ADIGAY KUU TAALAA XANUUN BADANAA NIN AMERICA JOOGA AYEY KA DOORATAY💔💔

  Рет қаралды 43,561

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

Adigay kuu taalaa
=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects

Пікірлер: 266
@bureeqocady7224
@bureeqocady7224 2 жыл бұрын
Iga so haaye ninkas America oo ay shekeyso ayaba dawici dona wlhi waa mid ka gon waliga Nafsi qof baniadam ah haka galin😭😭 wlhi xanun kaas cml wn somari ila iyo heer Aaan iska oya balsi qofna wax imaqan waxan ku dhadhali jiri tasbixda iyo saladaha sunada iyoo saliga nabiga S.C.W wlal waxas wad kabixi ee qofna waliga hais racin keep going
@shokriahasan8316
@shokriahasan8316 2 жыл бұрын
Dumarka somaliyed America iyo lacag ba umuqata mana kafakaran qalbiga qof maskin ah oay dhawac ugaysanayan Rag sidas ahna wa jiran samankan jaceyli waxaw Noqoday daneysi iyo kumel gaar
@aasiyaabdishukuur930
@aasiyaabdishukuur930 2 жыл бұрын
Sorry brother
@amiinnasir6446
@amiinnasir6446 2 жыл бұрын
Qisada fidiyawgani iyo taladaada dahabiga ahi waano wax lagu qaato waanoogu filanyihiin.. Thanks ustaad cushmad iyo karaamo ayaan marwaliba kuu haynaa
@axmedgurey2415
@axmedgurey2415 2 жыл бұрын
M.a Ustaad Allaha kubarakeyo wax bdn kaa bartay thanks💯 Dear teacher...
@nimcoahmed3177
@nimcoahmed3177 2 жыл бұрын
Maalmuhi way soconyaan samir don't give up pro☝️💔💔💔💔
@teamarimaheena9981
@teamarimaheena9981 2 жыл бұрын
MZHA ALAAH MY BEST TEACHER💖🌷
@najaxcabdullahi4197
@najaxcabdullahi4197 2 жыл бұрын
Aniga waxanba aad unacay wiilkan ridwana muxu ugu qosla qofka niyad jabku haysto waxasi waa doqonimo
@qureshomuse2585
@qureshomuse2585 2 жыл бұрын
@@najaxcabdullahi4197 hhhh
@nuuradagan5854
@nuuradagan5854 2 жыл бұрын
Keep going ayuub
@prettyhalishka3818
@prettyhalishka3818 2 жыл бұрын
Afsomali waye kulaha💔this hurt so badly wlhi😭😭🥺🥺🥺🥺subxanallh😭
@samsambarud4376
@samsambarud4376 2 жыл бұрын
Hisbuyallah wanimcaal wakiil Subhannah Allah May Allah bless and protect us n show us the perfect 🥰 road and may we be those who think of others like ourselves Aameen Ya Rabbi
@samiiracadaani7937
@samiiracadaani7937 2 жыл бұрын
suhaybaw wallaal wa si fiican uhadashaa waanan kaa faaiidnaa lkn ma soo qadatid badanaa habalha la qalbi jabiyo habalhana niyada uso dhis barnaamika wa ku badanyihiin hablo lagu ciyaaraa Allah haku sharfo wallaaal
@fadumohassan6150
@fadumohassan6150 2 жыл бұрын
Asc wll ayuub axmed waanku salaamay huuno illaahay haku xafido waan kugu xidhanahay 🥰🥰
