No video

suufida iyo sh Shariif Dhawiil Maxaa Kala Heysta

  Рет қаралды 28,746

Zaadka Aakhiro

Zaadka Aakhiro

Күн бұрын

✔ Please Subscribe ✔ SHARE LIKE AND
COMMENT✔ Thank You✓
fadlan Subscribbe zaadka Aakhiro dhagsii ►
/ @zaadkaaakhiro4727

Пікірлер: 55
@zaadkaaakhiro4727
@zaadkaaakhiro4727 Жыл бұрын
zaadka aakhiro waa hoyga sara uqaadida sunada nabiga ﷺiyo bururinta bidcada nagusoobiir si aan qeerka usiifaafino asxaabtaadana lawadaag
@Badri582
@Badri582 Жыл бұрын
مَن رَآنِي فقَدْ رَأَى الحَقَّ؛ فإنَّ الشَّيْطانَ لا يَتَكَوَّنُنِي. الراوي : أبو سعيد الخدري | المحدث : البخاري | المصدر : صحيح البخاري
@SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf
@SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf 7 күн бұрын
ماشاءالله
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 22 күн бұрын
Suufigu wareer iyo jahluu walalaf leeyaaye Waxyigiyo shareecada rabuu kaba was waasaaye Wadadii ibliis raacay bay daba wiglee yaane Waa niman wanaagiyo kohsada khayrka loo wicine Tawxiidka waa niman qalbiga loogu ways taynee Waa niman bidcada waaridoon sunada wee laynee Walamaysi waa niman kajecel sharaf wanaa geede Khuraafaadka waa niman kuwacan waabaryiyo goore Waqti lumiska waa niman ahoon waano galahayne Waa niman wareeroo qalbiga uu was waas galaye Waa niman ibliis wali kadhigan oon wax garanayne Wadeeca allah Eebow kuwaas weecde oo luma,e.
@musaadoow6077
@musaadoow6077 Жыл бұрын
من رءانى فى المنام فقد رءانى حق
@JimcaaleMaxamed-ob1ri
@JimcaaleMaxamed-ob1ri Ай бұрын
Msha allh
@hersiabdi839
@hersiabdi839 3 ай бұрын
Masha Allah, waawax ubaahhan inlasaxo. Shukran wadaad
@Almacarif
@Almacarif Жыл бұрын
اللهم صلّ على محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@ShaakirJaamac
@ShaakirJaamac Ай бұрын
Laandhere aderow qabri iyo xadro way umada way waririyeeen
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Жыл бұрын
Sheekha aqoon iyo afna wuu hayaa mashallaah qofka haduu rabbi yaqaano afkiisa hooyoma ka dhisan yahay looma gali karo 😂 suufigii arkaa wuu ka cararaaa
@daganedaacad7828
@daganedaacad7828 Жыл бұрын
Wax macno ah Kuma fadhido qeyladiina
@faadumomaxamud4401
@faadumomaxamud4401 Жыл бұрын
Masha allaah jasaakallah
@masjidsalaaxudiin1770
@masjidsalaaxudiin1770 Жыл бұрын
Masha Allah Jazakallahu khyra Shekhuna
@ibraahimcabdulahi2248
@ibraahimcabdulahi2248 Жыл бұрын
mash allh sh shariif dhawiil
@AbdirizakFarah-wg4tb
@AbdirizakFarah-wg4tb Жыл бұрын
Nacas caqli yar oo markii hore maangaabnimo ku dhashey cilmo kasta uu barto caqligii baa yar Tankale xitaa edebta cilmiga ayey ka mid tahey Shiikhaadii sh maxamed-amiin soo suufi ma aheyn Aduunyo yar ayaad iimaankaadii ku badaley Wax iskula har Tankale suufiyada kala cadee waad og tahey Dadka ha iskugu dhaxgalin Waxaad sameysaa insaaf iyo cadaalad
@abdifatahbarre849
@abdifatahbarre849 Ай бұрын
😂😂
@awaaare718
@awaaare718 11 ай бұрын
Allaah suufiyo hasoo hanuuniyo.
@caliisxaaqgeesey8519
@caliisxaaqgeesey8519 Жыл бұрын
Ahhhhhh ilaahay hakubarakeeyo sheekh Sharif dhawiilo
@CabeyCade-nd2sf
@CabeyCade-nd2sf Жыл бұрын
Asc. Shiekh dhaweil mashalah ale. Hakuhafido sufida ruunta usherg
@xasancdiiriye7658
@xasancdiiriye7658 Жыл бұрын
Alle soo hanuuniyo suufiyada inta aan hanuun uqornayna dhibkooda alle hayna dhaafiyo
@MuxamadCabdulahi-wg8el
@MuxamadCabdulahi-wg8el Жыл бұрын
Naga duw afka qurunkiisa adaa shaydaan ah
@MouniraARAHMAN-ng9zn
@MouniraARAHMAN-ng9zn 2 ай бұрын
ضلاله بدعة الله صلى الله عليه وسلم كل رسولقال
@Masago2025
@Masago2025 Жыл бұрын
Suufiyoow. Ilaah kacabsano qof walba waxaw doonaa jennah dariiqad saxan ku raadino wax noo dhaama maleh
@CabeyCade-nd2sf
@CabeyCade-nd2sf Жыл бұрын
Ok
@AliAli-qp3uv
@AliAli-qp3uv 9 ай бұрын
Culimada in la duro waa laga fiican yahay
@Ibraahim2
@Ibraahim2 Жыл бұрын
Suufiyooy ka qaata sheikha naxteexada naxwahaba waad ka dhagaysataane
@daadirmaxamuud4393
@daadirmaxamuud4393 Жыл бұрын
Yaa naxwo kadhageesta ninkaan? naxwaha cida loo soo doonta mataqaanid miyaa inay suufida tahay 😂
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
Suuf iyo madhagaystaan nin gaaliobay oo malcuun noqday suufiyada ayaa bartey naxwaha kadibna wuu ridoobay ninka saxaabada yareysanaya. Albaanina caabudayah miyaad qaymo uyeelaysaa
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
Waa yaab shariif khawaarij noqday shaydaan ilahay kudulee waa sheeko been abuur
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
Allaha kubarakeyo
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 Жыл бұрын
Scw scw scw
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 Жыл бұрын
Sallallaahu caleyhi wasalim Scw scw scw scw scw scw scw scw
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
Argaxiso shariif dawiil waa ninka account al shabab oo dhan ku qoran yihiin markaas uu wandaraas kusoiqaatay cayda ahhlu sunna asagoo argagixiso ah oo lacagaha uu kuqoran yahay dadka lagu laayo wajigaa gubay yaa sheydaan al rajim
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Жыл бұрын
Riyada rasulka madiide lee ilaha ilalahu rasulka abenisay ee ashahado Riyada iskada run uu ilagey kutusi laha adi rasulka arki meysid shahadadisa waryaa Rasuulka sheydan isku ma shabaho tuugsn
@somaliman8162
@somaliman8162 Жыл бұрын
War sauulka in lagu riyoodo lama diidano waxaa la diidan yahay ruux aan tukanin oo faajira diin shaqo ku leheen aa ku dhahaayo rasuulki aan arkay see ku rumeysanaa inaad rasuulka riyo kugu yimi.
@AliAli-qp3uv
@AliAli-qp3uv 9 ай бұрын
Oo Adigaabaa u marqaati kacaaayaa oo leh Qofkii siiradiisa wax badan aqriyaa waa ku riyoon karaa, suufiyiinta waxa kaliya aay kaa badshaan waa aqrinta siirada !!!!!!!
@engabdirizakmohamedomar825
@engabdirizakmohamedomar825 4 ай бұрын
Waxas muu odhan sheekhu ee fahankq ha badalin
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
Masaanu ku danbeeyay yaa malcuun yaa malcuun suufiyadu waa kuwii wax kubarey yaa malcuun qofkasta oo reer aduun ya ah saas buu kudanbayn suufiyada aad caynaysid waa kuwii wax kubarey
