@Fatxi-x2u18 күн бұрын
Ilaahayoow gaalkan islaanka ka qabo😢😢😢
@mohamedallaleh-v9h19 күн бұрын
Subxanallah Allah ya waakiil
@sadiamohamud369219 күн бұрын
Subxaanallaah ilaahow naga qabo, fadlan ha ka shifo ninkaan o9 ha ladacweeyo
@hiboali502519 күн бұрын
Bisinka sideen ku doortay, wax walba Allah ayaa qoray, ninkan waa takfiir ayaan u malaynayaa
@MusabShariif18 күн бұрын
Asc quruxey
@coco_123-c9c16 күн бұрын
اللهم امين سبحان الله وبحمده سبحان رب العظيم اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله
@arrehnadin8919 күн бұрын
Aniguba waxaan haystaa wiil autisme Allah ayaa i siiyey alhamdulilah
Walaal waa mid ilaaheey ka furtaye ilaah baa la xisaabtamaayo maalinka nin walba tiisa uu u cararayo oo aysan wax tari doonin maal iyo nafba , marka Allah ha soo hadeeyo Jzk khayr
@abdirahmanabdilleh877619 күн бұрын
Asalaamu calaykum,xalay ayaan yara dhagaystay oo wuxuu yidhi ma jirto aayad ku bilaabanta الله quraanka kuligiis.Markaa waxaan is idhi sax oo ayat alkursi ayaa ku bilaabanta الله لا اله الا هو الحي القيوم laakiin waa lacag bixisaa $5 sidaad wax ugu qorto.
@jamilahahmed365219 күн бұрын
Subxaanallah waan arkay sida quraanka sida uu u tafsiiryo
@Khayr7319 күн бұрын
Subxaanalaah laah
@riyaanMuhamed-ih3fz17 күн бұрын
illaahow inta aankadhageste nagacafi😢🤲
@omarishirwa19 күн бұрын
DUMARKA SOMALIDA BADANKOODA CAQIDAD DIIN MUSLIMKA AYAA KU YAR SUBXANNALLAH QURQQNKANA MA YAQANAAN O MA BARTAAN WAA YAABKA YAABKII ALLAH HA SO HADEEYO
@abdirahmanmohamed328319 күн бұрын
Been ma aha Cilmiga diinta iyo caqiidada Ku yar dumarka marka qofwaalab Xitaa waa jeedin kadha lkn dumarkena alle wax ha baro
@taqwalaah591119 күн бұрын
Rag badan ayaa ku xidhan jahligu rag iyo dumar waa inagu habsaday
@abdirahmanmohamed328319 күн бұрын
@@taqwalaah5911 kuwo usabatunaya EE Ka aghadlaya ninka iyaguba waa munafuqiin usoo tagay in Dadka diinta dhaafiyaan ana baadiyeeyaaan
@Mumtazqurux102 hhhh dalka ragga miyaa gaar uleh oo Dadka dhan kama wada dhaxeeyo all in all wax halawada barto oo diinta Dadka hawada anfaco ragga yaan waxwalba lagu halayn
@AbdiweliMohamedDubow18 күн бұрын
Alhamdulillah 😢 Islamka Allah ugargaaro cadhawga uuubate balseh Illahy ba HaYa Awoda Koonka diiintiisa neh diifacaya iiin balseh anaga waan iiin aan ilashano aaaqirodhena i.a