SUUQA FOREX IYO DIINTA ISLAAMKA

  Рет қаралды 48,394

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Walayaal muuqaalkan marka koowaad waxaynu sharaxaad kooban ka bixinaynaa suuqam Forex loo yaqaaano, kabacdi waxaynu arintan culimada dhanka dhaqaalaha ee ugu cilmiga roon waxay ka yidhaahdeen ayayn soo bandhigaynaa waana aragtida baadhitaan badan markaan sameeyay igula qumaanatay.
Social Media igala soo xidhiidh.
/ zakariyecaawiye
/ zakariyecaawiye7
/ zakariyecaawiye
/ zaki-sool
Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
www.paypal.me/...
#Horumarsamee

Пікірлер: 158
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Soo dhowaada walalayaal dhamaantiin Ramadanta ayaa inakala mashquulisay Alle ha inaga aqbalee. Muuqaalkan labo Diktoor oo cilmiga dhaqaalaha ku takhasusay ahna Rag culimo ah ayaan idiin soo gudbinaya fataawada ay kasoo saareeb ganacsisan iyo sharaxaad kooban. INSTAGRAM HALKAN KU DHUFO wwww.Instagram.com/zakariyecaawiye If you like to support my channel and like the content I post please support me through Paypal in order to create more quality business contents. Many Thanks. www.paypal.me/Zakariye127
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 4 жыл бұрын
Culimada Allah ha barakeeyee wax badan ayaa ka daahan xagga suuqa culimo badan oo Islaam oo aad ugu xeel dheer ayaa ka hadlay insha Allah maruun baad xaqiiqada forex
@engyassin676
@engyassin676 5 жыл бұрын
Culimada soomaalida fiqiga & waxaaas wax kawaydiiya Arintan suuqa onlineka maba fahansana Aqoona uma laha , culimada waaweyn ee xaga cilmiga diinta looga danbeeyo caalamka ayaa wali Arintan war cad kasoo saarin baadhitaan Badana wada , Allah habarakeeyo Sheikh Mustafah oo Aqoon badan Kamuuqato
@omarmuhumed5505
@omarmuhumed5505 5 жыл бұрын
Waan kuugu raacsanahay, wilito fahamka Suuqa waa ku yaryahay.
@FluffPetsTV
@FluffPetsTV 5 жыл бұрын
Waxad ku hadashay hadal xaqiqa ah, Zxp waa sida ad u shegtay!
@yahyeosmanabdi4025
@yahyeosmanabdi4025 5 жыл бұрын
Wlh waa arin sax ah very good man baatahay
@safiyaabdule7364
@safiyaabdule7364 5 жыл бұрын
SubxaanaLLAH
@safiyaabdule7364
@safiyaabdule7364 5 жыл бұрын
Cullumada diintaay wax ku saxaan aqoontooda ku filan.Masha Allah
@DuraanAli
@DuraanAli 5 жыл бұрын
Masha Allah, wax badan ayaan videogaan ka faaiiday. Mahadsanid walaal.
@dribrahimsalad9730
@dribrahimsalad9730 4 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@abdullahiahmedabdikarim2820
@abdullahiahmedabdikarim2820 4 жыл бұрын
Risqiga Iyo Wx La Cuno YaYnan Aakhiradena Ku Sugeen. Dhidid Xalaala Dhidida Oo Skills Iyo Xirfado Aad Qayrkin Kula Tartaan SamaYsta Soomaliyay.
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 8 ай бұрын
Waxkasta in lagu tilmaamo xaaraan af qof kuma xaaraamoobaan.
@liishtech5050
@liishtech5050 4 жыл бұрын
16:20 Sheikh Dulaalku waa idiin dhaxeeyaaye Shaqo kumalahan. way jiraan dulaalo suuqaa kaaqarinaya (Market Makers) sidoo kale waxaa jira, kuwo kaaraba Commission oo kali kuu fududaynaya in aad suuqa aduunka Laqaybsatid. Trade kaaga shaqo Kuma Lahan.
