Guusha Shacabka ayey udambeeni Maxkamad Heeg Ee Aduunka Ayuu Mudanayaa In lala Beegsado Hantidaa uu Boobay haka yaabin inuu Calafsado Markii Ay Uyeerto Maxkamada Aduunka
@maryamfarahw97735 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢 wan runta haadakab😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AlleyaqanMtaani5 сағат бұрын
War qofkani dareen ilaahi ah iyo mid insaanimo midna maleh
@ayeeyocambaro1671Сағат бұрын
Nin kan ma ahan wariye waa jiran cudur la yiraado xasan sheekh baa ku dhacey faramajo intiii uu wax baa binjirey wax kam sheegin Waxii uu danbi galey waa ku faraxsanaaa
@Marwaanmahamud2 сағат бұрын
Madax yare xasan garguurte
@cabdiwahaabnadaara79455 сағат бұрын
Hassan sheikh nin ilahay ka xishonaya maaha kana cabsanaya mxaan cunaa mxaan liqaa weye subhanalah 😂
@youngboy52935 сағат бұрын
Soomaaliya waa ku deysay Macsalaama
@AhmedYasco-bg5wj5 сағат бұрын
Madaxweyne xassan waad naga soo daahday 1991 ayaa fiicnayd inaan nootimado halkaas ka wad doorasho looma baahne sababto ah addiga dhargay mid baahan oo kaadambeyo tabar ummaan hayno Muqdisho ka dharag oo gobaladana ku dar madaxweyne 50sanno ayaan ku dooranay ee naarta nagu shub😂😂😂😂😂😂😂
@abdikadirhaji68525 сағат бұрын
Maxkamad Heeg Ee Aduunka Ayuu Mudanayaa In lala Beegsado Hantidaa uu Boobay haka yaabin inuu Calafsado Markii Ay Uyeerto Maxkamada Aduunka
@Omarlibaax2 сағат бұрын
Please hashiyow ha oranina garguurte madaxweynaha jamuuriyada doomaaliya ee dhaha hogaamiyaha kooxda mooryaantaa ee damurjadiid please
dad basaboro shasheye wato inta madax laga dhiga shacabka waxbo maha xildhiban iyo wasiro basabor shasheye watan ilmahoda yurub jogan dhiga shacabka somaliyed Ku bishan tugada
@AHMEDADAN-h5v5 сағат бұрын
MY SUBSCRIBED ON HASHI
@AminaAbdirashid-lb2mf6 сағат бұрын
Pole Okey <a href="#" class="seekto" data-time="238">3:58</a>
5 сағат бұрын
Madaxweyne Daarood ah Xaruumahaas ma banneyn kareyn, u daaya ha nadiifiyee iyagaa dalbadee.
@abduljabaromar67035 сағат бұрын
Ascww .... Dal xoreeye maxaad ka rabtiin , qabyadii ow sheegi jirey ayuu qabya tiraayaa . Adkaysta adan madowe ayaa ka daran oo waxkasto u ansixinaaya . Xadiith NNKH oo dhahayo إذا وسد أمر إلي غير أهله فأنتظرو الساعه !!!!!!!
Xasan shekh haadi usaan ka daqaneynin danta umada somliyed NIN u daqanaya Aya bedalay e
@abanuuromar41723 сағат бұрын
Reer Galbeedka waxoodu waa la joojiyo banaan la jiifiyo banaan !! ; inkastoo GURUURTE lacag jeceel ba'an oo waali ah maskaxda ka gashay haddana dhibaatada uu ku haayo umadda Allah masuulka uga dhigay ma aha mid asaga iskiisi u sameeynaayo ee waa afkaarta reer galbeedka iyo dowkadaha daba dhilfka u ah oo aan rabin iney Somalia iney lahaato dowlad wax u qabata shacabkeeda , sidaas daraadeed XSHM. Mar walba u meerinaayaan inuu sameeyo wax yaabaha ay rabaan iney Somalia ku burburiyaan waddooyinkii uu u mari lahaana mar walba wejigii ay rabaan ku jiheeynaayaan , haddii uu u fuliyana haddana isla ayagii ayaa cambaareeynaaya ayagoo u marayaa hey'adohooda rasmiga aan aheen ..... Somalia cadowgeeda gudaha iyo kan dibeddaba Allah ka qabto .
@CabdullahiDheere-ik5ew5 сағат бұрын
Waxaa shacabka soomaaliyeed sidaan ula dhaqmi kara oo keliya shakhsi og ineeysan doowladnimo ka danbeeyneeyn oo qura
@abdikadirhaji68525 сағат бұрын
Maxkamad Heeg Ee Aduunka Ayuu Mudanayaa In lala Beegsado Hantidaa uu Boobay haka yaabin inuu Calafsado Markii Ay Uyeerto Maxkamada Aduunka
@adonallah23026 сағат бұрын
Xuquuq hadey yaqaanaan Qasa haka hadlaan xuquuqu insan waxba kama ogee
@maxamedmaxamuud26334 сағат бұрын
Dharka ayaa iskaga xaadhay
@HakimaAli-o9q4 сағат бұрын
Caafimadkiisa hala baaro
@aadamabdi61484 сағат бұрын
Farmaajo waa mariixan filida haka soo baxo,,,,,,geedka aan beeraney mirihiisa guraneyna maanta
Maxkamad Heeg Ee Aduunka Ayuu Mudanayaa In lala Beegsado Hantidaa uu Boobay haka yaabin inuu Calafsado Markii Ay Uyeerto Maxkamada Aduunka
@axmedsixteen85096 сағат бұрын
Been ayaad sheegtay wlh ayaan ku dhaartaye , Xasan maahan maamulka gobolka banaadir ee ha u gafin madaxweyha qaran waayo maamul ayeey leedahay muqdisho iyaga ayaana ka musuul ah wixii dhul ah ee ku yaal xamar ee wax isula Har Hana iska ciyaarin bogaaga warfaafineed ee ka mid noqo saxaafadda sharafta leh sida MARACADDE ,IYO GEYLAN AMA HBN , A BERIT NADARA oo aan xasan ku mashquulin
@cabdishukridiiriye88575 сағат бұрын
Warka ushegayo been miya dad lama barakicin miyaa
@abdikadirhaji68525 сағат бұрын
Maxkamad Heeg Ee Aduunka Ayuu Mudanayaa In lala Beegsado Hantidaa uu Boobay haka yaabin inuu Calafsado Markii Ay Uyeerto Maxkamada Aduunka