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Oh sorry wlhi ustaad walaalka qaligay kajibisay waan xaqiiiqo in nabsigaas malin ayow sugaayaa Don't Trest too much is true plz asxaby America is not real life Thank u more ustaad ayub❤💯💐
@Khaire.10
@Khaire.10 2 жыл бұрын
Ayuub ahmet xaqiiqdi wax badan baan kaa bartey anoo da,a yar ah thank u prother ama abti🥰
@arahmanguudade938
@arahmanguudade938 2 жыл бұрын
Ustad ayub Zxpkaa Qosolka jooji kula tali, sido kale barnamijka salaanta wanagsan ku bilow dheh. Mahadsanid Ustad
@ibrahimseerar6788
@ibrahimseerar6788 2 жыл бұрын
Wallahi waa runtaa walaal, waxan layaabay barnaamijka qaabka uu kubilaabo wuxuna kubillaabaa sudatan “yo yo yo yo “ waa maxay waxan ; midakale qosolka iyo jees jeeska lama rabo halkii uu uu kaqaboojin lahaa qalbiga qofkii ladhaawacay marka arin muhiim ayaad kadhawaajisay oo aad ii soo jiitay Waana kusalaamay
@arahmanguudade938
@arahmanguudade938 2 жыл бұрын
Aad iyo aad wllky, mahadsanid, wan kaa gudoomay wlll
@ismahanabdi71
@ismahanabdi71 2 жыл бұрын
Axxx sorry abowe samiir 😭 insha'Allah mid kufican oo kudawicin Ayan kurajeynaya qaali
@fatimakiin435
@fatimakiin435 2 жыл бұрын
Ustaad igu qalii big respect
@anabise5112
@anabise5112 2 жыл бұрын
Ilaahaw na xafid ceebaheena astur 🙏
@yaasmabeauty2261
@yaasmabeauty2261 2 жыл бұрын
Wilka mantu murugeysan yahay barina wu cafimadi dona inshallah murugu & shalayto iyadey u dambeysa qof walbo gedku berto mirihisu gurtaa qalbiga allaha u dajiyo
@mlktube7939
@mlktube7939 2 жыл бұрын
Ustaad kuwa dhiri galinta soo badi iyo kuwa ku sabsan dumarka
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 2 жыл бұрын
Allah dumaroow aan Allah ugaga baqno wax walbo daacad nimo waa mihiim In aad dhowrsataanaa waa sharaf
@umucabdulahi116
@umucabdulahi116 2 жыл бұрын
walahi waa la ilmiiyay walal qali ayuub axme alah ku barakiiyo aalhna naga dhego kuwa daacad ah yaa rabi nabsi dad yaan ka galin 🤲🤲🤲
@suleimanabdirahman5295
@suleimanabdirahman5295 2 жыл бұрын
Barnaamijkan wuu fcn yahee soo badi zhp
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Dadkan Nairobi joogaa caadi maaha khaayimiintaa ku badan subxaanalaah
@abdikafimasulka5331
@abdikafimasulka5331 2 жыл бұрын
Ustaad waxayabo badan ayad nala wadagtay ad ayad ugu mahadsan tahay lawadgista mustaqblka hada jira waxa wlba wad ku arkin balse Allah fahan seeyo wadad saxda aha umada nabsigu waa cajib balse ilahay waxan ka barayaynaa in usan natusin waxa musibo aha eebowa adig ayan ku talo saranayaa kalsonida waa tana eebe balse gabarye ha dhibin qofkag hansesan ayama macdudata wilowa adna miskintas hasesan waxa yar oo an waxab ahayan ustaad mahadsanid casharkag dhiregalinta ino sobadi ustaad.
