Qodobka ugu dambeeya oo kliya xoog ha fiirin ee hadalkiisa sifiican si fiican u fiir so wayo ma rar badan buu ku soo cel celiyaa weyna adagtahay 20jir maanta hadal wax ka badala ama hadalkaas wax ka fahma hdalka iyo waanada qofka kaa weyni macno bey sameysaa . Jazaakalla wll hore u soco waxaana rajeynaa massege keyga inaad meel fog ka eegto oodan is dhihin waa iska qayaali ama waa iska hadal kaliya. asc jazaakallah kheyr .
Wallal ayub cafimadkada ma miicno Wallal alle haku xafiido masha allah
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Masha Allah ustaad👏👏👏👏
@hamdafarah7496 Жыл бұрын
Masha.allh aad iyo aad ban kutageera wallo ❤
@AbdihakimAlihaji-op9oc Жыл бұрын
Wll keep going my brother
@MohanBritishAdowAdow Жыл бұрын
Suheyb waxa ku dhih karo magaranayo lakin Allah xakinaxariisto my heart brother ♥
@MustafYareMustafYare-gq2dj Жыл бұрын
Good motivation wlhi aad baan kuugu xiranhy dhiragalintadana waan kafaaiday allah hakuxafido ayuub noolow
@CawoApdi Жыл бұрын
Hs🐆🐱🐈🐆🐈🐈
@Gaaani7 Жыл бұрын
Ustaad aad baad u mahadsantahay run ahantii is badalka alle ayaa keena adiguse waxad u ahayd marinka aan umaray maanta waxan marayaa meel dhexe inshaa allah bari ama sanadka xiga meel qurux badan.....❤❤ aad baad u mahadsantahay ustaad
@sacdakilas5629 Жыл бұрын
Mhdsanid ustad ayuub♥️
@AbdullahiAhmed-y4o Жыл бұрын
Ani waxaan qabaa hadii aadan horey ka guursan karin oo aadan lacag haysan ha'isbahdilin ee jacayl iyo afaaraha ka bax, waayo dumarku waxey ka fikiraan oo kaliya yaa wax i tari kara (lacag). Money is power, waxbadan laxalin kari waayey ayey xalisey.
Gabadhu ninka qax wayn bay ka yeersiisay miskiin walahay
@luqmanabdirahman2084 Жыл бұрын
Nosobadhi kuwan cml
@anaswasuge9050 Жыл бұрын
Wlhi waa xanuun 😢😢
@Samia_Abdi Жыл бұрын
Waqitigaa u bahnaa ma iso gaarin vediogan 😢😢😢😢
@nimcuushali7712 Жыл бұрын
Ayub gabdhaha ka so hadal wlhi malintan ku bartey ilaa manta farqi ba u dhaxeyo wana ika baxdaa mahadsanid
@cabdiraxman7813 Жыл бұрын
2:08 2:12
@lausmario Жыл бұрын
Wah
@amsproduction9321 Жыл бұрын
Thanks ustaad
@nawaalaxmad3252 Жыл бұрын
Ayuub walal nin naago jecelyahay inu taabto korkeda ma waxa u geyn kara jacaylka uu u qabo mise wa edebdarro
@mahadcumar9660 Жыл бұрын
Waaba sameeyi bahee lkn seeks saxaa
@MOHAMEDBAREIBRAHIM-gl1hy Жыл бұрын
Thanks legend
@mubarakaalta1017 Жыл бұрын
us taad waxan la dhibanahy cadad xun ee siigada markas ta oo aan go'aan qato ne Dib ayaan ugu labtaa 🥺 maxa hal ah oo aniga iyo dhalin yarada kale noga dardarmi la heed 🙏
@abdulrahmanfarahali5759 Жыл бұрын
Nio allaha dadka dhan ka maroobeeyo
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
Xalku ma adka nin ragaa Alle kaa dhigay ee jooji waad ogtahay dhibkay jirkaaga ku hayso nolosha nin siigaysta murugo iyo faqri kama dhamaado waayo zino yar
@Gaaani7 Жыл бұрын
Xalka aad uga tagi karto waa inaad salada dhawrtaa waqtigedana ilaaliso sido kale Gym inaad bilowdo waxadna iska ilaalinaysaa cidlada firqada tuur program kasta oo aad ku arkayso wax darenkaaga kiciya ..same intaas hubaaal waad ka goaysaa
@mubarakaalta1017 Жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia shukran ustaad saad fariin teyda u tixgalisey 🙏🙏
@mubarakaalta1017 Жыл бұрын
@@Gaaani7 shukran ,wll
@amiinkeeyamiinkeey1244 Жыл бұрын
Thanks 😊
@sacadidiris2382 Жыл бұрын
10 :48 markaad xaasaskiina soo sasabateen
@ibraahimmohahasaan Жыл бұрын
Wax kasta waxa igala qiimo badan lacag dumar iney jiraan maba aaminsani waxqti kastana riyadadeydah ka shaqeeya uun
@anisaabdinor6764 Жыл бұрын
😂😂😂riyadada inad waqti siiso waa wax qiimo badan lkn dumarka qaar Wangsn baa Jira Afka Kala Bax ayaga dhan ma xuma
@ibraahimmohahasaan Жыл бұрын
@@anisaabdinor6764 ila hadda maan oron dumar aya xun ama wnagsan
@abdimajid2893 Жыл бұрын
Ayuubow xataa hadaad qabto sideedaba ma banaana in aad gabadha exactly location aad joogto iyo cida aad la joogto lalama wadaago
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
I agree with you💯
@abdimajid2893 Жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia thanks indr hore usoco dhiiri galiye nololeed oo ku dayasha mudan ayaa Allah hibo kuu siiyey
@DahirSadam-g3x Жыл бұрын
Waxan rajaynaya inad akhriso qoralkayga
@MursalAbdi-fz8th Жыл бұрын
Hadalada Aad Waxbadan Naga Waanisay Nin Kaan Ayey Ku Dhacday Runtii Ayubow
Channel kiisa hoos ufiiri waxaa arkeysaa asoo ka hadlaayo su'aashaada oo kale
@AdamAdam-p1q Жыл бұрын
Asc walal suhayb sajid waxan ku suganahay sucudi Arabia walhi waxan ku suganahay xalad an qof bil adani uu dul qadan karin waxan qaaba gabadh oo xalashayda wankaso maqanahay waxana layga shega malin walba In ay ii qiyantay oo ay raag kale xidhidh la samayso inan ayay ii haysa oo ilahay inakala siyay maxad taalo ahan igu siin lahayd incha allh waxan jeclahay inad muqal iguso daari donto jawabta anba taladada waxad tahay nin an muqaladisa ku xidhanahay dhiri gakintisana an jeclahay adna uu dhagaysto ❤
@abdi2728 Жыл бұрын
Wax hubso oo dadka hadalkooda haku shaqayn, hadday dhab noqdaan iska fasax haddii kale waa been baa laga yaabaa oo laydin kala dilaa la rabaa.
@xiyock2419 Жыл бұрын
Shp gmailka ugu dir fariintan si ay si toosa ugu gaadho waayo waxa laga yabaa in aanu commentiga akhrin
@Ummyusra-tg2bk Жыл бұрын
Wllo ayuub malmahn cha enelkaaga waan soo eegayey kolba alhamdillah hadi aad solaabatay i hope inaad khayr kumaqneyd
@ubahsalah2773 Жыл бұрын
salaan sare ayuubow
@souheibhassan9409 Жыл бұрын
😊😊
@halimoabdi7947 Жыл бұрын
Waa Xaqiiq
@garyaqaan24 Жыл бұрын
ayub wuxu shegayo wa run naaguhu abaal malahan hadadan wax haysan kuma raban
@Fartum__I Жыл бұрын
Adun waxan jogna oo laka fakarayo Adun akhir mel laku turay Qof iska nol ba jiro oon Naftisa qimaheda karanen ilhow Na fahansi qimahena🤲😭💔
@sundaosmansundaosman9060 Жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين ❤🤲
@AmiraAhmedAhmed-q7w Жыл бұрын
Adunka oogu necbahy nin fantama iyo nin qariiya nolshiisa wuxu so maray
@ahmedzaki1894 Жыл бұрын
hhhh maxa ii qaban kartaaaa😀
@Hayaansaree Жыл бұрын
Naag naag lee nafta naga qaadaye dadkan baas eee sidan u ba san ee aad dhiiri galisaa maxay ahaayeen😂