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 5 жыл бұрын
Mashallah waa barnaamij aan sugayey forex waanba ku wareerey
@encrypted983
@encrypted983 4 жыл бұрын
Nin macquul ah , waxaan ku moodayay fake guru! Waligayna ma furinba videogaaga maanta subscribe ayaad iga heshay👍
@Axmed_koke
@Axmed_koke 5 жыл бұрын
ManshAllh wll Waxaan kulleeyay guuulayso tallooyin waxtarleh ayaad nala wadaagtaa marwalipa marqudha ha caajisin hore ayaynu usoconaynaa
@adeeghayemarket
@adeeghayemarket 5 жыл бұрын
Mnsha alah akhii aad baan u sugynay barnaamijkan alah haku xifdiyo
@Somcoders
@Somcoders 5 жыл бұрын
Waa war bixin aad u qurux badan masuul Mahadsanid.
@naimaosmanyusuf5048
@naimaosmanyusuf5048 5 жыл бұрын
Ani intaa lacag IML ku bixiyey oo bartay baan illahay hortii iskaga dhaafay waayo waxaa isku eegay hadalada sheikhyada farwada kasoo saray iyo waxaa bartay....illahay irsaqad badan ribada uma badheedhi karo
@caliyare2206
@caliyare2206 4 жыл бұрын
Abayo suaal aan ku weydiiyo IML kusaabsan Side wax looga barta xooga i sharax ado mahadsan lectures video ka ku jira iml mayahay wax suuqa si fcn loogu baran karo Adiga meeqo bilood iml wax ka baraneysay
@abdilahitallan4912
@abdilahitallan4912 3 жыл бұрын
Waa fikirkaga walalakayga dib ugu noqo video yadii kale wazad tidhi Cilmi uka lehi forex aidee baad maanta explain oga bixinaysaa cajiiiiib
@therebelroble2079
@therebelroble2079 5 жыл бұрын
Sheekhu horta sheekadaba uu ag marsanyahay. 1. Horta ma jirto laba qof oo wax kala iibsanaya, waxaad ka macaashaysaa sarifka kacaya ama hoos u dhacaya. Taas horta wadaadku ma fahansano 2. Erayga dilaal kaliga forex uun kama jiro ee dalkeena ayuu ka jiraa. Ninbaa tusaale ahaan neef xoolo ah magaalada u iibkeenaya, isagu ma iibinayo ee qof dilaal ah ayuu u dhiibayaa, dilaalkaas ayaana iibinaya, waxna ka qaadanaya, ogow dilaalkaasi wa darif sadexaad. 3. Arunta sadexaad, hadii iibku kaliya hoo iyo hoo uun ku ansaxmayo, maxaad ku tilmaamaysiin iibka online ka ah oo walaalka channel kan lehna awba dadka ku dhiiri galiyo. Tusaale ahaan, shamiis ayaan ka dalbaday Amazon, lacagtii wan bixiyay lkn shamiiskii aan dalbaday usbuuc kadib ayuu ii imanayaa. Markaa madaama awna iibkaasi hoo iyo hoo ahayn muuna xaaraan noqonayn?
@nationalhereo7015
@nationalhereo7015 5 жыл бұрын
Neef xoola iyo lacag hawo ah cid haysa iyo meel ay taalo ka garanyn maxa isu keenay
@hoodoabdilahi9448
@hoodoabdilahi9448 5 жыл бұрын
Lacagta iyo xoolaha nooli waa kala xukun diinta islaamka wllo
@abdullahiahmedabdikarim2820
@abdullahiahmedabdikarim2820 4 жыл бұрын
Culimdi Hala Ixtirimo Risqi Iyo Wx La Cuno La WaYi MaYe.