@fuadbaari1330
@fuadbaari1330 2 жыл бұрын
Sxp samirka kasho dulqadna muji qofka dacada ah lama jeclo really Qisadeyda alle aya og hadana alx Never give up pro
@yamosaalax4986
@yamosaalax4986 2 жыл бұрын
Fuad Baari sax waye hadlkaga
@kaamilking1139
@kaamilking1139 2 жыл бұрын
Wan hubaa malin uun iney ka shaleyn doonta ha dheerato ama ha dhawatee Samiir SORRY Pro 😪😪😪
@aqoonbadan3931
@aqoonbadan3931 2 жыл бұрын
Wallahi waa sababtas sabaabta aan u neecbahaay inaan qof dulmiyo amaa dhawaco amaa qiyamo aniga oo marka horeba Ruunta u sheegi kara ianaan jecleen imiisa Will ayaa Jacayl dhaba ii qadaay oo isoo bandhigtay oo anigana dhahay kuma Jecli Sababta markay ii weydiyeen aan dhahaay hadi aan ku Dhaho waa ku Jeclahaay anigo ku jeclen taas waa qimayo iyo xanuun waqtigaga ha iska lumin qof aan ku jeclen ha iskaga lumin wayo hadhoow xanuun iyo mugdi ku danbeen dona qof inaan qiyamo Been u sheego Niyada Been ugu dhiso shraftayda mahaan Wallahi 🥺🥺🤭
@nashadmacalin3634
@nashadmacalin3634 2 жыл бұрын
Wlhi wax badan ban kafaiday ustaad kayga🙏
@wardajamal1150
@wardajamal1150 2 жыл бұрын
Way jiraan dad la aaminayaaa lkn waa dadka la xumaynaayo wlhi insha allah dadka la xumaynaayo way guulaysanayaan ma garanaayo wlhi sababta adigoo fiican oo qofka ilaalinayaa uu ku xumaayo 😭😭😭😭😢😢😢
@Sudabuy
@Sudabuy 2 жыл бұрын
Wale nin America joogo oo daacad ah wa yaryahay 🤔maskiinkan aad nabsiga ka gashay alle haka jaro subxanallaah 😔Sorry Samiir tan kuma qalanto nuuceeda aya ujoogo mid ka qeyr badan alle haku siiyo inshallaah 🤩
@naaziftech
@naaziftech 2 жыл бұрын
Really marxaladan caadi mahan This situation I met today
@hoodoaadan1043
@hoodoaadan1043 2 жыл бұрын
Ax allow qof aan dulmiyo ayaan kamagngaly ana inlaydulmiyo kamagn galy 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Adi cml waa lagula duceystaa allah ku sharfo abyo❤
@afrahafrah6819
@afrahafrah6819 2 жыл бұрын
Asc ayub Ahmed jimco Mubarak usatad aduunka nabiisag waa madhaf qofka kuao laabata
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 жыл бұрын
Nabar xaq daro Alle ha kaaga yeelo😢 Qalbigu waa qaali Badal khayr qaba kuu rajaynayaa Samiir.
@nazziyabestie5235
@nazziyabestie5235 2 жыл бұрын
Markano kle xaliye uu saxnyhy dumar sana way jiran😭war aduunka qof ku jecel hda haysatid illahy ugu shukri lacag faa'ido mlhan wlhie
@haawoaweis6627
@haawoaweis6627 2 жыл бұрын
Subhanaallah god qayaano ha aqodin adi ku dhaceysid ma ogid
@nourahussein2534
@nourahussein2534 2 жыл бұрын
2020 bey igu dhacday sano kle hada wan ka bogsoday alx blogne masarin hada wxa wlbo ayu iso dira inta soo ego mana ugu jwbo asiga isaro hadane wuu so fura qoral dher cod buu iso dira waqti an ku dhegesto ama an ku aqriyo maba uhaayo wan gala wan firiya kdb delta ku qabtaa anon aqrinin cashar buu u noqon dona wiilkan samir alle baa ku jecel wxa wangsan alle haku saqiro 😢❤️🌹
@lunibark9978
@lunibark9978 2 жыл бұрын
sorry ama markan xasusto wadnaha i xanuna
@ifrahmohamed6276
@ifrahmohamed6276 2 жыл бұрын
Sundus Sun u dhimo balaayo ku aragtay 😭😭 Nabsi wuu dhutiyaaa ee ma dhaxo ogow Sorry Samiir 🙈
