Sucaad Cabdulle - Wareysi 2/2 - Ilmahayga sadax kamid ah ayaa iga dhaxlay xaaladeyda +254726715027

  Рет қаралды 12,965

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 50
@abdullahiali855
@abdullahiali855 Ай бұрын
Barnaamijyada aan ka daawado KZbin ee ku saabsan Xaaladaha kala duwan ee Soomaalida ku noolyihiin Barnaamij la mid ah midkan oo kale ma aan daawan Well done Drs Sucaad Cabdulle iyo Hanoolato Group. Ajir iyo Xasanaad Allaha idinka siiyo
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Runtii waa waraaysi xiisa badan oo cajiib ah oo aan ka faaiiday wax badan Mahadsanid ustaad sucaado waxa tahay qof qiima badan oo bulshada shaqo wacan u haaayo guuleyso abaayo ❤❤❤❤ ❤❤❤❤ ❤❤❤❤
@fartunq1128
@fartunq1128 4 күн бұрын
ManshaAllah Sucaad Allah ku xafido ku adigookale ah oo badan Allah noo badiyo Allhumaa Aamiin horey u soco 👏👍❤️
@jgorgor8604
@jgorgor8604 Ай бұрын
Mashalah, ilaahay ha barakeeyo waa inan qiima leh oo u baahan in looga faa’iideeyo caruurta Somalia
@MohamedAliMoussa-x6v
@MohamedAliMoussa-x6v Ай бұрын
Masha allah mabruk walashey somaliyaad aaadbaan kugu farxaay walahiii
@aniisabashiir8774
@aniisabashiir8774 Ай бұрын
Maasha allaah wllo qaali waa barmaamuju qaali ah oo loo baahanaa waxa badan ayaan ka faaiida runtii allah ajar ha kaa siiyo wllo
@rukioadow6509
@rukioadow6509 Ай бұрын
Maashaa’allah ❤
@marianfooshassan5688
@marianfooshassan5688 Ай бұрын
Marshall ah Sucaad howl fiican Bay haysaa. Halkaa kasii wad
@modernsomalifood
@modernsomalifood Ай бұрын
MashaAllah Tabaraka Allah walaashen waxey soo baratey cilmi wadankeena aad loogu baahnaa.
@mktarcali1212
@mktarcali1212 Ай бұрын
AF somali fiican ayey ku hadlaysa si dadku u fahmaan, mashaallah. ❤❤🎉🎉Carry on.. Ku dayda gabadhan
@SafiaJasan
@SafiaJasan Ай бұрын
Dyslexia waxa ka badan ADHD or ADD siiba wiilsha ayagoo yar yar waxbarashada ka carara markaana balwadaha bilaaba aniga ADHD hAysta labadayda wiil oo caruurtayda ugu wayn ayaa iyagana ah waliba wiilkayaga way waxa u raaca autsim hargaysana waanu ku nool nahay cidana aanay waxa.ka.aqoon inbadan anoon aqoon badan ulahayn sida loola tacaalo lakiin waxan ku dadaala in aanay ku dhicin dibu dhici an8ga igu dhacay
@NadarDahir
@NadarDahir Ай бұрын
Alle hakugu guuleeyo abyo
@hibojama-z6y
@hibojama-z6y Ай бұрын
Way wada socdaan marar badan
@amranxasan4287
@amranxasan4287 Ай бұрын
Masha Allah waad mahadsantahay qeyr badan Allaha siiyo maadaama dalgeeda ay soo caawisay oo nasoo caawisay anaga oo ardayda dalkan gudihiisa wax Ku baranaa
@KhadraAbdalla-ze4vl
@KhadraAbdalla-ze4vl Ай бұрын
Baarak Allah❤
@khadraali2862
@khadraali2862 Ай бұрын
Maadhaa allah
@fadumamohamud7586
@fadumamohamud7586 Ай бұрын
Maasha allah tabarka allah
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 Ай бұрын
Aad aya mhadsantahay hanolato iyo mamada ama macalimada ❤qeer alaha idinsiiyo
@mohamedabdulle3867
@mohamedabdulle3867 Ай бұрын
Asc Ayaanle Wiil aan dhaley ayaa qaba ADHD sidaas darteed sidemen kula xiriirikaraa Walaasheen Sucaad Cabdulle
@J0L3D
@J0L3D Ай бұрын
Mashlh
@fnw8688
@fnw8688 Ай бұрын
Hanoolaato ❤
@fnw8688
@fnw8688 Ай бұрын
Wasiir Goodax Bare iyo Sucaad abdulle aad aya uu mahadsan tahiin shaqo weyn aya qabteen 👏🏾👏🏾👏🏾
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Ай бұрын
Masha Allah. Keep going sister. May Allah reward you for it ❤
@MahamedSied-oq1mt
@MahamedSied-oq1mt Ай бұрын
Indhaha ayaad noofurtay جزاءالله خيرا
@abdullahialiabdi6035
@abdullahialiabdi6035 Ай бұрын
Well done Suad Abdulle. Aadan ugu faraxsanahy inaan ka so wada shaqaynay waxbarashada somaaliya.