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
خبیث ابن خبیث Sheekha nooga har maan gab yahow
@calimaxamed6316
@calimaxamed6316 Жыл бұрын
Hhhhh الله المستعان
@omarmohamedhassan9676
@omarmohamedhassan9676 Жыл бұрын
Baaba Suufi Waxooda Waa Kadareey ee Maxaa Lagu Tilmaami karaa Waayo Waxeey Sameey Naayaan Gaalnimo Weey dhaaftay?
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
Wajigaa gubay dhawiil
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 11 ай бұрын
Waa yaab kani waaba caale oo maahan wahaabiyadii iyo khawaarijtii caqliga lahayd waana Muuqataa araggiisa iyo dhawaaqiisa iyo caqligiisa inuu sac Yahay sacaani wuxuusan rumayn Xadioskii nabiga uu yir shaydaan Aniga iskuma key metelo hurdo iyo Soo jeed midnaba waxaanna dhihi Lahaa xoolahaan buskudka khawaarijta ku naaxey ee sidii lodii Banaaxinaya ha rumeeyo rasuulka Uu beeniyey oo hasoo galo islaamka hadda kum jiree
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 9 күн бұрын
Sheekh mufti baad tahay soomaaliduna karaamo wayn bay kuu hayaan ee yaan wahaabi lagu moodin diinta qaybaheeda kalla duwan ee allah kugu manaystay uun faafiyoo sheeko wahaabi iska dhaaf
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Жыл бұрын
Wahaabiya +khawaarij+shabaab+salafi=gaalsin ,xaasidnimo culimadii hore
@abdirazakahmed4692
@abdirazakahmed4692 Жыл бұрын
Suufiyo=shiico
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Жыл бұрын
@@abdirazakahmed4692 alsalFi+ shabaab + khawaarij +akhwAan muslimiin = dilayaal Muslimiinta dhiigooda baneeystay oo khawaarij ah meeqa shacab ayaa leyseen qabuura ayaa idinka baxsan la aduunkii intee dhameeyseen
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Жыл бұрын
​@@wmdghdgg1234Cidii ku dhahdo War Illaahy oo kaliya ubad bixiyo dhiiga umaduu baneeystay miyaa? Hadii ay sidaas tahay Ogoow Diinta haystid tii nabi muxammad maahan ee dib iskugu laabo, sabbtoo ah Arintaas Nabigay ku tahay dhaleecayn cad sababtoo ah Nabiga ayaan cilmigan & waxyigan ka baranay oo muslimiinta ayaa saxaabada kaso gaartay anagana nasoo gaarsiisay jiil ka jiil. Culimadii hore ayaa markasta afka soo marsiisaan Suufi nimoda waxay ahyd inaysan shaqaysan oo shaqadooda kaliya ahyd cilmi faafin iyo inay cidii quraan ku tufayaan utagaan oo aduunyada kuma tacbi jirin kaliya aakhiro ayay radinaayeen. Lkn idinka magaca ayaad xadeen Dhaqankiina waa tuurteen, waa mirqaantaan salaada waa nalaga dhaafay darajo ayaan gaarnay ayad dadka dhahdaan. Siyaaro ayad umadda aduunkooda uga qaadan hadey diidana qaar waad cabsi galisaan oo xoogaa usheegataan qaarna waxad dhahdaan balaayo ayaa kugu dhacaysa sheekha Madma siyaaradiisa aad diiday. Dad dhintay ayad barisaan, roob & wuxuu awoodin ayad ka tuugtaan. Waa su'aalee culimadi hore miyaa dhaqankaas laha?! Magaca ka run sheega oo dhaqankooda & cilmigooda raadiya. Cidii idin dhahda waa khaldan tihiin nabiga ayaa ugu dambeyay cid laga barakeysto waad xanaqdaan taariikhda ka been sheegtaan Jacylka nabiga ka been sheegtaan oo ummada ku marin habaabisaan. Isku xishoooda oo aakhiradiina utura. ALLAAH IDIN HANUUNIYO.
@abdallahjama9007
@abdallahjama9007 Жыл бұрын
​@@wmdghdgg1234ma qasab baa
@user-kx5dy3uj2m
@user-kx5dy3uj2m Жыл бұрын
Shariff wahabi ah Allah hanaga koriyow kan Allah hasohanunio
@abdirazakahmed4692
@abdirazakahmed4692 Жыл бұрын
Suufiyo =raafido/shiico
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Жыл бұрын
Hadii xaq laguu sheego oo lagu dhaho Illaahy oo kaliya ubad bixiyo dhiiga umaduu baneeystay miyaa, wahaabi ayaa la noqonaa miyaa? Hadii ay sidaas tahay Ogoow Diinta haystid tii nabi muxammad maahan ee dib iskugu laabo, sabbtoo ah Arintaas Nabigay ku tahay dhaleecayn cad sababtoo ah Nabiga ayaan cilmigan & waxyigan ka baranay oo muslimiinta ayaa saxaabada kaso gaartay anagana nasoo gaarsiisay jiil ka jiil. Culimadii hore ayaa markasta afka soo marsiisaan Suufi nimoda waxay ahyd inaysan shaqaysan oo shaqadooda kaliya ahyd cilmi faafin iyo inay cidii quraan ku tufayaan utagaan oo aduunyada kuma tacbi jirin kaliya aakhiro ayay radinaayeen. Lkn idinka magaca ayaad xadeen Dhaqankiina waa tuurteen, waa mirqaantaan salaada waa nalaga dhaafay darajo ayaan gaarnay ayad dadka dhahdaan. Siyaaro ayad umadda aduunkooda uga qaadan hadey diidana qaar waad cabsi galisaan oo xoogaa usheegataan qaarna waxad dhahdaan balaayo ayaa kugu dhacaysa sheekha Madma siyaaradiisa aad diiday. Dad dhintay ayad barisaan, roob & wuxuu awoodin ayad ka tuugtaan. Waa su'aalee culimadi hore miyaa dhaqankaas laha?! Magaca ka run sheega oo dhaqankooda & cilmigooda raadiya. Cidii idin dhahda waa khaldan tihiin nabiga ayaa ugu dambeyay cid laga barakeysto waad xanaqdaan taariikhda ka been sheegtaan Jacylka nabiga ka been sheegtaan oo ummada ku marin habaabisaan. Isku xishoooda oo aakhiradiina utura. ALLAAH IDIN HANUUNIYO.
@abdallahjama9007
@abdallahjama9007 Жыл бұрын
​@@abdirazakahmed4692ka daa maahee😅
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
@@CabdullahiCadde1 uducee khawaarij dhawiil al makhnuut suufiyada uu caynayo wax barey wahabi iimaan laawe ayuu noqday markaas baad daba ordaysaa allaha duleeyo asaga iyo wixii sidiisa uridoobay hadal malcuun
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 54 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 15 МЛН
Suufida allaa diinka Kudaba Rogay ||Sh axmed Yare
8:18
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 8 М.
Khuraafaadka iyo beenta suufiyada
10:26
SIRTA SUURATUL BAQRA
Рет қаралды 23 М.
Dagaaladii Jaahiliga ee Carabta (حرب البسوس) Sh Shariif Dhawiil
14:41
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 13 М.
Sh Ahmed Yare oo cadeeyey in salafka mad-hab u ahayn تفويض المعنى
11:55
قناة حُرَّاس الإسلام ILAALADA ISLAAMKA
Рет қаралды 8 М.
Qisadii imrul Qays iyo sidu ku dhintay || sheekh shariif dhawiil
8:47
Bustaanul Waacidiin
Рет қаралды 32 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН