Ilaahay ha u naxariisto abwaan maxamuud jaamac nuux ( maxamuud daalin)
@axmedmuuse78464 жыл бұрын
Abwaan maxamuud jaamac nuux ilaahayow kuu naxariiso
@nejmanuura1068 Жыл бұрын
Amiin
@mohamedaliahmed3419 Жыл бұрын
Abwaan kii weynaa ee Maxamuud jaamac waal maxamuud daalin
@bashirmohamed3832 ай бұрын
Awoow maxamud jaamac allow godka kunuuri awow
@suldaankhadar33802 жыл бұрын
Maxamuud daalin libaax bu ahaa alle haw naxariiste
@nejmanuura1068 Жыл бұрын
Wa ruunta
@kalabaydh100 Жыл бұрын
Ninkaas taariikhda kawaramayaa waa jaamsc gacmadheere ilaahay ha u naxariisto
@mohamedaliahmed3419 Жыл бұрын
mise waa muuse galaal
@cqaniaden731511 ай бұрын
Maaha waa maxamuud Daalin. Muuse galaal na waa ninka codka hore leh ee gabaygii u horeeyay ee sayidka sheegaya.
@cabdimaxamuud208510 ай бұрын
Odaygani wuxuu noo sheegay in meeshu lahayd hal irid oo laga galo ayna ahayd meel buur laga soo dhaadhaco oo sida God ah dadku jira oo loogu soo galay Ama col iridii keli ahayd oo buur ah kuu galay oo aan meel banaan oo lagu dagaalamo ahayn waa lagu kala guuleystaa balse ma ii sheegi kartaa reerka beryahan faanka laga soo taagayow 1. hal dagaal oo aas daraawiish meel banaan kula Dagaalabteen 2. Hal dagaal oo aad idinkoo Habarheclo ah ama ay qabiil tahay daraawiish col ku saarteen Labadaas hadaydaan midna haynin godbaa laygu soo galay oo waan isku difaacay idinku filan wakhtigaas taariikh ahaan
@bashirmohamed3832 ай бұрын
Faanka wanalaga badiya kollay inagu maynaan joogin lkn youtube ka waxa laso galiyana wuxuunba lagaqaadan kara wixi sumad iyo gabay kuxusan wanalakala adkaanjiray marna guusha wa leedahay marna wa khyrka sida caadiga ah
@mohamedceero67284 жыл бұрын
Raacdeeye wuxuu ahaa hogomiyayaashi dagalada sayidka iyo reeryonis nin reer yoonis o reerbare ayu aha
@qaranmediainc55132 жыл бұрын
Ninkan hadlaya ma maxamuud daalim baa
@SalaanC2 жыл бұрын
qaran media inc, Haa, waa codkii Maxammuud Daallin.
@qaranmediainc55132 жыл бұрын
@@SalaanC oo ma xili wax laduubi karu soo gadhay manay cali dhuux ismaciil mie iyo salan carabey aanu la DA.ahayn