@rahmoabukar838
@rahmoabukar838 Ай бұрын
Asc runti waxaa heesan qof qiimo badam❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@hamdaharago5270
@hamdaharago5270 Ай бұрын
Naagtan qofkii dhagaystay wuu fahmi karaa, ilmaha somaliyeed qayb ka mida bay xaqiraysaa! Qof somali ah qabiil iyo qurun kama dhamado waligaana haka filan daacadnimo dhamaystiran. Runtii waan quustay saan qofba mar u arkayay!
@HalawiCaabi
@HalawiCaabi 16 күн бұрын
ilmo aya iga jiran
@fadumamohamud7586
@fadumamohamud7586 Ай бұрын
Asc abaayo waan ku salaayay adiga wariyah ada iyo ada aa u mahadasantahaya
@SihamSiham-ni7sq
@SihamSiham-ni7sq Ай бұрын
Schoolka Nairobi magaciis xagee ayuuse ku yaalaa?
@ebyancadeyxaaji245
@ebyancadeyxaaji245 Ай бұрын
Wariye baahi badan baan u qabnaa arintaan seen oola xiriiri karnaa gabadhaan ama meelaha aan ka heli karno
@OLAD1
@OLAD1 Ай бұрын
Xalada ay ka shekeneyso macalimaada qiimaha badan waxa flim ka suubiyay oo jilay jilaaga reer hindi ee amir khan Flimka waxa la dhaha Taare zameen bar asigo af somali ah ayaad heleysa waad fahmi donto dhibatada ay caruurtaas la noolyihiin bal so fiirso flimaas
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
((قيل لرسول الله صلى الله عليه وسلم: أيكون المؤمن كذابًا؟ فقال: لا)) Waxa la waydiiyey Nabiga ( SCW) Qofka Muuninka ah Been ma sheegaa ama Beenaale ma noqdaa Waxuu yidhi Nabigu (SCW) -MAYA ADEER XUSEEN
@Anbaro.
@Anbaro. Ай бұрын
Ujeedada Xadiiska bal nala wadaag
@NadarDahir
@NadarDahir Ай бұрын
​@@Anbaro.Wanba fahmi waaye😒
@FardowsacaliFardowsacali
@FardowsacaliFardowsacali Ай бұрын
Asc ayaanle sucaad ciwaanke soo qor
@ubahhassan2899
@ubahhassan2899 Ай бұрын
Sucaad xarunta magaceeda sheeg
@HalawiCaabi
@HalawiCaabi 16 күн бұрын
Gabadhan waresiga aad lasamesay xage kaheli kara
@OLAD1
@OLAD1 Ай бұрын
Waxan ka fakarya dhibta schoolka waa goob aan inta badan ardayga lagu ciqaan oo lagu cadabin haduusan wax baran ugu badnana la dhaho waa damen bal ka waran macaimiinta dugsiyada sidey ula dhaqmi jiren ardayga xalada gaarka ah qabo cunii oo kaalmo u baahan ayey sii dili jiren walina waa sii dilan macalimiinta walidiintaja waxayba jecelyihiin macalinka ardayda dilo oo la dhaho macalin basbaas Anina waxan ka mid ah ardayda macalin dugsiga kala so kulmay ciqaab badan in kasroo anan qabin xanunkan hadana macalinka dugsiga aya aha mid aad u kulul dhibaatada uu ii geystay ilaa hada jirkega waa ku talaa ano waliba 30 jir ah manta
@Kurtun170
@Kurtun170 Ай бұрын
23:12 lkn run aa wanaagsanee application fogaan dersi oo cashirada ku jiraan sidii loo baahnaa ma aha, ma tayeesno.
