SULDAAN SEERAAR OO SOO SAARAY HEESTA UGU DHEER HEESAHA SOMALIDA | AMINA IYO SAFARKII XAMAR | 2018 HD

  Рет қаралды 1,282,983

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

6 жыл бұрын

HEES QISO DHAB AH!
Aaminaay Dareenkii
Dugsigeennii Barashee
Dagmadeennii Waaberi
Adoo Ubax Dillaacooo
Araggana U Daawo Oo
Dumar Ugu Nasiib Badan
………………………………………
Jigjiga’s Super Star breaks Somali Record
For The Longest Somali Song Ever -
Amina - by suldaan seeraar
...........................................
Xiddigga jigjiga
Suldaan seeraar guhaad
Oo soo saaray hees
Taariikhda gashay
Heest ugu dheer heesaha somalida,
Heestii xasan aaden samatar
Ee Beledweyne
Ayay barbar u tuurtay
………………………………….
EREYADA: ABWAAN CABDULLAAHI XAWAYAAN
LAXANKA: USTAAD SICIID NUUR JINNI I SHUMI
MUSIC: CABDI ABIIB CABDI YARE
HEESTA : AMINA 2018 HD + LYRICS
PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
...........................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 100
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 6 жыл бұрын
Ma Nooshaahay Ma Dhimashaa!! Xaggeed Joogtaa - Nolol Ama Geeri? #Suldaanka_Geeska oo Soosaaray Hees Xanuun Badan ... kzbin.info/www/bejne/foOcep2Koryiask
@studiofiifaproduction9876
@studiofiifaproduction9876 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI zxp hees aan la oqoon aya ka dheer Abdifataax yare iyo ikraan caraale heesta mililico so daawo zxp
@jamaladem9945
@jamaladem9945 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE the best song ever thanks to guys
@marwaanstudio5127
@marwaanstudio5127 5 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE zxb heti Jubalan Ayadano Nadif ag aya lagaa rawaa
@ayaannayaann9361
@ayaannayaann9361 5 жыл бұрын
Woooow ashcalaa
@suudiofficialchannel
@suudiofficialchannel 5 жыл бұрын
Tariikhda been ha ka sheegin heesta waxa ka dheer heesta HOOYO ee uu ku luuqeyo legend MOHAMED SULEUMAN TUBEEC OO AH 14:37 SECOND . AbtiI TARIKHDA ISKA HUBI..
@barmadiinmalik1885
@barmadiinmalik1885 6 жыл бұрын
Fanku waa heybad Heeybadaasna Allah kugu Maneystay Suldaan Seeraar. Much Respect browski. Much love From Kismaayo.
@guyolampard8809
@guyolampard8809 6 жыл бұрын
Xamar casimada geeska❤❤❤ Salaan sre All somaali weyn From jigjiga
@user-to1ke2qx6k
@user-to1ke2qx6k 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😁😁😁😁
@user-to1ke2qx6k
@user-to1ke2qx6k 4 жыл бұрын
😁😁😁😍😍😍😍😍💖❤❤❤❤❤😮❤❤😮
@user-to1ke2qx6k
@user-to1ke2qx6k 4 жыл бұрын
😍😍😍😘😘😘🤨✌👍
@mowlasutmad4900
@mowlasutmad4900 6 жыл бұрын
Heesta ugu dheeyr heesaha Xasan aadan heestiisii balad weyn Suldaan seraar heestiisa Xamar Labo magalo Oo waa weyn Xamar jaceylka ku wacanaaaaaaaaaaa I love Xamar
@user-to1ke2qx6k
@user-to1ke2qx6k 4 жыл бұрын
😁😁😁❤❤❤❤🤗🤗🤗🤗🤗👍👍👍👍
@user-to1ke2qx6k
@user-to1ke2qx6k 4 жыл бұрын
🙂🙂😊😊😂😂😂😂😅😅🤨🤨😍😍✌✌
@thestrongperson519
@thestrongperson519 4 жыл бұрын
Xamar caasimada Africa🖐slan sare from hargaisa ❤🇸🇴❤
@shukriabeutystyle3148
@shukriabeutystyle3148 6 жыл бұрын
Fanaaninta jigjigaa edebta kujecladay xishod Lee iyo daganaan Wiilkan iyo Axmed xirir dumarkana Kuma dhagdhagna Ina iley dhaqan wa loodaye
@somaliamedia2074
@somaliamedia2074 6 жыл бұрын
Waa fanaanka kaliya ee erayo qiimo leh qaado waliba waxaanka helaa akhlaaqdiisa isaga iyo xariir oo ah fanaaan edab leh oo aan naagaha isku marmarin
@badeed4030
@badeed4030 6 жыл бұрын
Xaafadaa hodan inaan aan soo arko weeyaan inshaAllah Alaab baa taala ayaan umalaynayaaye waayo heeso badan ayaan ku maqlay 😊😁
@abassmohaa1333
@abassmohaa1333 6 жыл бұрын
Sultaan sareer amir codkaa iga dheh...all ogadenia gve me likes
@khadarayooza3506
@khadarayooza3506 6 жыл бұрын
Abid Hestiii ugu fcned uguna Qiiro badneed ❤❤ Suldaan Seraaar My legend Hero 👏👏
@cumarcabdulahi19
@cumarcabdulahi19 3 жыл бұрын
Mashaalah serar
@salmaabdi1540
@salmaabdi1540 6 жыл бұрын
Xamar cadey alla maxan ku xiiiisay😍😍😍😍😍
@hackerboy4498
@hackerboy4498 6 жыл бұрын
Sidoo kale walee
@abdirahmanahmadmohammed3277
@abdirahmanahmadmohammed3277 6 жыл бұрын
Sowdo Abdi xamartu mxy ahayd war waaaa jigjiga nio
@caishahussencaisha1281
@caishahussencaisha1281 6 жыл бұрын
Sowdo Abdi me too wlhi abyo I miss so much my city
@salmaabdi1540
@salmaabdi1540 6 жыл бұрын
Caisha Hussen Caisha12 Haa wlhi xabiibti
@Unaveragemoe
@Unaveragemoe 6 жыл бұрын
Ilahay ba igaynin alx
@hassanosman5241
@hassanosman5241 6 жыл бұрын
Greeting from borama . We love xamaecadey
@bisharhure6921
@bisharhure6921 6 жыл бұрын
Hassan Osman love u tooo brother
@hassanosman5241
@hassanosman5241 6 жыл бұрын
Bishar Hure thanks boweh
@deqomahamud7782
@deqomahamud7782 6 жыл бұрын
Alla jeciyaa suldaan meel laga heli karo yaa sheegayo
@hassanosman5241
@hassanosman5241 6 жыл бұрын
Deqo Mahamud wll dhagax buuur ayuu jooga.. Meheradbu kuleyhy Inshalh wad heli wll
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 6 жыл бұрын
Hassan Osman oh u so sweet abowe allaha kudaayo
@fatimavlogs1234
@fatimavlogs1234 6 жыл бұрын
Waaw waxasa kaa heesa dalsantii wacdanayd xamar sow kaman dagin iscalaa hees suldaan seraar fanaan jira😍👌👏👏
@kimjongun8146
@kimjongun8146 2 жыл бұрын
Hadii hoy lagula dagey damiirka i celiyoo dareenkeyga garashada ducuu ku hibeeyeye dumar ugu saree abid😍 Ana aan dawaboo igu deeq alahayoo gabar aan ku dago oo diin iyo asluub lahoo dooqana wadaagno daacad u ah jaceylkoo hadana deydayaye dadka kama aqaane ii door alahayoo mida dumar igu filan iidoor alahayow mida dumar igu filan🤲
@abdisalamyusuf7389
@abdisalamyusuf7389 6 жыл бұрын
Heestii ugu macaneyd oo aan daawado waligey wa tan thnkyou sulldan seeraar 💗💗💞💞💝💝💝💜💜💖💖💕💕💕💖💗💗
@abdullahisoomali8701
@abdullahisoomali8701 6 жыл бұрын
Wabar Cabdi mahadsanid
@karanle44
@karanle44 6 жыл бұрын
Abdi askari Tube cabdulahi xawayan Jiini ishumi cabdi abiib suldan seraar dhaman waaad ka baxsateen hestan waxa la dareemeya fanka somaliYed xoga inu nool yahay walii mahadsan tihiin Big respect abdi askari Tube
@luushaliisha6046
@luushaliisha6046 6 жыл бұрын
Heestan waxey ka hadleesa qof jacel qarsaday oo sheeganwayay cml ya igu racsan
@user-to1ke2qx6k
@user-to1ke2qx6k 4 жыл бұрын
🤩🤩🤩😘❤😘🤗🤗🤗
@lashkanogemer199
@lashkanogemer199 4 жыл бұрын
Haa wlhi qiso hda ka hor igu dhacday cml wiila 3yrs jcla mln walbana arki jiray mlntii dambe wiilki wuu dhintay 😭😭😭
@mohamedmadey3410
@mohamedmadey3410 3 жыл бұрын
@@lashkanogemer199 SORRY XPTY
@sookarienough9290
@sookarienough9290 6 жыл бұрын
*Heestaan* *waxaa* *dawan* *doono* *Jiilka* *soo* *socdo* *waxeey* *ka* *mid* *noqon* *doontaa* *heesaha* *hirgalay* *misane* *aan* *dugoobin* . *Ereyada* *Laxanka* *Music* *&* *qabeenbta* *waxaa* *iskugu* *tagay* *rag* *aqoonyahan* *Waa* *hees* *gun* *&* *gunanadba* *is* *haleshay* . *Kuma* *arkeysid* *hadal* *qalifsan* *intaa* *waxaa* *dheer* *Erey* *ba* *Erayguu* *ka* *Micno* *weynyahay* *buu* *Abwaanku* *ku* *beegay* . *Intaa* *waxaa* *dab* *ku* *shiday* *fanaanka* *ku* *luqeeye* . *Weey* *adagtahay* *in* *la* *helo* *fanaan* *sidaa* . *Hadii* *laga* *rebo* *Nimcaan* *hilaac* . *Nimcaan* *hilaac* *waxaan* *u* *doortay* *waa* *shaqsiga* *labaad* *Ee* *aan* *dhihi* *karo* *halkeeda* *buu* *dhigi* *lahaa* *heestaan* . *Dabcan* *waa* *shaqsi* *keeni* *karo* *qaabka* *loo* *rabo* .