@boqoreofficial7294
@boqoreofficial7294 5 жыл бұрын
Masha allah wansugaynay wlloh jazakumalah
@maankaabe994
@maankaabe994 5 жыл бұрын
Mashaa Allah
@wardifilims
@wardifilims 5 жыл бұрын
1.8 lacgod oo qudha maha lkn waxa lagu kala bedela 100 lacagod oo kale 2.waxa brockerka laga furta ISLAMIC ACCOUNT oo ribada iyo dulsarkaba kasaara 3. shuyuukh dena alle hadaye WXaad moda in aany sifiican war uga hayn sida saxda ye suuqu ushaqeeyo waxa fiicnaan lahyd iygo u yeedha qof kashaqeeya iyagu waxay hayaan suaal KALIYA MAHAYAN JAWABO KU HABON IN LAXARAN IMEEYO LANA XALAALEEYO
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Dabcan walal sideedaas ayaa ugu wayn uguna muhiiimsan suuqa ka trade ahaan 8 Major currencies are traded
@Dancingpizza2015
@Dancingpizza2015 5 жыл бұрын
Waan ku wareeray anigu Forex inta aanan ku biirin waxaan baaray culimo badan oo xalaleyey oo aan is lahaa cilmi ayay u leeyahiin Sida Dr Zaki iyo culimo somaliyed oo iyaga ana islahaa way fahan san yahiin waxa ay tahay oo swab ka ayay xaram dhaheen maqaan sida aan yeelo waa inaan joojiyaa ama baaritaan dheer sameeyaa 🤭🤔
@naimaosmanyusuf5048
@naimaosmanyusuf5048 5 жыл бұрын
@@Dancingpizza2015 wll si fiican iskaga hubi ani macaal waa galay demo account lacag kusameeyey casharadana inbadan waa qatay balse shaki badan ka dib waa ka duceystay kana hadhay
@mommysqueem3793
@mommysqueem3793 5 жыл бұрын
ciwaan fiicana kasoo hadashay thank u wllo ani suuqan wnba kuwareere
@HassanMohamed-sc3po
@HassanMohamed-sc3po 2 ай бұрын
Video-gan waxaan daawanayaa 2024 isaga ka horana waxaa soo daawadey kudhowaad 15 video oo isla mowduucan ku saabsan, dabcan forex hami baa igaga jirey waan is barey koldhowna maal gesho baan islahaa lkn hadda waan ka tanaasuley for the sake of Allah, dabcan waxaan arkaa dhalinyar farabadan oo ka shaqeysanaya suuqan iyagana waxaan ku casuumayaa bal in ay baaraan suuqan iyo sidauu xalaal ku noqon karo.
@suheibnuur2773
@suheibnuur2773 Ай бұрын
Swan hadaa iska xirto xaaraan kale maku arkin
@kotaljovan3551
@kotaljovan3551 Ай бұрын
forex waa xaaraan mise waa xalaal?
@SharmarkeAOsman
@SharmarkeAOsman 5 жыл бұрын
Mowduuc muhiima oo aan muddo dheer anigu sugayay.
@mustafeshiine4333
@mustafeshiine4333 5 жыл бұрын
ManshAllh wllo Shukran
@najibabdalla7967
@najibabdalla7967 5 жыл бұрын
Koley waa fursad u baahan ka faideysi 19/sept/2019 dhaqalihi ka soo bixi jiray wuxu gaaray 6.6 trillion per day waxa ku darsoomay 1.3 trillion waa fursad qaali ah
@somarchannel4149
@somarchannel4149 4 жыл бұрын
waxaan lee yahay kanaal youtube ah waxaan so geliyaa ciyaaraha waxaan ka hellaa lacag xalaal miyaa lacagtaas jwpta waxaan ka rabaa zakariye
@KhalidAbdirashid-wv8xf
@KhalidAbdirashid-wv8xf 3 жыл бұрын
JAZAAKALAAH
@jokerbatun8972
@jokerbatun8972 4 жыл бұрын
jazakallahu khayr bro
@hassanyaremoha5609
@hassanyaremoha5609 4 жыл бұрын
Masha Allah culimada Allaha noo xafido
@samatarabdi7540
@samatarabdi7540 5 жыл бұрын
Maashallaah aad baa umahadsantahay
@afnaaneddabsan
@afnaaneddabsan 4 жыл бұрын
shukran macalin
@ha4006
@ha4006 5 жыл бұрын
mahadsanid wll alle ha ku xifdiyo in badan
@ibnufaiz305
@ibnufaiz305 5 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay wll. WLL WAXAN KU WEYDIIN LAHAA HAL SU'AAL AH:WLL 100$ GANACSI MA LAGU BILAABI KARAA,IINA SHEEG GANACSIYADA LAGU ABUURI KARO
@sharmaarkehawaadle3581
@sharmaarkehawaadle3581 5 жыл бұрын
Haa wll wad ku bilaa bi kartaa lacag badana waad ka samayn kartaa lkn ogsoonow barsho badan bay kaga bahan tahay hadii kale $100 waad wayi doontaa ee wll ha ku dagdagin waa iga talo
@djao2212
@djao2212 5 жыл бұрын
Ramadan kariim hada ayu iso dhacay shukran
@nationalhereo7015
@nationalhereo7015 5 жыл бұрын
Ciyaalkki forex sheekh walbo ka hadla waxy laso taagan yin ma fahansana iyagoo badankooduna ayna fahansanyn wxu iibku ku xalaalobo iyo wuxu ku xaaraantimobo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
national hereo Mahadsanid walalo xaqiiqadu waa intaa axkaamta Bayca ganacsiga hadii lagu itaxaamo kama jawaabayaan baan filaya
@nationalhereo7015
@nationalhereo7015 5 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye haa wlo diintu maaha caqli ee waa caqiido.
