No video

Suugaanta Abwaan Guuleed Raygal | Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee KF Media TV

  Рет қаралды 154,207

KF Media TV

KF Media TV

Күн бұрын

Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Пікірлер: 449
@nimcoabdi5009
@nimcoabdi5009 6 ай бұрын
Dhaman mucashaqiinta uu u hadlayo abwaan raygal halkan ayan ka salamaya 😢
@aminamusse9698
@aminamusse9698 6 ай бұрын
Waan kaqada 😢
@shucaybjamac8306
@shucaybjamac8306 5 ай бұрын
Wakaqadnay
@mustafakosovo5936
@mustafakosovo5936 24 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@cadnaanfaacuul4914
@cadnaanfaacuul4914 6 ай бұрын
Meeyey dadkii gobka ahaa like isaar wll
@abdisaid1
@abdisaid1 6 ай бұрын
Abwaan Guuleed Runtii Waa Abwan Dareen Jacayl oo dhaba Soo arkay kana Dareen Hadlaya... Runtii Jacaylku Waa Nolol Iyo Naxariis Marka Labada Qof oo Alle SWT Qulubtooda Jacayl iyo Kalgacal iskugu Beero Wahelna ay wada noqdaan Alhamdulilah. Alle SWT Laba qof oo Jacayl Dhaba Dhexyaalo Ha mideeyo Qulubtooda❤❤❤❤
@maxamedshekhmumiin-vq1mc
@maxamedshekhmumiin-vq1mc 6 ай бұрын
Really ❤
@NAchma-hazzan
@NAchma-hazzan 6 ай бұрын
That is true😊
@ayanmahamoud6327
@ayanmahamoud6327 6 ай бұрын
Wlhy waxaad moodaa inuu qalbiygaa iyo dareenkayga ka hadlayo 😢😢😢❤ilahayow qofkaa jeclhy sidan ujeclhy iijeclaysii
@HodanAhmed-ny6bk
@HodanAhmed-ny6bk 6 ай бұрын
Amin xbbtih 😢izkumidnay
@SumeyaAbdullahiSumeya-kl8ch
@SumeyaAbdullahiSumeya-kl8ch 6 ай бұрын
Amin yarabi 😢
@yazerkalef396
@yazerkalef396 6 ай бұрын
Aamiin wllo
@kowsaridiris6261
@kowsaridiris6261 6 ай бұрын
amiiiin abaya qaali 😢😢😢
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 6 ай бұрын
Alahuma aaaamim aaamin insha allaha ❤❤❤❤
@suhaybsiyad2709
@suhaybsiyad2709 6 ай бұрын
Wlahi Abwan Raygal tick-taan saaray waayo wuu yaryahay abwaan xaqiiqada ka hadla oo yidhaa qisadaa derka ka hadlaysa anay igu sabsantahay ama igu dhacday, mid yidha mid saxbkayy ku dhacday. You are talented person 😢
@user-vf4hs8yh4t
@user-vf4hs8yh4t 5 ай бұрын
😢😢😢
@CaashoAxmed-wt7pj
@CaashoAxmed-wt7pj 5 ай бұрын
30/10/2023😢 waa tariiqda an Qalbigeyga dhaawac xun ika sogarey abwaan kan xaqiiqda ayu kahadley👏🏻❤️‍🩹😭
@istaahiljama1059
@istaahiljama1059 6 ай бұрын
Ragga sidaan wax ujeclaada xagay iga maraan🥺❤
@MusaibaAdam-py3ri
@MusaibaAdam-py3ri 6 ай бұрын
😂😂😂 ani xata waybaney nin sida ijecel wli marag
@hassanxikmaawi5965
@hassanxikmaawi5965 6 ай бұрын
Qarnigii mar buu dhashaaa😢😂
@hassanxikmaawi5965
@hassanxikmaawi5965 6 ай бұрын
​@@MusaibaAdam-py3rixalimo kuusey jaceel ❤️ magalaa horto 🤣
@abdirashidtyger8531
@abdirashidtyger8531 6 ай бұрын
Dadka wanagsan qof hun Bay harir lasameyan. Aniganaba qof wanagsan wili man arkin
@hodanozman2574
@hodanozman2574 5 ай бұрын
Waa yabanhy
@zucadziman526
@zucadziman526 6 ай бұрын
Abwaan guuled Raygal Mashallah afkiisa xikmado badan ba kaso burqanaya wuxuna ku hadlay afkii mucashiqiinta😊❤