@sookarienough9290
@sookarienough9290 6 жыл бұрын
QORAALKA HEESTA AAMINAAY DAREENKII DUGSIGEENII BARASHEE DAGMADEENII WAABARI ADOO UBAX DILLAACOO ARAGANA U DAAWO OO DUMAR UGU NASIIB BADAN. WAALID KUU DADAALOO DAACAD KUU AHAABAA DIINTA KUGU BARBAARSHOO QURUXDIYO DADNIMADIYO DAGANIDAAD U DHALATAA DAMACII I HAGAYIYO OO DOOKHEYGU KULA DHACAY. HADAL AAN DADAAYOO DIBNAHEYGU DIIDEEN INAAN DIBADDA KEENANA DEG_DEGGUBA MA FIICNEE DIB U HAAY XISHOOD YIDHI AAMINAA DAREEMIYE EE DADKU YAY OGAAN KALE. ANOO GAADHI WADA DADAN DEGAAN DHEER U SII WADOO DUHUR XAMAR KA SOO BAXOO DOOGU QURUXDUU LEYHAY IYO OO DAAWANAAYA KAYMAHA RABBI NOOGU DEEQEE LAGA HELO DALKEENNOO CIIDDIISU TAHAY DAHAB. JOWHAR OO DALXIIS LEHOO DALAGGA IYO BEERUHU DURBA WADA BAXEENOO INTUU DARARAY MAALKII DADKU WADA XAMDIYAYAAN DULEEDKEEDII MAAN IMAN. GABADHII I DEEQDOO DUMAR AY WAHELINAYAAN INTUU DAADKII XIDHAY XALAY WABIGA AY DUL JOOGAAN SOO DAYMO KUMA ARAG INUU CASHAQ IDILAYNA ANIGOON DAREENSIIN INTAAN DAAD KUREEYAAN XAAFADDII DAGMADII HODAN DAARADDOODII GEETOO OO INTAAN DAWGA SII WADAY DAAWASHADIYO HADALKEEDI SAW QULUUBTU IMA DEGIN. DABADEED TACLIINTAAN UGU DHOOFAY DIBADAHA INTII AAN DADAALAAN DURBA SOO DHAMMEEYOO DALSANTII WACNAYDEE XAMAR AAN KA SOO DAGAY AAMINADA AAN DA'DEEDIYO HABLAHABA KA DOORTEEN DOONAAYAY GUUR IYO AROOS LOO DABAAL DEGOO DADKU WADA OGAADAAN, DADKU WADA OGAADAAN NAFTU HADAL AY DIIDDOO U DARAN QULUUBTANA SOO DAREEN KUMAAN HELIN INAA DADAB LA GULA JIRO OO MIDDAAN DUMAR KA CAASHAQAY, KA CAASHAQAY MIDDAAN DUMAR KA CAASHAQAY. WARKII AY DALDALAYEEN DADKU INAAN DHIBSANAYANA WAJIGAA WAX DIIDEE KA ILAASHAY DAYMADA ILAA AAN KA DABA HADHO MIYAY HADALKII DAAYEEN JACAYL DIGASHADIISIYO DHIBKUU IGU DIRQIYAYEEN LA DAALAA DHACAAYEEN DOODAAYEY KALIGAY SAW DARIIQAII GURIGAAN DAYRO BADAN KU NOOLAA INTAAN DAWGII GEES MARAY DIB U RAADINTIISII SAACADO MA DAYDAYIN DIIF IYO HARRAADIYO DAAL AAN I HAYN BAA KU SOO DAGAY NAFTAYDOO SIDA NEEF DAKAAMOO XAGLO DAACAY SOCODKII DURBA SOO MA TABAR GABIN. INTA DUMAR AH EE NOOL GABADHADHAAN KA DOORTAAY INKASTOON DULQAATOON DAMIYAAYO CASHAQA DABKA IGU SHIDAAYEED DAAWADA U AHAYD KALI HADII HOY LA GULA DAGAY DAMIIRKAA I CELIYOO OO DAREENKEYGA GARASHADU DUCUU KUU HIBEEYAYE DUMAR UGU SAREE EBID. ANNA AAN DAWOOBEE IGU DEEQ ALLAHAYOOW GABADH AAN KU DAGO OO DIIN IYO ASLUUB LEHOO DOOKHANA WADAAGNOO DAACAD U AH JACAYLKOO INTAAN DUNIDA JOOGABA I DARYEESHA WALIGAY HADDAAN DAYDAYAAYOO DADKA KAMA AQAANNEE II DOOR ALLAHAYOOW MIDA DUMAR IGAGA FILAN. II DOOR ALAHAYOOW MIDDA DUMAR IGAGA FILAN
@nadiirazaddexle6331
@nadiirazaddexle6331 6 жыл бұрын
Masha allaah suldan serar
@zamzammohamed116
@zamzammohamed116 6 жыл бұрын
Abdiwali Dahir Asc bro
@sookarienough9290
@sookarienough9290 6 жыл бұрын
ZamZam Mohamed wcs sister
@fartunali9311
@fartunali9311 6 жыл бұрын
Hadl Saxix ah
@abdirisaqmohamedelmi2193
@abdirisaqmohamedelmi2193 6 жыл бұрын
waa heestii ugu wanaagsaneed heesaha hada fanaaniinta cusub qaadaan waana hees qiso cajiib ah xambaarsan waaaaaaw
