Wlhy been maha wiil ayaan wada shekeysana waxaanu kala joogna labo magaalo sidi hore si joogto ah uma wada hadalno wayo isna waa u shaqeeya anah wax ayaan bartaa🥰suhyp cilmi kala dhex baxay hadan leysi soo xiriirin maha inu jaceylku dhamaaday👏
@raxmacabdilahi39252 жыл бұрын
Cibaaradan dhalin yartu aad haw weelayso كأسك الدي اضقت منه غيرك لن تموت حتى يضيقك الله منه بيد اخرى ان خيرا فخير وان شرا فشر
@abdirahmanabdiwaliali54172 жыл бұрын
Thank u😇
@xumeyraqaali2 жыл бұрын
Ufasir wll dadbaanu aqoon carabiga
@khadijahassan71302 жыл бұрын
Ani ahaan kuma heeysto nin iga badbadiyo xiliga shukaansiga sababta maxeey ii taree dhalanteed, aniga waxaan taganahay uma baahni hada waxaan guurka kadib iila imoow. Alhamdulillah nin xoolihiisa maba haweeysto ani. Somalida inta badan xiliga shukaansiga aa liiska walaa labada dhinac markii la aqal galana waa liis iloobaa. The sad truth 😭😭😭😭
@arnabjunior14362 жыл бұрын
Thanks ustaad 👏 Dhalinyarada waxaan leyahay qalbiga💘 ciyaarta ka daaya Jaceylkana ciyaarta ka daaya Nabsi ba danbeeyo 💔iyo qalbi jab ⏱ Waqtiga aad luminaysaan maalin ayaad ka qoomameyn doonta e ka faaidayso Maanta ayaad noshahay
Qof aan asi daacad aheyn lagama yaabo asine inuu qof daacad ah helo! *Ustaadi* keep going👏
@ayanitoahmed74442 жыл бұрын
Hadii daacad noqoto Hubaal waxa kugu Badanaya khiyamada kaga Imanaysa meelo badan Hadan waa inaad ku adkaysataa Marwalba inaad noqoto qof dacada Thank you ayub🥰
@teamarimaheena99812 жыл бұрын
AYUUB AHMED BEST MOVITATION💖🌷💖
@raxmacabdilahi39252 жыл бұрын
Rutaa wllky horaa lodhahay كما تدين تدان 👍
@clwahaabnadaara64052 жыл бұрын
Jacaylka somalida wxas baan ku ncy 🤧
@makalelendkimich85412 жыл бұрын
AadBaan UlayaaBa DumarKa Qaar Wxay RabTa inaan Lala Guursan IYadoon Loo Ogolayn in ay 1 nin waxka badan guursato ayay 100xidhiidha hoosta Ka WadaTa horaa Loo Yidhi cidna Ha aaminin Xata Wllzha ha ahaate😎
@mahadmohamed35212 жыл бұрын
Ayub wllkey nolosheyda Kali nimo Ayn ka torbiday wyo ma Awodo intan ka badan ina amino gabar mitii iso radsato Ayn qabilaa 🙇🙇🙇
gabadhaha Somaalida Jaceylka Wali meysan Baran Mesha Ma Dhul Ma La Kala Ibsanaya Kan Hadu Xumado Kana Ku dhagsana Kulaha Qalbiya Iska Gacan Galay Wlhi Sida Qalbi Qof Kuma Aqbalo Hunguri Xuma Dumarka
@sacdiyonur78992 жыл бұрын
Mansha aallh😍😍🥰🥰
@fuadobsiye81072 жыл бұрын
It's true bro
@ayaanitasaleeban38432 жыл бұрын
Wlhi waa yaab habo mcn wax inoo baro ishaalaa
@movi-channel2 жыл бұрын
Thanks ustad 😌🙏
@shamsoshamso24392 жыл бұрын
Masha allah wllkey ilaah ha ku xafido Wll i caawi hdad awodid 🥺🥺🥺🥺
@fowziaabdiabdullahi20622 жыл бұрын
Maxa ugu dhacay🥺😚
@shamsoshamso24392 жыл бұрын
@@fowziaabdiabdullahi2062 Abyo hooyo carur haysato ayan ahay Waxa leygu leeyhy deen oo i kurbeysay oo leyga rabo bisha mrkey dhamato Hadad awoodid i caawi Hadadan aan awoodine ii soo ducey in ilaah iga baxsho kurbadane iga qaado Mahadsanid abyo
@shamsoshamso24392 жыл бұрын
@@fowziaabdiabdullahi2062 🥺🥺🥺🥺✋✋🙏
@mlktube85532 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@nimcomaxamad38142 жыл бұрын
Wale waa run
@indhodeeqdaadcaafi43562 жыл бұрын
Ayub jasaakalahu khayr walal
@amalismail77722 жыл бұрын
Qalbiga lama gadan karo lakin wanaag iyo kalgacayl ayaa la gashan karaa
@daarulqaraar75362 жыл бұрын
Walaalahayga somali maxamed isoo booqda insha Allah Illahay khayr haydin siiye waxaan soo gudbiyaa khayrka ka qayb qaado oo subscribe saar insha Allah ♤♤♤♤♤
@kahaaden80012 жыл бұрын
Ustaad
@tuutun58122 жыл бұрын
Waa xaqiiq runtii bro
@abdirahmanqaase2792 жыл бұрын
Màsha Allah
@raxmacabdilahi39252 жыл бұрын
Waa dhibka haysta dadka manta intooda badan siiba dhalin yarta inay wakhtiga layskaga lumiyo bilaa macne Maxaa udiiday inay hal qof kuekadan ama iskadayaan waxan owareera😈
@ayaanabdallahassan30622 жыл бұрын
Abayo waa sax lakiin wax weliba u jeedo bey leeyiin hadaadan yoolkaas leeheen maxaad marka isga luminee waqti Taasbaan qabaa aniga ahaanteyda