@khadrahassa321
@khadrahassa321 2 ай бұрын
Acuudu acuudu war ileen ninka naqasay waa ninkan heesihiisu waa wada an other level ❤❤❤😢
@bewhoyouare6003
@bewhoyouare6003 6 ай бұрын
Diiqad iyo is waa baan dhex galay adi daradaa 😢👏👏Pure talent abwaane guuleyso💯
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 5 ай бұрын
Bal maxaa qof iga maarmi mara igu mataaneeyay😰💔 Abwaan guuled raygal cawaale qalbigaad ka hadashay qalbiyo badan oo dhaawacanna waad dhayday alla yacisak❤
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 6 ай бұрын
Abwaanka xataa codkiisu waa wax kale ❤❤❤
@maryamoaar1096
@maryamoaar1096 6 ай бұрын
Abwaanka suugaantiisa waa wada dareen taabad wlh. Allaha ku xafidoh abwaane❤❤❤❤
@Dulqaad_badan
@Dulqaad_badan 6 ай бұрын
Danbigaan adiga kaa galaan dib u saxayaayee ii sheeg maxaad diidan tahay waan ku dowmarine😢😢
@mustafakosovo5936
@mustafakosovo5936 24 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@abdisamiicmuxuyadin849
@abdisamiicmuxuyadin849 6 ай бұрын
Wuxuu igu Kalifay inaan maanso ka qoro dareenkiisa runtii anigana so gaar ah bay ii taabatay silsiladan isku xidhan ee qusadiisa runtii ma garanayo meesha uu ku nool yahay abwaanku iyo meel aan kala xidhiidho midna hadii aan heli lahaana waan u gudbin lahaa lkn nasiib daro ma hayo waad ku mahadsan tahay sxb sidaad noola wadaagtay suugaantan quruxda iyo dareenka xambaarsan waa abwaan halac oo kaa salaamaya dalka canada gaar ahaan toronto waa hadii aad aragtid fariintayda thanks
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 6 ай бұрын
Hargeysa ayuu ku nool yahay .
@queengobaad4144
@queengobaad4144 6 ай бұрын
Facebogisa kala xiriir guled reygal ugu qoran
@JeexFilms
@JeexFilms 6 ай бұрын
Facebookgisa waxa weeyi Guuleed raygal cawaale wll xagas kala xidhiidh
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 6 ай бұрын
Sxb waa laga gaadhsineya hargeisa ayn kuwada noolney sxbkey ayey si fican isku yaqanan xataa hadi aad u baahato numberkisa wan ka caawin karnaa insha allah
@najmanashaa1436
@najmanashaa1436 6 ай бұрын
@@abdikarimhassan5074 wll anaa u bahan iga caawi plz
@najmaabdimohamed
@najmaabdimohamed 6 ай бұрын
War legend kan waraysiya badan halaga qaado wallhi dadka qalbiyadoodo ka dhex hadlayaa ❤❤❤
@AdnanAzmar
@AdnanAzmar 6 ай бұрын
Abwaanku qlpiga ayuu ka hdlaya runti wa nin wx jeclady Guuled raygal salaaman ❤️✋
@0ptHirahmn_aHmett
@0ptHirahmn_aHmett 5 ай бұрын
Waxaan daawanayaa maaLin ramadaana date 19/march/2024 time 3:25 casarnimo waxaan kusuganaHay maGaalada dhagax buur ❤
@CabdiWahaab-vu4zp
@CabdiWahaab-vu4zp 5 ай бұрын
Neef Baa TaHay Zxp 😂😂😢
@jaamacxasanmuuse535
@jaamacxasanmuuse535 5 ай бұрын
​@@CabdiWahaab-vu4zp😂😂😂😂
@0ptHirahmn_aHmett
@0ptHirahmn_aHmett 5 ай бұрын
@@CabdiWahaab-vu4zpxasuus ahaanbaan uqoranayaa hasoodhexgalin😂
@user-lm5uw2sy4d