@Gorgor2025
@Gorgor2025 5 жыл бұрын
Thanks sxb zak
@yasinabdirahman9394
@yasinabdirahman9394 4 жыл бұрын
Dr axmad jaamac ismaaciil mire waa aqoonyahayn takhasuus xeel dher u leh arimaha gancsiga iyo bulshada
@esara.mohamed3888
@esara.mohamed3888 2 жыл бұрын
asc bro this my jobs
@xiddigofficial6307
@xiddigofficial6307 5 жыл бұрын
Manzha allah wlky alla caqliGa haku barakeeyo
@aamiindaahir1245
@aamiindaahir1245 4 жыл бұрын
Mnsha Allah macalin
@muxuyadiinmaxamed6150
@muxuyadiinmaxamed6150 3 жыл бұрын
Thanks broth
@abdirahmanmohamed7158
@abdirahmanmohamed7158 4 жыл бұрын
Thank you bro
@mooningrelaxation5480
@mooningrelaxation5480 4 жыл бұрын
Masha Allah waa OK
@realhabboon
@realhabboon 4 жыл бұрын
Sh xassaan ayaa xalaal kadhigay ganacsigan isagaana ilasaxan
@yasiinabdilahi1472
@yasiinabdilahi1472 3 жыл бұрын
Kafiirso
@maahdeeq1366
@maahdeeq1366 4 жыл бұрын
Thanks
@jamaabdirahman7370
@jamaabdirahman7370 5 жыл бұрын
I still trade forex but for fun....Zakiriye sheekadan si loo fahmo asaaska lacagta iyo macnaheeda iyo aaminada suuqa inaad cashar gaaban kasii siiyo ayaa wanaagsaneyd...kelmada khamaarkana ka yara fiirso. Calculated risk vs Gambling??? byda the way i am technical trader
@ruunmaxud1871
@ruunmaxud1871 4 жыл бұрын
Asc wll madadama thy technacial trading inaad icawisaa rabaa oo suqaan ku su biiro ee see kuula so xiriiri kara
@horumarsamee9963
@horumarsamee9963 4 жыл бұрын
Mel an kalaso xirirno nala wadaag suqan ban rabnA
@HAIDHIGINMEDIA
@HAIDHIGINMEDIA 4 жыл бұрын
Fadlan subscribe igu sharaf ✅🔔🙏🙏❤
@captainoscer9078
@captainoscer9078 3 жыл бұрын
How about bidcoin?
@abdullahimo
@abdullahimo 4 жыл бұрын
Kan waxba ma oga shiikha isku sheegaya forex waxba kama fahansana
@mohaalii4601
@mohaalii4601 2 жыл бұрын
Hehe
@mustafefaarah3285
@mustafefaarah3285 10 ай бұрын
Il ribix arkaysa rixim ma aragto Qof mel ucadahy mel kamadaw Qof xaran bartay daliil ma arko😂
@AxmedYuusuf-dj9kj
@AxmedYuusuf-dj9kj 4 ай бұрын
Waagii diint soo degtay majirin lacago digtal am suuq online ah marka hada waxa loo baahnyahh baa ah in laga soo saaro fiqi ama masalooyinkaan cusb oo hadda imaaday diinta waa kujiraane ee labaaro ee aan kagu jaangyn waqtigii hore maadama masalo cusb oo timaaday
@URctistiano20
@URctistiano20 2 жыл бұрын
Videokan wxba anigu kma fahmine wuxu ma xaaran ba mise xalaal
@asadadam7412
@asadadam7412 4 жыл бұрын
U have s7 edge and iPhone x both 😇
@alxayaamedia816
@alxayaamedia816 5 жыл бұрын
Sakariye walal waan kulasoo xidhiidhay iisoo jawaab
@cabdikariinaxmad8636
@cabdikariinaxmad8636 Жыл бұрын
xgee wlaal kala xiriirtay
@bukhaarimohamed2277
@bukhaarimohamed2277 6 ай бұрын
Waxan rabay inan barto lkn wan ogada inow xaran yahay adigana jasakahahu qer anigana isoducey wll in ilahey irsaqad xalahah isiyo
@BulbulTradingYt
@BulbulTradingYt Жыл бұрын
Reality inaad forex ka hadasho wll waa kugu qalad adoon ka dhaxshaqayn
@ceynicadey1943
@ceynicadey1943 4 жыл бұрын