@sportigadadka912
@sportigadadka912 6 жыл бұрын
Hees kasto xigmad wadata ama qiso.. wa hubaal inay jiri doonto suldaan. salansare from Germany
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 5 ай бұрын
Ben maha wllky
@sundusaxmed8994
@sundusaxmed8994 6 жыл бұрын
Wooooooooooow suldan seeraar caadi mahaa nolow arooskayga baad iga heesaysaa insha Allaah aniga iyo gacaaliyahayga waan isku af garanay insha Allaah💜💔🌴🌷💘💜💚💐💐💜💔💔💙💞👏💖💖💖💖💔💔💔❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@beerlulaaysha6011
@beerlulaaysha6011 6 жыл бұрын
Dalsantii wacneyd xamar so kamaan dagin 😍😍😍😍🔥 legend suldaankena ku jeclhy ❤️✌🏽
@munaabdi6991
@munaabdi6991 6 жыл бұрын
Masha Allah my bro nolow jigjiga cadey wale wan uxisay dhulkayga barakaysan 💜💜💜💜💜💜💜
@abdirizakmohamed5872
@abdirizakmohamed5872 6 жыл бұрын
Heesaha somalida ee hada jira mida u horaysaaa
@haniibrahim8
@haniibrahim8 6 жыл бұрын
Suldaan seraar hestaan waxey gali doontaa Taariiqda wayo Masha Allah wadankeygi wacna gayigeeni guul iyo gobanimo hees Erayo iyo murti xambarsan noolow ilahay haku xafido Amin Amin 😍😍😍😍😍😍😍😍🌹🌹🌹🌹🌹🌹💘💘💘🌹💝💘🌹🌿😍🌹💘😍💝💘🌹💓🌿🌷😍🌹💝💘
@dhoorsanejanal8556
@dhoorsanejanal8556 6 жыл бұрын
Meel walba waad jogta caadi matihid
@mohakoronto4745
@mohakoronto4745 6 жыл бұрын
hani Ibrahim
@abdullahiosman4988
@abdullahiosman4988 6 жыл бұрын
hani Ibrahim .
@xamdiyuusuf7167
@xamdiyuusuf7167 6 жыл бұрын
hani Ibrahim ufppvcxahdbeiffkbdyocpasdp
@fatumamoha3234
@fatumamoha3234 6 жыл бұрын
hani Ibrahim
@mahamedabdulahi2651
@mahamedabdulahi2651 6 жыл бұрын
Waa fanaan ree Godey ah oo aan yaraantiisa isnaqaany 😍😍😍
@dii7644
@dii7644 6 жыл бұрын
Kuwa 3 Min Ku Heysayo Oo Bilaa Micanaha Eh Ayuu Ku kaabeyey😂 Suldaaanka Fanka😍 Hore Usocod Wacan KaaPe😘
@caynashe-----official
@caynashe-----official 6 жыл бұрын
Heesaha somalida mida udheer miyaaaa midan ah waa warey suldanoow rikoor ayaad jabisay nice one brother
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Dalsantii wacneediyo xamar aan ka soo degay esh calaa hees aloow jecliyaa anoo nabad ah igu celi 23 sano ma arag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@barotech4015
@barotech4015 6 жыл бұрын
Legend wlhi Hees Mcn Waye Isma LA hayn Abwaan Hees Noocan ah Samayn Kara Ayaa Jira Wakhti Xaadirkan Lkn Abdilaahi xayawan Wad Ka Baxsaty Heestan Top Boqolal Sano Oo Danbe Ayaa LA Dhagaysan Dona
@wardaxidigtaqoraxey6726
@wardaxidigtaqoraxey6726 6 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedlucky1739
@ahmedlucky1739 6 жыл бұрын
Masha allh alfanaan seeraar waa kabaxsatay
@abdullahisoomali8701
@abdullahisoomali8701 6 жыл бұрын
Moha hukun mahadsanid wll
@abdullahisoomali8701
@abdullahisoomali8701 6 жыл бұрын
Moha hukun mahadsanid
@sheelarecade2983
@sheelarecade2983 6 жыл бұрын
What song walaahi waan la dhacay suldaano seeraar xamar waa lagaa sugaa
@bilandiyaarsane4557
@bilandiyaarsane4557 6 жыл бұрын