@maryanmursalmaxamed65172 жыл бұрын
Wlhi qlbigu 2 qof ma qado
@salmanur19762 жыл бұрын
Labadaba waa jclyihiin kwrn hah bal mee hal isaga ekaato hada labo qof bey qalbi jabisay😰
Wax walbo wa lagadan karaa lakin? Jaceelka iyo ixtiraamka lama iibsan karo 🤔
@abibokiehyacin61382 жыл бұрын
Welcome back bro
@abibokiehyacin61382 жыл бұрын
But bro did you stopped the english class
@kiinmahammed58672 жыл бұрын
Asc war suheyb dadka haisku diriin
@faadumofaadumo72582 жыл бұрын
Awoowe dada hormar kaga ka xun balse ani ahan waa ku taager sanahay 🙏
@Hasla.wabi.tore.02 жыл бұрын
First comment horey u soco libax✌
@nimcomaxamad38142 жыл бұрын
Kkkkkk
@aminaqalaf5596 Жыл бұрын
Asc❤❤❤❤❤🤔🤔😍
@muhomedZigad12 жыл бұрын
WAXAAN JOOGNAA ADUUNYO AY KA DHAMADEEN DADKII WANAGSANAA
@dagandaacad50422 жыл бұрын
may wali wey jiran dadwanagsan wll
@clwahaabnadaara64052 жыл бұрын
Weli waan jogan aduunyda dhexdeda dadku mwda sina
@clwahaabnadaara64052 жыл бұрын
@@dagandaacad5042 exactly runtaa waaye wll 🥰💯
@dagandaacad50422 жыл бұрын
@@clwahaabnadaara6405 warunta wll🙏
@muhomedZigad12 жыл бұрын
@@dagandaacad5042 walal haday jiraan kuwa wanagsan malaha hada waxa la dhihi karaa kunkii qofba hal qof ayaa fican qofkaana wax samayn wayn ku yeeshay dadkii xumaa
@sadaamadan74302 жыл бұрын
Sadaam waa dacad
@gogoup32032 жыл бұрын
*GIRIIGA* sidan ku imid ayan idin so dubaya. Alx wa nabad imid.
@tayasiryamani58572 жыл бұрын
Zxpo qli noosobadi mahad sanid🥰👍
@amalahmed65962 жыл бұрын
Ani wab iga gesi san yihin nagaha 2 nin u wada sheken karo mida kale live maleh miya sheko badan maba ka bixi karo !!!
@shermarke23132 жыл бұрын
Guuleyso sxb
@mohamudyusuf13532 жыл бұрын
Iyada aya afkeeda ka qortay in midka hore ay xogaha ka dareentey in uusan so xiriirineyn sida darted ayey midka dambe xiriir ula sameysay iyado midki hore shaki ka qabta , marka mesha waxa ka cad in midka dambe ku meel gaar un yahay o ki hore ku xumeyn ay xiriir ula sameysay , kolley hebelka dambe videogan Wu arki doonaaye mesha ha isaga cararo waxba mesha uma yaalaan 🤣
Jeceylkeyga 2 wada 2qarada kala jogna malinti haben ayey itahay habenkii maalin ayeey utahay xiriirkaaba dhib ah alxmdulilah dhibna kuma qabo howlaheyga nolasha buzy ku ahay marka qaaliyey iska ilaali dadkaas imtixaanka qaad hal kasooreeb plz
@jamadgaal58742 жыл бұрын
Laakiin ayuuboow naag waxaa la dhahaa kun bey shirisaa koowna wey kala baxdaa
@xamdixarago19122 жыл бұрын
Raga an shukansado o an ka lahay rasamal maxan lacagtisa ku falin o an ahay inan xaran iska cuno xita hadan mustaqbal ka leyahy lacagta i hay ayan dhihin mar kle ayan ka qadan alx imanka kena tas
Anaaba isku dhex wda hada hhh kii hore oo aan mudo sanad ah la socday inta uu wadanka ka tagay baan si gaabis uga dareemay kadib inta aan shakiyay ayaan mid kale oo isku magalo jogno xiriir la galay saa kii dambaa guur iso bandhigtay kii horena mr mar buu ila so hadlaa markaana balantuu igusii adkeeya hadaan yaabanhy kan dmbe xiriir ma lihi bn ku iri isna aan dhamyno maahe wr kale ma hayo ana wxn leeyhy kii alle ku qadaro 😆 🤣
@shiimimg10702 жыл бұрын
Abaayo 100 shukaanso qalbi jab Maheee wadno jab haku dhaco ayagabo anagoo ilmo iyo wa ladiindoda uhaayno Nala gursadaan hadaan hal nin Ku ekado anaa ba waalan
@unolowmanta75082 жыл бұрын
Ka wanagsan gurso ee ku roon
@Forex-xusen2 жыл бұрын
Kan diyrka gurso hada kuqncsnthy baye nolshdna qofka hadad gabis kurgto isgo xirir ini kdhexeyo qofkla lalbilba xirir
@mohamedmuhumod Жыл бұрын
backup aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa maa
@sacimacadey3312 жыл бұрын
Malmahaan xaga raga ayaad u janjertaa ayuub sidaaasna kuguma ogeyn pls dhax dhaxad ka noqo rag lacag bixiyay ayaad ka hadlaysaa kama hadlaysid intee gabar aa la dulmiyay intee gabar ayaa oynaya pls ani wan ku tageeraa
@filsanahmed15692 жыл бұрын
Markuu qofka labo qof tijaabi ku dhaho please haso Deen labada qof mid so gali Kan dacwada ah ama guuleystay uun