Ala maxay somaali silic ka dharagtay maalin walba dhaliyaradii ubaxii wadanka ahyd ayaa tahriib saxaraha silic ugu dhamanaya 35 sano bay caqli ay ku heshiyaan ayey la yihiin oo dadkooda iyo dalkodaba ku caymiyaan waa umad waalan oo aan dhibatoyinka soo mara aan waxba ka baran illaa iyo hada ayey qabiil iyo kala qaybsanaan isku haystaan iyagoo cadowgodii uu donayo inuu dhulkooda kala wareego illaahow adaa somaali naga dhaliyee umdaan caqli ay ku fekeraan sii yasarabi.