heestan markan dhageystey jaceylbaba igu dhacey suldan sareer mahadsanid wll
@azmishhapdirahman6461
@azmishhapdirahman6461 6 жыл бұрын
❤SuldaaNka Jigjiga ❤We proud of u wiilkanagiiYow😘😍❤
@jamaahmed7427
@jamaahmed7427 6 жыл бұрын
I from PUNTLAND aadpaaN utageernaaaa seraaar fanaanka Geeska
@xafsamaxamed4237
@xafsamaxamed4237 6 жыл бұрын
waxaan jelahay inan marwalbo dhagayso thnks huuno huuno guul wacan
@binaminabdullahi3783
@binaminabdullahi3783 6 жыл бұрын
Greeting from Nakuru .Kenya. . Love this song
@sadaamkhalil5465
@sadaamkhalil5465 6 жыл бұрын
Wah wah heesti ugu dherayd uguna macaneyd Sudaan seraar 👌👍👍👍 Abdiaskari good job
@khadrogure5552
@khadrogure5552 6 жыл бұрын
Masha allah suldan seraar fanaan edebleh nolow
@xaasanibraahim2773
@xaasanibraahim2773 2 жыл бұрын
Bb
@moismail6233
@moismail6233 6 жыл бұрын
dalsantii wacneyd iyo xamar aan ka soo degay esh calaa hees greetings from xamar cadey thank ABDI ASKAR TUBE
@mustafecarab7320
@mustafecarab7320 6 жыл бұрын
😢😢😢😢ameen mid dacada kudaryeeshaa dumar ba ay kudagsadaan allaha kudoro alle wax dorikaree xaqiq abwanka meshedu dhigay qof jacayl dhab haya erayada daremii
@shukriabdulahi600
@shukriabdulahi600 6 жыл бұрын
Iidoor Allahayoow midan dumar ikaga filan esh calaa hees Suldaan seerar hor usoco fanan jira tahay
@daganmaxamuudharti949
@daganmaxamuudharti949 6 жыл бұрын
abwanka sameyay hesta iyo fanan suldan sareer wa two legends ciyaal xamar wa iney u mahad celiyan labada legends ❤❤
@liketawanbixiyaa5128
@liketawanbixiyaa5128 6 жыл бұрын
Walahi heestan way hirgashay intaan sudan wax barasho ujoogo waan dhagaysan doonaa
@ilwaadquruxilwad3326
@ilwaadquruxilwad3326 6 жыл бұрын
Dalsantii wacneyddee xamaraan ka so degay wooow waxaasa kaa heees ah
@crisaaqgacaliye716
@crisaaqgacaliye716 6 жыл бұрын
heestii abid ugu dheerayd heesaha somalida suldaan seraar walhi fanaan axsan tageero buuxda 👌👌👌👌👌👌👌👌
@sihamqaran1224
@sihamqaran1224 6 жыл бұрын
waa runtii gabdhaha muqdisho Allah ayaa qurux iyo edaba iskugu daray 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💙💙💙💙💙💙💙💙viva gabdhaha soomaliyeed ee muqdishaawigaa
@foziamohamed4089
@foziamohamed4089 4 жыл бұрын
Hi
@iqrawarsame930
@iqrawarsame930 4 жыл бұрын
Shukran abayo
@user-to1ke2qx6k
@user-to1ke2qx6k 4 жыл бұрын
💖💖💖💖💖💖💖💜💜💜💜💜💜💜❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-to1ke2qx6k
@user-to1ke2qx6k 4 жыл бұрын
😁😁😁🧡🧡🧡🧡💛❤❤❤❤❣❣💝💝💝💗💗💗
@ilyaasgeelle9658
@ilyaasgeelle9658 3 жыл бұрын
😁😁😁
@barkhadali2968
@barkhadali2968 6 жыл бұрын
gabar aan jeclaa ayay heestan isoo xasuusisay madhigo magaceda ilaa hada. Aaminada aan da'dediyo. hablahaba ka doorteen. doonayay guur iyo. aroos loo dabaal dagoo. dadku wada ogadaan. nafta hadal diidayo. udaran quluubtana. soo dareen kuma helin. inaa dadab lagula jiro. midaan dumar ka caashaqay.
@ahmedceyni9344
@ahmedceyni9344 6 жыл бұрын
Abdi Askari sxp sidaan kusi wad. Waxan ku rajeenaya inad noqotid Number 1 somali KZbinr insha Allah.