Wax la hubo miyaa meeqaana lagu darsan karaa ugu yaraan
@talisonaasir8038
@talisonaasir8038 4 жыл бұрын
anigaba wankula sugooyaa wax aan sifcn uwaraysto
@somarchannel4149
@somarchannel4149 4 жыл бұрын
forex waxa uu yahy waxaa fahmi kara qfki garanaayo halka uu ka imaaday guud ahaan iyo shuuqda cida samaysay cida maamusha ilayn wax walbo oo aad sharxaysid waa in faahfaahin buuxda ka bixisaa ama in yar aad ka sheegto ama inta xun aad so xigato fadlan forex waa suuq online ah kali ah naguma filo waa in aan hellaa suuqa cida leh kow halka uu ku yaalo sifaha uu ku shaqeeyo guud ahaan waxaas oo dhan waa in ay sheegaan
@srads3230
@srads3230 2 жыл бұрын
Chanelka moallimmu fiiri fahfaahin a ka heli doonta
@MJZACK_
@MJZACK_ 5 жыл бұрын
Sidee baan ugu soo biiraa 4 x
@omarmuhumed5505
@omarmuhumed5505 5 жыл бұрын
Waxaan sugnaaba waa Fatwo kale!!!.
@faraxcabdi3308
@faraxcabdi3308 4 жыл бұрын
Wllo sidee ubaran karaa cilmiga forx
@abdiwahaabnoor5949
@abdiwahaabnoor5949 4 жыл бұрын
Adigoo beer ama xoolo ka shaqeeya baa kuu dhaanta adigoo xaraanta forex dhex gala
@yahyamohamed339
@yahyamohamed339 5 жыл бұрын
Walal cryptocurrency gana video ku sabsan masamyni karta
@elmanarab4034
@elmanarab4034 5 жыл бұрын
Wllo xagee kaala soo xariiraa whatsapkaaga isii ama emaillaga
@cumarxasanislaawsomaaliya6802
@cumarxasanislaawsomaaliya6802 5 жыл бұрын
ZAKI
@omiirahoney2141
@omiirahoney2141 3 жыл бұрын
Asc Dhamntiin Bishaaro wxn idiiin hayaa Fursad Shaqo oo Muhiima Runtii Aad guullo Badan kaso Saari kadhaan hdii Aad diyaar u thy Nagalla Soo Xiriir What'spp M.j Number
@anaadiryusuf8210
@anaadiryusuf8210 Жыл бұрын
Ok tell me wllo AniGa ayaa diYaaR u Ah I.a
@najiibmaxamed3609
@najiibmaxamed3609 5 жыл бұрын
Wad mahadsantahay wllo lkn kawaran IQ option isna. Mhdsanid
@najiibmaxamed3609
@najiibmaxamed3609 5 жыл бұрын
Suuqaa wllo badhis kuso sii wayo waxyabo way Ku kala duwan yihin waxyabana waa isku mid thanks
@xuskacali6946
@xuskacali6946 5 жыл бұрын
Ip opotion wall xog maa diga siin kartaaa thnks
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali 4 жыл бұрын
Wa Isku nooc forex Iyo iqoption
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 4 жыл бұрын
Kkkkkk Waxaan fahmi Waayey qasaaraha intaan galayo Hadaan La Sugo Marku Suuqu ii yeesho faa'iido Miyaan iibsan kariin Calashaan la Dugi kariin? Mase Qasab Xiligaas la Sugi Karin Ayaa jira
@abdilahitallan4912
@abdilahitallan4912 3 жыл бұрын
Amal Bank iyadaba iayada Interest saaaraysa dadka lacagta ay aaaminayso kkkkk
@esara.mohamed3888
@esara.mohamed3888 2 жыл бұрын
my nam mohamed isaq
@mohamedamiin6535
@mohamedamiin6535 Жыл бұрын
32:50 daawo halkan
@mustafefaarah3285
@mustafefaarah3285 10 ай бұрын
Wa wax lobahna in dadbadan locadeyo
@abdirahmanmohamed7158
@abdirahmanmohamed7158 4 жыл бұрын
Asc sakariye walal xalda kawrn inan kulaso xiriiro ayan donaya my Facebook rooble yare igu daro bro
@zuyina24
@zuyina24 4 жыл бұрын
Mida youtube laga sameeyo ka waran
@mohaalii4601
@mohaalii4601 2 жыл бұрын
Hehe
@esara.mohamed3888
@esara.mohamed3888 2 жыл бұрын
im usa bor my job
@قناةالوصايا-ع1م
@قناةالوصايا-ع1م 5 жыл бұрын
Bro halke kala soxirira
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Www.instagram.com/zakariyecaawiye
@caaqilrooble6069
@caaqilrooble6069 5 жыл бұрын
Dad kaa cilmi bdn aan wax ka maqli waayy youtuube shiikh umal ayaa xaaran waaye dhahy maa ka leexatd
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Walal culimada ilaa heerka koowaad ee PHD dhaqaalaha ku haysta hadaad uga cilmi badantahay xor ayaad u tahay cidi kaama hor istaagi karto qofkasta fekerka uu ku qancay haku kalsoonaado midna xasuuso diinteenu waxyaabaha muranka gala in laga dheeraado ayay ina fartay balse iskuba soo duuduuboo hadaad Xaaraan u badheedhid aduun baa midhaheeda guran doona!
@hossnyvideoinc9301
@hossnyvideoinc9301 5 жыл бұрын
Sidee u gaala sxb
@fathiaahmedmouse343
@fathiaahmedmouse343 5 жыл бұрын
Haa wllo qaali waa 25263409114
@fathiaahmedmouse343
@fathiaahmedmouse343 5 жыл бұрын
Haa wllo waa 0634098114 mahdsanid
@husseinyare66
@husseinyare66 5 жыл бұрын
Sxb iska dhaaf wa maqashay waxay dhaheen culumada xaaraan aan tahay
@ilyasmahamed9216
@ilyasmahamed9216 5 жыл бұрын
Ma xaranba
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Walal fataawada culimadu intaan soo arkay inay Xaaraam tahay ganacsi ahaan bay u badantahay. Haa!
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
Ineey xaraam tahay weey cadahay
@Dancingpizza2015
@Dancingpizza2015 5 жыл бұрын
Waxaan la yabanahay gacan iyo gacan wax ha lagu iibsado ayuu yiri waxa kalena ma banaana ee Sheikyadu AVC ma isticmaalaan miyaa mayse ka hadlaan??
@Axmed_koke
@Axmed_koke 5 жыл бұрын
ManshAllh wll Waxaan kulleeyay guuulayso tallooyin waxtarleh ayaad nala wadaagtaa marwalipa marqudha ha caajisin hore ayaynu usoconaynaa
@gurdan5841
@gurdan5841 4 жыл бұрын
Masha allah
@abdinajiibabdinajiib1818
@abdinajiibabdinajiib1818 5 жыл бұрын
Maansha allah
KOBCI DHAQAALAHAAGA 3 QAAB U MAAREE [Ogaysiis]
11:38
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 31 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 12 МЛН
Xalaalnimada Forex
1:23:08
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 50 М.
Dhalinyaro Afar- tan Ganacsi ka shaqayso
22:44
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 67 М.
LACAGTADA QODOBKAN HADAAD SAMAYSID WAAD KU TAAJIRI
11:50
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 91 М.
FOREX XAGEE BUU II MARAYAA iyo WAXYAALO KALE OO BADAN
1:15:03
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 10 М.
Waraysi Dhammaystiran || Moalimuu ||
21:13
Moalimuu fx
Рет қаралды 134 М.
Waa Maxay Forex Trading?  Dr Maxamuud Horri
2:02:49
Dr. M. A. Mohamoud
Рет қаралды 24 М.
Ganacsiga Forex with Abdinasir Sola
33:49
Sola Portal
Рет қаралды 25 М.
4 FURSADOOD OO LACAGTAAGU KUUGU SHAQAYN KARTO
11:03
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 35 М.