@user-lm5uw2sy4d 5 ай бұрын
​@@CabdiWahaab-vu4zp ninka ka dhac xooloyahay wuxu so qoray waa wax bari taariikh noqonaya
@CabdiWahaab-vu4zp
@CabdiWahaab-vu4zp 5 ай бұрын
@@user-lm5uw2sy4d Ninka Maxaa Kaa Galay ADi Waa Ani Zxpkaye 🤔
@AxmedSahlaaye-yi8cn
@AxmedSahlaaye-yi8cn Ай бұрын
ilaahaayow inta Qalbiyada Jaban Caafimaad Sii🤲
@queenamula5385
@queenamula5385 5 ай бұрын
💔😭 Waxa thy murayad marlabad ha niyad jabin xalimoz 😢
@safasalleban
@safasalleban 6 ай бұрын
Ii sheeg waxaa diidana tahye waan kuu dowamarine abawaan guuled qalbigaa moodaa inuu kahadalaayo.😢😢😢😢😢berigii codkaad duubtay baan dawo u hestaaye😥💔ala maxaa ku cel ceshtey 😢 waxaan urajeenaa aduunka inuu faraxada igunoolaado .anigana nasiibkey
@user-nw1wu4eo3z
@user-nw1wu4eo3z 6 ай бұрын
Nasiiib wacan adna❤
@user-ow5dh1bv8t
@user-ow5dh1bv8t 5 ай бұрын
Nasiib wacan insh.allah waad kso kabane😢❤
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 6 ай бұрын
Saaxibeey Guuleed Raygal Cawaale Waa Abwaan Aad U Wayn Hadana Da'diisu Yartahay! ❤
@yazerkalef396
@yazerkalef396 6 ай бұрын
Saan isleeyahay abwaan guled raygal Waxa uu ka hadlayaa qalbiyada wakhtigan la joogo marxaladaha ay kusugan yihin intooda padan🥲❤️
@FadumoJamac-uq6dq
@FadumoJamac-uq6dq 6 ай бұрын
ilaahaypaan ku dhasrtey waa abwaan xaqiiq ka hadlay qof aad jeclay xasuusihiisa ma ilaawey kartid😢😢😢
@hassanabdi4272
@hassanabdi4272 5 ай бұрын
Rabi naxariistii jano ha warabi cumar. Dhuuleh sii wayn ba ii tabtay hesta haysi mn zhllha
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 6 ай бұрын
illahay Ramadanka nabad hanagu garsiiyo caawa 24/02/2024 ❤
@hamdaayaan301
@hamdaayaan301 6 ай бұрын
Aamin walaal
@abdikadirfarey
@abdikadirfarey 7 ай бұрын
Nin mustaqbal leh waaye Guuleed guuleyso saaxib.
@abwaanmaahiraaden4825
@abwaanmaahiraaden4825 6 ай бұрын
Markuu maryay meeriska "Haka tagin ninkuu baahan baa kaa codsaday hiile" Wllhi dareenkiisu wuu is badalay😥
@kawzermohmed1775
@kawzermohmed1775 6 ай бұрын
😭😭😭😭
@asiaqueenmohamett2748
@asiaqueenmohamett2748 6 ай бұрын
Waa dhibane caashaq😢💔
@Mohammed___Hassan
@Mohammed___Hassan 5 ай бұрын
walibana kuwoodaa waa wayn@@asiaqueenmohamett2748
@user-ow5dh1bv8t
@user-ow5dh1bv8t 5 ай бұрын
Wlhi wan arkay xata sikaluu u dhahayy.😢❤ ilahow umadada isku sakhir
@user-tj9ln7kb9r
@user-tj9ln7kb9r 4 ай бұрын
Yaa qadaay hesta udhibay erayada wllo
@salmacabdilaahi9487
@salmacabdilaahi9487 5 ай бұрын
bal mxaa qof iga maarmi kara igu mataaneeyey 😢 11/3/2024 💔insha allah waxaan rajeyn anoo qalbigu bogsaday inaan halkan soo booqdo 💔😢😢
@salmomohamed6093
@salmomohamed6093 5 ай бұрын
Insha allh waan wada rajeyneyna samiyey 🥺💔 blse waxa la yaabay isku waqti io isku magac ayaa nahy
@xamdacumar6810
@xamdacumar6810 5 ай бұрын
Allah qalbiga hakuu qaboojiyo wllshEi mcn Runtii anba 11/1/2021 ayaa iigu danbaysay gabar aan lasheekeysto Dhanka jacaylkana waxa igasoo maray qisooyin aad ufara badan Dhanka kalena acounkan aan hada qoraalka kasoo qorayo wllshEi ayaa leh😅🖐