@NadarDahir
@NadarDahir Ай бұрын
Degdeg lagu sameeye waana la hormarin karaa markasta waana rajeynayaa in la hormariyo
@NadarDahir
@NadarDahir Ай бұрын
M.a qabiirad loo baahnyhy baa tahy mrs suad 2016 coding ayaa kugalnay imtixaanka wuu jiray wlaigiis lkn manhaj mideysan majirin
@DisobedientGoy
@DisobedientGoy Ай бұрын
*Ayaanle, interview them:* 1. Abu Mansur Robow 2. Hasan Dahir Aweys 3. Ma3alin Xaashi (hizbul islam, before that Shabab) 4. Ibrahim Mahamud Suuley 5. Dr Umar Iman Abubakar 6. Ahmed Madobe (Jubbaland) 7. Ismail Arale (1st leader of Shabab) 8. Sheikh Ali Dheere (1st leader of islamic courts in Banadir or Kaaraan) 9. Yasin Beynah (would like to hear about the arrest in Sweden and involvement with Ras Kamboni or Hizbul islam).
@sahalduale7531
@sahalduale7531 Ай бұрын
Ragg culus codsatay 😂😂
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Ай бұрын
Ali dheere aa ka tagtay
@ebyancadeyxaaji245
@ebyancadeyxaaji245 Ай бұрын
Nayroobi cinwaankeeda aan rabnaa ma nagu caawin kartaa
@faizuun2626
@faizuun2626 Ай бұрын
Laso dhaqso
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
((قيل لرسول الله صلى الله عليه وسلم: أيكون المؤمن كذابًا؟ فقال: لا)) Waxa la waydiiyey Nabiga ( SCW) Qofka Muuninka ah Been ma sheegaa ama Beenaale ma noqdaa Waxuu yidhi Nabigu (SCW) -MAYA ADEER XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
((قيل لرسول الله صلى الله عليه وسلم: أيكون المؤمن كذابًا؟ فقال: لا)) Waxa la waydiiyey Nabiga ( SCW) Qofka Muuninka ah Been ma sheegaa ama Beenaale ma noqdaa Waxuu yidhi Nabigu (SCW) -MAYA ADEER XUSEEN
BAADARI DADKA HORTOODA KU BURBURIYAY SANAMKII MARYAMA || Afsoomaali
12:21
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,8 МЛН
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 42 МЛН
When mom gets home, but you're in rollerblades.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 135 МЛН
FAQIIRNIMDA SOOMAALIDA MAXAA UGU WACAN #WASIIR-MUXIYADIIN_CABDI
31:41
Wasiir Muxiyadiin Cabdi Faarax
Рет қаралды 42 М.
DOCTOR-KII MAYDKA BADHAYEY EE LAKULMAY MUCJISADA!@sawdamqaalib
38:20
Sawda Qaalib
Рет қаралды 306 М.
Nolosha kaa Qarsoon Ee Halganka Dhalinyaranimo @ayubshow
38:08
Ardaa Media
Рет қаралды 16 М.
AQOONYAHAN WASIIR MUXIYADIIN CABDI AKHRISKA GODAY BOOK FAIR 2024
56:15
Cabdixamiid Khadka
Рет қаралды 108 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,8 МЛН