ROUTINE QOLKAYGA CUSUB IYO ASAD OO IDHAHAY LACAGTADII WAA

  Рет қаралды 24,173

Sundus Ayaanle

Sundus Ayaanle

Күн бұрын

Пікірлер: 272
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 2 сағат бұрын
Karti badan don't worry inta la oyday sundus 😢😢
@marwomukhtaar
@marwomukhtaar 2 сағат бұрын
😢😢
@CabdilahiMaxamed-c9r
@CabdilahiMaxamed-c9r Сағат бұрын
😢
@Qabqabfamily_2025
@Qabqabfamily_2025 Сағат бұрын
Sundusey waliga qof bini adam ah bahidada hala wadagin adunkan waa imtixan eeg adigu hadad haysato sariir aad jifato cunto cafimad lixdada lixad oo ku cafimadqaba alxm dheh waxa jira dad kaa hoseya cariishyo ku nol war carishyo mxay thy aanba guri ay harsadn haysan naag adag iska dhig iga dhaf jilecan faraha badan cadowgaga ayad ka farxinsaa 🙌 ilahaygii ku aburaty ku kalsonow asagii ku siyey ayaa imikna kuu jooga ducayso tajudka uso kac alle bari ❤️❤️❤️❤️❤️
@Ayaanadenqasaye
@Ayaanadenqasaye Сағат бұрын
Iyda iga nasib bdn shaqysankartaaa m.a alah dayi aniga wlhi ooblhi anjga 2019 ilhda xnunsnhy dharkaa xita dad isoo gado siuq ma aado xnunka alle ikeny alle iga qadyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Ayaanadenqasaye
@Ayaanadenqasaye Сағат бұрын
Wlhi wy nasibdnthy alha dayo cafimadkaa wa shy Muhim ah 😢😢😢hdaa hysatan bls shqystaa
@amiroabshir
@amiroabshir Сағат бұрын
​@@Ayaanadenqasayeabayo ilaha haku cafiyo cafimad dagdaga
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 19 минут бұрын
Meesha ay katimi dad karti leh oo reer mudug ladhaha kunol walahi badan kafahmayn haday dhiman raban gabadhan jileeca iyo dadkay isku bahdilayso meelay kakentay maba aqan cawa ciil igu dishay asad idhahay kuteh ma caway Nola timi dadba lacag ii aruurinaya waa dhimanaya bakhti loma cuno reerkay kadhalatay TikTok bay joogan haday lacag rabto xagas hatimado lkn kuwan haday wax siinayan camera kamaysan hordhahen istus buu wada ninkas uff
@Ayaanadenqasaye
@Ayaanadenqasaye 5 минут бұрын
@@amiroabshir amin mcny
@UBAX-8
@UBAX-8 2 сағат бұрын
Don't worry Sunduseey Waxa walba waa heli sabr aye ubahanty hamigaaga waa gaadhi ishallah😢❤ Sundus ku tuura 500k guys😢
@Salmoismaaciil
@Salmoismaaciil 2 сағат бұрын
Sunduseey Illaahay qalbigaagu ha kuu qaboojiyo waana ku jecelnahay❤❤❤❤❤
@BushroMaxamuud-gb3by
@BushroMaxamuud-gb3by 2 сағат бұрын
Sundus naag adag iskadhig qalpi waxaad mar fiirisaa farxadii aad marwalba ku jirtay hana israacin haday maalin kugu xumaa to aduunkoo dhanbaa saase maalmuhu mawada sina magaca mooye anigaba marmar lee farxad dareemaa waqtigayga badanaa waa murugo ismana raacsiiyo wax naftayda ka qoslinaayo iyo wax iifarxad qelinaayo uraadiyaa marwalba is adkee sun dus qalbi ❤❤❤ 😊
@siraadbrown
@siraadbrown 2 сағат бұрын
Sundus haka baqan qacmah ma dhan niyada khaar u sheeg🤲😊😊
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 сағат бұрын
TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤🎉
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤
@arafadmoussa6948
@arafadmoussa6948 2 сағат бұрын
I want me to be among✌️from jabuti
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 сағат бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ👍☝️😢
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 сағат бұрын
❤Scw
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 2 сағат бұрын
Team sundus ayanle and hani one LIKE 🤍🫶🏻
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 2 сағат бұрын
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
@idilMaxamed-z7e
@idilMaxamed-z7e 2 сағат бұрын
Sundus abaa amus noh anaga garabkaga ah abaa 😢❤❤❤
@Asma-Abdiqadir
@Asma-Abdiqadir 2 сағат бұрын
Sunduseyyy wax walbo wad heli niyada qeer usheeg i.a🌸✨️💯
@sadiaahmedtahlil
@sadiaahmedtahlil 2 сағат бұрын
Gabdhaha ubahan tafsiirka qur'aanka kariimka ah so dhawaada
@amiroabshir
@amiroabshir Сағат бұрын
ANI
@HaniAbdirahman-j3b
@HaniAbdirahman-j3b Сағат бұрын
ani abaa
@KeyfUmukhaalid
@KeyfUmukhaalid Сағат бұрын
Aniga igu sodar
@Queensuniira-t2l
@Queensuniira-t2l 8 минут бұрын
Ani
@NasTeeho_Abuukar
@NasTeeho_Abuukar 2 сағат бұрын
Sundusey quruxey shali aad sameyte faraxdas maanta wa sameyn karta ka badan ❤ kartida ku aqne wali wa ledhay
@Suusu863
@Suusu863 2 сағат бұрын
Ow mashallah dad ku jecel ayaa dhexda ugu jirtaa ilaahayha ku daayo😢
@youssofalrawhani7652
@youssofalrawhani7652 2 сағат бұрын
انااختك اليمنيه واعتبرني اختك والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا 00967716722163) ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب 500 ريال يمني مع تراسلي واتساب على هذا الرقم +967716722163 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خيراً.ىـــــــــــــــــــ..😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 сағат бұрын
Illahoow Wax Na Caawino Ha Inoo Waaynin ❤ Faarax Lugu Baastayaalka Allaha Noo Dhaaffo😂😂😂😂 La'aantoooddd Abaarrr😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤲🤲🤲🩵🩵🩵🩵🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩵
@NimcoXusen-m3m
@NimcoXusen-m3m 2 сағат бұрын
Nabiga ku saliya walalayal scw❤
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 2 сағат бұрын
Sunduseyy abyo azxap ku garab tagan ba haysata lacagtasna ka samir i.a hamigagana wu ku rumobaya mar uun ❤
@ShahadSaad-lh4fs
@ShahadSaad-lh4fs 2 сағат бұрын
Sundus ha iga oysiiin please😢😢😢😢🖤😩
@MunaQurux-ln7be
@MunaQurux-ln7be Сағат бұрын
Murugadada dad bay farxad utahay unolow cadowgaga ilahay hakula garab galo ducada qadarta bey badasha duceso qlbi nuuray ❤❤
@bushraabdirahman3232
@bushraabdirahman3232 2 сағат бұрын
Walal ani mid aayaan kugu kordhin lahaa inad nolashada private ka dhigtid please 🙏 markay wax ku qabsoomeen so bandhig Lkn intay progress wado try to be private person❤
@ahah2751
@ahah2751 Сағат бұрын
sundus ha ogolan in wax lagu uruuriyo lacagta marki horeba wad shaqayse iminkana shaqee wll karti badaneey ha is dhiibin
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Сағат бұрын
Haday run katahay malintii ladhacay bay intay shiraan ayadon ogayn guri uraadin lahaayen hadhawna uga farxin lahayen lkn waa kuu aruurinayna ma afsomalibaa haday lacag aruursi rabto reeraha TikTok ugu gift badan bay kadhalatee ha imaato halkasaaa laga cawinayaa
@Samiiryy
@Samiiryy Сағат бұрын
Aad iyo Aad​@@ayaansalad1062
@ahah2751
@ahah2751 Сағат бұрын
@@ayaansalad1062 aad iyo aaad ilaahay bedel khayr qaba ha siiyo
@NasraXirsi-xw8wg
@NasraXirsi-xw8wg 36 минут бұрын
Hhhh sx waye nagtan ilahay baka taxadaray cumarka carada kataliya 😂
@queenruwayda2825
@queenruwayda2825 12 минут бұрын
@@ayaansalad1062dadka mxd u xukminyza ma jeebkodad ogtahy mid kle mxy uga bahntahy awalba way zhaqyzty hdana way zhaqyznyza
@Sumyo-l7y
@Sumyo-l7y 2 сағат бұрын
Sundusay mlin walbo ooyintada ha noso dubin plz 😢
@FartuunCali-d3n
@FartuunCali-d3n 52 минут бұрын
Boqorada deena sundus qurux one like 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉❤❤
@hamdahamda-vf9xb
@hamdahamda-vf9xb 2 сағат бұрын
Sister alhamdulilah dheh Allah is the best planners and know when the time is right for you insha allah
@SahroCabdi-n9g
@SahroCabdi-n9g 2 сағат бұрын
Abaayo sundus qurux oohintaada waynadhibee wakubarya haoynin insha allaah waadheli waxajeceshahy mcnto horo usoco farxadada farxadena waaye🎉🎉🎉❤❤❤❤ qallbi
@MohamedDahir-h6w
@MohamedDahir-h6w 2 сағат бұрын
Markasta maoyne abayo ❤❤you are a queen a Muslim with faith say alxmllah
@FadxiyaKhalif-u2z
@FadxiyaKhalif-u2z Сағат бұрын
Miskiin weeye sundus wllhi way iska qaylqaylisaa maahine runtu waxy tahay waa miskiinta🥹😭😭😭😭😭
@xaawoluul265
@xaawoluul265 2 сағат бұрын
Hooyo da.yar karti badan ilaahey arimahaaga iyo hamigaga hakuu rumeeyo 🎉❤
@OzmaanKing-x2j
@OzmaanKing-x2j 2 сағат бұрын
Niyad bn hdlayaye,wllo,noloshayda waxayga muhimsan tada on wax,nushqana lahanin wa nftydu naftadu,wllo hadii u nabar,gadho,jidhkada adigo nixin ban naxayaye,ha,nafobin intad ifka joogto❤❤❤❤❤wlshy mcn sundustena cashaqa wx wlba farxadada noga qalisan no faxax adigu,marakasan frxyna,anaguna❤❤❤
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 2 сағат бұрын
Jah sundusteena Caashaqa kabax Inshallah coming Mss half million ❤❤❤ guys dhaqsa ku Tuura❤❤
@ahlamhassan2911
@ahlamhassan2911 2 сағат бұрын
Sundusey ha niyd jpin byo waxn adunyo le waye apyo hamigda mlin illhey woku rumyn dona byo qlbigda qer usheg😭
@AasiyaJaamc-wm3ur
@AasiyaJaamc-wm3ur Сағат бұрын
Sister dhib walboo martay waan kula dareemay wlhi samir dadaal karti intaba aday agtada yalaan qli horay usoco maalin malmaah kamida qofkaas kaa murgiyaya wlhi lugahaga ayuu imaan hadalkaygaa meel ku qor qli gadaal ha firinin😢❤😢
@bintabdalla1727
@bintabdalla1727 31 минут бұрын
Sundus waligaa ha ogolanin in lacag lagu aruriyo abyo intaasba Adaa isoo garsiye hadana waad samekartaa naag adag iska dhig waa guleysaneysaa anagaa garabkaga ah My queen👸sundustena cashaqa💪♥️♥️♥️🥰
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd Сағат бұрын
Aaad ban uga Xuma hay qali Asxab Meesha kuuma Jogto wlhy Afka le laguu maca neeya Haday lacag isku Dar daran way awoodan inay Guri kuu kire yan lkn Waa xasi diin Dhib maleh illhy kula jira abyo Bini adam ha ubaahan illahy bari Qalbi❤😢😢
@nimcoxuseen924
@nimcoxuseen924 12 минут бұрын
Sidaasi ma fiicna maxaa asxap laga yahay hadii qofka marka dhibi ku timaado laga caawinayn yaap
@Beaquen
@Beaquen Сағат бұрын
Sundus waa hooyo ficn mansha allah wiilkaa bari allah kaaga dhigo😊❤
@TimmiSG256
@TimmiSG256 2 сағат бұрын
Azaad😢 mahadsanid wa qof fican mashlh
@RayanAli-s9i
@RayanAli-s9i 2 сағат бұрын
Team sundus one like 👍 ❤
@__xa781
@__xa781 2 сағат бұрын
Wll sunduseey قدر الله ، وماشاء فعل ❤ wx ka kheyr badan alle hakuugu bedelo. 11:34. Asad si gobonimo leh buu u hadley.
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 сағат бұрын
Sundusay haka ogolan dadka inay lacag kuu aruuriyan walalay is adkee ceeb naag reer muduga tahay umada haysku liidin qofwalba dhib baa heysta wuuna qarsanooya is adkee wad helaysa shalayba waa heshay ❤
@juweumar5075
@juweumar5075 Сағат бұрын
Waa cadi adunka la isku Cawiya dhibmale
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Сағат бұрын
@@juweumar5075 walahi ani ahan kama ogoladeen bcz waa bini aadan bari bay qof kamida wax isgaari karan shalay anaga kucawinay weeye naa hana cebayn dheh tan walahi waa dhiman raba loma cuno waxkasta 😂😂😂
@KowsaeSaid
@KowsaeSaid Сағат бұрын
Waaa run iyado deeen shikad kaqadadta dhaaaanta rer mudugow gabdhihiiin jileec ma lahan jirin maxa kakhal dan sundus uf
@umuyusra1112
@umuyusra1112 2 сағат бұрын
Abaayo ha niyad qabi waa gasresaa hamigaag insha allah
@AryamoDaahir
@AryamoDaahir 2 сағат бұрын
sundus abayo macanto ilahey haku sahlo wax jecesahay abayo walahi wan kula oyay sorry for sundus ayale 😅😅😅😅
@NawaalMaxamuud-qe2qu
@NawaalMaxamuud-qe2qu Сағат бұрын
TALO WALALNIMO HADAA DHIMANAYSID DHAREERKA LAYSKA DUWAA WALIGA BINI AADAM BAAHIDADA LAMA TUSO JILJILEECAN INTAA ISKA DAYSID ALLAH SUBHANAHU WATACAALA GACMAHA HOORSO OO HA U OGALAAN BINI AADAN KULA MIDA IN WAX KUU ARUURIYAAN BAHDIL NOOCASA LAMA QAATE ALLIHII KUSIYAY BARINA WAA KU SIIN KARA HORAY USOCO SISTER NO JILJILEC IYO MANYAC IYO INA QOF KULA MIDA ISKU BAHDISHO BARRI HAKA SHALAYNIN MARKI LAGUGU CAAYO TALADA IGA QADO ALLAH NA ISKU XIR ❤
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 38 минут бұрын
Walahi haday saan kusocoto xataa qiimaheda hoos udhacaya anaga hadan reer mudug nahay jileec manaqan ma aqan qoftan meshay waxan kakentay ilahay inay baridaa kafiican bini adan inaa bahidada tusto 😮
@NawaalMaxamuud-qe2qu
@NawaalMaxamuud-qe2qu 25 минут бұрын
@@ayaansalad1062 HAA WLH HADAY INTAY ISKA DAYSO OOHINTA MICRO DARADA IYO MAYACAN HOOS U DHIGAYA SHARAFTEEDA AY BARNAAMIJYO XIISO LEH SAMAYSO VIEWS KEEDA KOR U KACAYA OO LACAG KASAMAYN KARTA .
@Sihaam1.5
@Sihaam1.5 2 сағат бұрын
Noloshaada haku qarsoonaado apaayooy waxwalba wa la hela ha amus is adkeee ceeb sundus❤
@safa4020
@safa4020 2 сағат бұрын
Na aamus gabadha yarta ah qurbey kaliged jogta 2500 ma lacag yarbaa ilmey iyada hoyo iyo aabe utahy
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 сағат бұрын
@@safa4020 waa run malin walba inay oyso wax fiican maha qof walba adunkan dhib baa haysta haday noo sheekayso Dhibmaleh lkn oohin mafiicno adkaysi baa larabaa waxas wax kaweyn baa adunka kadhaca ilahay baa labaryaa
@Sihaam1.5
@Sihaam1.5 Сағат бұрын
@@safa4020 sundus wan ogahy inay yartahy oo kuwa ka waweyn malaysia ka cabanyaan nolosheeda lkn wll meshan social media in sharafkeda wax udhiman ama kaso garaan ban diidaya🥺
@KowsaeSaid
@KowsaeSaid Сағат бұрын
Ha wasax dadka kujecel wa kuwana sundus ani necbhy dad ka jilicsn ee ani uma leen adna iyoamiira kudhaheen umada uoy sa voice uhesho ileen iyaga iskonjiraye
@IstahilIsta-d9y
@IstahilIsta-d9y 2 сағат бұрын
Sundus abaa amus noh anaga garabkaga abaa😢😢😢🎉🎉❤❤❤sorry
@TaLisOH1234
@TaLisOH1234 Сағат бұрын
Sundusey wll naag adag iska dhig waad heli kartaa inta in ka badan samir ilahaygii markii hore kusiiyey baa hadana kusiiinaya 2 kun inkabadan waad heli samirkaagaana lagu eegayaaa waxba yan lacag laguu uruurin naag kartı leh baad tahay wad heli wiilkaagana qofaad uwerwerto lama joogo Hooyadaabuu la jooGaaa ilaa aad shaqaysatid oo meel iska soo saaraysidna wiilkaaga hooyadaa udaa somaliyaba wax barasho way taala wax hakuu barto markaad isku filnaatid soo kaxayso oo ilahay utoobad celi waxan waa aduun beriba waad heli hadaad nooshahay dadbaa waalidkood waaya oo samra samir oo naag adag baad tehee dedaal oo baahidaada qarso hadaad gajoonaysid afkaa saliid lamarsadaaa oo la socdaa siaan laguu garan guri hadii laguu kireeye oo laysugu kaa dardaro waxani waa bili aadan wixii doonaa kasoo bixi kara Xataa kumaba faani kartid wax bili aadam kusiiyey xoogaaga maal halkaad dad ucaban lahaydna ilahay ucabo ooHin danbe yaan kaa arkin wlloH love u ilahay waxan kaaga baryayaa irsiq xalaala iyo intii inkabadan inuu ilahay kusiiiyo
@ManalMoham
@ManalMoham 2 сағат бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717018744 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 сағат бұрын
Masha"Allah Sundusteena Kheyr Sheeg❤ Taliyaha Abshir Muu Kuu Sheegay😂❤ Asad Hagio Allaha Noo Deeystto ❤ Cafimaad Taam Ah Bi"idnillaahi kariim Ya'rabb 🤲 Dhamaanteen 🤲
@FatimoHassanMuhamed
@FatimoHassanMuhamed 12 минут бұрын
Team 27 gabadha ukaca oohintiidu way nadhibaysaaye malin waaba ooyaysa
@Zulubo-yar90
@Zulubo-yar90 2 сағат бұрын
Sundus qurux badneyy alle guri qurux badan oo kheyr qaba haku siiyo hanaga oysiin is adkee sabr waxa kheyr moodid ba ku xun waxa iney ku xun yihiin moodiness kheyr bey ku yihiin iska sabr abyo Love you mcney❤❤
@Nasteexoali-xq6pw
@Nasteexoali-xq6pw Сағат бұрын
Iska ilaali mushqusha dad hde ku ladagan yhin please
@Naduuuuuuuu
@Naduuuuuuuu 20 минут бұрын
Zaki iyo cumeer ani xitaa wey iga farxiyen run inee tahy rajeynaa❤❤ Zaki habarkisa sundus aa kayabte😂😂
@ShaaficiSumuli-h5n
@ShaaficiSumuli-h5n 2 сағат бұрын
Wll waan ku taageeraa ilaahay hamigaaga oo dhan hakuu barakeeyo😊❤
@Amina-k4g3f
@Amina-k4g3f 2 сағат бұрын
❤❤ gabadheni sundus
@Fadumohassan-b4u
@Fadumohassan-b4u 49 минут бұрын
Si qarson ad ku tasha leheden ila mahan inaad kamirada wax ku sheegtan wani jeclahay dhamantena
@abdiwazackhader408
@abdiwazackhader408 Сағат бұрын
Asad runtiis weye abyo sundus walalaha weye dad islameed ma ahn😭
@UBAX-8
@UBAX-8 2 сағат бұрын
Team 27 guri qurux badan surprise ine ku sameyan ayee ahed wlh sorry sundus 😢
@FadumoWali
@FadumoWali Сағат бұрын
Walhi Sas kufikirayay aniba lacagta said ma ubadna hday Sas samayn lahayen ficnan lhyd lkn walagu ururina wa ceep. Tas sundus walhi wa gabar miskina 😢
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Сағат бұрын
@@FadumoWali Haa bari bay leeyihin anaga u aruurinay walahi tan reer mudug maba aha way naceebaysay oohin bay waxay kudarsatay lacagaa lagu uruurinaya yaab 😢😢😢
@Qa.70
@Qa.70 49 минут бұрын
​@@ayaansalad1062 abayo rer mudug nimo iyo is adkeyn aan meel jirin maalinkay marxaladu kugu xuntahay ma shaqeyneyso gabadhan yar qalbigay ka jabiyeen qalbiga Alle haka jabiyo kuwii xoolaheda dhacee.. inshallah aan uducayno in Alle SW u cawil celiyo oo meshay ku riyooneyso meel ka sareysa gaarsiyo
@Smile42803
@Smile42803 2 сағат бұрын
Insha Allah wax walba waa heli xabibti
@AbdiAsma-n3m
@AbdiAsma-n3m Сағат бұрын
TEAM sundus love yuo sister sister ❤❤❤❤
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 2 сағат бұрын
Don worry xbbti wy dhceee lcagta sas oo kleh wllkey oo tahrib usocda aa lga dhcay ma niyad habin isla mrki wu helt xbbti nolosha hda sa uga murugoto dhaqaqi myside ladagaln bbe horay usoco qalpi dahabey allena ku xirnow gusha wadba helysaaa love u from koko ❤🎉😢
@Nafteed-Jaceyl
@Nafteed-Jaceyl 3 минут бұрын
Bahi ma sheeganeyso ee waxay la qaracansantahay..$2500! Lacag yar mahan oo waliba habeen iyo malin walba aad u tagneed…ha isma neefiso ee gabsha Horey u soco…you can do it u soo qoraa…waa waz human nature ah inuu qof ka damqadato…marka Sundus Cadey keep up the great work and We all know can do it. You also have a great team…manshallaha! Marwalba Astaqfarta badso, mashqul kasta, hurdo kasta marna salada iyo ducada badso Queen. Inshallah waad gareysaaa hamigaga…inshallah❤️💕👍👌💕💯💯💯💕❤️
@sacdiyoabdulahi7031
@sacdiyoabdulahi7031 Сағат бұрын
Illaah qalbiga ha kuu qaboojiyo lacagta lagaa dhacayna meel aadan fileyn oo sahlan Alle ha kaa siiyo
@khadraomar2731
@khadraomar2731 Сағат бұрын
Gabdha 500k ku tur si aay u faraxdo oo xaflad u dhigto 😊 oo ay u iloodo murugta guriga🥰❤
@siraadbrown
@siraadbrown Сағат бұрын
Haa intaas lee u gaban karnaa😊
@TimmiSG256
@TimmiSG256 2 сағат бұрын
Wax ka xanun badan majirto ilmahaga oo kafoog😢
@NajmaAli719
@NajmaAli719 2 сағат бұрын
Sundus keep going quen ❤
@SalmaCilmi-cg3sg
@SalmaCilmi-cg3sg Сағат бұрын
Abaayo hami kasta oo aad leedahay Allaha ha ku rumeeyo Amiin 🤲🤲🤲🤲
@fatmina08
@fatmina08 Сағат бұрын
Asad iyo cumeyr adinka sundusu ka farxiyo team ka dhan kulan lasameya gabadha farxadeyda usoo celiya
@Sundus819
@Sundus819 2 сағат бұрын
Sundus abayo hanaga oo hinin aamu😢😢
@IlwaadMohamed-t8f
@IlwaadMohamed-t8f Сағат бұрын
Sundus abyo saa jeceshahay Allaha ku yeelo lkn mid ha ogo laan in lcg laguu uruuriyo naag adag iska dhig dhibta waad ka bixin insha allh gurina waaad helin ilahay bari isku xir wax walba way kuu haagigin
@MssmaryanGirlArmyy-et7wz
@MssmaryanGirlArmyy-et7wz 2 сағат бұрын
Sundus abaayo taagero buuxo ku ahy 🤭💛💞
@Rahma-rv7wt4po6j
@Rahma-rv7wt4po6j 2 сағат бұрын
sundus ayaanle love you sister ❤
@ikraanmaxamed9516
@ikraanmaxamed9516 Сағат бұрын
Asad hadalkiisa waa sax asxaabeey gabadha xaliya dadbaa illaahey idinka dhigaye
@Aishuu240
@Aishuu240 2 сағат бұрын
Karti badaneey sundus ❤
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 2 сағат бұрын
Jah ❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤Masha"Allah ❤
@NajmoFaysal
@NajmoFaysal 2 сағат бұрын
Sundus qalbiyeey❤❤😢
@Sihaam1.5
@Sihaam1.5 2 сағат бұрын
Zaki somaali ilaasho wa ina ader jiro❤
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 6 минут бұрын
Walalay waxan kugula talin lahaa waxna xaflad haqabsan dadka teamka kugu dhaw casha sharaf uwad adna labis yaro shidan xiro lacagtaasna guri fiican kukirayso guriga kuu muhiimsan kadhac xaflad aan tabartada ahayn insha allah ❤
@saynabahmed4724
@saynabahmed4724 Сағат бұрын
Abaayo murugta iska dhaaf insha Allah waax walba waad helaysa niyada kheyr usheeg Ilahay bari ducada badi iyo samirka❤
@filsanhassen5113
@filsanhassen5113 Сағат бұрын
Sundus niyada khayr u sheg ilahay na talasaro❤
@LaylaCabdiraxman
@LaylaCabdiraxman 59 минут бұрын
Samiayadeena ila hda murugtii wyka muqata ifarxsanow wlshy😢
@HamdaAbdourame
@HamdaAbdourame Сағат бұрын
Sundus llaahay qalbigaa ha kuu qaboojiyo 😢❤❤
@FardusAxmedsaleban
@FardusAxmedsaleban 2 сағат бұрын
Sundus sorry abayo mcnto hamigagu wuukurumobidona❤❤❤❤❤️🫶🥹💋
@Ruyaa-g3i
@Ruyaa-g3i Сағат бұрын
Waad guleysanesaa sudunteena ❤❤❤❤
@MaryanNashaa
@MaryanNashaa 38 минут бұрын
Horay u soco mcney waad gari gushada sundusey ina ader waliga haniyad jabin bahidada qof bina adam haa ushegan ilahay u shego ❤❤❤
@sacdiina__inanuur_8865
@sacdiina__inanuur_8865 2 сағат бұрын
Abyo ilhy haku cafiyo 😢😢sorry ❤❤
@IsirAhmed-i5d
@IsirAhmed-i5d 2 сағат бұрын
Sundus I love you ❤😊
@IfrahmAbdi
@IfrahmAbdi Сағат бұрын
Sundus abaayo murugta farxad allah hakugu badalo gacan bini Adam ha hoorsan tii Allah ayaa wayn
@marwaibrahim5811
@marwaibrahim5811 9 минут бұрын
Keep going abyo sundus🥹❤️‍🩹 nag Adag tahay
@Saalim-t4x
@Saalim-t4x Сағат бұрын
Maashaaalaah gabadh karti iyo naxariis hal adeyg leh keep going wlshy
@marizadagan2470
@marizadagan2470 Сағат бұрын
Badal khayr qaba inshlh sundus one day way imaanasaa adiyo wiilkaaga guri wada dagan ha ooyin sunduseey istrong women ❤🎉
@halimaawil2999
@halimaawil2999 36 минут бұрын
Sundus xbbti mar danbe iladada yanan arkin nolosha waa dulqad io samir lacagtan awal illhy ha ku siyay io kartidada aad ku keentay hadan wad yelysa anaga asxptad ah wn ku soduceen wlhy madhacdo habeen anan wadan in aan seexdo xbbti illhy talo saarso oo horay u soco anaka ku jcl❤
@KowsaeSaid
@KowsaeSaid 59 минут бұрын
Sundus qof sharaf leh is kadhig team ka lacag iiiuru riyamaxey thy na sharafta hay skaxumeen ado daysankara habr yin asxaabtada midakale daciiif inathy lo gaaan sundus dadka
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 сағат бұрын
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 сағат бұрын
🩵🩵🩵اِنَّ اللّٰهَ وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡا تَسۡلِيۡمًا‏❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🩵🩵🩵🩵🩵
@MarwaAhmed-w6i
@MarwaAhmed-w6i Сағат бұрын
Halmar sundus haloo kaco bz weyh siwalba way inola hadashy😢😢😢
@SundusCqaadir-d9c
@SundusCqaadir-d9c Сағат бұрын
Sorry abyo qalbigaa alaha haku qabojiyo haismurjinin waa dun walaga baxaa laguma warayo abyo mcn 😭😭😭😭😭😭🤲🤲❤
@hasnaden6hasnaden643
@hasnaden6hasnaden643 45 минут бұрын
Waaah walaguarurunaa mexeytahay gawadeh ee lahor imathen , asaad qof waxgarat buu uegayehee maxaa dareh
@SahroSaciid-dh6ue
@SahroSaciid-dh6ue 2 сағат бұрын
Caadi wye abayo hamigaga waa helee i.a❤
@DeeqaGalaal
@DeeqaGalaal Сағат бұрын
Sundus abaayoh gabar karti leh ayaa thy abaa wax kasto way dhamaanayan wixi soo daaho qeyr ku jiraa abaa anaga nah garab kaaga nhy guys 500k l.a aan gaarsiino❤❤❤
@AmiiroMuhumed
@AmiiroMuhumed 2 сағат бұрын
😢😢Sorry sundustena😢😢
@FihiimaAxmedAbdirahman
@FihiimaAxmedAbdirahman Сағат бұрын
Sundus ha niyad jabin qlih ❤❤❤❤
AMIIRO IYO ANIGA VS SUNDU IYO MACALIMO XUKUN IYO DHIBIC….?
21:05
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
AMIIRA IYO SUNDUS OO IS FASHILAY WALIGAA MA SAMEESE
14:19
Loosey8
Рет қаралды 26 М.
3 SANO KADIB OO FAMILY KEYGA LA KULMAY ALHAMDULILAH
8:02
KOKO BULLE
Рет қаралды 356 М.
ASAD IYO ARIMAHEENA WAX ISKU MID AH  NOLOSHOODA KABADALI LAHAAYEEN
18:18
SHEEG CODKAN YAA LEH GAME ADAG
14:36
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 30 М.
OHINTII BAA CESHAN WAYAY KOKO MARKAY BAXDAY SAFAR SALAMA SXP😢😱
13:18
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17