@AyaanMaxmed-nv9ld
@AyaanMaxmed-nv9ld 5 ай бұрын
Ilhy qlbiga hkuu gobziiiyo wllo wan kul daremii xaldaaaz qudhayduu ilhy hano xejiyo qlbiga💔😢
@bashiryousuf701
@bashiryousuf701 6 ай бұрын
Abwaanka erayadiisu waa erayo jacayl oo mug iyo miisaan leh hore u soco
@user-pv6fj6zz4t
@user-pv6fj6zz4t 6 ай бұрын
Labada meeris ugu dareenka badan,"ha ka tagin Nin ku bahanbaa hiil kaa codsaday " uso dabac qofkaagi uu damqanayaayeh😢
@maskiney2016
@maskiney2016 6 ай бұрын
Haah wlhi 😢😢
@fadxijamal3035
@fadxijamal3035 6 ай бұрын
😢
@Aziiza-halgan
@Aziiza-halgan 6 ай бұрын
Suugaanta abwaanku dhamaan waa mid dareenka taabaneysa🥹❤️‍🩹
@AbdiazizAli-td8kp
@AbdiazizAli-td8kp 6 ай бұрын
Abwaankaan runtii wuu dareen hadlay guuleyso ayaan leyahy 🙏
@user-bk8qp6rl8w
@user-bk8qp6rl8w 6 ай бұрын
Really Abwaan guuleed keep going ❤️🫡🙋🏻‍♂️
@khalidkhapirka5048
@khalidkhapirka5048 6 ай бұрын
isma lihi waxa jira abwaano kle oo ka hadla qalpiyada dadka marka laga Reebo guuleed Reygal iyo Sakariye kobciye Two legends keep going Prothers🙏🤴❤️💯
@mxksw6942
@mxksw6942 6 ай бұрын
geesi kulamidan ahay Guled Rygal io S,kobciye 2da apwan aan jeclahay
@mariama78
@mariama78 6 ай бұрын
Aduunyo rabiyow midkan jeclahy saan ujeclahy ii jeclaysi oo Qalbigisa jaceyl iiGu beer ya rabbi 😢🤕
@sacdiyasiman7709
@sacdiyasiman7709 6 ай бұрын
Aammiin yaarabiii
@nimcoaadan973
@nimcoaadan973 6 ай бұрын
Amiiin
@maysuuraaqbal4413
@maysuuraaqbal4413 6 ай бұрын
Aamiiin hno
@bushraismail3338
@bushraismail3338 6 ай бұрын
Haduu khayr ku yahay raaci
@najmanashaa1436
@najmanashaa1436 6 ай бұрын
waxaan jeclaan lahaa abwaankaam in an helo meel an kala xariiro si an uga shekeyo qisadayda oo uu erayo iga curiya wlhi plz halkee laga helo karaa😢
@user-uc6yc9ic1r
@user-uc6yc9ic1r 6 ай бұрын
fb ku qor guuleed raygal cawaale
@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq
@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq 5 ай бұрын
Alaa maxaan muqaal kan in badan ku ceshaday ❤❤❤ qima badanaa erayadaa uu tiryey
@user-gq4uz2jq7r
@user-gq4uz2jq7r 5 ай бұрын
Ninkastaa waxa uu rabo mahelo sababa jira awgii😢😢qisooyinku waligood way soosoconayaan wayna sii kalo adkaanayaan 😊😊
@fariidoabdi2244
@fariidoabdi2244 6 ай бұрын
Abwaanka meel aan kala xidhiidho ma isheegi kartaan plz 😢😢
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 6 ай бұрын
Facebuuga kala xidhiidh qaali
@fariidoabdi2244
@fariidoabdi2244 6 ай бұрын
Thnk you mcn❤
@xamdatania729
@xamdatania729 6 ай бұрын
Wan salamaya dadka jifa cisbitalka cumar dhule ❤😊
@ciiltira10
@ciiltira10 5 ай бұрын
Haka tagin nin kuu baahan baa ka codsaday hiile so emotional 💔
@MuunamaxamedYaasiin-sh7vt
@MuunamaxamedYaasiin-sh7vt 28 күн бұрын
