6 Dadka ka qari ha u sheegin

  Рет қаралды 58,955

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 202
@waxtarkawalaalkamedia1400
@waxtarkawalaalkamedia1400 2 жыл бұрын
6 sheey dadka ka qari 1. Guulahaga qari ama ka qarso. Guulahaaga waa weeyn qarso 2. Dadka ha iska weeyneesiin. Ha dareensiin wax dheertahay waligaa. 3. Goolaal waa weyn yeelo oo dadkan ha ugu shekeeyn 4. Sirahaaga hoose qari 5. Qofka ka heshay ha uga shekeeyn sxb ama.sxbtaa 6. Shaleeytigaga qarso cid kale jecel maahan. By ayuub ahmed
@bushrakaaba1738
@bushrakaaba1738 2 жыл бұрын
Ayuub walaal aad baad u mahadsantahay, waxaan xasuustaa 2021-kii : anniga oo jiyad jabsan aadna u murugaysan ayaan dhagaystay muuqaal aad leedahay, maalintaas ka dib waxaan dareemay in aan dib kuga soo gaksado murugadii iyo quustii aan dareemay , Alx illaaha baa mahad leh adna sabab baad u ahayd farxaddayda guulayso.❤
@EngAliDaYax
@EngAliDaYax 2 жыл бұрын
My best teacher in life Ayub Ahmed👌😍
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 2 жыл бұрын
Miss you teacher 😍♥️😭maanta dhan ku sugaayee
@luulabdirahman8757
@luulabdirahman8757 2 жыл бұрын
Mansha allh wallhi dhiri galiye ayub Ahmad allh kuxafido huno
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
@rooble1857
@rooble1857 2 жыл бұрын
thank you teacher 😘
@Maahir397
@Maahir397 2 жыл бұрын
Dear teacher Ayuub Axmed thanks 😊🙏
@kiinali5994
@kiinali5994 2 жыл бұрын
Hadanan adigu ayuub anku baran lahyn nolosheyda waxba ma ahaten ur my life coach Malina wan kulmi donaa I.A🥺
@TijaaboChannel-cx4fw
@TijaaboChannel-cx4fw 7 ай бұрын
❤❤❤
@ubaxfaysal6430
@ubaxfaysal6430 2 жыл бұрын
Thank you so much teacher
@ahmedshaakir8516
@ahmedshaakir8516 2 жыл бұрын
Mncha aaallah mahadsanid walalkay ayub ahmed rabi swt hakaa abaaliyo soo jeedintaada walaalnimo,saxbtinimo iyo dadnimo'ba waana wax aad kaga duwantay dhiiri geliyayaasha kale, si gaara waxaad ii tahay tusaale nool oo aan eegto🙏
@anwarhassan85
@anwarhassan85 2 жыл бұрын
Ajiir Allah hakasiiyo walal, cilmiguu Ilahey kusiyee baa dadka kucilmiyey neysaa M.a😍🙌
@kamadheelo3894
@kamadheelo3894 2 жыл бұрын
m.a Ustaaad Thanks for your time🙏
@maxamedcfatax-bo8tv
@maxamedcfatax-bo8tv 8 ай бұрын
Thank you teacher
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 жыл бұрын
Mashallah ♥ ♥ Mashallah runahanti aad iyo ad ayad umahasantay walalkey waxa thay diragaliyaha nafteda jisakallah wxa laga ilmahena dala dona inad iney dawa donan mustqbalka wa daxal wanagsan o lgugu xasuusa dona inshallah 🙏 ❤ thank you my brother ❤ 🙏
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
M.a my teacher thanks❤
@aliawale6296
@aliawale6296 2 жыл бұрын
Bin der Erste nach 16Sekunden Like me👊 Ustaad Ayuub ich hab dich für Allah lieb🖤 Möge Allah dich beschützen/Bewahren 🙏
@mihiimhasan5513
@mihiimhasan5513 Жыл бұрын
the best teacher in aworld
@siciidabdirahman7457
@siciidabdirahman7457 2 жыл бұрын
First person ayuub allha kaa raali noqdo pro 🥰🥰🥰🥰
@Showshire
@Showshire 2 жыл бұрын
Thanks my teacher
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 2 жыл бұрын
Ma.allh really
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Maaash allah 😍😍😍
@saadaqcabdiraxman9715
@saadaqcabdiraxman9715 2 жыл бұрын
my teacher my leader respect
@aqrameducation7920
@aqrameducation7920 Жыл бұрын
Ayuub mashallah your amazing
@aqrameducation7920
@aqrameducation7920 Жыл бұрын
الله يحفظك
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 2 жыл бұрын
Thanks teacher 💝
@aaminamuxuyadiin7466
@aaminamuxuyadiin7466 2 жыл бұрын
Wll ayuub waxan rabaa inaan kula soo xidhiidho , mawduucyo ku saabsan barnaamijyadaada muhiimna ah halkan kaagama sheegi karo wll , ee ii sheeg meel aan kaala soo xidhiidho inshallah wll Sababtoo ah dhammaan mawduucyadan wax badan oo kaydin ah u baahan yihiin. Mahadzanid wll
@paar3094
@paar3094 2 жыл бұрын
masha allh masha allh.