@liibaanmohamedwaare3857
@liibaanmohamedwaare3857 2 жыл бұрын
Firzt thnk You teacher, second ayaantaan raga xuriirada wado inta badan waa fashilanyihiin, waxaa la dhahaa waa iska fududhy inay ragu gabdhaha ku dhahan waa ku jeclahay lkn gabdhuhu ka caqlibadan raga, xiiriir dher waaba leeys nacaaa, mide kle sidee loo fahmi la yahay qof aan dan kaaa leheeyn inaad ka daneeysato
@muunacabdilaahl7416
@muunacabdilaahl7416 2 жыл бұрын
Wllhi wn ka naxay Zamiir arintaa ku timidey Inzhaallah maalin uun baa bogzoon Nafziguna ma zoo dhaxo Zorry wll 😔
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Maskiin Allah qalbiga ha u qaboojiyo🤲🤲🤲🤲🤲
@ahmedmohed7246
@ahmedmohed7246 2 жыл бұрын
Jacaylku waa xanuun wxana ka darn qalbi jabka ama dhaawaca ka Soo gaadha xanuunka jacaylka lkn smair zxb waad guulaysane
@hudacadey2209
@hudacadey2209 2 жыл бұрын
Masha alh wky ayuub axmed ❤🥰 Whi aduunkii wuu washay dadkii waxay noqodeen danaystayaal Dumarka samankan inkastoo isku mid ahayn hadana waxay noqodeen qaar ilhy laga magangalo ilhy hanaga cabssdo wayo qofka wax wangsan ina xidhiidhka sifiican ulawadan wilshaw anba ina inta been u sheegin runta usheegtaan who umadan waanab ka yaabay Ilhy soo hadee intiinlunsan ilhyna wiilkan qalbiga haw qaboojiyo Teeda kleh America maxa kaga jecelaaday waba yaabe
@ikraancllaahi4369
@ikraancllaahi4369 2 жыл бұрын
Aminada majirta wllh saax waye
@madaromar9660
@madaromar9660 2 жыл бұрын
Mr xaliye Ha loo waco heee danyernimo meel ku gadhsiin mayso hee😁😅😁
@farxiyoisaaqcabdi532
@farxiyoisaaqcabdi532 Жыл бұрын
qalbiga allaha kaa jabiyo
@maxamedkhadar2326
@maxamedkhadar2326 2 жыл бұрын
Macha allaH soo badi barmamijkaN wll
@fardowsofaraxsan5181
@fardowsofaraxsan5181 2 жыл бұрын
Qalbijabay wax kabxun majiro😥💔💔😭
@isxaaqabuukarchannel438
@isxaaqabuukarchannel438 2 жыл бұрын
📌iigu caawiye kan ugu horeeyo arkaan ahee
@shakoofficial2054
@shakoofficial2054 2 жыл бұрын
Walalo waxaad nala wadaagta qisooyin maraynkaga aad kula kulantay bro m
@caashocayuuni492
@caashocayuuni492 2 жыл бұрын
Walee warun anuu cashiro badan baad ibarty tanks wll qali
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 жыл бұрын
Inantu damiir xuma xataa waa bila ixtiraam ugu yaraan may hadalkeeda wax ula hadho. Rabbow taas oo samiir cagihiisa hoos joogta na tus
@fartaabdul
@fartaabdul 2 жыл бұрын
Iney isku sheegan xili hore ayaa rooneed
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
Afsomali waa kulahaa qof saas u caqli ah in aaad wax ku darsato ma ahayn
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 2 жыл бұрын
Abwe anigey xaley igudacdey so move on this worldy life is simple iska helmam waxidacen masonoqonayin anyway I feel your pain 💔💔💔💔💔💔💔💔
@quenraxma292
@quenraxma292 2 жыл бұрын
Qalbiga allaha u qabojiyo wllken tan kale gabadhu shaqsi majeclane waxay jeclatay dal sorry wlhi😭
@iskufilanfarah3842
@iskufilanfarah3842 2 жыл бұрын
Waan ka xumahay wiilka sida logalay siwanagsan xataa ulma hadlin soriy
@wardabintuosman2703
@wardabintuosman2703 2 жыл бұрын
Aaar wiilka ha lay raadiyo aan naagta ugu aare
