No video

Suldaan indhaha caalamka soo jiitay | Dalka Brunei

  Рет қаралды 122,746

Tanaad

Tanaad

Күн бұрын

Suldaan indhaha caalamka soo jiitay Shareecada Islaamkana hirgaliyay#
Fadlan ku soo biir Channel-ka oo Subscribe dheh si aad ula socoto muuqaalada xiga.
Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Пікірлер: 174
@yobozsomali4156
@yobozsomali4156 4 жыл бұрын
ita ila aamisan dalkani inuu kawada fican yahay dalalka carbta oo dhan xaga diinta farta hataagto☝☝☝
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 жыл бұрын
Maasha Allah sax waaye lkn inuu dhaho laga rabey diinta kirishtanka majirto
@ahmedsaed7602
@ahmedsaed7602 4 жыл бұрын
Diintu israafka ma ogola ee ogaw
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 жыл бұрын
@@ahmedsaed7602 yeysan ogolaan diinteena ayaa ka qiima ween oo Allah noodoorey tooda waa in la liida
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
@@somcastudio2899 diintu hantii yaan layeelan ma oran cismaan bin cafaan iyo cabdiraxman bin cawf taajiriin ayay ahaayeen
@YoonisAhmed-do4fd
@YoonisAhmed-do4fd 6 күн бұрын
Dastuurka gaalnimo waay
@hanadabokor5793
@hanadabokor5793 4 жыл бұрын
Masha allah ilaahay anagana hanoo keeno madaxweyne shareecada islamka ngu xukuma
@cabdisamedcaliclaahi3158
@cabdisamedcaliclaahi3158 4 жыл бұрын
Nin allah wax siiyay iga dheh wuxu isku darsaday maal jagaooyin Waar tasa nolola insha ALLAH waan gaadhi doona wanan dhafin
@saciidosaciid31
@saciidosaciid31 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😋
@neyruusneyruus4638
@neyruusneyruus4638 4 жыл бұрын
Mashalah Allah hanoo keeno suldankan oo kale hoganka wanagsan iyo ku dhaqanka diinta islamka.
@alihassanmaalim345
@alihassanmaalim345 4 жыл бұрын
Wadan lagu xukumo shareecada islaamka mashaAllah. Somalia waa in shareecada islaamka lagu xukumo ama dhaqo waayo waa dad muslim ah daba orodka rer galbeedka faaiido malahan waa in aan kheyraadka wadankeena soo baxsano oo xadana diinteena ilaashanaa. Allah u Akbar
@cabdisalaancabduqaadirciis6679
@cabdisalaancabduqaadirciis6679 4 жыл бұрын
Masha.allh Numbar one anaa ah aan Filla Tanaad Xaqiiqdii wax badan ayaan ka Faaiiday chenaalkaan
@user-gq4uz2jq7r
@user-gq4uz2jq7r 2 ай бұрын
Thanks wlhy dalkasta waad ibartay waayo wadankasta waan taggaa inta badan❤
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 4 жыл бұрын
Masha allah. Thanks brother. Brunei 🇧🇳. Waa. dal. Muslim. ah. ❤️❤️❤️💕💕💕💕👍👍👏👏💕💕💕💕❤️❤️
@sadaamhusseinmohamud447
@sadaamhusseinmohamud447 4 жыл бұрын
Intii aan ka soo hormaray love ha iisaarto ♥️🤣🤣🤣
@Ibrahim-io5us
@Ibrahim-io5us 4 жыл бұрын
Sadaam hussein Mohamud .
@suheibjama5113
@suheibjama5113 4 жыл бұрын
Walaal dalka Germany NooGa soo diyaari inshaAllaH
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 Ай бұрын
Tanaad media maku dartay mise waa run waxan aad sheegayso fadlan
@Ahmed_Abdi_Hassan
@Ahmed_Abdi_Hassan 4 жыл бұрын
Mid lamida ayaa kasoo baxayaa Somalia 🇸🇴
@Ibrahim-io5us
@Ibrahim-io5us 4 жыл бұрын
Axmed ak .