Wooow mnsha allha wll wa la dhacay suugaantaada ،9/8/2024ka habeen jimca ah Dareen u gabayday ehlu mucaashaq mucaashaqiintow xagan kaalaya ❤❤❤❤❤
@apdizamed0tman514
@apdizamed0tman514 6 ай бұрын
waxan raba inan soo bandhigo maansoyin aan ka qoray Qiso laYaab Leh lkn melanin kuoso bandwagon ma Hyo 😢
@hassanugass9561
@hassanugass9561 6 ай бұрын
Abwan mashallah garissa kaso solamaya, eraya culus oo tabasha leh❤
@asmakhaliil7722
@asmakhaliil7722 6 ай бұрын
Idinku afka md fahantan horta😂
@yusufabubakar9356
@yusufabubakar9356 6 ай бұрын
Allow, qalbigeyga wax jeclaawaayayee😢dhibkii ku dhacay darteed, ee allow qof ku dego i fahanta rabiyow iigu gar gaar.
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 6 ай бұрын
Qalbiga fasax xabsi ha ugu hayn qof ka tagaye
@raxmaruuxi6546
@raxmaruuxi6546 6 ай бұрын
Wll anaa kula mida lkn qalbigaaga aadane haw xidhin❤
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 5 ай бұрын
Aaaamin yarabi
@user-hz5dj3ic1d
@user-hz5dj3ic1d 6 ай бұрын
Alla abwaanoow qalbiya badan baa kaa dhex hadla 😢 noo hadal aan nafisnee😢😢
@mohamedmahamoud5222
@mohamedmahamoud5222 6 ай бұрын
😂😂😂
@aflaaxofficial7107
@aflaaxofficial7107 6 ай бұрын
Abwaan raygal waa dhakhtarka dhawac yadeyda😢💔😭
@abwaanbosshajibarre
@abwaanbosshajibarre 6 ай бұрын
Abwaan guuleed raygal alaylehe qalpiguu ka hadlayaa hore u soco abwaan
@nimcoahmed-ej2js
@nimcoahmed-ej2js 6 ай бұрын
abwaankan erayadiisu waa cajiib wlhi wnla dhacay
@user-uv2zu1xi6r
@user-uv2zu1xi6r 6 ай бұрын
Fariimahaad mar hore soo dirtaad Sii dul taag nahay 😢😢 Abwaan intan manad ii samaysay😢
@mxameddahir7376
@mxameddahir7376 6 ай бұрын
Usoo dabac qofkaGii beryaHn wu damqanayaye😢💔
@ladnahussein7114
@ladnahussein7114 6 ай бұрын
Abwaanku muxu ugu hadli laayahay afka hablaha darenkooda wxa jira qisooyin badan o ku duugan 😢😊
@SamiiraCabdi-bd9hv
@SamiiraCabdi-bd9hv 4 ай бұрын
Waxa run ah inaan kuu darsaday waan dafirayaaye. Wllhi maanso itaabatay😢😢
@butekeeyow2208
@butekeeyow2208 6 ай бұрын
Danpigaan Adiga Kaa galaan dip u saxayaayye ii sheeg maxaad Diidan tahayy, waan ku dowmarine 🥺💔 #FaDhigan_Kaga_Kacayy apwaaaan ❤🙌
@AbdiasisjamaAadan
@AbdiasisjamaAadan 6 ай бұрын
Danbigaan adiga ka galaan Dib usaxayaye bal isheeg maxad diidantahay waan ku daw marine
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics 5 ай бұрын
30 minutes oo qiimo badan nooso badi abwaan
@maryanbashiir3033
@maryanbashiir3033 6 ай бұрын
Abwaaan ani maa erayadaaan kuusoodhiibay qalbigaygay taabteen runtii😢😢
@sadiiqcabdifitahmaxamed4820
@sadiiqcabdifitahmaxamed4820 5 ай бұрын
Gulled Keep going wlka 🙏🏿
@WardaMaxamed-sm9ii
@WardaMaxamed-sm9ii 5 ай бұрын
Heesta fariimahad mar hore soo diran taan sii dul taagnahaye❤😢
@XaawaAadan-sr2dj
@XaawaAadan-sr2dj 6 ай бұрын
Wayadan dadku waxy ubadan yihin kuwo aan helin nasip koda helin alle intii is jecel Calaf ha iskugu daro ❤️😘
@xamdadahir6009
@xamdadahir6009 6 ай бұрын
