Aabayaashey 9 Aabe narka laga reebo kan 5aad waa wada magacya idlaam oo macna ku fadhiyo.
@mahamoudnoor4893 ай бұрын
Ana Ku furry abtirsiy teda ayaan Ka arkey magacyda geedaha sida galool
@rahmaarab47493 ай бұрын
Asc
@AbdiXafid-ur6he3 ай бұрын
Wcs
@cabdiraxmancabdi61523 ай бұрын
Sheekh markaad tirisay magalooyinka. Hadana. Mugdisho oo 1100 sano ka hor masajidada ugu weynaa ku yaaleen. Ma cuqdadeysan tahay. Adiga hada na sheegin ibna batuta na sheegay
@AxmedMuxamed-w9b3 ай бұрын
Odaygan waa iska warama lkn shacabku ma yaqiinan waa anagu sheekh mustafe iyo sheekh xusen cali taagerna mamma xaawo maba ay jirto qalad ay gashey sheekhow iska aamis ha dambabin diintaad taqaano kuma dhafsane xaawa dambi gashey Horta ma maqale aadan cs janaduu jooga taas muran kama taagne
@SuperLuisnani172 ай бұрын
Wax fahan culimada adoo faaruqa ha u fara baxsane. Bal mar labaad dhagayso Sheekha kadib commentigaaga dib u eeg walaalkayow!