walashis arin muhimaa karabay instgramka kalasohadlay imanasjawabin ee intekaloo kalasoxiririkaraa nah 🥺🙈😥
@Hareedo Жыл бұрын
2023 ayan ku bartay Ruweyda live noso gal si wajigaga quruxda badan u aragno❤codkaga wa qurux qalbigaga qurux Allah ku barakeeyo❤sis❤
@ruweidaabdi5062 жыл бұрын
Samiyeey wlh ina is ogtahay ma ogiyee lkinse shekada waxaa dhadhanka uyeela soojedantada iyo qaabka uhadleeeso qosol ani dhulka kuraftaa😂🤣🤣🫶🏽🫶🏽 keep it abyo
@ruhanacabdullahi18732 жыл бұрын
Sami🥺
@aavmusicchannel22162 жыл бұрын
Ruwayda Masha Allah waxa tahay codkar aad baan u xiiseeyaa sheekooyinkaagaa keep going 🤗
@jacfarmouse71812 жыл бұрын
Ruweyda style salaam,reer waqooyiga duug waa habaar oo waa lagu aas ama waa wax gaboobey sidaas bey u yaqaaniin
@hoygamuwadinka4802 жыл бұрын
Ruweyda style waa big taagerahagi juweyriya please 🙏 love saar
@xamdaqueen95572 жыл бұрын
Mash allaah mcnto ilahay haku xafido waan ku jeclahay shekoyinkada midna ima dhaafo ❤️💋♥️🥰🥰💐💐🌷🌼💚🤍💕🌍🥰
@hodmanmahmah2 жыл бұрын
Kuu xiisay kuna jeclahay codkadana haba sii sheegin 🥰❤️
@mohacarbiye23082 жыл бұрын
Sheekadan wax baa iiga baxay wadcigan somalida ayuu ka dhex jira so waxaa ruwaydo ku leyahay wakhti baad so galisaa shekada ee ado mahadsan waxad awooda inaad pulashada iso gudbisid fariimo ee fadlan nooso gudbi mawduucyo wadciga saxda ka hadlayo sida kuwa Chanel ka @sahanka nolosha @ ee fadlan ruwaydo Isha kiliya ee aan ku fiirinayno xaaladada aduunka aan iska dayno oo 2 da indhoodba aynu ku fiirino . Mahadsanid inaad ifahan taan rajaynayaa ,
@abdirahmaanhassanmahamed81302 жыл бұрын
codkaga iska jecelahay maalin walbo muqaal taariikh leh nooga hadal mar walbo 🥰🥰🥰
@قناةظفرالتينيقات2 жыл бұрын
aad noogu yareesaa sheekooyinka ee abaayo soo badi kuwa sirdoonka iyo kuwa kadhaca wadamada islaamka
@asershido91072 жыл бұрын
mashal golden voice adiga iyo ogaal cusub aya ugu cood macaan
@mrlamoarkaan63622 жыл бұрын
Sis nucas okale ma tahey 😆😆 xiligan iyo cidmubarik 😂 ciducafiya keep going wllshey qali ❤ wale wa iga qoslisey 😁
@@marisacillahi1537 abaayo so garoob ma noqoneesid hdii laguu tago
@The_queen.r2 жыл бұрын
@@abdalle7191 oo hadaan noqdana maxaa ku jaban
@abdalle71912 жыл бұрын
@@The_queen.r adoo guriga hoyadaa gabar ahaan u joogty hdii calosha lagu so buxiyo soo ceeb ka ween miyaa jirto wlipa sharci daro mxaa halabaayo kulahaa 😂😂
@sayidcalijawle99462 жыл бұрын
Part two ga noogu soo dhakhso abaayo
@salmoxuufxuuf27752 жыл бұрын
Mcnto 🥲 qeyba kale noola soo dhaqso bal mcneyda 🥺🥺🙏 Midd kle waan ogyhy mashquulkaga badan lkn isku day mcnto inaad lasoo dhaqsato 🙏🙏🙏
@luuluu.692 жыл бұрын
We miss you 😘 queen 👑
@najmaabdia78332 жыл бұрын
Dhowr malmood baba u hartay 😂😂😂wlhi waa iga qoslisay ruweyda
@shaakirfarhan62152 жыл бұрын
Ruwaydo wllo qliH cidi haday inuuun ku xiisayso isma lihi Cid sidaydoo kale uxiisaysaa jirta sida quruxda badan aad wax usoo bandhigto io sawtkaaaga quruhda badan ayaanba istareeex ku noqdaa masha Allah Wllo horumar wanaagsan insha Allah 🥰😇
@abassrastaman99922 жыл бұрын
Www best history thanks sisters ruweyda style🙏🤝🤲💯🥰🖤❤
@therealgoat962 жыл бұрын
Saaxiibadayda Duugaa Waan Ku Salaamay Poqoradayda🙏
@akhyaargabay61842 жыл бұрын
asc ruweyda waxad tahay fariid yar oo aad u caqli badan waalid fiican soo koriyeen ilaahay dartii ayaan kuu jecelahay maasha allaah qofka duugga ka xanaaqayaa waa dhalinyaro anigu waan fahmayaa in kastoo ay maah masahi ahayd dantii ma oge maro duuga ka liitee walaal waxan kaa codsanayaa gabdheheena tiktok sida aan fiicnayn ugu raadinaya xoolo inad ka weacyi geliso facebookgaagii waan weyney qaybtii labaad ee wiilashii iyo inantii tima jaraha qofka doonaya inuu walaalnimo iyo taageero kuula soo hadlo xaggee kaa heleyaa facebookgaagii waan weyney walaal