Waa really xasuusah lamatiriih karooh😢😢😢
@sharmakejama
@sharmakejama 6 ай бұрын
Allaw qalbiyada wax jecel dhawr ❤
@salmanaden2480
@salmanaden2480 6 ай бұрын
Masha Allh Abwan guled Xikmadda iyo Murtidu weyku biyo dhigtay
@asmakhaliil7722
@asmakhaliil7722 6 ай бұрын
Keep going dad badn buu u hadly
@IstahilAbdi-nw6kv
@IstahilAbdi-nw6kv 5 ай бұрын
Abwan guuled raygal iyo ismaciil codka ubax Ha lays ku Balmiyo
@saylicimohamed8147
@saylicimohamed8147 6 ай бұрын
Pure talent wlhi 😢
@user-fl4uj5dg2x
@user-fl4uj5dg2x 6 ай бұрын
Alla mxn qisadeydii sawirty allow qof na jecel hanoo waayin🥺💔
@issaabdullahiaalim1334
@issaabdullahiaalim1334 6 ай бұрын
This guy looks hurt, sad. Behind the smile we all see is a sad face, a broken man who is trying to relief himself through poems and narratives. I believe you can forgot the person you once loved, dissociate yourself completely.
@L0zzer
@L0zzer 6 ай бұрын
The pain made Hurt 💔 And the hurt 😞 have two types one is hurt you and the other changes you, this guy changed the pain 💔 😢
@MaxamedIndhayare-dv1dw
@MaxamedIndhayare-dv1dw 6 ай бұрын
😢y9​@@L0zzer
@shaaficidhoolayare7686
@shaaficidhoolayare7686 7 ай бұрын
Genius abwaan😔🙏💯
@user-zg9vi3fb8q
@user-zg9vi3fb8q 3 ай бұрын
GuuLed RayGaL CawaaLe DareeNO padan buu ka Hadly ... ❤️‍🩹🥹
@MaryamaIimaan
@MaryamaIimaan 6 ай бұрын
Aniga inu iga hadlayo baad mooda abwaanku ama ina isku qiiso nahay😭💔
@HawaMohamud-kc1ec
@HawaMohamud-kc1ec 6 ай бұрын
Waad ii hadashay abwan😢
@KhaalidDaahir-cy4rp
@KhaalidDaahir-cy4rp 5 ай бұрын
Waa legend abwaankani
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 5 ай бұрын
Gulled raygal io omar dab jaceyl io abwaan iidoor io abdishakur badmadow waa abwaanada sanadahan dambe fanka somalida aad u gil gilay 🙏
@Inajaaburi
@Inajaaburi 6 ай бұрын
runti waa hal abure buxa niinkani keep going
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 6 ай бұрын
Reygal ❤
@WarsanMed-cf9gv
@WarsanMed-cf9gv 6 ай бұрын
Dhegeyso ka hor inta aadan hadlin, Ka fikir inta aadan falcelin, hel inta aadan qarash gareen, oo isku day inta aadan joojin😢😢
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 6 ай бұрын
heart touch i can't stop my tears b/c this is my situation😢😢
@zaaidaliahmett2854
@zaaidaliahmett2854 6 ай бұрын
Sorry 😢 same felling
@kawzermohmed1775
@kawzermohmed1775 6 ай бұрын
Sorry wllo insha allh alle haka saaro
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 6 ай бұрын
@@kawzermohmed1775 Amen mcnto💜
@abdihakimismail8056
@abdihakimismail8056 6 ай бұрын
😅😅😅😅
@suhaybsiyad2709
@suhaybsiyad2709 6 ай бұрын
Really this is my story. 😢
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 4 ай бұрын
Guuleed Raygal Waa Abwaan Hal Muceed Leh Eeraydiisu❤
@MohamedWardi16
@MohamedWardi16 6 ай бұрын
abwaanimadu lasheegaba waa in aad bulshada ka dhex hadashaa,waa gaariye yar ninkani.