@mahadganey2433
@mahadganey2433 2 жыл бұрын
maasha allaah ilaahey hakuu Sharfo walaalkey waxaa jeceshahayna ilaahey hakusiiyo wax wanaagsan ayaad sameneysa waankahelay
@xayle7
@xayle7 2 жыл бұрын
Thanks teacher
@xamdaqali727
@xamdaqali727 2 жыл бұрын
Ayuub mahadsanid my favorite teacher allah haku ziyadiyo mazkaxda khayr ka qapa
@samacllaahi2535
@samacllaahi2535 Жыл бұрын
Exactly
@kalida7779
@kalida7779 2 жыл бұрын
Mahadsanid Run Ahaantii Waxaad Ii Bildhaamisay Duruufo Igu Heeran Maantana Aan Xadhkahoodii Gooyay Allaha Ku Ciseeyo 🙏
@AbiikarAhmed-hs9tt
@AbiikarAhmed-hs9tt Жыл бұрын
Mashaa Allah ustd ayub
@queenaishajama4234
@queenaishajama4234 Жыл бұрын
Best encourager
@rahiimamuuse5469
@rahiimamuuse5469 2 жыл бұрын
masha allah alleh ha ku barakeyo 😍
@kamadheelo3894
@kamadheelo3894 2 жыл бұрын
Thanks for your time Ustaad🙏
@abdyshakormohammed8559
@abdyshakormohammed8559 2 жыл бұрын
Poqrada qoralkyga argto waan salaamay 👑🔥✌
@ASMA437
@ASMA437 2 жыл бұрын
Wan Ka qaaday wllkey💟
@azuzu.
@azuzu. 2 жыл бұрын
Life lecturer 💯
@vihiimaapdilahi2641
@vihiimaapdilahi2641 2 жыл бұрын
My teacher Ayub Ahmed ❤❤❤
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 2 жыл бұрын
Masha allah
@farooobashir4209
@farooobashir4209 Жыл бұрын
Thank you role model
@myuuuu-kemal.it_.3245
@myuuuu-kemal.it_.3245 Жыл бұрын
Thanks 😊
@AlhamdulillAh_247
@AlhamdulillAh_247 2 жыл бұрын
Xaqiiq macalinkeyna JizakAllah mawaliba muhiim ma aha inaad barato inaad Noloshaada bara bulsho aad soo dhigtid Xabiibkeyna SCW waxa uu yiri " ishu waa xaqq." subhanAllah waa muhiim inaan ka dhigano nolosheyna mid private ah micnaha mid qarsoon
@ramraxo6481
@ramraxo6481 2 жыл бұрын
Thank you I love you for the sake of Allah 🥺❤❤may Allah swt protect you
@muxsinmuxudinbasadhalo2224
@muxsinmuxudinbasadhalo2224 2 жыл бұрын
Alle hakaa abaal mariyo ustad zuheyb
@naimamohamed2761
@naimamohamed2761 2 жыл бұрын
Masha Allah walal Elmiga Allah kubarakeya anagana kiwi qata Allah naga digo
@aarkaofficialchannel4999
@aarkaofficialchannel4999 2 жыл бұрын
M.a wll ayuub aad baad umahadsanthy runti intaan kugu xirnaa wax badan baan kaafaiday horey usoco wll💯👏👏
@hooyo_macaan
@hooyo_macaan 2 жыл бұрын
جزاك الله يا أخي👍👍🏾👍
@aminaaminaroobleh2595
@aminaaminaroobleh2595 Жыл бұрын
You are the best
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 2 жыл бұрын
Masha allah waa ruuntaa walal qofba qofka kale inteey nolashiisa sir uu tahay ayuu kaa hormarsanyahay oo kaa farxad badan yahay inaad sir kuu ahaato noloshada oo dhan intaa xajiin kartiid waa waxaa ugu muhiim san lakiin waqtigan aan kuu jirno aad ayeey uu adagtahay inuu qofka sirihisa qarsado maxaa yeleey badiidena waxaa naa hogamiyo social media oo kuu halagnameey qofku mar adii uu sariirtii uu kuu sexanayeey soo bandhigayo maxaa hareey subxanalah ilahay hana astuuro waqtii qatartiisa leh ayaan kuu suganahay wixii laga xishoon jireey ayaa lagu fanaya maxeey tahay bahiida keentay inaad noloshada soo bandhiigto waxaa cuunto meshaa sexaneeyso hantiida heysato sirta qoska wax walba waxeey kuu qurux badan yihiin iin laa qariyo ilaa wixii aad awoodi weyso inaad qariso ilahay haa naa astuuro
@aqrameducation7920
@aqrameducation7920 Жыл бұрын
بارك الله فيك ايوب امك كم محظوظة
@Ila_Aqriso
@Ila_Aqriso 2 жыл бұрын
Go up our teacher
@samiiracabdilaahi3996
@samiiracabdilaahi3996 2 жыл бұрын
Jasaaka Allah
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 2 жыл бұрын
Haaaa waa runtaa wllky maasha allaah
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 2 жыл бұрын
Masha allaah aad baa umahadsanthay ustaad run ahaanti aad baan ugahelaa dhirigelintaada jasaka allaahu khayran jasa ilaahay janooyin kisa Hakugu deeqo ❤❤❤🙏
@sadamfeysal9212
@sadamfeysal9212 2 жыл бұрын
Thanks you techaer
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 2 жыл бұрын
Asc ustaad, Ustaad raggo in da'dooda qariyan ma fiicna somaha?
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 2 жыл бұрын
Jazakallahu kheyran jazaa walaal, wax badan ayaa noo iftiimisay 🤍
@sahrahussein2402
@sahrahussein2402 2 жыл бұрын
Hi thanks theacher To day is our day 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👋👋👋
@hanicali8918
@hanicali8918 2 жыл бұрын
Maasha Allah wll ayuub
@Niciima-v1w
@Niciima-v1w 6 ай бұрын
Jasaakhalaah khyr ayuub axmed 😅❤
@cabdichamac1320
@cabdichamac1320 Жыл бұрын
GuulaYso Teacher ❤️💪
@yoonissaladcali660
@yoonissaladcali660 2 жыл бұрын
M.a legend waan kuwataa sxb
@user-wn5iq7ff4g
@user-wn5iq7ff4g 3 ай бұрын
M.a❤
@amranyussuf4876
@amranyussuf4876 2 жыл бұрын
keep going my teacher
@nasriinismail4029
@nasriinismail4029 2 жыл бұрын
Jazakalaah khayran jazaàk
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 2 жыл бұрын
Muraad hadaa leedahay cidna ha u sheegin. إستعينوا بقضاء حوائجكم بالكتمان
@maxamedalfa55
@maxamedalfa55 2 жыл бұрын
Thanks teacher ayuub alaha ku sharfo
@hamasjunior2997
@hamasjunior2997 2 жыл бұрын
Our professor
@apthrizakpihi123
@apthrizakpihi123 2 жыл бұрын
-Alle Haku Sharfo Wllo 🤲 -Alle Haku Xifdiyo wllo 🤲 -Alle Hakaa Farxiyo wllo🤲 -Alle Ajar Haku Siiyo Wllo🤲 -Alle Riyadaada Haku Rumeeyo Wllo 🤲 _Waxaan Ka Codsanaya Inaad Subscribe Igu Cumaamado Manta Iga Farxi 🙏🙏🙏😭😭😭😭
@munabihe4463
@munabihe4463 2 жыл бұрын
jasakallahu khayr warun
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Keep going
@wlltaaraaa1868
@wlltaaraaa1868 2 жыл бұрын
M.a waad mahadsantahy macalinkayga aan lakulmin aa tahay
@zakariye2037
@zakariye2037 2 жыл бұрын
Masha allah Mhdsnid
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
Waa sax runtaan kugu jeclahay ayuuub🙏💕♥️♥️♥️♥️♥️
@fardusahmed4981
@fardusahmed4981 2 жыл бұрын
I think the best way is to keep everything private😊
@mamdouhahmed7869
@mamdouhahmed7869 2 жыл бұрын
Not necessarily! but rather maybe think about the risks first
@abdullahishariif9865
@abdullahishariif9865 2 жыл бұрын
mahadsanid ustaad in badan rabi haku xafido
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 2 жыл бұрын
MashAllah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏💙☝🏽
@Zaani_Media
@Zaani_Media 2 жыл бұрын
Alle Aduunka Iyo Aakhiro Riyadaada Hakuu Rumeeyo Subescribe iGu Sharaf Ifkaa Walaalo Lagu Yahaye 😭😭😭🙏🙏🙏
@adoonalleh7615
@adoonalleh7615 2 жыл бұрын
Alle haku sharfo shp♥️♥️
@ekraanabdi2950
@ekraanabdi2950 2 жыл бұрын
Masha Allah nooloow walaal ❤️💕🙏🌷
@zaraabdikadir6593
@zaraabdikadir6593 2 жыл бұрын
Mashalh mahadsanid wll ayuub wa arin sax arimahaga adi hakugu koobnadan.
@mohamedabdirahman2284
@mohamedabdirahman2284 25 күн бұрын
Waa mahsanthy wall
@fahmonuur1748
@fahmonuur1748 2 жыл бұрын
aniga nin aya ugursaday uur ayan uyeshay urki subax asago shaqada usocda ayu ibaray wuna igahelay ad ayu ufarxay shaqadiisa marku aday dhaman dadki lashaqeynayay ayu ushegay nef ayu uqalay qadana wau usameyay laba haben kadib anagon waxba isku qabsan asago xanagsan ayu shaqada kayimid inan lahadlan damcay wuiguso boday si xadka kabaxsan ayu idilay wajiga iyo calosha ookaliya ayu igadilay cunugi sas ayu kudhintay ana an xalad halisa ugalay marki laweydiyay maxa kudishay wuxu yiri maran dilay iyo waxan kudilay maqan hada walaifuray noloshina halkas ayey kuburburtay waxan umaleyna il un inan sabab sanaay💔😥😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@xaamud687ahmedgeedi4
@xaamud687ahmedgeedi4 2 жыл бұрын
Teacher ayuub allha kuxifdiyo
@calixoor8373
@calixoor8373 2 жыл бұрын
M.A ustad Alle haku xafido
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Masahllha 😍 😍 😍
@EngMustafeShow
@EngMustafeShow 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo keep going
@bullowhassan7970
@bullowhassan7970 2 жыл бұрын
Mashallaah
@ayaanmahamoud2015
@ayaanmahamoud2015 2 жыл бұрын
Ayub Ahmed qof dhirgalintis ka helo hore u so wll fidhiyoyda so kordhi
@mohamedhassanibrahim7541
@mohamedhassanibrahim7541 2 жыл бұрын
Thanks
@sharlot217
@sharlot217 2 жыл бұрын
Wow MashaAllah guleyso walal ayub ina kula so xirira raba xagen kaga kala so xirira please isheg
@maryanl804
@maryanl804 2 жыл бұрын
Masha allah guuleyso macalin
@fadxijamac2945
@fadxijamac2945 Жыл бұрын
Mahadsanid wll 100%
@najaxhassan8695
@najaxhassan8695 2 жыл бұрын
Mansh allah aqliga allah haku barakeyo wll
@siidow6682
@siidow6682 2 жыл бұрын
Thank you teacher ✨
@fahmofarax3712
@fahmofarax3712 2 жыл бұрын
Wcs wll aad baad ugu mahadsanthy talooyinkan qiimaha leh manta wax weyn bn ka faaiday jasaa ka Allah
@asiaqueenmohamett2748
@asiaqueenmohamett2748 2 жыл бұрын
ayoup ahmett respect full
@ilyaasjanuuni295
@ilyaasjanuuni295 2 жыл бұрын
مبروك عليك
@husseinibrahimhassan5589
@husseinibrahimhassan5589 2 жыл бұрын
Kheyr allah ku siiyo
@kowsar39
@kowsar39 2 жыл бұрын
waa runtaa 🏃‍♀️
ADIGII HORE Kaaftoonida nafta
10:01
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 37 М.
7 Adigaa dhisan kara noloshaa rabtid KOBCI qofkaa tahay
14:08
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 93 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 59 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 54 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
7 Way Kaaga Dhamaataye Ha Isku Sii Dhejin EP 11
31:35
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 36 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 33 М.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 12 М.
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 38 М.
QOFNA HA ISU JABIN NOLOSHAADA♥♥♥
16:50
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 153 М.
Ha is daalin dadku Kuma Yaqaanaan | Fandhaal Podcast 127 |
25:04
Omar Inshar
Рет қаралды 27 М.
ADIGA VS FACAA - Qof Walbaa Waa Siduu Iska Dhigo
10:57
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 47 М.
5 Markaa tahay dumarka nin u jilicsan!
13:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 55 М.
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
47:57
Sahan Podcast
Рет қаралды 45 М.