@ilyaashasan5656
@ilyaashasan5656 4 жыл бұрын
Axmed ak subaxnalaah
@Ahmed_Abdi_Hassan
@Ahmed_Abdi_Hassan 4 жыл бұрын
@@Ibrahim-io5us haa bro
@Ahmed_Abdi_Hassan
@Ahmed_Abdi_Hassan 4 жыл бұрын
@@ilyaashasan5656 sabab saaxiib
@ilyaashasan5656
@ilyaashasan5656 4 жыл бұрын
Axmed ak sadar muuqdo su aal ka dhan akhii 😭😭
@maxamedibrahim95
@maxamedibrahim95 4 жыл бұрын
waligay cawa ka hor doladan ma maqal mashaa alah wadan tahriib malagutafi karaaa
@jesshalan6325
@jesshalan6325 2 жыл бұрын
Asc,shukran tanaad sidee loo tegi karaa brunei ,waxaan rabaa inaan dego ,ma ogol yihiin passprkena,somaliga ,ajar badan allah haku siiyee iiga soo jawaab. Mahad sanid
@abdiabdaleofficialchannel5131
@abdiabdaleofficialchannel5131 4 жыл бұрын
Tanaad channel an.ad ugu farxo marka u video so galiyo horey soco tanaad channel
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Mansha alah reer galbeedku ma ogolo shareecada islaamka
@camaaroffcial2007
@camaaroffcial2007 4 жыл бұрын
kolaY mar haduu diinta islaamka adkeeyay .... ilahaY haw dhawro maalkiisa......
@sheeko-xariirchannal4130
@sheeko-xariirchannal4130 4 жыл бұрын
Manzha allah Brunai waa waddan muslim ah
@qadaafinhocabdi6741
@qadaafinhocabdi6741 4 жыл бұрын
Tanaad marwalba waxaan jeclahay in aa iska fiirsado wax yaabaha cusub waan fiirsadaa ilove tanaad
@macluumaadcusub9276
@macluumaadcusub9276 4 жыл бұрын
ma.a tanaad hory usocoo tiigso meel aan lagubhamin
@cadaani7587
@cadaani7587 4 жыл бұрын
Jazakallah wll zreh #TANAAD xifdullahi💖
@malyuunbashiir5887
@malyuunbashiir5887 4 жыл бұрын
Masha allah wll no so badi barnamijyada nocan oo kale ah
@indheergaradchannel3269
@indheergaradchannel3269 4 жыл бұрын
Fist one like Iigo qapta
@samiirkennedy8419
@samiirkennedy8419 4 жыл бұрын
Mcha allah alle ha ka ilaaliya isha cadowga shisheeye iyo yahuuda
@gaabshe-10
@gaabshe-10 4 жыл бұрын
Wllaahi weligay maanta comment ka bixiyay youtube maxamed aamin ali diriye sxb waxaadeedahay cod talent ah wllaahi 1 daqiiqo kama maqnaado chanelkaada wxaad isku darsatay cod iyo aqoon allah haku xafido sxb horana u soco
@abaazlabagoleh9807
@abaazlabagoleh9807 4 жыл бұрын
inchlh Alle hayna geeyo dalkaa wLaA laheen ee muslimkaa
@mehlan3743
@mehlan3743 4 жыл бұрын
Masha allah ❤️❤️👍🏻👍🏻
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
Allah ka xijaabo sharta galada qofkii ugu horeyay eedeya waxay ahayd khaniisada futada galadu kawaste ilhan cumar ladhaho o tiri hala weraro🤕
@antalialand3091
@antalialand3091 4 жыл бұрын
Mashaa alaah
@faynuuswaladuu5100
@faynuuswaladuu5100 4 жыл бұрын
Brunei allah yaxfidkum
@engineerabdirahmanmohamed9476
@engineerabdirahmanmohamed9476 4 жыл бұрын
Good video thanks every time
@abdinafacmohamed6674
@abdinafacmohamed6674 4 жыл бұрын
Masha Allah
@najibabdulwahid4027
@najibabdulwahid4027 4 жыл бұрын
Mansha Allah, thnxz bro xogta wanaagsan ee aad mar walba nala wadaagto.hore usoco bro
@djkaraamaofficial890
@djkaraamaofficial890 4 жыл бұрын
Thank you bro keep going
@zakarieabdukadirmohamed6187
@zakarieabdukadirmohamed6187 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah
@abdisamadvlogs5466
@abdisamadvlogs5466 4 жыл бұрын
Kepp going my brother
@maxamedcabdicasis882
@maxamedcabdicasis882 4 жыл бұрын
Maasha Allah❤
@abdikarimtokyo3872
@abdikarimtokyo3872 4 жыл бұрын
Zxp Wxan ka cdsanya Dalka Qatar dhowr jeer oo horena waa ku iri waa cdsi Masuul
@abdikarimtokyo3872
@abdikarimtokyo3872 4 жыл бұрын
Qatar soo diyaari pro
@abdallahaaji1073
@abdallahaaji1073 4 жыл бұрын
Keep going bro
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
masha allah keep going bro
@xasanmaxamedxasan673
@xasanmaxamedxasan673 4 жыл бұрын
Wall dadab ka ugu mavio ka badan wakee
@abdimalikhabane249
@abdimalikhabane249 4 жыл бұрын
Hamblyo Brother 100k
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
Masha allah ilahay cimrigiisa ha dheereeyo
@abdifataahcade6793
@abdifataahcade6793 4 жыл бұрын
Allow hantidaaso kale ifka ha igusiin akhaaro intaa iyo kabadan iigu kaydi waxaan xisaabin iyo xaged gaysay waxaan ka ahayn aakharo itarimayso
@Yt-One_1
@Yt-One_1 4 жыл бұрын
TAJIKISTAN kaso hadal wll ilaahay haku caafiye Wllo
@abdihakimhussein1661
@abdihakimhussein1661 4 жыл бұрын
Masha allaaah wll ilaahay khayhakaasiiyo ee noosoobadi kuwan oo kalle
@wacdichannel2098
@wacdichannel2098 4 жыл бұрын
best channel in the year #Tanaad keep goin👏👏👏🙏
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Brunei ✌
@abdifitahmohamedahmed3477
@abdifitahmohamedahmed3477 4 жыл бұрын
Hormar wcn wll qli
@nuuradiindugsiiye6442
@nuuradiindugsiiye6442 4 жыл бұрын
Tanaad keep going brother
@muhanadmuslim3510
@muhanadmuslim3510 4 жыл бұрын
mansha Allah wale lama wayo halyay islama
@WacaalProduction
@WacaalProduction 4 жыл бұрын
brunie waa maqlay lkn ma ogeen in dal islam boqor islaam ka taliyo Tanaad ku mahadsanidiin waxba ii fa'ideyseen hore usocda
@amiinabdirashiid3724
@amiinabdirashiid3724 4 жыл бұрын
Waxan kaa codsanayaa inaad video markaa bilabasid aad KU bilawdo Asalamu calaykum pro
@gaabshe-10
@gaabshe-10 4 жыл бұрын
Dhamaaan vedeoyada ku jira chanelkaan wllaahi waan daawaday hal xabo iima dhina illaa hddana wxaan sugayaa vedeo csub kama daalo mxamed aamiin akhrintiisa wllaahi horay usoco sxb illaaah haku barakeeye hddaad aragro commentigaan sxb dhiirigelin ayaad haystaayae horey usoco
@maan-deeq
@maan-deeq Жыл бұрын
Abaayo/aboowe ka mid noqo adigoo mahadsan saaxiibada qaaliga ah ee maan-deeq 🙏
@AaminaBile-wr9qq
@AaminaBile-wr9qq 6 ай бұрын
Walle waa dal jira الاسلام
@salmaniligay8979
@salmaniligay8979 4 жыл бұрын
ماشاءاللہ Allaha xaqa hawafajiyo
@hanadmahamedahmed3883
@hanadmahamedahmed3883 4 жыл бұрын
Masha allah
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 4 жыл бұрын
Mashallh wll qali ah hormar wcn 🇸🇴🙏👇
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 жыл бұрын
Thank you
@Kobcis
@Kobcis 4 жыл бұрын
Horumar wacan sxb
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 Ай бұрын
57 years ago daacadnimo
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Kkkj biyo kamaan dhacaan
@somalia499
@somalia499 3 жыл бұрын
Masha allaah alaha nodaayo
@mawlidomar3121
@mawlidomar3121 4 жыл бұрын
mahadsanid tanaad balse isku day antartika
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 4 жыл бұрын
Geesi madax weyne Islaam ah inuu dunida jooga ma ogeyn
@mohamoudkader6242
@mohamoudkader6242 4 жыл бұрын
Masha alh hore usoco wllo
@calimad1128
@calimad1128 4 жыл бұрын
Nazab kamila taanad horey usoco
@Bepatient866
@Bepatient866 4 жыл бұрын
Comentgaan waxaan qorayaa inta aanan daawan video ga Video gaan mawduuciisa waxaa ku jira point muhiim ah Mawduucaan ciwaankiisu wuxuu cadayn u yahay inuusan jirin dal caalamkaan aan joogno ka jira oo looga xukun tamo shareecada islaamka Ciwaanka xigmada ku jirta ayaa ka wayn oo ka muhiimsan video ga oo dhan xigmada ku jirta ALLA FARIIDSANAA INTA ILA FAHANTAY XIGMADAAS
@hafsahaajicaydiid9492
@hafsahaajicaydiid9492 2 жыл бұрын
Wll side lagu tagi kara hadanad arday ahayn shaqo ma ledey jwp plz
@abdisamadm.hussein1791
@abdisamadm.hussein1791 4 жыл бұрын
Hogaamiye Islam dhaqankiisa ayuu leeyahay marka laga reebo hantida waayo taas asaga ma lahan ee reer Brunei ayaa leh
@cumarcabdisalan4223
@cumarcabdisalan4223 Жыл бұрын
🇧🇳🇧🇳🇧🇳
@samawademusa6558
@samawademusa6558 4 жыл бұрын
Mnsha allaah
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 4 жыл бұрын
Waa aduunyo intaas waa iska riyo qof riyooday aqiro ya ka muhimsaan
@maxdar11
@maxdar11 4 жыл бұрын
Muuqaaladaada Waan download garaysataa si Aan dhawr jeeadudaawado Halka muuqaalada kle ee Aan Aan daawado oo kaliya Waxaan kaa codsanlaha Inaad Fariin nooga soo diyaarisp shirkada youtube.
@cabdaleyare4521
@cabdaleyare4521 4 жыл бұрын
Mansha alah sxb
@cabdirisaaqyusuf4546
@cabdirisaaqyusuf4546 4 жыл бұрын
Mnsha allah
@muwaladyare9532
@muwaladyare9532 4 жыл бұрын
Anaa jogo schorlaship wax kaga barto
@sadaammaxamedjaamac9737
@sadaammaxamedjaamac9737 4 жыл бұрын
SXP MA DALKASAAD JOOGTAA.FADLAN HADAAD ARAGTID MESSEGKAYGAN IILA SOO XIDHIIDH .LKBARKA WATHS APPKA AH 252 63 459 76 96
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 Ай бұрын
Unbelievable
@daauudfaarax53
@daauudfaarax53 4 жыл бұрын
Asc Waxan ahay qofkii koowaad ee daawada islamarkaana like iyo commentiba ka bixiyay
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 жыл бұрын
M.a elhow waxaa ku arsaaqday aniganeh iku arsaaq Ameren 👏
@kingi4758
@kingi4758 4 жыл бұрын
Go forward
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
MashaAllah
@mohamedhaaji1989
@mohamedhaaji1989 4 жыл бұрын
Hhhh allaa boqorka wa faladahee😀
@maxameddeeq3245
@maxameddeeq3245 4 жыл бұрын
Alla ilahee waa geesi
@hamseadam6699
@hamseadam6699 4 жыл бұрын
Diinta Allah hadii uu ciseeyo. Illahay mamlikadiisana ha adkeeyo
@maxamudyasin3922
@maxamudyasin3922 4 жыл бұрын
Keep going
@bromy5469
@bromy5469 4 жыл бұрын
Tanaad waxaa sodiyarisan wadamada galada musliminta warkooda nagadaaya meesha qaxotiga ku nahay nasoo dhaweyen qasatan yurub nooga warama carabtan dharagtay nagadaaya
@somaaaliweyn3757
@somaaaliweyn3757 4 жыл бұрын
Mansha allh
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 4 жыл бұрын
Guuuul buruniay
@naasirnani8375
@naasirnani8375 4 жыл бұрын
Keep gone tanaaad
@dsacademy3837
@dsacademy3837 4 жыл бұрын
09/11/2019 laba koorso Math iyo English ayaa laga bilaabi doonaa Kanaalkan DS Academy, si aad uga faaideysato kusoo biir oo subscribe soo saar.
@somaliproduction7526
@somaliproduction7526 4 жыл бұрын
Hada jeceshahay tanaad like sar
@Ibrahim-io5us
@Ibrahim-io5us 4 жыл бұрын
wankusalamayaqali
@brotherfather7424
@brotherfather7424 4 жыл бұрын
Waa dictator lkn wan ku tageerayna hirgelintisa diinta islaamka
@axmedgaab5089
@axmedgaab5089 4 жыл бұрын
m.a
@aabomacaan7364
@aabomacaan7364 4 жыл бұрын
Zxp shot out
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 4 жыл бұрын
Manshallah
@maxamedxasan7977
@maxamedxasan7977 4 жыл бұрын
Msh allah
@kabtanaabaska9370
@kabtanaabaska9370 4 жыл бұрын
Shugran 🙏
@streetfir3
@streetfir3 4 жыл бұрын
Libaax igadheh wankahelay
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 44 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 20 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
Burundi Dalka Aduunka Ugu Liito !  .. Mowduuc Wacyi Muhiim ah .
13:29
This Part Of Bandar Seri Begawan BRUNEI Shocked Me!!
31:32
Myer Travels
Рет қаралды 50 М.
Sidee ku heli kartaa minxada waxbarasho ee dalka Brunei 2020
16:38
Waaberi Media
Рет қаралды 18 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 44 МЛН