@nacaswaalan6883
@nacaswaalan6883 6 жыл бұрын
Dib Uhay Xishood Yidhi Aaminaa Dareemiye Dadku Yeey Ogaan Kale Al Fanaaanu Fanaaaan
@montanamusic8363
@montanamusic8363 6 жыл бұрын
Mnsh allah ddsi one love suldaanka geeska ax aminay jacaylkygii hore From qumaandaha hadad rer jjga tahay adna
@liipanbadel9259
@liipanbadel9259 6 жыл бұрын
somali production From jarmalka jaraQato boy 😍😍
@montanamusic8363
@montanamusic8363 6 жыл бұрын
Liipan badel ww rageedi
@mukhtaradam7057
@mukhtaradam7057 6 жыл бұрын
Zero amisti
@mustafadhaanto8240
@mustafadhaanto8240 6 жыл бұрын
somali production from xaafada geedka ma danbeyo
@xoxosuleyman4380
@xoxosuleyman4380 6 жыл бұрын
From 01 🔥🔥👈
@dayaxteamkaazow2841
@dayaxteamkaazow2841 6 жыл бұрын
Yes mr Suldan you are one of the best & we love you & your beautiful songs. Please keep doing what you doing & I wish you all the best 👍
@khadarcalibare7981
@khadarcalibare7981 6 жыл бұрын
Waa heestii ugu xigmada dadnad oo aan dhagaysto mudo 10 years ah suldan seerar nolow libax
@faisoahmed3104
@faisoahmed3104 6 жыл бұрын
Waaaaw hees aan caadi ahyn weye mallayn maysid meeqa jeer ayaan kuso ceshtey kamana xiisa dhici doono noollow suldaanka fanka seeraaar 👆👌👌
@robtv9634
@robtv9634 6 жыл бұрын
Wa qiso xanun badan thanks my abty Abdi askar yac qofa jaceshahy o lagaagursaday xanun waye
@aliwanaag8709
@aliwanaag8709 6 жыл бұрын
Suldaan seeraar qofka kaliya aan ka taageero DDSI Keep it bro
@idirisali5657
@idirisali5657 6 жыл бұрын
Fanaaninta somaliland sidaas usooqaada hees qalbiga nadiif kadhiga somali somalibaaleh
@aliyasin8913
@aliyasin8913 6 жыл бұрын
Idiris Muse adigaa malaa qalbi nadiife soo qaad, mise murti iyi fan ba ma heysaan
@hamseromance9039
@hamseromance9039 6 жыл бұрын
Idiris Muse fuck
@idirisali5657
@idirisali5657 6 жыл бұрын
Hamse Romance maxaad iga rabta walaaal
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 6 жыл бұрын
Suldaan seraar nolow jir oo jog❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💕💕💕💕💕💕💗💗💗💗💘💘💘💘💜💜💜💜💜💜🖤🖤🖤🖤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👌
@diyaayoungtiger1709
@diyaayoungtiger1709 6 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw ish calaaa heees heesaayga weyn super hit Wllhi king of voice suldaan seereer waad guuleysateee eeeeee siiguuuleyso sxb
@lamafilaanfilms9227
@lamafilaanfilms9227 6 жыл бұрын
Inkastaanay gaadhayn Murti ahaan heesTii baladwayne hadana waa Hees macaan kana badan dhamaan heesaha somalida Full respect mr zulTan Serar
@ahmedday3546
@ahmedday3546 6 жыл бұрын
Best song horeey usoco fananka kali an dageero
@zakifadap9177
@zakifadap9177 6 жыл бұрын
heesta baladweyn beerlula bareejo waa I Love you suldaan seeraar fanaan aan taageero
@ayemahamed4538
@ayemahamed4538 6 жыл бұрын
Waaw cadi ma ahaaan heesta suldaan seeraar guhaad 😍😍😍😍
@macaanicarb6571
@macaanicarb6571 6 жыл бұрын
Suldan serar tagero bUXA KU ahy Janada ino baln ah sxbow in shaaa alah❤👈
@rochedereuck5179
@rochedereuck5179 6 жыл бұрын
Wlh hestan anigi iga had lee thnks bro
@haboonmaxamad622
@haboonmaxamad622 6 жыл бұрын
dalsantii 🌷 wacned 💚 ee xamaran 💙👈 kasodagay 👈 cajiib wlhi jecliyaa xamar cadey heestan tariiqda somaliya ayey galesa waa hees wax badan lofiirsaday o waxkasto qalad ah laga dhowray abwanki sameeyay thnkas
@abdullahisoomali8701
@abdullahisoomali8701 6 жыл бұрын
Haboon Maxamad mahadsanid wll
@ishwakelmi2373
@ishwakelmi2373 6 жыл бұрын
Wn idin jclnhy dadkayagow allw xamar nabad ka dhig insha allh marey noqotaba xamar waan dhex mushaaaxi doonaa allaw igaadhsii😍😍😍😍
@thedanishparkourmarstersl3721
@thedanishparkourmarstersl3721 6 жыл бұрын
Ayal Elmi inasha allah
@manaabdalle2626
@manaabdalle2626 6 жыл бұрын
Amiin insha Allah
@kafiyahaji7505
@kafiyahaji7505 5 жыл бұрын
Xamar waligeed nabad haka filaan inay noqoto abiid waa madfacaa dumiinay kolba dartii LA dhiisaba intay xaraantii hargaysi talo
@xidigajowhar6222
@xidigajowhar6222 4 жыл бұрын
jowhar
@nahimaabdulle2624
@nahimaabdulle2624 4 жыл бұрын
Amiin yarabi xaamar waa hooyada umada Somaliayed
@shaaficiabdulaahi5291
@shaaficiabdulaahi5291 6 жыл бұрын
Woow woow lovely song keep going my bro 😍😍😍😍😍😍😍
@Cutie-q6c
@Cutie-q6c 6 жыл бұрын
Inta danbe heesta waa qiiro wlh😭😭 Allahayow kugu deeeq inan wangsn abwaane💖
@abdullahisoomali8701
@abdullahisoomali8701 6 жыл бұрын
xidigta caashaqa mahadsanid wll
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 6 жыл бұрын
Waah waah suldaan seeraar halyeey afkaaga basbaas kulul lagu qabay halyeey 👍❤️❤️👍❤️❤️💕💕❤️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️😍😍❤️😂
@abdihakiin
@abdihakiin 6 жыл бұрын
Qurux badana adigo meel doog ah jogo indha iska isku qabaten gabar qurux badan oo xishod badan oo hadane la isla hadli karin marki la kala tagay midba midka kale niyad ka galay is radis mala galay alla jaceylku mcn gabdhaha somaliyed mid laturo maba lahan qurux badana xaaax💐❤👌
@munaabdiaziz213
@munaabdiaziz213 5 жыл бұрын
Abdi Hakiin Masha Allah ilahey Haku Xefdiyo Aboowe Wax Gabar Somaliyeed Amana Ayaba iska Yaar 👌
@zeinaabdi5902
@zeinaabdi5902 5 жыл бұрын
11q
@somaliforextrader638
@somaliforextrader638 5 жыл бұрын
Sax
@jamiilajalaqsan8015
@jamiilajalaqsan8015 4 жыл бұрын
Abdi hakiin mahadsanid gabar nin amanayo wu yar yahay
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 4 жыл бұрын
Mhd snid eeepow
@Rashkaa-ip3gy
@Rashkaa-ip3gy 6 жыл бұрын
it z really de longest somali song ever sung and of course among best
@sahrakahiye111
@sahrakahiye111 6 жыл бұрын
Waaaaw axsan heees walaalkay suldaan seeraar waa tahay dahab thanks suldaan ka caashaqa
@mohatobanle7416
@mohatobanle7416 6 жыл бұрын
Heestan Wa heestii ugu wngsned Qarniyadaaan Alfanan suldaan Seeraar Alaaa yacazik Abdi Askari Abwan Cabdulahi xayawan Mulaxan Jini ishumi geesiyaaal Nolaaaada
@abdullahisoomali8701
@abdullahisoomali8701 6 жыл бұрын
Moha Tobanle mahadsanid wll
@abwaanqanciye9469
@abwaanqanciye9469 6 жыл бұрын
Suldaan seeraar waa fanaan shidnaan doona 2030 ilaa iyo hada
@jannoraadis5369
@jannoraadis5369 6 жыл бұрын
Big up bro garabkaaaga ahay best fanan
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 6 жыл бұрын
Fj xabip Fjizo bepi mr Fj Adirabkagu Nagubadaye Codka mcn heeso dhaxalgala kusoqad sxp
@mohaqoslaye7937
@mohaqoslaye7937 6 жыл бұрын
Fj xabibi ku tager wlhi
@fahmo123ladane6
@fahmo123ladane6 6 жыл бұрын
Fj xabip Fjizo bepi
@fahmo123ladane6
@fahmo123ladane6 6 жыл бұрын
Nice suldan serer gohada❤💋👌
@maxameddeeqdaacad8214
@maxameddeeqdaacad8214 6 жыл бұрын
Fj xabip Fjizo bepi foeb
@faatushhennaarts5868
@faatushhennaarts5868 6 жыл бұрын
Yaaa saaalaaaam Cod dilaaa ah ayaa kugu xiran Suldaaan seraar wuuuw👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👌👌👌👌👌👌👌👌
@mohamedabdihafidissak4759
@mohamedabdihafidissak4759 6 жыл бұрын
Gabadhaan jeclahy waxaan uga soo tagay wax barasho wallaahiii, hèestan wey iga nixisay.... Alllaah calaf isugu daro inta is jecel!!!
@fuadabdi4809
@fuadabdi4809 6 жыл бұрын
Heesto waa inta dambe iyo baabah 😍😍😍😍viva dddsi💪💪
@wiilkadhiigaushubasomalida2483
@wiilkadhiigaushubasomalida2483 6 жыл бұрын
Best singer ever 🎤 ❤️Suldaan seeraar ❤️ Horey u soco lipaax
@zakariyecabdi7128
@zakariyecabdi7128 6 жыл бұрын
Wiilka dhiiga U shuba somalida
@ismailomar2579
@ismailomar2579 5 жыл бұрын
Wiilka dhiiga U shuba somalida mnzha llah zhp zuldn wlhi fnan jira thy zhp qali
@sulldanasuheyba1676
@sulldanasuheyba1676 6 жыл бұрын
Masha allah . fanan labar wan ah wakuqiray . sulldan guleyso
@khadarganeytv684
@khadarganeytv684 6 жыл бұрын
Alfanaan legend suldaan seeraar Taariikhda ku gashay
@farhiyafarhaan495
@farhiyafarhaan495 6 жыл бұрын
Wlhi qisadan o kle 2016di pay igu dhacdy
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 6 жыл бұрын
Suldaan seraar ❤❤👏
@abdirahmanahmadmohammed3277
@abdirahmanahmadmohammed3277 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare sxb adiga sidad media yaha u uga shaqeysid mad dinta uga shaqeysid yaaaaaaaaaaaaaaab wlhi
@emmyom4607
@emmyom4607 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare Halkana mad igu sugaysay
@suhaybosmaan1973
@suhaybosmaan1973 6 жыл бұрын
ibraahim shakul yare meelkasto ma joogta adi
@cazaahaajiabdalla5111
@cazaahaajiabdalla5111 6 жыл бұрын
Yaaab waxaa layaabay dadka dadka ku mashquula idinka lehee meelkasto ma joogtaa so idinkana ma joogtaan😏😏
@suhabrasco1198
@suhabrasco1198 6 жыл бұрын
W
@MogadishuTV6572
@MogadishuTV6572 6 жыл бұрын
degmadeennii wabari waan ka helay viva reer wabari-----xamar cady
@omarhareri4329
@omarhareri4329 6 жыл бұрын
Maskaxdiisa ayaanba wax la siisto laheen allow ku xafid suldaan😍
@wardishariif2155
@wardishariif2155 6 жыл бұрын
Suldan seraar wanku tagera hore usi soco
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 5 жыл бұрын
Legend Suldaanka suldaamada Best ever song blhi cadiim From puntlander
@hanadahmed7167
@hanadahmed7167 6 жыл бұрын
Cajiib wlh wxn kaheley qisada ay xambarsan tahay hestan sida ay isugu taxan tahay bilow ila dhamad waa filim cml masha allah wali madhicin hees noocan ereyo laxan iyo cod lama arkan weye Suldaanka qaranka noolow aabo kugu faanaa
@maroodijeex6565
@maroodijeex6565 6 жыл бұрын
S.seerar geestan caaway igu socotaa
@ceebla2687
@ceebla2687 6 жыл бұрын
Eshcalaa hees wlhi ❤❤❤❤💯
@guhaadbaandofficial4826
@guhaadbaandofficial4826 6 жыл бұрын
Hambalyo saaxib waan kuugu hambalyeyna heestan aad soo saartay
@abdullahisoomali8701
@abdullahisoomali8701 6 жыл бұрын
DAYAX DALNUURSHE OFFCIAL TUBE fanaan Culus oon taageero
@demahodemaho1906
@demahodemaho1906 6 жыл бұрын
DAYAX DALNUURSHE OFFCIAL TUBE waad mahadsantahy saaad utagersantahay faniinta kale dayax
@jamesnoor4388
@jamesnoor4388 6 жыл бұрын
daYax
@jamesnoor4388
@jamesnoor4388 6 жыл бұрын
DAYAX DALNUURSHE OFFCIAL T
@jamesnoor4388
@jamesnoor4388 6 жыл бұрын
DAYAX DALNUURSHE OFFCIAL TU
@mohamedfarah2210
@mohamedfarah2210 6 жыл бұрын
Waa hees aan aad ula dhacay
@F13500
@F13500 6 жыл бұрын
Ilaa aanka daba hadho miyeeyba hadalba daayeen❤😢
@kingfahd363
@kingfahd363 6 жыл бұрын
Maashaa allaah intii reer jawhar ah farta taaga likeyana ku boooba
@wadani7373
@wadani7373 6 жыл бұрын
sxb wad iga qoslisay, ma ihi reer jowhar lkin wan kusinaya calashan qosalka...
@fardowsatube6024
@fardowsatube6024 6 жыл бұрын
Damnnnnn Son .... wallahi this song is awesome qatar iga deh .... # obsession
@asiyastarcooking7504
@asiyastarcooking7504 6 жыл бұрын
walahay inankan yaar wan ka helay fanan iga dheeh hore uusoco
@nimahanna4916
@nimahanna4916 6 жыл бұрын
Woow sanadadanba maan maqal hees music iyo cod degan leh. Waa hees ay dhagysan karn aabayasheen waayo erayo murtiyo lafahmi karaa kabuuxa abwanada heeso erayo tayasan leh baalaga rabaa. Good job abwanka iyo team kisa.
@abdullahisoomali8701
@abdullahisoomali8701 6 жыл бұрын
Nima Hanna mahadaanid wll
@sagalmohamed6915
@sagalmohamed6915 6 жыл бұрын
Heesta caadi maha ❤thnks abdi askari👏
@adanosman9405
@adanosman9405 6 жыл бұрын
Sagal Mohamed
@armtahargeysawi9260
@armtahargeysawi9260 6 жыл бұрын
Wowowowowo nice song baqarka codka 👌🇸🇴
@zakariyecabdi7128
@zakariyecabdi7128 6 жыл бұрын
Hargeysawi Dhalad ah
@woodmanstudio5176
@woodmanstudio5176 6 жыл бұрын
Dowlo........suldaanka waa kabaxsatay👏👏👏👏
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 6 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷🌹 waa hees shidan asal
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 120 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 63 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,8 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 39 МЛН
SULDAAN SEERAAR/ WAAN KU HANWAYNAHAY OFFICIAL 2020
4:46
ztar poy
Рет қаралды 318 М.
SULDAAN SEERAAR IYO HABLAHA HARGEISA SHIB ISKA DHEH LIVE SHOW 2018 HD
5:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
KIIN JAAMAC | BEEN BEEN KABAXAY | "(Official Video)" 2017
6:28
Haataf Abdi
Рет қаралды 18 МЛН
ISKALAAJI HEES QISO DHAB AH l QOFBAA JIRA l LYRICS 2019
6:02
Kabarai Films
Рет қаралды 4,6 МЛН
*Suldaan Seeraar | Xamda | Hees Cusub | 2017
6:29
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,8 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 6 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 2,3 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 339 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,8 МЛН
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 1,2 МЛН