@ayaanfoos1640
@ayaanfoos1640 2 жыл бұрын
Subxaana Allah af soonaali waaye kulahaa
@amana8081
@amana8081 2 жыл бұрын
Waa run watigan cid lama amiino waa inadan qof qalbigaga hawada siin
@aminoali9911
@aminoali9911 2 жыл бұрын
Subxanallah ! Illahw na astur maxay wilka saa ugu gashy
@ruuney7083
@ruuney7083 2 жыл бұрын
ridwaan qosol kada qofka dhawacan haku qosolin
@taymiyahkhaalid7717
@taymiyahkhaalid7717 2 жыл бұрын
ماشاءالله
@sabrinmohamedmohamud5236
@sabrinmohamedmohamud5236 2 жыл бұрын
Xanuun badana 💔💔
@cute_vidoes
@cute_vidoes 2 жыл бұрын
Wllhi saan naag unacay nacalada👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊
@zaraomer3549
@zaraomer3549 2 жыл бұрын
Waa sababta aan xidhidh usamayn layay yacni waa kabaqa🥺🥺🥺
@ikraancllaahi4369
@ikraancllaahi4369 2 жыл бұрын
Qof og alaha ayan ku day 💔😭
@khadracumar4516
@khadracumar4516 2 жыл бұрын
Asc walal ninkan qosalka jooji kudheh qof qalbijab kudhacay ayuu qoslayaa
@atharmohamed4953
@atharmohamed4953 2 жыл бұрын
Wlhi so painful af adkaa gabadha oo been badnaa cajaaib sidey usoo indho aday tahay kayabay
@faizamohamedgutale9475
@faizamohamedgutale9475 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 жыл бұрын
Xaqiiq wllhi waligaa qof bilaa Aadam ah wx WalbA ka filo
@hodanqorane1572
@hodanqorane1572 2 жыл бұрын
Sorry 😭😭💔💔
@asaddacar9079
@asaddacar9079 2 жыл бұрын
Thanks wll
@masbalqueen7625
@masbalqueen7625 2 жыл бұрын
Hadalada saan u xun inay ku hadasho ma aheen wilka qalpi jab y waxay iskugu dartay hadalo xun ninka kale inu meel cidlo ugu tago rajeena oo xaqa ka soo baxo🥲
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 2 жыл бұрын
Wllhi waa runta wll ayuub
@sagalmohamud614
@sagalmohamud614 2 жыл бұрын
subxnllah indho adkaa walhi qof sas uma qiyami karo😢😭😭anaba wadnaha I xanuunay nasbi maso daaho sorry samiir🥺🥺
@ifrahmousa1992
@ifrahmousa1992 2 жыл бұрын
Nabsigu ma dhexee adaa u dhiman ayay soomaalidu ku maahmaahdaa lkn illahy inankaa qalbiga ha uqaboojiyo
@maxamed8830
@maxamed8830 2 жыл бұрын
maansha allh maansha allh maansha allh wll 💔💔💔💔❤❤💓💓💘💘❤💓💓💘👍👍👍👍👍👍
@kingvlogs.
@kingvlogs. 2 жыл бұрын
Ayuub ahmed cimragaaga allaha dheereeyo😍
@zulthantaherzulthan7683
@zulthantaherzulthan7683 2 жыл бұрын
Dr kaygii ayuub axmed alaha kusharfo
@aminahussein1329
@aminahussein1329 2 жыл бұрын
Xaqiiq waaye wllhi
@somaliawardtube6878
@somaliawardtube6878 2 жыл бұрын
Wiilka uu guulaystay waayo wuxuu gaadhay ujeedada ahayd shagigiisa
@zuheyrappe5747
@zuheyrappe5747 2 жыл бұрын
insha allah taliyaa💯💯💯💯❤️
@ifrahmousa1992
@ifrahmousa1992 2 жыл бұрын
Wcs Maclin qofna Ina LA khiyaamo ma fiican lkn balwadaad daacda ayaa loo noqdaa qofna lama lug joogo waa iga fikirkayga
@kaafiyaabdirahman4727
@kaafiyaabdirahman4727 2 жыл бұрын
Masha Allah Alle ha ku barakeyo wllky
@abshirarkey1490
@abshirarkey1490 2 жыл бұрын
xanuun waye walaahi💔😂
@shukrijaamac1853
@shukrijaamac1853 2 жыл бұрын
Horta aniga uma maleenayo suhaybow in sidaa qof lagu ogaan karo daacadnimadiisa Iyo khiyaanadiisaba
@MsLajecel
@MsLajecel 2 жыл бұрын
Kan Mareykanka jooga iyada ma isku hubtaa?