@user-zm9mp5vb5e
@user-zm9mp5vb5e 6 ай бұрын
Mnzha Allah abwaan taba iyo erayo taabasho leh🥰✌️💯👍☑️
@saedismailawale7486
@saedismailawale7486 6 ай бұрын
Pure talented ❤😢
@Revenue_roadmap1
@Revenue_roadmap1 6 ай бұрын
Pure talent
@ZamzamCumar-yv1mt
@ZamzamCumar-yv1mt 6 ай бұрын
Abwanka siduu wax u sharaaxayo aadan sahan ayay iskaga eegyihiin manzhallah
@keysemaxamed2871
@keysemaxamed2871 5 ай бұрын
Keep going abwaan raygal
@shucaybjamac8306
@shucaybjamac8306 5 ай бұрын
Jacayl wa dila daqar weye an kaharin inta dunida jogte💔😥
@AbdirahmanAdam-ku7xb
@AbdirahmanAdam-ku7xb 6 ай бұрын
abwan lagend ah cumriga allh ku barajeyo
@user-zw7gh4jq8n
@user-zw7gh4jq8n 5 ай бұрын
Hees iso same abwaan ❤
@khayrecabdir281
@khayrecabdir281 6 ай бұрын
Talented big legend 👏
@MustaphiIsse
@MustaphiIsse 6 ай бұрын
M.a abwaan murti badan baa ku duugan hdalada maskaxdisa kaso mxanya waa cajiib waa nin mcashq ah
@Nashaad452
@Nashaad452 5 ай бұрын
Geeluud❤
@nimcuuniabdi719
@nimcuuniabdi719 6 ай бұрын
Absolutely ❤
@mumtasaadam2342
@mumtasaadam2342 6 ай бұрын
Oooooooo ninkam xigmd baas ku duugan😢❤
@ubaxnur2987
@ubaxnur2987 6 ай бұрын
Waxad moda inay. nafsadayda kahadlayo abwanku waxan xidhidh lalaha labo sano inan runti dacad ban u aha xidhidhkisa cidwalba wan uga go ay isna dhawac bu igastay her waxan gadhay inan cidlada dorbido cidwalba anka fogado qalbi jab awgi qofwalbo la aminay waxan kula talinlaha ilaliya qalbiyada idin aminay😢😢😢
@AaminaAadan-do7rl
@AaminaAadan-do7rl 6 ай бұрын
Wllhy waan run tasi qof xanunsid maskaxdada kama sari karti😢
@ABWAAN-SADAAM-CK
@ABWAAN-SADAAM-CK 7 ай бұрын
Abwaan culus guuleed ragal cawale 🎉❤
@zaytuunyusufhassan
@zaytuunyusufhassan 6 ай бұрын
Emotional 😢
@AsmahirsiMohamed
@AsmahirsiMohamed 6 ай бұрын
Cajiib❤️😭
@munasarabdirahma
@munasarabdirahma 6 ай бұрын
Abwankan numberkiisa waan rabaaa❤
@zhakir_tiger
@zhakir_tiger 6 ай бұрын
Waa dareen jecayl oo dhab ah u fiirso wejigiisa markuu leyahy weedhahan 👇 Markan adiga kuu baahnaa iga mashquushaaye Milgihiyo wanaagan mudna imaad wada siine Manaad furin fariimahan in badan meesha kuu dhigaye Bal maxaa qof iga maarmi kara igu mataaneyay.
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН
SHEEG HEESTAN CHALLENGE ADAG 2 TEAM
10:18
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 190 М.
Gabayo Qiso Jeceyl Dhab ah:- Abwaan Nageeye Cali Khaliif
20:22
Jeestaawi Channel
Рет қаралды 158 М.
Suugaanta Hirgashay ee Abwaan Cantar.
37:12
Hilin Show
Рет қаралды 39 М.
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН