heesta iyo xilligeedi haddii aan nolaado 25 sano kadib commentigayga waan akhriyi doona waxaan kaga qiyaas qadan doona halkan maanta marayo aduun bal iyo halkaan gaadho marka insha allah ilahow igadhsii😮😮
@JundiSaid3 ай бұрын
Amazing song hiboole saxar tiran
@Axlo_343 ай бұрын
Sidan kugu ladhy ruuxda labta imad gayn❤️🩹😍way hees dhaftay🤩
@SahalYusufjamal3 ай бұрын
😊😊😊😊😊
@puzhrayar9603Ай бұрын
Doorow qalbiga farafareynta nooGa daa dee😭💔🤦🏻♀️
@omarosman87493 ай бұрын
Alfanan liiban door. Best cod.
@Cadka90923 ай бұрын
Aado weyn cousin axsan sowt😎👍
@ShukriaxmedmaxamedShukriaxmedАй бұрын
Ax yaa heees😢😙❤
@NasraXariir-tf9zyАй бұрын
Walhi cawya i baxysa waliba xaldan ku jiro 😭 2024:11:15
@maxamedjimcaale22302 ай бұрын
❤😢😢❤
@sadiyociishqi18303 ай бұрын
❤❤🔥🔥🎤
@ikhlaazabdale62953 ай бұрын
Axsan hees😢
@khaalidy3 ай бұрын
Yaa salaam🎤😍
@kingkhalidnurre3 ай бұрын
Wan ka hayaa sxb🫡🫡
@nasriahmed2143 ай бұрын
Sidan kugu ladhy ruuxda labta imad gayn💔❤️🩹😭
@BuhoodleLascaanood3 ай бұрын
Wooow❤❤❤❤
@BarwaaqoAhmed-j1p3 ай бұрын
Inkastoon la noolahy jacyl libiqsi iididày😢
@FarmaajoGaraad3 ай бұрын
Yaa salaam
@mohmaedshiine18293 ай бұрын
Halkee lagu duubay
@IdilalinourIdil27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ the best
@AbdulhakimQoraneАй бұрын
Ax yaa heees😢❤
@fankafanka83693 ай бұрын
Guuleyso sxb sare lajan ❤❤❤❤❤
@sundusali23293 ай бұрын
Ninkaan cod waa hayaa lkn xamar baa la dagtay come hargeisa br😢❤
@SiciidAbdirisaaq3 ай бұрын
Haa wlhi xamar baa la dagty
@akramyare5444Ай бұрын
Xamar iyada faanka so sarto sida Khalid Kamil iso sartay cml ogow tas
@abdinasiraxmed24713 ай бұрын
Lph xagee lagagal soo xidhiidhi karaà
@brown__eyesАй бұрын
💔😭
@AxmedDhibcir3 ай бұрын
Hees iyo badh
@saytunosman75773 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@khadarIsmaciil-n6vАй бұрын
Big legend
@SiciidAbdirisaaq3 ай бұрын
🔥
@NuurMaxamedsheekh3 ай бұрын
Waaw
@XaliimoxasanAadan3 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@IbrahimMohamed-nz4zn3 ай бұрын
Waxaan hees way dhaaftay 😢
@ikraamizmailАй бұрын
Run aHantiH Ma dhiHi karoH xnun Wxn DaremayoH caawa wayoH waxa ika Tagaya qoF aan NOLOZHAyda ziiyay aan HaDyaD uga DhiGay Qalpigayga wxuu Tagayaa zafar aaD iiika Dheer oo aan ka XumaHay inuu zas Dhan iiKa TagoH Wxn aHaa puGaan zocoD oo waan izka DhaFay wax xriir ladhaHo wayo Wxn Hayzty QaLpi aaD uDhaaWaCaN izgaH Mrkan Party ayy ika FoGaty MuruG oo dhaN 😔😔 12/11/2024 Waa Hapen iikhaaza oo aan ku JiroH marxaLaD muruGoH Wxn ku Leyhy meL walpoD TagtoH Hooyo iyoH aaBBo allaHa KagaH dhiGoH Dadka muruGana RappiH Hakaa dheereeyoH FarxaD Mooyee mar walpa zaaD iika Farxizo Rappih Hakgh FarxiyoH 🤲🤲😔😔 Duco Haday Nqoto Wxn aHay Tan kuLa Ggarap Taagan HamigaganaH kuguH Garapziinayza aan kaa Diidayn wxd Tahy iLahay HaKuLa Garap GaloH GuuzhaaDaH🤲🤲🤲🤲😔😔😔😔😔😔
@ahmedahmed5969Ай бұрын
What a Song
@CaaishoNorsalaad3 ай бұрын
Addunku waa waregto wxan dhex tibaxayaa nolol aan fahmi wayey iney jacel thy iyo iney naceb thy run ahantii quusban taganahay hatan cabdi shukur waa qof aad uwagnsan lkn waqtigaa badalay ana waqtigu waa ii hilin donaa i.a balse waligaa farxadada qof bani adam ah haku xirin tan iheysata sey kuu qabsan nololna aan laguu ogoleyn naceybna laguu mujineyn waa marxalad aad ii xanunjineysa go.ana ada qadan karin pleas isoo duceeya inta iga danbeysa in ilahey hadduu qeyr ii yahay ifahan siyo oo daren dhaba iyo horay socod uga helo😢😢😢
@NaciimoAbduqadir-ln1qq3 ай бұрын
😢
@engjeesto3 ай бұрын
walshy sido kale wiil qisadada alka ay gabadh ka taay an nin ka ahay ayan ahay lakin marwalba ogow jacaylka inu yaay wax kala dhantaala anoo ku duceenaya kolay waxa inagu dhacay waan waxan galabsanay qof aya sida inagu dhacaysa ku samenay ee bal dib u su raac halkana baadh
@@hidayoabdinasirabyo lanbarkaga isoo qor anaa ku soo radinayee
@Casiisa-d3r3 ай бұрын
👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@Sahrasalad20243 ай бұрын
❤👑😭
@ITSIDABOSS3 ай бұрын
Boqorka caasimada
@MahamedCabdiElmi2 ай бұрын
💔💔
@CawoSacad3 ай бұрын
nkastoon lixaadkiyo qalbiga kugu lamaaneeyay Oo aan lubbiga kuu xaloon laabta kugu haysto Laylkiyo habenki hadan lulo darta wayay Lafta Dhabarka Jidhkiyo Xubnaha gebi lixaadkayga Anaa kugu Lamansho darta lumiyay Qayrkaaye Sidan Kugu lisay wadnaha loveki ma hanbaynin Farxadan ku lasimay Xubiga iima Laban laabin Lahashada darenkani I baday igama aad loodin Guushan laha wada hantiya libin Kamad Gaysan Inkastoon la nolahay jacayl libiqsi ii Diiday Oo aad Lixadydi lixaad cadi U lahatay Laxawgaga awgis Hadaan Oonti liqi wayay Labxaday Beedhkiyo inta lugaha loo gadho Anigaa ku layliyay inay kugu ladabtane Sidaan kugu ladhay ruxda way labta ima gaynin Kooraz Farxadan ku lasimay Xubiga iima Laban labin Lahashada darenkani I baday igama aad loodin Guushan laha wada hantiya libin Kamad Gaysan
@MichaelMiller-r7t3 ай бұрын
Nina Springs
@mohmaedshiine18293 ай бұрын
@Hargeisa Cup Coffee Isgoyska Dabka
@kafiyokai98712 ай бұрын
😢💔😢
@YasmineSaalaxАй бұрын
😢😢
@ugaasnuurdeeq13663 ай бұрын
Nio hees hayy side kugu soodiri kara
@KatherineCoursey-d5q3 ай бұрын
Robinson Jennifer Anderson Michelle Hernandez Brenda
@adnandeeq20603 ай бұрын
Liibaan door waa tageerayaashaadii hargaisa ninkan ciyaal xamarow fanba ku jiree hala ogaado Ninkan malaha isaaqba wax u ahe 😂
@hamdaibraahin12453 ай бұрын
Fananku duriyaduu ka lumee hala doono😅😅
@SiciidAbdirisaaq3 ай бұрын
isaaqow hadana ma waxaad keenteen dadka dakiisa in aad dhacdaan liibaan door waa wiil harti ah oo axmed harti ah oo dashiishe ah sholadiisa halaga fogaado😂
@adnandeeq20603 ай бұрын
@@SiciidAbdirisaaq inader fan ahaanbu udhisanyahay waxa muqdisho jooga isagaa isku dhaama markaasaan is dhahay talow ma duriyaduu ka lumay
@SiciidAbdirisaaq3 ай бұрын
@@adnandeeq2060 beentaa ma aha wlhi liibaan door waxyabo badan oo mihnadii fanka ah buu kulansaday tusaale ahaan waa mulaxan waa abwaan wana fanaan codkiisinu waa cajiib intaas fanaan isku darsaday waa yaryahy oo somali ah waa yaryhy zxp
@sahardidyarechannel5951Ай бұрын
Big legend ❤
@NaciimaCabduqaadirmaxamed-l4c3 ай бұрын
😢😢😢😢
@bogaayeofficialtube42333 ай бұрын
Waar laxamkii maxaad igaga noqotay liibaanoow halkaaaa iyadaaaaaaa calool xumaan kuu hayaaaa