@せんぱいナラ
@せんぱいナラ 2 жыл бұрын
Bisinka qoftu xumaaa oo qalbi adagaa
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Ax wanaag manaxdo ah ookhiyaano badan
@xalimosdiiow2431
@xalimosdiiow2431 2 жыл бұрын
Masha allha👌👌👌
@suhayppaazhe7426
@suhayppaazhe7426 2 жыл бұрын
Zuhaip zxp dalke kaso jeeda ma somaliliand mise somali💔💔💔💔💔💔💔❤💔❤❤💔❤💔💙💔💔💙💙💔💙💔💙💔💙💔💙💙💔💙💔💙💔
@saadaqcalimahamed1388
@saadaqcalimahamed1388 2 жыл бұрын
Xaqiiqdi xlkn waxa dreemi karo keliya qof nabsi galy wayhuna wa mid usaaxiib ah isbadalk
@amuushqurux4457
@amuushqurux4457 2 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi ana arkay
@rixiimamaxed8502
@rixiimamaxed8502 Жыл бұрын
Waligay wiil been kuma wadin malintan barto ayaan idha wll diyar kuma ihi ayanan ku lugayn
@neimadaher1934
@neimadaher1934 2 жыл бұрын
Subxanallah😭😭😭😭😭😭
@sadiiqomar9129
@sadiiqomar9129 2 жыл бұрын
Liil Basto Chenel kii sa Booqa Halakaas Buu IYad Jab Badan Baa Taala
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 2 жыл бұрын
Inalillah heart breaking indeed. Sorry walalo
@marwodagan2271
@marwodagan2271 2 жыл бұрын
Ax subxanallah
@nimcofarah5673
@nimcofarah5673 2 жыл бұрын
Subxaallah
@salaadomaxamed6319
@salaadomaxamed6319 2 жыл бұрын
Sorry War dumaroow illaahay kabaqa oo raga sida kadaaya wallaahay waan illmeeyey miskiin
@mohaazyare355
@mohaazyare355 2 жыл бұрын
Shuceyb talent
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Gabdhaha somaaliyed waxey jecel yihiin diyees baraha iyo lacagta taasne waa xaqiiq
2 nabsigeedaa ka soo baxay ma la yaabtay caqligiisa
9:09
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 29 М.
Ha Is Dhiibin Hana Daciifin
16:35
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 8 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2,9 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,1 МЛН
049 | 09 | Ficilkaagu ha kuu hadlo | 48ka Xeer ee Awoodda
29:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 43 М.
Kalsooni Dadka Qaar Uma Qalmaan!
14:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 32 М.
Horadhac TikTok. xog 0000.Aad
34:00
Cidla ka wareer
Рет қаралды 85
DADKANI HALKAY KU DANBEEYEEN? 🧐\DIRISLE ABDI
10:17
Dirisle Abdi
Рет қаралды 64 М.
QOF MARKUU KU QIYAANAYO SIDA LAGU OGAADO ᴴᴰ┇ Ayub Axmed
12:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 61 М.
Isbadelka Nolosha  iyo Qorshaha Sanadka 2025
27:03
AbdiShakour Harbi
Рет қаралды 1,4 М.
GABAR AYAA I CALOOL XUMAYSAY - JAWAAB ᴴᴰ┇ Ayub Axmed
9:04
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 30 М.
7 Subax kasta hadii qof walba sidaan u fakeri lahaa
12:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 44 М.
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 134 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН